Si weyn baan codkaaga iyo degenaashaha muuqaalkaba ugu degey Alle haku barakeeyo gacallo.❤😊
@Ayaann38 күн бұрын
Abayo sanad wanaagsan waankaga mahadcelin ❤
@Abdullaahi_ashqar15 күн бұрын
Intani waa tamar iyo shiidaal alle ka cabsi, is dhul dhig iyo xikmad la miisaamay laga dhex dhugan karo. Mahadsanid macalin tirada yaree soomaalida aan laga xiiso dhicin baad aniga iiga mid tahaye. Ducadana ameen yarab.
@NajmaHassan-u9c15 күн бұрын
Masha allah maqalkaagu abshir. Markaad soo raagtaba xalqad aanu mudo kusoo cel ceshano ayaad noo duubtaa❤️❤️
@NastexaWehliye15 күн бұрын
Runta wallshy
@SahroAli-v8g5 күн бұрын
Masha allah ❤
@UbaxQurux-l4s8 сағат бұрын
Amiinyarabi
@FaraxSiyaad-b8gКүн бұрын
Naseen abayo qali sidad nugu ducaysay dhamanteenba inshllaah angan alle haanaga dhigo kuwo mar walipa ducadood kugu xasuusta inshllaah imikaa video intuu dhamanayaba waxatahay ruux aan waxyabo badan kaa faidey jasakklahu kharan xppti alle haynaga dhigo kuwo janatul farduusa aclaa isku arka idi'd Allah ♥️🤲🥺
@HafsaApdi-ei6lq15 күн бұрын
Ayyy sidaan u faxay ❤ alle hakaa raali ahaado wllo plz codsi ayaan wataa daahitaanka nagadaa wllo laba todobaad mrka aad joogtid noosoo gali❤😢
Rabbiyoow ameen dhamaanteen. Mahadsanid ustaada ilaahay xikmad iyo erayo kala soocan buu ku siiyay. Ilaahay hakuu barakeeyo anagana hanagu anfaco🙏
@FarxiyoCqaadir-e4g10 күн бұрын
Maalin un warjeynaya inaan kula kulmo apyo🥺wllhi illhy dartiis ku jeclhy😭🌸 wax kasto qalbigaaga ku jiro illhy haku siiyo farxad iyo sharaf waan ku rajeynaya guul ay ugu weynthy jannada👸🌸
Abayoy dumar badan ani kow ka ahay ku sugan ee wax noso gali san dhan ha u maqnanin miss you
@Qalbisaafi276 күн бұрын
𝙶𝚊𝚋𝚊𝚛 𝚠𝚊𝚡𝚋𝚊𝚛𝚊𝚝𝚊𝚢 𝚠𝚊𝚊 𝚋𝚞𝚕𝚜𝚑𝚘 𝚠𝚊𝚡 𝚋𝚜𝚛𝚊𝚝𝚊𝚢❤💋🧚♂️😊
@nemosabdikarim52214 күн бұрын
Mashallah wll aniga sanadkan bilowga ah iyo rajab is galay waxaan ku bilaabay 8n aan suratu baqara wado salatulaylkana joogteeya alhamdullilah 14 cisho u horeeyay waan sameeyay xata jadwal kale iyo qorshe kale ma dejisan aan ka ahayn alle bari Waxaan rajaynaya 11 bilood ee hadhay in ay ii samadaan oo I negaadaan haddi wadku I daayo Shukran wll waxaan ka dhigtay vedio gaagan emotional support allah cimriga caafimaadka iyo cibaadadaba ha kuu barakeeyo❤
Wllshay qaaali Mahadsanid waqti aad no hadiyasa khayra ka iyo Wanaag far badan Jazakallahu khayra ❤️❤️❤️❤️
@fatimamohamed-gq5rq14 күн бұрын
Mar kasta kama maqbnado meshan❤🎉 tnx nasra
@FarhiyofartazHappy13 күн бұрын
Mnshllh abayo Allah aya mahad lex iguka hiree❤❤❤keep going qali
@KhadraApdirashiid14 күн бұрын
wLaL baryahan aaD ban kugu xiisay❤
@HufanMohamed14 күн бұрын
Mashaaalh tabrklh ❤
@DeqsanShiine15 күн бұрын
Masha allah nasriin sakay kanal kaga so egay inad wax cusub so dhigtay wad naga so ragtay mlmhn allaha kubarakeyo wlshey aad ban kugu xeranahay❤❤❤
@CayuushCadaawe14 күн бұрын
Xaqiiq apyo 😢jazaklaah
@NajaxDaahir-r2c14 күн бұрын
Qalpi dajiyaa alleh haku xifdiyo ❤
@canabmuktar10214 күн бұрын
Mashaallah waa hadala qalbi taabad leh
@Abdullaahi_ashqar15 күн бұрын
Cajiib cajii cajiib👏🏼👏🏼
@AyaanIsmaaciilcabdi914 күн бұрын
Masha allh abyo allh ku xafido
@MunaKhadan14 күн бұрын
Mansha Allah
@monakaif7114 күн бұрын
Nazreeney jazallah qalbi❤😊
@SumayaMohamed-sg6iw15 күн бұрын
Waan kuu xiisnay xbbt nazreen ❤
@HooyomacanHooyomacan-j3z15 күн бұрын
Jazaakalah aby mcn❤🤲💯
@basraadnabasradna803314 күн бұрын
MANTA IGA HORAYSAN CHANNELKAGA LKIN WAN KA HELAY SIDA QURUXDA BADAN EE AAD WANGZAN U SOO JEDISAY THANKS WLLSHY ❤🎉
@Maryuumey14 күн бұрын
Asc abyo naszrin waxan raba inan arin kula wadaago oo aad iyo aad u wayn gar ahaan dhanka gabdhaha oo aan raba dhib na haysto inaa naga caawiso wlhi abyo wad igu faaidi meel aan kala soo xariiro ii sheg aqoon kuma lihi
@nazreenzallah13 күн бұрын
Wcs warxama Instagram igala soo xidhiidh wlalo :Nazreen zallah
@faadumoaxmed-dq8yd15 күн бұрын
Wll podcast mayska saartayyy dib ugu soo noqo 😢❤
@nazreenzallah13 күн бұрын
May gacalo hakad baan yara galiyay muddo halkan baynu se iskala soconaynaa inaha allah.❤️🫶
@Mohametabdi412 күн бұрын
Barmaji dua Ah Miya No Bilowday Wlal
@NafisacaliSaleeban13 күн бұрын
Halkee inaga aaday aad ban kugu xiisnay
@Leila-c4w14 күн бұрын
Jzk xabibti
@NajmaHassan-u9c15 күн бұрын
❤️❤️🥹
@Ikram.mohamed90514 күн бұрын
❤❤❤
@Maryuumey14 күн бұрын
Asc abyo naszrin waxan raba inan arin kula wadaago oo aad iyo aad u wayn gar ahaan dhanka gabdhaha oo aan raba dhib na haysto inaa naga caawiso wlhi abyo wad igu faaidi meel aan kala soo xariiro ii sheg aqoon kuma lihi
@Maryuumey14 күн бұрын
Asc abyo naszrin waxan raba inan arin kula wadaago oo aad iyo aad u wayn gar ahaan dhanka gabdhaha oo aan raba dhib na haysto inaa naga caawiso wlhi abyo wad igu faaidi meel aan kala soo xariiro ii sheg aqoon kuma lihi
@Maryuumey14 күн бұрын
Asc abyo naszrin waxan raba inan arin kula wadaago oo aad iyo aad u wayn gar ahaan dhanka gabdhaha oo aan raba dhib na haysto inaa naga caawiso wlhi abyo wad igu faaidi meel aan kala soo xariiro ii sheg aqoon kuma lihi