Docmantery Laga Soo Sameeyay Meesha uu ka Yimid Magaca Channelkan & Xeryahii Sayid M Abdille Hassan.

  Рет қаралды 35,556

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

Пікірлер: 106
@shukriaabdi5205
@shukriaabdi5205 4 жыл бұрын
Insha allaah waa in laga dhiso buurta museum lagu xuso Taariikhda qaaali ga ah SAYID MAHAMED CABDULLE HASSEN
@Fowzia69
@Fowzia69 3 жыл бұрын
100% sax
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Waan kuugu raacsahay
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Laakiin rag baa ka seexday
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 8 ай бұрын
Walle inan sago kale sida loo helaa ay mante somali ku yar tahay ilahoow kuu naxariiso naceebka uu gaalo uqabay ayaba wax loo dhigo anan laheleynin ❤🙏🌹
@Qaraami_music
@Qaraami_music 4 жыл бұрын
Somaaliya ha noolaato ❤❤👈
@abasmed7708
@abasmed7708 3 жыл бұрын
in taarikhda loo kuur galo waa astaan qaran! Mashallah
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Maashaa alalah waa barnaamij aad u wanaagsan.
@sadiyogulled5663
@sadiyogulled5663 3 жыл бұрын
Very interesting documentary mashallah. Keep up the good job.
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Maashaa alaah waa taariikhda aan jeclahay
@elias4499
@elias4499 3 жыл бұрын
Qarri Jiqood aad ayaad u mahadsantahay. Sayidka Janatul fardowsa ALLAAH ka waraabiyo
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Ameen
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 3 жыл бұрын
Dadkan oo dhan waan garanayaa maxaan uxiisay dadkaygii qari jiqood dhuxun iyo dhulkaygii
@yaxyesaedsaed135
@yaxyesaedsaed135 4 жыл бұрын
Waa ku mahadsan thy taariikhda aad noo soo bandhigtay
@nadiirsheikh7745
@nadiirsheikh7745 3 жыл бұрын
Buurgaabo wuu Daalay Biyihii Magalada yàa ka Baxay. Masha'Allah wàa Dhul Qurux badan 🙏
@Fowzia69
@Fowzia69 3 жыл бұрын
UNIVERSAL WAA JAAJUUS WAANA XAASIDKA OGAADEEN EE DHULKA HA TUSINA HADAY SOMALI IDUNKU SOO GUURI OY ODHAN DHULKAAN WAAN DEGAYNAA OO AY DOONAYAAN IN AY IDINKU DULMIYAANE OGAADEENOOOW AQLI YEESHA OO SOOMAALI HA AAMININA DHULKIINANA HA TUSINA.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Sax wlh gabar dhiigleh ba tahay
@aq_ahmed
@aq_ahmed 3 жыл бұрын
Waa maan gaabantahay gabareey. Dhulka marka hore waa dhul Soomaali tan labaad Ogaadeen ka badan duunyadoon iyo dadkood. Tan sadexaad dad badan oo aan kamid ahay oo hamuun u qaba in dhulka dhaxal awoowe kala bartasn baa jira. Mark Xaasidnimada iyo qabyaalada jooji
@Fowzia69
@Fowzia69 3 жыл бұрын
@@aq_ahmed war adigaa qaldan oo waxba ahayn Zero ah ee sow ilaahow qof walba meel kuma abbuuurin orod ogaadeen baa yar ha oodhan ee adigu mida kale dhul soomaali kale maaha waa dhul ogaadeen ee ogaaadeen somaali maaha miyaa lagu yiri waa halgamaaguinii soomaali ee taas la soco mida kale 30 sano somali wax ha qabsato wax ha is tarto dhul iyo waxba kama ogadiine mida kale adigu hadaadan ogaadeen ahayn maxaa kaa galay orod lagu hagaajiso oo xaadhxaadho meeshaan leedahay aniga ha I daba ordinee.
@aq_ahmed
@aq_ahmed 3 жыл бұрын
@@Fowzia69 dhulka waa dhul soomaali. Mid ayaa ilowsantahay. Dhuulkaan waxaa ku maqan dhiigii iyo dheecaankii awoowayaashey. Qoys soomali ah oo aan dad oga dhiman ama oga naafoobin ma jiro. Dhibkaas oo dhan waxaa sababay sidii heeryada gumeysiga iyo dulleysiga aan oga qaadi laheyn awoowayaashaa. Ee tartiibso walaal. Kun sano haday kasoo wareegto mar un waan xoreyn insha Allaah
@Fowzia69
@Fowzia69 3 жыл бұрын
@@aq_ahmed adiga awoowyaashaa yaa duliga gumaysiga iyo gaalnimada ka dulqaaday? Adeer anigoo daarood ah ogaadeen ah ayaa soomaalida inteeda kale xoraysay oo TAARIIKHDU QORAYSAA ee maxaa kale sheegaysaa gumaysiga aad sheegi idinkaa lugta kula jira oo u daba dhaqa aniga waan la dagaalaaa oo iska celiyaaa weliba ay baryootamaaan sidaas iyadoo ah ayaad iska soo buuxiseen dhulkaan oo aad lugta noo qaban ayaaan cadowgeena fulay aad tihiin ee ka dhaamada dhulkaan iyo dadkaan
@luqmaanmaxamed4197
@luqmaanmaxamed4197 3 жыл бұрын
Brother wlhi aad ayaan uga hellay muuqalka msha allah
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 жыл бұрын
40tan saneeyo dhawdhaw ka dib waxaan halkan ka arkaa geedkii XAGARKA ahaa.ILLAAH BAA WAYN.
@CabdileHassan-hz9mw
@CabdileHassan-hz9mw 10 ай бұрын
Guul insha allaj
@cabdirisaaqwaddani5198
@cabdirisaaqwaddani5198 3 жыл бұрын
Msha-allah dhulku waa amni. Ha israacdo
@abdinoorahmed8481
@abdinoorahmed8481 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto halyey sayid maxamed iyo intii kale usoo halgantey gobonimadeena runti qadiyadii mujaahidiintii usoo dhimatey dalkeena si ay uga difaacaan shisheeyihii korka cadaa iyo kuwii korka madooba intaba nasiib daro inaga ayaa dayacney oo sokeeyaheena galiney booskii cadow geena cadow giina galiney booskii sokeeyihii
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 3 жыл бұрын
Thanks alot
@koos1302
@koos1302 3 жыл бұрын
Masha allah ad bad u mahadsantihiin sidada bulashada ugu dadalaysan ✋
@hassanmuhumed8263
@hassanmuhumed8263 4 жыл бұрын
Umadwaliba Geesiyaashoda iyo tarikhdodaway ku faanaan wayna kaydiyaan Halgama Sayid c/llahi xasan was Halyagii ,Geesigii Africa
@Fowzia69
@Fowzia69 3 жыл бұрын
SOOMAALI IYAGOO UU XORAYN JIRAY SIDA SOMALILAND KUWA DHAHA WAAN NAHAY WAYBA CAAYAAN OO BUUG KA QOREEN JAAIFO AH PO CAY AH
@madarsadiiq9968
@madarsadiiq9968 3 жыл бұрын
@@Fowzia69 wll odeygan mud mulla Wuxuu ahaa ogadeen Waxaana dhalay dhulbahante Wuxuuna dhashay 1853kii Wuxuuna ku dhashay deegaamo la Mid ah gobolka sool Wuxuu 1891 waxbarasho diini ah u tagey sucuudiga 1895 ayuu ku soo noqdey geyiga sland Wuxuuna la soo degey dekeda berbera In door ah ayuu joogay deegaamada Uu izaaqu dago Hadaba magacan iyo manhajka darwiish mud mulla muu sameyn Balse waxa soo minguuriyey ninkii La.oran jiray xaaji suudi oo haybtiisu Aheyd izaaq habar jaclo ah NINKAN xaaji suudi wuxuu magacan Ka soo minguuriyey suudaan Wuxuuna ka soo garab dagaalamay Mahdigii sudaan ee gumeystaha la dagaalamayey Darwiishna macnaheedu waa duubka Cad ee madaxa lagu duubto Hadaba mud mulla intii hore wuxuu ahaa nin wanaagsan waxaana burco Ku soo dhaweyey xaaji suudi & suldaan Cawad diiriye amaan oo ciidamo Izaaq ah wata oo ingiriiska ka soo hor jeeday Mud mulla wuxuu u bogey sida wanaagzan ee gumeystaha ay uga soo horjeedaan odayaashan izaaq Wuxuuna la noqdey xulufo Aakhirkii mud mulla wuxuu noqdey Geel qaad dooxato Odayaashii izaaq Markey arkeen Dhaqan xumada mud mulla Wey ka soo horjeensadeen odayashii izaaq Mud mulla Tolkii gam buu ka dhigay Waxay geel lahayeena wuu ka dhacay Ogadeen ha uga batee Mud mulla akhirkii wuxuu umada Somaliyeed xoolo ka dhacay waxaa Ka sii dhacay izaaq Waana geelii hagoogane loogu magacdarey waxaana geelaas lagu qiyaasaa 67.000 oo geel ah Hadaba markuu jabay mud mulla Wuxuu u cararey halkaas iyo tolkii Sida nugaaal iyo jubaland Akhirkii wuxuu bakhtiyey sanadkii 1923 wuxuuna ku bakhtiyey iimay Hadaba mudmulla IYO xaawo taako oo talyaanigu haysan jirey wuxuu afweyne u sameyey Tariikh been ah sanadku markuu ahaa 1976 Waana wakhtigii uu Somalia uu madaxweyne ka ahaa daaquudkii Rajiimka ahaa ee afweyne Wuxuuna doonayey inuu reerkiisa Tariikh been ah u sameeyo Hadaba waxa su.aal ah mud mulla oo inan layaal ah dal aanu udhalan Ma xoreyn karaa????? Sida la wada ogsoon yahay beelihii Yaalay sland Waxaa ingiriiska heshiis la galey H.awal & h.yoonis & h. Jeclo & samaroon & warsangali Beelahaas aan kor ku xusay waxay Ahayeen reer xeebeed Arinkaa wuxuu cuqdad ku beeray Dhulbahate oo mud mulla abti u ahaa Mud mulla isaga oo ka faaideysanay Arinkaaas buu dhulbahante ciidamo Ka dhigtey Reerkan dhulbahante xaga danbe ayey Darwiish dooxato ah ka noqdeen akhirkiina gam baa laga dhigay Hadaba waxa su.aaal ah ayaaa xoriyadii Sland soo saxeexay??? Goormase ay xoriyada qateen reer sland??? Ayaase ingiriiskka bada haraga kaga saxeexay oo ingiriiska heshiiskii cajiibka ahaa la galey??? Goormuuse bakhtiyey mud mulla??? Halkaas waxaa kaga soo baxaysa Riwaayada daroodku sameysteen 1976 Hadalkeygu maahan waxa aan sameystey Balse waa tariikh qoran oo taala Madxafka London 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Fowzia69
@Fowzia69 3 жыл бұрын
@@madarsadiiq9968 war waxaad qubayso waa waxa aad ka qorteen buuga aad ku caayaysaan ee sayid maxamed cabdille xasan wanaag idinku mana arag ee idikoo ilmihiinii kaniisado ka buuxiyay ayuu idinka arkay iyo sidaad gunaysiga ingiriiska oogu sujuudaysaan wuuna xanaaqay magaca mad mullah maaha waxaa sheegayso ee ingiriiskaa uuu la dagaal ayay ee dhulka soomaaliyeed u diidanaa ayaa u bixiyay ee wax walba oo sayidku ahaa in aad badashaan oo idinku qaadataan yaaad isku daydaaan idin shaqayn wayday ee cayda iyo aflagaaada ka daaya halgamaaaga mida kale hadaad dagaalamayseen ama aad ingiriis diidanaydeen taariikhda DARAAWIISHKA AYAY idinku dari lahaayeen wax qaraoodi ahna maaha taariikhda SAYID MAXAMED CABDULLE XASANmaaha taariikh aad khaldi kartaaan ama aad badali kartaaan ee afkaaag uraaaaya ka wareeji HALGAMAAAGA mida kale DARAAWIISH waa ciidamadii SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN waxay a ahaayeen DHULBAHANTE OO dhan oo ah UMMAD halgamaaa ah ee kaalay adiga ka qaad xooolihii ku dhalay wase taariikhda mid khaldi karto maaha ee orod ingiriiskii aad u jaajuusi jirtay soo waydii HISTORY.
@madarsadiiq9968
@madarsadiiq9968 3 жыл бұрын
@@Fowzia69 kula yaabi maayo Sababtoo ah waxaad tahay Caruurta tariikhda beenta ah Loo sameyey 1976 Kol hadaad mud mulla oo qaadil dariiq dooxato ah & xaawo taako Oo talyaanigu haysan jirey aad taalo Been been ah u sameyseen Dabcaser IYO maamo malyuuna u sameeya talooyinkaas kkkkkkkkkk Hawiye oo tariikhda madow ee mud mulla waxba kala socon baad Dhulkoodii ka tageen asnaam ana sanamyo Adeer inagu weynu iz naqaan Ee khiyaaliga uu afweyne idiin Malmaluuqay dad kale ugu Sheekeya balse aniga Waan idinka horeynaaa faqasheey
@madarsadiiq9968
@madarsadiiq9968 3 жыл бұрын
@@Fowzia69 adiga oo aan iswaalin Ayaa ingiriiska bada haraga kaga Saxeexay shantan qodob 1.inaanu ingiriis dhulka sland ku dhalin Si ay xuquuq ugu yeelan ingiriiska sland 2.in sarkaal sare Mooye sland ciidan u noqdaan Dhalinyartooda Si ay bulshada sland cadaadis u gala kulmin ciidamo ingiriiska oo la keeno Sland 3.in sland ay maxmiyad ingiriiska Ilaaliyo noqoto oo aanay noqon Sida wadamada afrikanka ah ee sida xun loo guumeystey sida Somalia 4.in calanka ingiriiska dhulka laga tagin Calashaan in la dariinsiiyo in dhulka aanu ahey UK 5.in aanay soo fara galin UK dhaqanka iyo diintooda Ayaa xoriyadii somaliland ka soo saxeeya UK Goormuuse bakhtiyey amse dhashay mud mulla??? Goormase sland xoriyada qaadatey?? Halkass xisaabta kaaga soo baxda Waxay kuu iftiimineysaa halganka Xoriyada sland cida ku suntan Waxayna daaha kaaga qaadeysaa Tariikhda gacan ku rimiska ah Oo la malmaluuqay 1976kii kkkkkk Aqli xumadaada waxaad odhan mud mulla ayaa ingiriisa bada Haraga kaga saxeexay kkkkkkkkkk Waxaana xoriyadii maxmiyada sland UK loogu soo saxeexay 1960 mud mulla Kkkkkkkkkkkkkk Hadaa waa nin bakhtiyey 1923
@abdiyusuf9687
@abdiyusuf9687 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi safarada nocana wxan ku arki jirey filimada lkn hda wa dhulkeyga hooyo wan kugu dhiiro galinaya sxb
@ahmedmumin2403
@ahmedmumin2403 3 жыл бұрын
cadaanka wadamada yurubta iyo qaas ahaan north America waxay dhahaan.....(hiking).
@basheadan2302
@basheadan2302 4 жыл бұрын
Waxan maqlayaa codka shinier oo leh hubanti hubanti hubanti
@nadiirsheikh7745
@nadiirsheikh7745 3 жыл бұрын
Buuraha Qari jiqood Wxa Haboon in lagu Soo Duubo. Drone Camera.
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
True
@4Ilyas
@4Ilyas 3 жыл бұрын
Ragga dhul yaqaabta ah in ay kuu Sheegaan ayeey aheyd in Jeans Safar dheer lagu gali karin, qaasatan Marka dhulka kala sareeya oo buuraley ah lagu Safraa. 🇸🇴💙🙏
@amaadin12
@amaadin12 4 жыл бұрын
i was born qarijiqood, beautiful place
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Haa reer miyi baa tahay English bartay
@abdeikarinabdulkadir3344
@abdeikarinabdulkadir3344 3 жыл бұрын
@@mohamed88466 uùùùùùùîîîùîîùîîîîîîîîîîîîîîîîîîiîîîîîîîîîîîîîkîîîîîkîkîîîiîiîiîkîîîîîiîîîiîiîîiiîîîîîkîîîîîîiikîikîîîîiîkiîîîîkiiîiiîkîkîîîîiîîkiiîkiiîîiîîîîiîkîkiiîîîkiîîîîîîîîiîiîîîîîkîkiîiîîîîkikiîkîîîkiiîîiiiikiiîîîiiiiiiîîîîkiîiîiîîikîîkiiîîiiiiiîîiiiiiikkîkîikiiiîîîîkîikîiiiîiiîiîkîîiiiiiîîîiiikîiiikiiîiiîiîîkîikikkkiîiiiiiiîiiiîîikiiiîiiiiiiîîîîkkiiîkîiiiîiikikkkiiîiiiiiiiiîikiîiiîkiîiiîkiikiiîkîkkikiiikiiiîiiiikkiiiîikkiiiikikiiiikkiiiiiiikiiiikiiiiiiîiikiiîiiiiiiikiîîiiîiiiiikiiiiiikiiikikiiikkiîiiikiiiiiiiiikiikikiikkkiikikiikk😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😗😀😀😀😀😀😗😗😗😗😀😀😀😀😀
@xassanabadir5597
@xassanabadir5597 3 жыл бұрын
@@mohamed88466 are you amadin qalaf?
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
@@xassanabadir5597 may ma ihi Somali igula hadal
@bhhgibhogg1150
@bhhgibhogg1150 4 жыл бұрын
Waa inlailaaliyo si Si aan taa riikhdu udhumin
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 2 жыл бұрын
Intee ayay igu qaadanaysaa meshaa inaan kusoo dalxiiso. From Hargaysa
@macalimcabdi4612
@macalimcabdi4612 4 жыл бұрын
Shaqa fiican ayaad qabateen Allah ha idin dhawro
@aq_ahmed
@aq_ahmed 3 жыл бұрын
Buurtan iyo agagaarkeeda waa in laga dhigaa meel aan la galin oo taariikhi ah dibna looga saneeyaa dagalbaar(archaelogical survey) si aysan u lumin taariikhdii dahabiga aheyd ee Sayidka
@mdabdirahman
@mdabdirahman 3 жыл бұрын
Qarri jiqood waa buuro waaweeyn oo garbaha isu haya oo teedsan laba dhanba waan ka tagay, dhuxun oo qarri jiqood ka ah dhanka bari waan tagay. sodoo kale degmada cayuun iyana waan tagay oo buurta ka ah dhanka galbeed
@QarriJiqood
@QarriJiqood 3 жыл бұрын
kuuma dhinna buurta qarrijiqood hadaad dhuxun iyo cayuunba tagtay
@khadarcabdi1189
@khadarcabdi1189 2 жыл бұрын
Msh alah
@abdallainaabdirahman6201
@abdallainaabdirahman6201 4 жыл бұрын
Salaaddii ma dukateen?
@adyanshow6440
@adyanshow6440 4 жыл бұрын
Waxad heysan Shaqo Wanagsan
@AxmadaDi
@AxmadaDi 4 жыл бұрын
❤💙💚🇸🇴💪🏿👈👍
@kinhusain3648
@kinhusain3648 4 жыл бұрын
Can you please change the music next time Putting a nice music
@kinhusain3648
@kinhusain3648 4 жыл бұрын
Maybe put it his poems
@ahmedqurxiye3297
@ahmedqurxiye3297 3 жыл бұрын
Listening the music is not the purpose of this vedeo
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 жыл бұрын
Gaalkaas ingiriiska ah ee sawirka ka muuqda Burco ayaa lagu dilay soomaaliduna Caarshe Dheere ayey u tiqiinay.
@hudaaabdulahi437
@hudaaabdulahi437 2 жыл бұрын
hhhh kaarshe dheere
@hudaaabdulahi437
@hudaaabdulahi437 2 жыл бұрын
hhhh kaarshe dheere
@macalimcabdi4612
@macalimcabdi4612 4 жыл бұрын
عجيب
@Shamz356
@Shamz356 4 жыл бұрын
DARAWISHTA
@MaxamedMacalin-sc2hp
@MaxamedMacalin-sc2hp Жыл бұрын
M a mujaahid
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 2 жыл бұрын
Waa in aasaarta la dhisaa, si aanay u baabi'in
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Ragga kale ma xiiqsana buur gaabo muxu la xiiqsan yahay
@nimcaanxasan442
@nimcaanxasan442 8 ай бұрын
Allow qabriga kuu waasici adiyo intii hula halgantayba
@maxamedkhaliif890
@maxamedkhaliif890 4 жыл бұрын
M.A
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 3 жыл бұрын
Sayid cabdule xasan geesi somaliland ah buu ahaa oo ku dhashey degmada buuhoodle illay nariistii jano hageeyo
@MohameddekNouh
@MohameddekNouh 3 ай бұрын
Jiirta qoraalka qari jiqood dadka kasheekayn way khaldeen dawlada qortay jiirta waxay ahayd talyaaniga oo ceelfuud daganaa wuxuu biyo galin karaadin hayay ceelka biyo janaale
@ABDIFATAX-explore
@ABDIFATAX-explore 3 жыл бұрын
Ni vlog m.a
@aq_ahmed
@aq_ahmed 3 жыл бұрын
Wariyaha neeftuurkaa ka dhamaaday. Jirka leeyli oo caloosha goo sxb.
@musegelle6156
@musegelle6156 3 жыл бұрын
waxaasaa taariikh ladhahaa onlf haltaa riikha kumale dds 27 sano waan jalgameyney kudhi adeer raad kaagaa warami
@omarsahal8838
@omarsahal8838 4 жыл бұрын
Nin mankan makadeday
@fatimabilanfiican297
@fatimabilanfiican297 3 жыл бұрын
beenta nagada deeganka waax xukumay ingiriiska taarikhda soo baadh
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 3 жыл бұрын
Wa shaqo fcn lkn aa dhib miran
@abdallainaabdirahman6201
@abdallainaabdirahman6201 4 жыл бұрын
Dhulkii Jidwaaq Absame
@abdallainaabdirahman6201
@abdallainaabdirahman6201 4 жыл бұрын
@@maslahhash2624 anaga 10 sano somali hana barato..dhulka jidwaqinia haloogu yeero
@dayib5maxamed
@dayib5maxamed 4 жыл бұрын
Waar guraate iyo iljeex warbixin kasoo diyaariya
@mustafekahin-ky5uf
@mustafekahin-ky5uf 5 ай бұрын
Sayidku taariikhdiisu waxay ahayd taariikh qabiil. Afweynaa ninkaa budhcada ahaa EE xoolaha umada dhici jiray taariikh mala awaala u sameeyay EE sayidku taariikh gobonimo soon ma lahayn
@abdirahmanmohamedalisamir1842
@abdirahmanmohamedalisamir1842 3 жыл бұрын
Hawd and reserve erea waa xiligii dib loo xoreyn lahaa
@Luuldahirahmed
@Luuldahirahmed 4 жыл бұрын
waxa ka talinayey mililq ee ma aheyn xeyla salaase
@mustafekahin-ky5uf
@mustafekahin-ky5uf 5 ай бұрын
Ubo weyso waan kugu arkaa iyo agab salaadeede Eedaana waa kaa maqlaa oogta waa bariye Ashahaada beenlooow maxaa qaaxo kugu aasan
@ibrahimabdulahi2100
@ibrahimabdulahi2100 3 жыл бұрын
Been yaan tariikhda laga sheegin sayid maxamed markii awaada uu laha ayuu dhulkan joogay darawiishna 100/80 ogaden ayay ahayen balse marki uu ingiriis ka adkaday ayu ragisi layay isago xukunka in lagu qabsado ka taxadaraya 80 nin oo maxamed subeer ah marki uu gondo gooye lugaha ka jaray ayu tolki ka yacay inti ka danbaysay reer abtigi ayay isla meeraysan jireen dagal magac leh na ma aysan galin taleex mesha la dhoho unbay dhagax isdul saar saari jireen ila diyarad u timado oo la kala didiyay xarunta ugu wayna waxay ahayd daar balayo oo ku tala qoraxay inti uu xoga laha daar balayo iyo awaare aya aha labada gobood ee gayiga laga xukumo
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
Sayidkii markii uu dhulkaas tegay Waa 1921 kii markii daraawiish la jebiyey cir iyo dhul isaga iyo dhawr qof baa gaadhay dhulkaas isagoo iimey ka sii aaday ciidsn daraawiish lama socon markaas
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Intee lagaega Soo aqriyey Weedhahaasi walaalee
@amadodesta5813
@amadodesta5813 3 жыл бұрын
saax darawish badan nugaal kama imaan, lakin darawish waxay jogtay qoraxaay iyo ila baladweyne.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
@@amadodesta5813 Wll sayidkii iyo darawish markay dagaalamayeen haa waxay heshiis sadex geesood ah ku galeen baladwayne ( darawiish indriis iyo talyaani)lkn 1921 sayidka dad yar baa la aaday dhulkaas uu ku dhintay rushayntii Taleex 1921 waxaa ku dhintay ayaydey 4 darwiish oo walaalaheed ahaa ayayday ayaa nooga sheekaysay wixii dhacay oo dhan
@amadodesta5813
@amadodesta5813 3 жыл бұрын
insha'allah janaday tagayan, kuli waa awooweyasheen.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
@@amadodesta5813 Aamiin wll
Buurta Qarijiqood - Gobolka Nogob
18:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 8 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 27 МЛН
Чистка воды совком от денег
00:32
FD Vasya
Рет қаралды 6 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 21 МЛН
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 68 МЛН
Hereri-Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii 2AAD
31:28
Universal TV
Рет қаралды 73 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 558 М.
Xeer Ciise: Maxaa Ka Dhigay Mid Caalami ah?
1:06:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 17 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 27 МЛН