Dr. Faysal oo ka hadlay xukunka urur diimeedyada iyo galista Siyaasadda ee Culimada.

  Рет қаралды 7,078

MM Somali TV

MM Somali TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 37
@safiyacumar3771
@safiyacumar3771 2 жыл бұрын
Aniguna waxaan jecelahay in la soo celiyo bunayntii malcaamadaha saloolkkii iyo xalwadii iyo qqaxwihii
@abuabirisaq.5137
@abuabirisaq.5137 2 жыл бұрын
Manshallah Rag meeshii aadan siiro iyo ka badanba buuxin kara, oo aqoon leh. Waa wax lagu farxo. Aadan siirana alle ha u naxariisto anagana dabadii nama fitneeyo.
@qaasimcqaadir1319
@qaasimcqaadir1319 Жыл бұрын
Sh dr faysal maxamed cali nin xaqa cadeeya
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
ma cada sharaxaadisu sheikha ano ixtiramaya imuu qancin jawabtisu maaan fahmin waxaan jeclaan lahaa sheikh Dirir inu arikaa sida cadceeda cadaan nogu fasiro bilaa madmadow.......
@yahyamdahir6758
@yahyamdahir6758 2 жыл бұрын
Shukran Dr Faysal, wax badan ayaad noo cadaysay.
@cawilhalaqabtoaadan3766
@cawilhalaqabtoaadan3766 2 жыл бұрын
Maasha allah Maasha allah Dr Faysal
@maxamedsaalaxcabdullahi8596
@maxamedsaalaxcabdullahi8596 5 ай бұрын
Msh alh ❤❤❤❤❤❤
@craxmaandacad517
@craxmaandacad517 2 жыл бұрын
Sh Barbaraawi baa runsheegaayay
@bulaalechannel826
@bulaalechannel826 Жыл бұрын
Ma fulayga
@kadrmusa9739
@kadrmusa9739 Жыл бұрын
صدق اخ شيخ بربراوى اسد السنة السلفي الاثرية
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 жыл бұрын
Maasha allh sheekh shaahii masaajidka saalixiyada soo celi anaba wlhy waa soo gaadh musujaamac iyo saalixiyadaba shaahii galab kasta kacabi jirnay lkn jimcayaasha miyey ahyd oo keliya waan ilaawee
@mohamedabdirahman4349
@mohamedabdirahman4349 2 жыл бұрын
Sheekhu taqliidkii si fiican baa uga hadlay
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
MMTV HA LA QABTO WADANKA HADAAN NAHAY SHACABKA SOOMALILAND HANAGA QABATO XUKUUMADU TVGAN WAXAA UU SOO WADAA WALEE WAA WAX KALE MARKA UMADA LA DOONAYO IN LA DUMIYO WAA LA MURAN SIIYA DOODO BILA MACNA AH MALIN MID AAN WAXBA AHEYN OO WAX FAALEYA
@cawilcabdile8552
@cawilcabdile8552 2 жыл бұрын
Sheikh waxaad modaa inuu uqiil radinayaa ama difacayaa dowlada qabiilada kudhisan ee isticmaarkii xuduudaha ukala sameeyay. In muslimiintu lakala irdheeyo waa khasaare aduun iyo aakhiraba.
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 жыл бұрын
Asc wr wb sheikhii xabiibii Faysal suaasha Saudi Arabia sidii jadiidiyada ayaad xeeladaysatay ama dantaada eegatay xaquna sidaas maaha وَلاَ تَلْبِسُواْ ٱلْحَقَّ بِٱلْبَـٰطِلِ وَتَكْتُمُواْ ٱلْحَقَّ وَأَنتُمْ تَعْلَمُونَ} فنهاهم عن الشيئين معاً، وأمرهم بإظهار الحق والتصريح به، ولهذا قال الضحاك عن ابن عباس: ولا تلبسوا الحق بالباطل: لا تخلطوا الحق بالباطل، والصدق بالكذب. وقال أبو العالية: ولا تلبسوا الحق بالباطل، يقول: ولا تخلطوا الحق بالباطل، وأدوا النصيحة لعباد الله من أمة محمد صلى الله عليه وسلم ويروى عن سعيد بن جبير والربيع بن أنس نحوه. وقال قتادة: {وَلاَ تَلْبِسُواْ ٱلْحَقَّ بِٱلْبَـٰطِلِ} ولا تلبسوا اليهودية والنصرانية بالإسلام، وأنتم تعلمون أن دين الله الاسلام، وأن اليهودية والنصراينة بدعة ليست من الله. وروي عن الحسن البصري نحو ذلك، وقال محمد بن إسحاق: حدثني محمد بن أبي محمد عن عكرمة، أو سعيد بن جبير عن ابن عباس: {وَتَكْتُمُواْ ٱلْحَقَّ وَأَنتُمْ تَعْلَمُونَ} أي: لا تكتموا ما عندكم من المعرفة برسولي وبما جاء به، وأنتم تجدونه مكتوباً عندكم فيما تعلمون من الكتب التي بأيديكم. وروي عن أبي العالية نحو ذلك. وقال مجاهد والسدي وقتادة والربيع بن أنس: {وَتَكْتُمُواْ ٱلْحَقَّ} يعني: محمداً صلى الله عليه وسلم (قلت): وتكتموا يحتمل أن يكون مجزوماً، ويحتمل أن يكون منصوباً، أي: لا تجمعوا بين هذا وهذا؛ كما يقال: لا تأكل السمك وتشرب اللبن، قال الزمخشري: وفي مصحف ابن مسعود: وتكتمون الحق، أي: في حال كتمانكم الحق، وأنتم تعلمون حال أيضاً، ومعناه: وأنتم تعلمون الحق، ويجوز أن يكون المعنى: وأنتم تعلمون ما في ذلك من الضرر العظيم على الناس من إضلالهم عن الهدى المفضي بهم إلى النار إلى أن سلكوا ما تبدونه لهم من الباطل المشوب بنوع من الحق لتروّجوه عليهم، والبيان: الإيضاح، وعكسه الكتمان، وخلط الحق بالباطل
@cawilcabdile8552
@cawilcabdile8552 2 жыл бұрын
Barakallahu fiik sida aad xagga u bayaanisay. Wajigaaga naarta alle ma tuso.
@rudwaancabdi2993
@rudwaancabdi2993 2 жыл бұрын
الجنون فنون
@tawxiidchannel1906
@tawxiidchannel1906 2 жыл бұрын
Wareyi Isdaji......Stop Emotions....Reporter.
@shadrakkasereka9119
@shadrakkasereka9119 2 жыл бұрын
Weriye aflagaado ma furna
@calixasanaxmed3841
@calixasanaxmed3841 11 ай бұрын
Dr faysal maxamed cali waa aqoontii oo lugo leh
@abuusalmaan9961
@abuusalmaan9961 2 жыл бұрын
urur diimeedyada maanta jiraa ma leeyihiin Tacassub iyo walaa'. bal waakee ururka aan lahayn Tacassub iyo walaa' ma been baa laysu sheegayaa waar ILAAHAY halaga baqo oo umada ALLE dartii haloogu nasteexeeyo.
@abdulhakimismail8234
@abdulhakimismail8234 2 жыл бұрын
Urur diimeedyadu waa xaaraam
@abdiidba431
@abdiidba431 2 жыл бұрын
ururkii badbaado yuu ahaa
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 жыл бұрын
Jiritaanka dawladnimada Soomaalilaan waxa u fiican urur-diimeedka Salafiya, waayo in aan dawlad Islaam ah la ridin ayaa distoorkooda ugu mihiimsan. Ictisaamku hadday fursad helaan, xukunka iyaga ayaa markaba gacanta ku dhigaya, al shaab waxaa dhalay ictisaam.
@gradyweber1750
@gradyweber1750 2 жыл бұрын
😃 𝐩𝐫𝐨𝐦𝐨𝐬𝐦
@rashiidsaleban2559
@rashiidsaleban2559 2 жыл бұрын
Dr.faysal MOhamed Ali, dawladaha dalalka muslimiinta ka jira iyo kooxo diimoodyada somaliya, waa labo shay oo kala duwan, Midna waa diin ayaa lagu kaka tegayaa= xarakaaad diiniga ah. Midna qadiyad siyaaasi ah, ama maamul iyo dano aduunyo= dawladaha dalalka muslimiinta ka jira.
@nuurjaamac6096
@nuurjaamac6096 9 ай бұрын
Ala ninku tolow maanu caadi ahayn wax daliil ah oo uu sheegay ma jirto ee waa nin iska hadaly uun waar ictisaam waa la yaqaan waxay yihiin ee dadka ha uqarinnina
@xassansaalxa7930
@xassansaalxa7930 Жыл бұрын
Dadkaas oo kale badilkooda in laso ban dhigo maha weriye luqmaanow
@cilaahijaamac8684
@cilaahijaamac8684 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا معالي الشيخ الدكتور فيصل محمد علي
@Somabilbooks
@Somabilbooks 2 жыл бұрын
inyar ku diiday sheekha waayo Uma hadlayo si daacad ah sheekha waan ka xumahay inaan xor ahayn isagoo wadankii jooga su,cuudiga inuu sdiaa ugu baqo waa arin laga Naxo waxaana halkaa ka dareeemayaa saamaynta Sucuudiga iyo carabtu ku leedahay wadankeena
@abdiaziiz6097
@abdiaziiz6097 2 жыл бұрын
Dr faysal meel buu mariyey waxarihii salafiyinta isku sheegayey
@dhibcahacilmiga119
@dhibcahacilmiga119 2 жыл бұрын
Bini Aadamka Illaahay kareemeeyey, in xoolo la gu sheeggo maxaa kalifay?! Faasiqnimo ayuu ku sheeggay Rasuulku ciddii qof muslina cayda, adillaaddaasi inta laga baydho, Ookiyaallo neceyba in la xidho maxaa daw ka dhigay?!
@maxamedsugaal2723
@maxamedsugaal2723 2 жыл бұрын
Asc انا وجدنا اءياءنا ليس دين الله ول هو دين البشر koox diimeedku waxa ay isku arkaan in ay WAKIILO ILAAHAY YIHIIN LKN MAAHA WAA WAKIIL KALE EE HALA OGAADO
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 2 жыл бұрын
Jadiidiyo dhagaha ufura haysciyaalaynina mise iscaruuraynata yaa idiin xaqa kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله والله أكبر
@kadrmusa9739
@kadrmusa9739 Жыл бұрын
استحى لنفسك
@kadrmusa9739
@kadrmusa9739 Жыл бұрын
شيخ اتق الله وبين حق ولا تلبس حق بالباطل
Sheekada Shaydaan iyo Abaalkii || Jamaal Cali Xuseen
7:51
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
Ictisaam wanaag bay qabteen laakiin waa beenaalayaal || Sh Xassaan
8:27
Hab Dhaqanka Ninka Muslimka Ah Iyo Xaaskiisa Dr.Faysal
1:04:07
Baraarug Media
Рет қаралды 518
Barnaamijka Taariikh Iyo Talo  Waxaa Marti Ku ah Dr Khadar Xassan Axmed
18:57
Dr. Khadar Official Channel
Рет қаралды 8 М.
DOOD CILMIYEED DHEX MARTAY DR FAYSAL MAXAMED CALI IYO MAXAMED CABDI DAA'UUD
1:30:32
Sh.Dr.Faysal Maxamed Cali
Рет қаралды 65 М.
Khalid Yasin - The Purpose Of Life 1 (Part 1 of 3) | HD
48:08
One Islam Productions
Рет қаралды 1 МЛН