Dowladda Soomaaliya oo maanta Dowladda Turkiga kala wareegtay markab sida shixnad gargaar ah.

  Рет қаралды 3,226

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 29
@popular7493
@popular7493 13 сағат бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️
@AbdallaMayow
@AbdallaMayow 8 сағат бұрын
Waa lagadanaa wax yar igu sawir ayaa lasameena inta kale waa lakala qeybsanna 😢😢😢😢😢😢
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 11 сағат бұрын
Uma baahnin gargaar cunto🛑 waxan ubaahan nahay dhisid ciidan xoogan ( milatari, Boolis, Sirdoon.) Maskaxdiinu hakorto Soomaali.
@fadumaali4556
@fadumaali4556 13 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Masha Allaah
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 6 сағат бұрын
(يا اأيها الذين آمنوا أتقوا الله ولتنظر نفس ما قدمت لغد واتقوا الله ان الله خبير بما تعملون)
@AbiikarKeynaan
@AbiikarKeynaan 7 сағат бұрын
Waa xaqiiq in la gadaayo
@bongasasa3895
@bongasasa3895 12 сағат бұрын
Suuqa bakaaraha by end of the day! Watch this space
@halimamumin3643
@halimamumin3643 5 сағат бұрын
Mogdhisho is on sale.
@mustafeyusuf5024
@mustafeyusuf5024 11 сағат бұрын
Rer somaliya inte ayu soconaya tuuksigu wallhy sodon jiir ayan ahay ila inta lekanayay somaliya iyo tuuksi waan arkayay xilima ayay kuwani wax qabsanaya
@Ahlamabdiraxmaaan
@Ahlamabdiraxmaaan 11 сағат бұрын
Bakaaro aa hada lagesanaan
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 13 сағат бұрын
War waa duli Tuugsiga ayeey sharaf moodeen uf Faan beey moodaan tuugsiga War baxa oo beerihiina aada
@fadumaali4556
@fadumaali4556 13 сағат бұрын
🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🤝🎉🎉👍👍🎊💜💛🧡💥💙
@Masuudmuqtaar
@Masuudmuqtaar 7 сағат бұрын
Iku sawir 😂😂
@morganaden705
@morganaden705 11 сағат бұрын
tuugsi 35 sano wadan ku jira siyaasiyiintana ay u safanayaan iyagoo suud qaali ah xiran wale somalia in ay meel dheer ku dhacday mana arko wax hada dhaw..
@maxamuudjimale
@maxamuudjimale 8 сағат бұрын
Beeraha no beera tuugsiga iska dhaafno. Turkey inaga ka dhul fiican beero ahaan 😢😢
@Mom-tg8yb
@Mom-tg8yb 8 сағат бұрын
Hawiye waxbu dhacaa beer maqodo kkkķkkk
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 5 сағат бұрын
Amaan bey moodeen bahdilka waa dad udhashey
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 2 сағат бұрын
Gargaar lee maa lagu jiraa ceeb u dhintee umada somaliyeed waad ceebesen waxna ma siisaan xasan dowladiisa tuugsiga ayaa ku nacay ma dhargo xaaraanka
@osmansheikh6190
@osmansheikh6190 9 сағат бұрын
Qof kasta oo somali ah waa ogyahay in aan dadka dhiban aaney gaareyn hadey gaartana waa rubac ka mida inta kale meeshii la geyn jiray ee bakaaro balaayo kama dhergaan miyaa
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 10 сағат бұрын
Tuugsi. Ayaa la’isu soo dabaraacayaa,, $ 8000 dol😢ayaa mushahar looqaataa tuugo beenloowyaal ah,
@mohamednur1696
@mohamednur1696 6 сағат бұрын
TURKI KEENTAYE CAYDHA YAA SIIN HAWIYEBA KUMA FILLA,GAAJADA XAMAR TAAL
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz 9 сағат бұрын
please, somalian u can produce your own food easily. do not wait outside materials. how long are u waiting other's hand
@muhanedmohamed4548
@muhanedmohamed4548 7 сағат бұрын
Tuugsi kujira tuugsi
@ikhyardahir-sv8jc
@ikhyardahir-sv8jc 8 сағат бұрын
40sano ayaad intaad ookiyaalo madaw iyo suud soo xirataan ayaad rag idinkoo kale ah waddankiinna kusoodhoweysaan iyagoo cunto idiinwada iyagoo usocda sahanka waddankiinna sidey ulasoobixi lahaayeen afka ayaa dufan ieydiin marinayaaye sida isu dhaama oo cuntada laguuwado midkacaafimaad badan kananafaqo wanaagsan ayaa dhigKaaga kujirtee doqomayahow waxfahma dalkiinna iyo dadkiinna wax uqabta o
@abdikafibosska645
@abdikafibosska645 10 сағат бұрын
Awalba bakaaro ayaad geeyn jirteene meeshiini geysta😂
@sabaxalnur
@sabaxalnur 13 сағат бұрын
Dadku balaayo ma qabaan , nimco ilaahay ayay ku jiraan. gacmahaaga ha hoorsan ee adigu wax la soo bax. kalluunkii ayaa badda ka buuxa lagama faa,iidaysto, milyana la bixiyaa meel ay martayna lama yaqaan. dhibaato hadii ay jirto waa mid idinka xagiina timid. Dadka somaaliyeed wixii loogu tala galay ha cunina ee gaarsiiya. Waa dhibaataysanahay miya waligeed ku jiraynaa?????
@waqtilumis4094
@waqtilumis4094 11 сағат бұрын
Faankii bari caanka ku noqotay oo ahaa landkcruicer soo gado adigoo galeey baryaaya faan iyo qab aan meel jirin iyo in dadka lagu maaweeleeyo waa dhamaatay
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 87 МЛН
War murtiyeed laga soo saaray kulanka Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Yugaandha.
5:42
Somali National Television
Рет қаралды 2,5 М.
Qaybta 2 aad  Booqashadii Mahad Cabdulle iyo iska saaridii moxoga
15:49
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,9 МЛН
WARKA HABEEN EE SNTV 19.10.2024
31:37
Somali National Television
Рет қаралды 1,6 М.