Waxaasi wax shaqayni maahayn sxb. Ethiopia waa in ay sii joogtaa soomaakiya
@abdillahiahmed201918 күн бұрын
Mr Djama, you're really Somali man, I also congratulate the Somali government go ahead.
@Kulbiyoow11418 күн бұрын
Hawlgalka AUSSOM maalgelintiisa Maraykanka wuu diiday Yurub na waxay tiri 30% ayaan bixinaynaa 70% kale Afrika hala baxdo. African baahan xaggay lacagtaas xaggay ka keenayaan
@Kulbiyoow11418 күн бұрын
Farxaddaas Soomaalida Hussein Macalin ayaa tush yiri oo ciidamada Itoobiya innagaa soo xulanayna yiri heshiiskii Ankara ayaan qiimaynta 1aad siinaynaa ayuu yiri
Marku qofku beensheegeyo ama dulmi usoojesto muxuu blue suit u xirta waan kayaabey bal u fiirso munafiqiinta siyasiyiinta beryahan danbe including sland waa wada blue isweydii Quranka aqriya si wax badan u ogaataan
@geeljire5518 күн бұрын
Xasan Sheekh Maxamuud badda Somaliya iyo berrigaba Axmed Madoobe ayaa uga daran. Wax walba Villa Somalia ka filo.
@BumustafaHaashi18 күн бұрын
Adinka reer abtiyow sedee wax yeeleesiin waxaan ogeen wadan taw mar qura to qabiil RW taw to gavarner
@jarose487618 күн бұрын
xasan wuu is rogrog badanyahay ee iska suga wuu kudarayaaye hadalkaygaana meel kuqaro goaanka ugu danbeeya soomaliya ayaa iska leh weli qaraarkaasi ma dhicin xasana wuu isrogayaa
Haku daalina abiye axmed wuu ka adag yahay xasan gurguurte
@XaliimoCali-xs1ou18 күн бұрын
Wariye gallan waa nin rageede waayo runtaa kama baydho laakiin kanyar ee Soo hor fadhiya waa ogaa deenasalla eya aasuu hayaa af ka na wuu godayaa og w ma ilbaxaan
@mohamedyusuf980918 күн бұрын
War lama hubo so Xasan najaaso somaliya ma hogaamiyo beri ayuu is bedelaya oo uu adaya abiy axmed ee ad ha ugu diirsan adiga ayan kula mid ahay Itoobiya anaga waxan nahay Falastiiniyiinta madow iyo Yuhuudda madow cadow ayan isu nahay weliged ma heshiineyno sida ad u neceb tahay ayuu qofkasta oo somali ah u neceb yahay lakiin xasan najaaso ayaa na hor boodaya ee taas ogow
@axmedcali912818 күн бұрын
War horta idinku ma dumaalbaad ku dhalaten mar itobiyad xasidaysan mar somaliland bad xasidaysan somaliyad xasidaysan waxad tihin maqaar ey
@143-k1d18 күн бұрын
jaamac turkey aa wadanka amaan kiisa loo saxiixay maaka hadashid ? xuduudaha iyo badda turkey aa loo saxiixay ethiopia aa sheegeysana waxba ma qaadi karto
@Cabdi14118 күн бұрын
Waa kii yaraayee jeel ogaadeen ku dhashay aabaahaa magacii guuleed alifle raaci magacii ku dhalay kkkkkkkkkkkkkkkkk
@143-k1d18 күн бұрын
Dalxureeye Allaha Xafido Waa Nin Kii Dadka Xanuunsan Ee Beenta Ka Sheegaayeen Markuu Tagay Ankara Turkey Badii Buu Gatay Hada Maxaa La Dhahaa? Beentii Dadka Cuqdadeysan Wee Soo Baxday Walee🤣🤣
@aboubakergeorgegeorge417917 күн бұрын
Sometimes you are misleading people. You are talking about Ethiopia and at the same times , you are showing tribalism and hates between somali people. Countries in the Horn of Africa should work together and rid off the animosity each another. Don't forget that some somalis people support Ethiopia. It's time to cooperate with your neighboor period!
@AhmedHassan-ed5ue18 күн бұрын
Xasan gurguurte ma kamaarmay iibkii bada
@abdijamamahile699218 күн бұрын
Bal eeg.beentiisa kan wajiga daayeerka leh ma adiga ayaa masar keening kara saylac ,