Waligaa Cadow Ku Ciila Yeelan Maysid Hadaad Sadexdan Leedahay

  Рет қаралды 67,014

Dr cafimaadka Qoyska

Dr cafimaadka Qoyska

Күн бұрын

Waad Ku Mahadsandahay Daawashada Muqaalkan
Waxan Kuu Rajaynayaa Cafimaad Waara

Пікірлер: 91
@farhanmohamud8407
@farhanmohamud8407 2 жыл бұрын
Thanks DR: bulshada somaliyed wax wayn ayaad kabadashay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Farxiyeeetofariidaay naaagowaxbadan iga waawaynaaa farsedexaad aanbku ahay xabadaan baan ahay yaryatey farxyeeto iyaaaaa
@nastehoserar5181
@nastehoserar5181 3 жыл бұрын
Maansha alaah dr aad baan kuu salamayaa bacdal salan arintan waa mid aad iyo aad noo anfaceyso thank you so much
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waleee mashaaaaaaalah.khatraaaaaayfarxiyeetocaday yarey.aww Xamarwadajir.ihihihihihihiii
@najmocukaash9735
@najmocukaash9735 3 жыл бұрын
Thnkz walal mcn wllhi talo wanaag san ayaa so sheeg tay wllhi aat ayaa uga farxay waa i nacbin yihiin wiil aan iqabo ehel kiisa aniga waa ka aamusunaa mar karto waa cadow ayaa isku nahy lkn sacadaan laga bilaawo qofka inaceb waan salaama wana u dhola cadaynaaa insh allh ❤💋❤ aat ayaa umahad san thy
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 жыл бұрын
Dadka ku neceb adigon waxba ka samey hadad salsalanto wado ay kugu so galan ayey helayan wey ku imanayan haye adna no imaw ayey ku dhahayan gurigoda ayey kugula dagali karan adiga ayana gardarada lagu saari xita gurigaga ayeey dumin karan kaa fiirso inad dad ku neceb so dhaweysato
@zakibiriye2155
@zakibiriye2155 3 жыл бұрын
Less friendy is the best one that you should limit too much unknown rude from the people in my opinion. Thank you so much for sharing that pretty news.
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Жыл бұрын
Dr waad ku mahadsan tahay talada wanaagsan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Dumaryaaashooooy.fariidad farxiyeeto.nabaadiinu
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
Masha allah Alle Haku xafido wl❤❤❤
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 жыл бұрын
Qodobka 2aad ee dhex-dhexaad nimada kuma dhaqmaan waalidka Qaarkii oo way kala jeclaystaan ubadkooda kolkaas ayay caruurta dhexdoodana ka dhalataa nacayb aan xad lahayn waxaa dhibaato lag yaabo in aan xalba loo helin ileen waalidka ayaa dhinac u janjeedhe Halkaana kama dambaysta waa lagu kala guura. Aad baad u mahadsantay Doctor🙏
@boqoldaacadofficial6185
@boqoldaacadofficial6185 3 жыл бұрын
Dhaqtar waadku mahad santahay qaabka noola wadaagto caafimaadka iyo talada aadna nasiiso
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 жыл бұрын
Mansha Allah 🙏☝️👌👍💌💯
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 Жыл бұрын
Asc horta dad maants la aamini karo Way yaryihii horta anga ma jecli in aan naag lasaaxiibo way fidnadoodaa iska badan,waxaa dhacda in qof aad feker kala duwan tihiin qpofkaasi wuxuu la saaxiib la yahay qofkii aad kala fekerka duwanay dee qofkii buu soo qadana waxa u sheegee in aad kala feker duwan tihiin isu soo shawayn daaye wuxuu samaynaa in uu codkaa duubo oo qofkii u geeyo.ama waxaad arkeysaa qpfkii oo su,aale aan loo baahnayn ku waydiiyo, Sida caruurtaada hebel muxuu qabtaa ?? Xgee jira ?? waana laga fiican yahay Qofka in aad arimihiisa hoos u gasho (( Somaalidu waxay tiraahdaa bannaankiisa mare maradiisa geed ma qabsado ) waxaan door bidaa In aan noqdo keligii socod, waa fikir kayga. Aad baad u mahad Jisa allaah khayr 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@haniqurux843
@haniqurux843 3 жыл бұрын
shukran walal iyo Aad ayad u Mahadsan tahay
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 3 жыл бұрын
Masha Allah waa talo wanagsan shugran (Dr)
@najmiina3845
@najmiina3845 3 жыл бұрын
Masha Allah shukran dr
@amiishchoking4952
@amiishchoking4952 2 жыл бұрын
Masha Allah i love you Allah dartiisa kep going
@qatraabdi4479
@qatraabdi4479 2 жыл бұрын
Shukran dr
@sahraabdi8620
@sahraabdi8620 Жыл бұрын
Wll wajigaa caato saaida iga ah maxaan sameeyaa iso sheeg inshlah mhdsnid
@shukrimohammed5603
@shukrimohammed5603 3 жыл бұрын
Mhdsnid walalkey wanadada adan ugu helay😘😍
@khadanabdirahman8869
@khadanabdirahman8869 2 жыл бұрын
Manshallah jasakaallah khair
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my bro noolow allaya cisak
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 жыл бұрын
ASC Maash Allaah Tabaarka Laah
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 3 жыл бұрын
Manshalah waa xaqiiq thanks ❤
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 жыл бұрын
mashkuuran DR
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Ama saaaan 👌.
@fatushjama6155
@fatushjama6155 2 жыл бұрын
Mashallaha tabarakallaha
@dhindhiin3885
@dhindhiin3885 2 жыл бұрын
Thanks pro
@NuuraMaxamed-l2q
@NuuraMaxamed-l2q Жыл бұрын
Halhalis maha walal waa Halheys❤
@umucaaisha5790
@umucaaisha5790 3 жыл бұрын
Mash allah ☝✋✋👏❤
@halimaoh7095
@halimaoh7095 3 жыл бұрын
Mashallah mahadsani walaal qaali ah
@ayanmuhamedmuhumed2805
@ayanmuhamedmuhumed2805 3 жыл бұрын
Asc wll Waad ku mahadsantay muuqaallada aad noso galiso jasakallahu kheyrn marka labaad waxaan Rabaa inaad inoso galiso caanaha ugu fican ee caruurta 1 sano ila 2 sano ee koraya sido kale cuntooyinka ugu fican korninka Mida kale hoyada wallaca waxyaalaha ugu fican cunidoda sababto ah dumarku markay wallaca yihiin way dhaforjabaan waxaan u bahanahay waxyalo ka hortaga dhaforjabka iyo baba nagu imaada khatigaa Musha kadib waxyaabo dabiiciya OO lagu sayilayo adoo isticmaalin daawooyinka lasiku cayiliyo sababtan ku soo waydinayo waxaa jira dadka inta badan waxay isku cayiliyan dawooyin fitamina OO ku soo marakaan abtad saada kufuraya iyo hurdo lkn cafimaad ahaan dhibkukenaya sido kale maheli karo hurdadaa sababto hawshii guriga ayaan hayaa OO masexan karo markaa waxaan Rabaa wax dhibtaso gadhayn oon ku cayilayo mudobadan wan raadinayay kheyr allaha ku siye nosogali wll wana imihiim rantan dad badan OO marwalba aan iswaydiinan way jiraan
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 жыл бұрын
In kasto ad dhaqtarka weydisay, canaha S26 aya u fican ilma naska hoyada ayey u dhigman walashey adiga jadwal ma lihid miya maxey tahay shaqadan hurdada ku diiday naftaada u samey waqti ay ku nasato cimri dagdag ha isku ridin
@queenleylaqueenleyla258
@queenleylaqueenleyla258 3 жыл бұрын
Asc dr wll nabri iyo maddow oo wiga ayaa idhibay mar walba wy igu sonoqdan mrka igamaba baa ba aan wll igcawi taa plz wa iga codsi🙏😥
@deeqonuursiyaad7037
@deeqonuursiyaad7037 3 жыл бұрын
Allah kuxafid
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 3 жыл бұрын
Maasha Allah mahadsanid walaal
@ikraamaadam6437
@ikraamaadam6437 3 жыл бұрын
Wad mahadsantahay dr
@abdiwalibulle7892
@abdiwalibulle7892 3 жыл бұрын
Dr waad mahadsanthy
@iqraiqra6807
@iqraiqra6807 3 жыл бұрын
Mahadsanid dictore
@shaafimaxamed576
@shaafimaxamed576 Жыл бұрын
Mahadsanidiin
@mohamedabdulkadir294
@mohamedabdulkadir294 3 жыл бұрын
Wll cashirada nocaas ah ma inoo soo badisid codsi🙏🏻
@kafaaideyso7053
@kafaaideyso7053 3 жыл бұрын
Masha Allah
@sahraosman5125
@sahraosman5125 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@saidajiindhe807
@saidajiindhe807 2 жыл бұрын
Shugran alot
@dahirsabriye1904
@dahirsabriye1904 3 жыл бұрын
Mash Allah I have this borpolem
@dekaabdi5699
@dekaabdi5699 3 жыл бұрын
Mahadsanid dr
@raxmodaahir5323
@raxmodaahir5323 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@farhiya2269
@farhiya2269 3 жыл бұрын
Dumarka somaliyeed waxaan Lee yahay cadawbaan Lee yahay iska daaya codawgu haduana ku dilayn cadaw maba ahee danihiina raacda gabadhaha inta badan waxay leeyihiin cadawbaanu leenahay iyo noloshayada ayaa laga xunyey
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣anigaba yaabay
@ashaahmed9780
@ashaahmed9780 3 жыл бұрын
Mashallaha shukaran huno
@ilhanshmaxamuud2561
@ilhanshmaxamuud2561 3 жыл бұрын
Mahasandi Dr
@deeqabilan506
@deeqabilan506 2 жыл бұрын
masha allh wllo
@becomanyko4591
@becomanyko4591 3 жыл бұрын
m.a dr mhdsnid
@rodaahmed198
@rodaahmed198 3 ай бұрын
Allow sahal amuraha
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 3 жыл бұрын
Qodobka 1aad xaga danbe maxaad uga jeeda sxp
@ABDOULKADER116
@ABDOULKADER116 3 жыл бұрын
Wll sanboorka maxaan ku daweya
@drcafimaadkaqoyska
@drcafimaadkaqoyska 3 жыл бұрын
Waxa qabow iyo waxa macaan iska ilaali Biyaha diirana cab
@suhuurbintusuhuur5711
@suhuurbintusuhuur5711 3 жыл бұрын
dr wad mahdsan tahy
@abdirahmansiad2551
@abdirahmansiad2551 3 жыл бұрын
Dr. Ad ayad u mahadsantahay lkn vedioyada waqtigoda soo gaabi si loo loo daawado
@ikhlaas-9678
@ikhlaas-9678 3 жыл бұрын
Qof bila aadmi ah on sidaa udheygsto waligey ma arg
@cabdixakiincabdilaahi5303
@cabdixakiincabdilaahi5303 3 жыл бұрын
Hablaha somaliyeed ayaan badana ka maqla cadawgayga badan iyo dadka noloshayda ka xun cid kale lkn kama maqlo taasi ma dhihi karna waa shaki iyo khalkhal qofka iyo in qofkasu aanu ahayn qof wcn.
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 3 жыл бұрын
Raguba way yidhaahdaan wayadan danbe ciladihii dumarka lagu xaman jiray layskugu yimid
@rodaahmed198
@rodaahmed198 3 ай бұрын
​@@bilanahmed5816😂😂😂😂😂😂 bilan jawaabtii ku haboonayd ayaad siisay ciladihi dumarka lagu xaman jiiray laysgu yimiid 😂😂
@xamdinuur2642
@xamdinuur2642 3 жыл бұрын
Mzha allh
@faizajamac4472
@faizajamac4472 3 жыл бұрын
👍👍👍👍
@maandeeqhaaji3264
@maandeeqhaaji3264 3 жыл бұрын
Dr bushumaha kalarku katago maxa lagu sameyaa
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 жыл бұрын
Dhiiga cad aya kugu yar qudaarta badso
@saamdahir7444
@saamdahir7444 Жыл бұрын
Walwal iyo culeys ba ihayo iso duceya
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 6 ай бұрын
Allaha kaa dulqaado wlo kudadaal saliga nabiga scw istiqfaarta iyo ducan laa ilaaha ilaa Anta subxanaa inii kuntun daalamiin
@Aamiin733
@Aamiin733 Жыл бұрын
Dadka hada joogay waxay Dadka ka ilaaliyaan Wanaaga
@khadramaxmed7649
@khadramaxmed7649 2 жыл бұрын
mahad sanid wll
@fawzaanmedia4950
@fawzaanmedia4950 3 жыл бұрын
mhd sanid dr suaaal ayaan qabaa waxay naa thy dr. meesha ku toosan labxada ayaa ixanuunaysa kuna toosan wadnaha kaasoo imanaya markasta oon dareemo gaajo ama baahi cuntoo plz iga caawa oo jawaab idii hadii aan dhakhtar utago iyo in kale
@drcafimaadkaqoyska
@drcafimaadkaqoyska 3 жыл бұрын
Labxada hadii ad u jeedid Waxa jiri kara xanuunka laab jeexa Markaa iska ilaali waxa gaaska leh Sida cajeelada faxiyaha lagu khamiiriyey Sida liimaha aashidada leh
@fawzaanmedia4950
@fawzaanmedia4950 3 жыл бұрын
@@drcafimaadkaqoyska dr ma lihi gaas tari lkn xanuun kani wxn isku arkaa sanadkiiba mar ama laba jeer waxaan dareemaa markasta oo gaajo dareemo in wadnahaygu daciifayo marka aan wax cuno waxaan ahaanayaa qof aam xanuun hayn ee mxd igula talinaysaa
@farxiyoseydaxmad7760
@farxiyoseydaxmad7760 2 жыл бұрын
J
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Families family.bes
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 жыл бұрын
Qodobka 2aad ee dhex-dhexaad nimada kuma dhaqmaan waalidka Qaarkii oo way kala jeclaystaan ubadkooda kolkaas ayay caruurta dhexdoodana ka dhalataa nacayb aan xad lahayn waxaa dhibaato lag yaabo in aan xalba loo helin ileen waalidka ayaa dhinac u janjeedhe Halkaana kama dambaysta waa lagu kala guura. Aad baad u mahadsantay Doctor🙏
@najmocukaash9735
@najmocukaash9735 3 жыл бұрын
Sax abyo lkn qaar hoyo ayaa jeceel qaarna abo ben miyaa
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 жыл бұрын
@@najmocukaash9735 may waa runta wllo Inta badan hooyada Aya jecel inamada aabuhuna wuxu jecel yay gabdhaha
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 3 жыл бұрын
Waalid cuqdadaysan baa jira oo virus ah iga wallee cuqubo haku dhacdo e wlhi blhi tlhi qiyaame ayaa jira war halkaasuu yaalaa..... Waalid xun allahuma najaynaa
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 3 жыл бұрын
Masha Allah
@deeqonuursiyaad7037
@deeqonuursiyaad7037 3 жыл бұрын
Masha allah
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 16 М.
Daawo. Dadka Noloshaada Neceb Sadex Kula Dhaqan
16:13
Dr cafimaadka Qoyska
Рет қаралды 39 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 107 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 145 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Talooyin Ku Anfacaya Xilliga Imtixaanka | Daawo Muuqaalkan
8:20
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 30 М.
Digniin Dumarka Waligaa Habeenka Arooska Sadex Ha Sameyn
9:51
Dr cafimaadka Qoyska
Рет қаралды 241 М.
Bedel naftaada 90 maalmood @noqosaalixad9817
23:38
noqo saalixad 🧕
Рет қаралды 24 М.
Noloshaada Ku Ilaawi Mayso Xaaskaagu Hadad Shantan Ka Shumiso, Ka Dhunkado
8:28
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 55 М.
Daawo. Waligaa Kelyo Xanuun Isku Argi Maysid Hadii Shan Ad Sameyso
12:01
Dr cafimaadka Qoyska
Рет қаралды 218 М.
قانون 20 ثانیه برای تغییر عادت‌ها
2:17
Daawo Waligaa Joojin Maysid 7 Faaiido Oo Laga Helo Qorfaha
7:30
Dr cafimaadka Qoyska
Рет қаралды 103 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 107 МЛН