Пікірлер
@najaH-tk2rh
@najaH-tk2rh Күн бұрын
Mahad waxa iska leh alllhi gabdh iga dhigay alxmadulillah 😌💗
@Hamdush-q3d
@Hamdush-q3d Күн бұрын
Ma❤
@xamdax8459
@xamdax8459 2 күн бұрын
Thank you walal
@__fatima.zahra6
@__fatima.zahra6 3 күн бұрын
❤❤
@HadyaMohamut
@HadyaMohamut 3 күн бұрын
Abaayo wan kugu faaidey waxa jira hablo badan oo aan zhp nahay dareemana dareenadan ma uga faaideyn karaa waayo intooda badan telefonka waxba ayka dhigan kari waayeen.
@NajmoKhaliif-j4e
@NajmoKhaliif-j4e 3 күн бұрын
Aniga aba sas igu ah see kucawin karaaa ila her uu wax barashada idiido garay asagoo idhahayo meshas waku dhimanesa tuga jogto shilba galesa her an garay waxs abe shegayo ina kuriyodo oo hurdada xita cabsi ku daremo ma dama an ku dhaga adegay ina wax barashadeyda wato sacad walba eray icabsi galiyo idhaha lkn asag wexey latahay inuu idarensinayo jecel am inuu icabsanayo plz si an ku cawiyo isheg
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 3 күн бұрын
Thank you wllshy qli Alle haka abal mariyo mcnto❤🎉
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 5 күн бұрын
Thank you wllshy mcn❤🫂
@ImaanmaxamedMaxamuud
@ImaanmaxamedMaxamuud 5 күн бұрын
Allah ku xafido❤
@FatimaAbukar133
@FatimaAbukar133 5 күн бұрын
M.a abyo jazaka laha waxbadan aya ka faiday
@najmamahdi4944
@najmamahdi4944 5 күн бұрын
Nazreen salah rabi haku barakeeyo walaal.❤
@its_Me_Faazuu
@its_Me_Faazuu 6 күн бұрын
Mahadsanid Huuno Mcn😭💕🫶🏻
@yusufnunowabdulle2159
@yusufnunowabdulle2159 6 күн бұрын
Mahadsanid Walal Nasriin.
@fatimakiin435
@fatimakiin435 7 күн бұрын
Abyo nazra jazakallh fil janah wlhi ma qiyaasi kartid waxaa kaa faaiiday anoo is waayay cariiri iyo ciil dareemaayo garan waayay mesha liga heesta aa video aan kaa dhageestay ka helay dhiranaan bdn dib isku helay hda ku jiro xld kabasho ah alx
@NajmaHassan-u9c
@NajmaHassan-u9c 7 күн бұрын
Casharkani muxuu wax i baray wllhi waxaan is waydiinayaa hablaha awooday inay iibsadaan Coursadan waxay faa.ideen masha allah.😢❤
@asmaqadan3318
@asmaqadan3318 7 күн бұрын
Eebe weyne haku barakeeyo walal❤️
@mariasharmarke77
@mariasharmarke77 7 күн бұрын
mansha allah huno caqliga iyo cilmiga alle haku siyadiyo aniga iyo gabdho badanba fursad umay helin course markay baxaysay waxan ka codsanayna inaad noso badiso hada malin kasto noso dhigi karin malin dhaaf noogu soo dhig mahdsanid
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 8 күн бұрын
MashaAllah Allah hakuxifdiyo Jzk khairan
@SaharlaArts
@SaharlaArts 8 күн бұрын
Nasriin waxaan jecelahay podcast kaaga, gaar ahaan xasuusin iyo xasilooni waan dhammaystay dhammaantood waanan ku celcelshtaa gacalo. Dedaalkaaga, gudbintaada wanaagsan iyo eray xulashada wanaagsan waan ku degaa, cid kastoon aqaana waan la wadaaga in ay dhagaystaan. Wax wayn oo wanaagsan ayaad noosoo gudbisa barakaw gacalo.❤🫂👸🧡
@MaaidaReermagaal-rr4up
@MaaidaReermagaal-rr4up 8 күн бұрын
Erayga caadifad mxa laga wada abayo
@nazreenzallah
@nazreenzallah 8 күн бұрын
Micnihiisu waa: Dareen ama shucuur.
@hamdi2233
@hamdi2233 8 күн бұрын
Mahadsanid ustadah❤
@zamzamdiyaad6500
@zamzamdiyaad6500 8 күн бұрын
Jazakallah qaali❤
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 8 күн бұрын
Xqq markay murugadu igu bilaamatay ayaan bilaabay cuno aad uban oonan baahi u cunayn ilaan inaan ku dago mooye
@user-qi3pt6nl8e
@user-qi3pt6nl8e 8 күн бұрын
Wadku mahadsanthy habo Allah ka abaal mariyo🎉❤
@Nasteha-r5l
@Nasteha-r5l 8 күн бұрын
Wll course Kan hel hibadaada gabadhnimo sideen ku heli karaa
@nazreenzallah
@nazreenzallah 8 күн бұрын
+252637988671 Numberkaas nagala soo xidhiidh wllo💗
@MaaidaAxmed-po5jp
@MaaidaAxmed-po5jp 8 күн бұрын
Alx abaayo alle hakaa abaalmriya❤❤❤🎉
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 8 күн бұрын
❤❤
@ayanothman4963
@ayanothman4963 8 күн бұрын
Jazaakallaahu Khayran wllo
@DeeqaCali-km2fe
@DeeqaCali-km2fe 9 күн бұрын
Siham
@DeeqaCali-km2fe
@DeeqaCali-km2fe 9 күн бұрын
Ana kaso horeyay
@SihaamCwahaab
@SihaamCwahaab 9 күн бұрын
First ❤🎉
@Ira234-b5p
@Ira234-b5p 9 күн бұрын
❤❤❤
@nimconalkanimconalka
@nimconalkanimconalka 11 күн бұрын
@astronomycoursesomaliaiish6461
@astronomycoursesomaliaiish6461 12 күн бұрын
MS nasreen wa mahadsantahay Balse Qaybta 19aad ayaan waayay?
@fatimakiin435
@fatimakiin435 12 күн бұрын
Abyo maalin dhaw ku bartay attachment waxaa ku noqday wllshy oo iga yareed oo dhimatay allha unaxariizto 😢😢😢 lkn iskuma heesan hdaa is fahmay
@HamdiAbdi-r5e
@HamdiAbdi-r5e 13 күн бұрын
❤❤
@NajmaHassan-u9c
@NajmaHassan-u9c 14 күн бұрын
Ma jecli inaan comments bixiyo lkn markaan ku arko waxaan sii ogaadaa inaad iga dhex hadli doonto, oo erayadaadu ay meel aanay dadka kale gaadhi karin dawaynayaan🥹❤️
@MarwoMohamedMoalim
@MarwoMohamedMoalim 14 күн бұрын
spotify soo geli walalo
@FardowsoUpdi
@FardowsoUpdi 14 күн бұрын
Abaayo lasoo dhakhso s2🎉❤ ilove you boyoooòo❤❤❤
@NuurCali-s1s
@NuurCali-s1s 14 күн бұрын
Mahadsanid macalimadeena aniga waxaan saas ku,ahay walaalhey iga yar yar daganaashiyo madeeraamyo intaan kamaqanhay😢
@user-ug7xt9ww4n
@user-ug7xt9ww4n 15 күн бұрын
Jazaakallah khyr wllo
@IkraanCadey-fc7qi
@IkraanCadey-fc7qi 16 күн бұрын
Mahadsanid apy nazrin❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 17 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤aamuuska ayaa door ii ah 🤐🤐🤐🤐
@NajaxAbshir-z9j
@NajaxAbshir-z9j 18 күн бұрын
Masha allh ilhy ajar io xasanad haka siyo wllshy anaguna kuwi wanadada qata ale Hanaga dhigo ❤😊
@sahraahmedisse8557
@sahraahmedisse8557 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@UmuCaaisha-t7m
@UmuCaaisha-t7m 18 күн бұрын
Mahadsanid xbbti
@maayavolges1871
@maayavolges1871 18 күн бұрын
Mnshallah ❤
@saafiahmed-z7k
@saafiahmed-z7k 18 күн бұрын
Wad mahdsanthy wllo qali ❤wx badana wn ka faa'iday aduun iyo akhirba liiban
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi 19 күн бұрын
Jazza ka allah Jazza ka allah 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Jazza ka allah waxaan ku rajaynaya farxad warta ilahay haka Jazza ii siyo
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi
@OsmanabdillahiOsmanabdillahi 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Alhamdouillah Alhamdouillah Alhamdouillah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤