No video

Dowladnimo sidee bay Adduunyada uga bilaabantay?

  Рет қаралды 6,260

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Dowladnimo sidee bay Adduunyada uga bilaabantay?

Пікірлер: 23
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 Ай бұрын
Soo daa fikirkaaga annana waan kula wadaagi insha Allaah
@mohamedshiine5305
@mohamedshiine5305 Ай бұрын
Ali haraare adiga iyo bahda somali amerika TV waan idiinka mahad celinayaa . In todobaadkaan Aan dhageysano 3 jeer barnamijka kaftanka siyaasada
@user-ty2qm5gd2f
@user-ty2qm5gd2f Ай бұрын
Waa sax hadilkisa radiyallahu can hu
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey cali xarare ❤❤❤❤
@bmismail1299
@bmismail1299 Ай бұрын
Ali, warun biixi wa wax yaqaan;barnaamijkan o kale bulshada u so badiya
@mohamedyuusuf8749
@mohamedyuusuf8749 Ай бұрын
Barnaamijkan xasan hala gaadhssiiyo
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
SSC baa u eeg dowlada hada
@geellesam
@geellesam Ай бұрын
😍 i c u
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Welkom 🤗 Ali Harare
@iishitaabo
@iishitaabo Ай бұрын
Somali American TV m waxay noqotay in madaxwaynaha dalka lagu aflagaadeeyo Ali abdi Harare from hero to zero oday marqaansan ayaa keentay
@mohameddiriyeali6500
@mohameddiriyeali6500 Ай бұрын
Waa arin sax
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Ай бұрын
Xasan xasan waa taariiq
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Muuse lahyne Budhcada goonigoosata ah ee saqiiray hakala reebin waa kansar somalida ku yaal.
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 Ай бұрын
Qofkii diinta yaqaana meley dowlad nimo iyo kala danbeen kasoo bilabatay woo ogyahy
@saja9892
@saja9892 Ай бұрын
Odaygaan waxna muu falanqayne soomaalidii kaluu isku diray maamulka Isaaq og haygeysa qabyaalada iyo maamulxumada iyo cayda iyo bahdilka dadka darafyada loogu geysto iyo car cadal hadii kale xarig iyo dhul iyo bad iibinta iyo itoobiyaan u yeerashada buu intuu dadka waxaa tusi lahaa kusoo koobay muuse oo uu qabiil ahaan u necebyahay adeer soomaaliya hargeysaa laga dumiyey welina iyagaa wadee xagaa kasoo bilow wacdiga
@Gla277
@Gla277 Ай бұрын
Caliyow ninkaan maxaad ugu cayaartaa oo aad wax kaste uwaydiisaa
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
DENI DHAWR &40MILYAN AYUU QAATAY OO MUQDISHO LATEGAY, DHAMMAAN MAAMULLADA SOMALIA KAJIRAA WAA WADA BUDHCAD
@saja9892
@saja9892 Ай бұрын
Odaygaan wuu ciil hadlayaa wixii hargeysa ka jiray buu meelo kale saarayaa isagii baa qabyaalad hadlayee yuu waaninayaa
@muusebulshaawi2631
@muusebulshaawi2631 Ай бұрын
Cali xarare maad naga xishonayn sxb. Channnelku in uu kii dadka waa wayn yahay waad ogtee waxaad soo gudbisay. Aqoon la aan ay aflagaado la socoto xataa dhegaystayaasha ayuu cayay ninkani wax kasta kama dhegaysan karo in aanu qayixi.karin dawladnimada waxa uu ku darsaday afxumo
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
😂😂😂 NINKAN WAA XAR FAAN ISAAQLAND KUMA SHEGIN BALSE WAXA UU SI XUN U DHAR BAXAY HAWIYE IYO MJERTEN BALSE ONLY MUSA BIXI UNBUU WAX KA SHEGAY BALSE ISAAQLAND BURCAD MA AHAN😂😂😂😂
@MohamedAadanAbokor-qh8xv
@MohamedAadanAbokor-qh8xv Ай бұрын
Adeerkay i daa
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 Ай бұрын
Waa burcad dhamaantood adiguna comada qabyaalada ayaad ku jirtaa
@saja9892
@saja9892 Ай бұрын
Ninkaan waa isaaq dee cuqdada iyo ciilku kama maqna marka waxa hargeysa yaala isaga sax bay layihiine muuse oon buu arkaa oo uu qabiil ahaan u duudan yahay
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 44 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
Xog Culus: Farmaajo iyo Fahad Yaasiin maxaa keenay kalatooga,
7:09
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 29 М.
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 241 М.
DNA da Somalidu ma ka duwan tahay tan dadka kale?. Cilme baadhe sare...
24:02
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН