''Dowladu Waxa Ay Dooneysa Inay Xidh Xidho Maamulayaasha Dugsiyadda Gaarka Loo Leeyahay''

  Рет қаралды 14,833

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 64
@saamiyaxasan6614
@saamiyaxasan6614 4 жыл бұрын
حقيقة الله يعزك استاذ مبارك
@HARGEISAH
@HARGEISAH 4 жыл бұрын
Mubaarik Aar ka xishooq caqli cayga dadka iyo u badheedhida mal dahida liidata.
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 4 жыл бұрын
Ninkan ha caayina , ee fikirkiisa wax ka sheega lkn shaqsiyadiisa yaan la caayin fadlan . Hadii kale Aakhiro ayuu kaa macaashayaa tan waa laga tagayaa.
@fahadabdillahi9122
@fahadabdillahi9122 4 жыл бұрын
Maxaa Schoolada lagaga meeraysaan Suuqyada ayaaba cluster of coronovirus... Heesbaa odhan jiray dhankalaad u jeedaaye dhagalaay wax maqal
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 4 жыл бұрын
Nin caqli badan . Kolay dalka ma joogtid Annaga Somaliland dhexdeeda shaahii iyo bariiskii hindiya ayaa caqligii nagala tagty ee noo soo duceee sxb .
@fahadabdillahi9122
@fahadabdillahi9122 4 жыл бұрын
@@ilameerayso9160 haye Ila meeraysooy
@sooraanyare3672
@sooraanyare3672 4 жыл бұрын
Schoolda raga hysta ayaa rag khiyaano qaran ah
@MohamedAli-zc2vu
@MohamedAli-zc2vu 4 жыл бұрын
Ninkan garyaqaanka ah maxaa Saab tv oo kaliya u waraysataa meelaha kale lagama aqoonsana?
@maxamedmaxamoud5256
@maxamedmaxamoud5256 4 жыл бұрын
Garyaqaanka hadalkiisa bal u fiirsada 2 qodoba wuu ku jiraa Tusaalaha 1 nuradin girls xaqiiqdii may joogin waalid lakin dadkii joogay waa arday waana khalad waana xeer jabin 2 marka laga tago sharci yaqaanimada ku kooban saab tv sheekha hoos u daaddag runtu waa jamacadaha noo fura baroortuna orgiga ka wayn
@khaalid1
@khaalid1 4 жыл бұрын
Baroortuna orgiga ka wayn😅🤣🤣
@mustafemuse6121
@mustafemuse6121 4 жыл бұрын
Beenale aniga la iima yeedhin ee waxa loo yeedhay caruurtayda oo dhigata dugsiga sare hablaha nuuradin wasiirka ayaa ugu yimid oo kala dareeriyay sawiradii ardaydu ka qaday waa la hayàa
@abdiraxmanfartaag2293
@abdiraxmanfartaag2293 4 жыл бұрын
thanks marqaadi ayaad furtay ee adiga ilaahay marqaadigaaga ma fogeeyo bal ninkan meesha ka hadlayaa isagu ma cadaynaya inay iskuuladu khaldameen oo aanay kas ugu yeedhin caruurta waa maya jawaabtu markaa inuu qiil u sameeyo rag sharci jebin sameeyay tolow muxuu ka faaidaya waa yaabe ala maxaad maalinba aad wax kaa yaabiya arkaysaa hadaad aduunyadan ka dhiman waydo
@amdualeh5802
@amdualeh5802 4 жыл бұрын
Waa ayaandarro in nin waliba sheegato garyaqaan ama siyaasi oo tvyada Isla Soo taago.
@deeqhassan3726
@deeqhassan3726 4 жыл бұрын
Sax maha warkiisu ninkan ma jiro mushteek e
@abuuilyaas4413
@abuuilyaas4413 4 жыл бұрын
*لا لا يا مسؤول تأكد مما تقول* *لا تكيل بمكيالين* * وانصحك انت خاصة في برنامجك التعاون الاجتماعي الذي تدعمه (premier bank) اراه يحصل فيه نوع من المخالفة لان فيه اجتماع غير صحيح والناس تراه متقاربين ولا يرون فيه بأس • وايضا لجنة التحكيم للمسابقة جالسبن مع بعض وانت منهم ولا احد منهم لابس الكمامات # والآن تأتي امام الملأ تريد تخطئ الدولة عيب عليه عيب عليه استحيي يا مسؤول كنا نحسبك رجل عاقل راجع نفسك . ولو كنت اعرف رقمك لتواصلت معك لكن مما لا يدرك كله لا يترك جله
@umrhujaleh5036
@umrhujaleh5036 4 жыл бұрын
Sxb barnaamijkaa hore ayy u duubeene imika ma socdo... Lkn arintan khalad buu ku difaacayaa
@nimcoayaan7822
@nimcoayaan7822 4 жыл бұрын
Masha Allah
@nimcoayaan7822
@nimcoayaan7822 4 жыл бұрын
@@umrhujaleh5036 is a.
@abuuilyaas4413
@abuuilyaas4413 4 жыл бұрын
@@umrhujaleh5036 imika ayuu barnaamijku socdaa taana waxaa cadaynaya in ardayda jaamaca eetartamaya lafaray Inay dadka xanuunk karoonaha kawacyigalyaan Iyagoo igiiba igarabfadhiyaan oomakarafoonka lakalaqaadanayo *لا تنهى عن خلق فتأتي مثله عار عليه اذا فغلت عظيم*
@abuuilyaas4413
@abuuilyaas4413 4 жыл бұрын
البرنامج ما زال يتجدد كل الليلة فننصحهم اما يتباعدون او يخذوا الحلول المناسبة لكن كل واحد يناول المكرفون للآخر ويريدوا يفعلوا للناس توعية ويأمروا اشياء وينهوا عن اخرى مثل هذا ما يتناسب يا طلبة البلد ويا ملح الناس فكيف اذا الملح فسد . كما قيل (لا تنهى عن خلق وتأتي مثله عار عليه اذا فعلت عظيم)
@umrhujaleh5036
@umrhujaleh5036 4 жыл бұрын
Waalidka iyo ardaydu maxay kala yihiin Ustaadku halkaa wuu ku degdegaan u malaynayaaa....
@fahadomar8479
@fahadomar8479 4 жыл бұрын
sharciga hala mariyo dugsiyada wllhi waa xaq
@daudijaara7421
@daudijaara7421 4 жыл бұрын
KKKKKKKKK KKKKKKKKK
@daudijaara7421
@daudijaara7421 4 жыл бұрын
Shaqaad HALKAA kaa kadoontay
@fahadomar8479
@fahadomar8479 4 жыл бұрын
sharcigu waa xeer markaa kee dhafa Akhiro LaLoo diro
@khaalidofficialchannel1723
@khaalidofficialchannel1723 4 жыл бұрын
Akhiro maxaad moodaysaa war wax dadka la dhadhiciyo oo jeela hala dhadhiciyo iska ledee xishood waryaa 😷🔥🔥🔥🔥
@Engdaacadd
@Engdaacadd 4 жыл бұрын
Hhhhhhh waar horta waxa la diidanyahay ma isu imaatinka dadkaa mise waa ciyaalka wax dhigta
@Gezelim38
@Gezelim38 4 жыл бұрын
Garyaqaanku in au iskuuladu noodood yidhaahdaanbuu rabaaa ee caruurta kaalayaa lagu yidhi ilaahay ka baqo
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 5 ай бұрын
Mar walba gar bu la jogaa gidarda tolw muxu rabaa ma xil doonba mise wa i arkay taladisu
@ironlady1218
@ironlady1218 4 жыл бұрын
Basaslayaashu yay qadeen ay lacta ka doonyaan waa yaabe 😂😂
@nimcaanmohamed3555
@nimcaanmohamed3555 4 жыл бұрын
Cidii sharciga jabisa Talaabo halaga qaado
@abrahmanmohamed6114
@abrahmanmohamed6114 4 жыл бұрын
Haa waa zidaas
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Dee wey jabiyeen
@daudijaara7421
@daudijaara7421 4 жыл бұрын
SHARCIGA CIDA JABISA WAA LA XIDHAYAA
@zucadziman2439
@zucadziman2439 4 жыл бұрын
Waxa ayaan darro ah in adigoo cirradaa leh aad warbaahinta been iyo markhaati huuhaa lasoo istaagto ma beenbaad ku doodeysaa adigoo aynigaasa Magaca garyaqaan ha ceebeynin Hadaad rabto inad magaca garyaqan ka runsheegto cadaalad Ushaqee oo waxa aad xaadirka uahyd oo runa sheeg illeyn alle ayaa ku arkee wax afkaaga kasoo baxaya soo hubi oo maskaxda soo mari DAWLADU adeer tallabo Sax ah ayey qaadey waayo waxay ILAALINYSAA CAAFIMAADKA dadka ay masuul ka kaTAHY School da yaa siiyey awooda ay ku furayan goobahan la mamnuucay??Hadey leeyihiin waxbarashidi ayanu xoojineyna ama assignmentyo ha qaybiyaan ama si kaleba ardeyda haysugu yeedhane is weydii Maxaa laguu fasaxayey oo meelwalba loo xidhay Ee masajidkii salada rabbi lagu tukanayey lo mamnucay OGSONOW👆 waxkaste caafimadka ka muhiimsan cafimadu waa noloshii haddi aanu nololiba jirin ma waxbarasho ayaa jiraysaa ??🤔jawabtu waa maya. waxan ku hanbalyeynayaa dawlada tallabada ay ku qaadey schoolada gaar ahaan kuwii ardeyda isugu yeedhay sida nuradin iyo Al baxrayn ee aan danaynahayn caafimaadka ummada ee kaliya ka fekeraya hugurigoda .waxa iga tala ah in meeloga soo wada jeesto cid kasta oo ka hor imanaysaa caafimadkena iyo talooyinka ay inna siinayan dakhaatiirtu alle hay ina hareer mariyo cudurada iyo aafoyin koda🤲. ALLE MAHAD LEH❤🤲
@hooyomcn8656
@hooyomcn8656 4 жыл бұрын
Waa runta wallo dawladu wajibkedby gudaneysaa
@Burcawi24
@Burcawi24 4 жыл бұрын
Iskuuladu hadii Ay khalad galeen sharciga hala hor keeno
@khaalidjamaac3720
@khaalidjamaac3720 4 жыл бұрын
Hala xidho
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 4 жыл бұрын
madax saew YAA TAHAY
@hamseessa5062
@hamseessa5062 4 жыл бұрын
ILAAHAY KA BOQ BAL QOFKA WEYN EEGA WUXUU KUHADLYO ARDAY IYO WAALIDBA WAALOYEDHAY HAYSKA HADLIN Nacasbaadtahee
@Abdihakiim11
@Abdihakiim11 4 жыл бұрын
Basaku yey qaadaan
@abdulazizkaraama3431
@abdulazizkaraama3431 4 жыл бұрын
Waalidiinta kuma dhaco miyaa
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 5 ай бұрын
Ninka muran jecelaa N
@footballcomedychannel8015
@footballcomedychannel8015 4 жыл бұрын
beenalee waar ana joogyba meesha tuug waar waxba ha dufaacin qolo walba way joogtey mesha
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 жыл бұрын
Garyaqaan wacyigalintiina inoo raaci, in badan oo cadayna waad sheegtay garyaqaan. Salina sharciga ha bartaan idinkuna bara. Umaynu badan sharcin la soo rago inaynu qaadano,. Kala danbaybta aynu uga danbayno cida aynu mashulka Ka dhiganay,.
@rashidcumar7364
@rashidcumar7364 4 жыл бұрын
Waar garyaqaan shancaruura ayaa iidhigta ka usareeyaa waa kalaaska afraad markaa online ma ku dhigan karaan
@sarkaalray9045
@sarkaalray9045 4 жыл бұрын
Kani Been waynaa Schoolka Noradin Arday uunba loo yeedhay video laga duubayna waynu aragnee
@khaalid1
@khaalid1 4 жыл бұрын
Waa runts zhp Lkn wuuu iska hdlayaa 😂
@maxamuudaxmed7616
@maxamuudaxmed7616 4 жыл бұрын
Xanuunku waalidka kuma dhaco miyaa
@mohamedhusein4680
@mohamedhusein4680 4 жыл бұрын
Sharciga hala mariyo dugsiyada
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 4 жыл бұрын
Maya hal hal mitir baa la isu jirsan lahaa Deeto qaabka lacagata loo bixinayo fiiga baa laga tashan lahaa ee Thats media's effects. Iyagaa wax buun buuniyay ballo Alle ha ku ridee waan sumanee.
@khaalid1
@khaalid1 4 жыл бұрын
Waatan la yaabsanahay Waa cawaaaniiin garyaqaanadu
@umrhujaleh5036
@umrhujaleh5036 4 жыл бұрын
#Khaled warsame nin keliyaa hadlee kuligood may wada hadleen😂
@khaalid1
@khaalid1 4 жыл бұрын
@@umrhujaleh5036 kiligoodba hdad u fiirsatid wax aan caqliga galayn ayay ku hdlaaan
@ayuubmaxamuud4870
@ayuubmaxamuud4870 4 жыл бұрын
Imilka wuxuu yidhi ardaydii waa la mab nuucoo waalidiidntii ayaa loo yeedhay marka hore muu fahmay sabab ta ardayda loo.mab nuucay waalidiintaba inay meesha iskigu imaadaan lama ogola ninkan dhinac buu ka rarn yahay
@hamzajooker6716
@hamzajooker6716 4 жыл бұрын
Hala la sa iro
@myc3962
@myc3962 4 жыл бұрын
Waar dadkan yaa sharci yaqaano ka dhigay wax kasta way iskaga hadlayaan
@abdirahmancismaan9264
@abdirahmancismaan9264 4 жыл бұрын
beenaale waar way badheedhe sharcigaa la marinayaa hadi kale baabuurtii jaadkana ha loo celiyo dadkii lahaa
@abdulhassan5369
@abdulhassan5369 4 жыл бұрын
Stop lying.
Senzo Meyiwa murder trial | 26 November 2024
SABC News
Рет қаралды 8 М.
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,5 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 12 МЛН
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 29 МЛН
هجوم غامض بأجسام مسيرة على بريطانيا
30:36
أحمد فهيم
Рет қаралды 137 М.
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41
Chomsky's Philosophy
Рет қаралды 6 МЛН
AXMED MADOOBE XARIG
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 215
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,5 МЛН