Dumarka Miyaa La Siri Karaa, Mise Iyaka Ayaa Been Ay Arkaan Iska Indhatira? 🤔

  Рет қаралды 9,192

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Nairobi, Kenya
0722997917
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
Numberka 0907635086

Пікірлер: 55
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Nairobi, Kenya 0722997917 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center Numberka 0907635086
@Redsand12
@Redsand12 5 ай бұрын
Super amazing advice. Thank you! I am glad I married when I was independently financially stable and free. Marriage was just an addition and sought companionship.
@amalismail7772
@amalismail7772 5 ай бұрын
Wlhi Dumarka inta badan iyagoo arkaya waxa dhacaya ayay sii joogan meesha, way u samraan dhibaatada midaasna ma fiicna just leave meesha naftaada ku dhibaatonayso
@hoodoleey
@hoodoleey 5 ай бұрын
Fatxiya I love this kind of topics. Thank you so much❤
@fatumatube5042
@fatumatube5042 5 ай бұрын
I remember 2022 oranjirty madoonayo in leyso guuro ana cid uguuro wllahy wad ka dhabeysay 😅 beautiful 😍 👌
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 5 ай бұрын
Habaryar Mahadsanid waxbadan baad hablaha soomaliyed ufaaidaysa iyo Ragaba Marka habo Gabdho badan oo fahmin ayaa jira oo Aad uxadgudbay sida kuwa sheegaysay oo Guurki nacay ilmihii nacay Nimankii soomaliyedna cay kala hor imaanayana iyo nacayb ayagoon garanayn kee dulaysta ah keebaana ahayn mrka fariimahag kuwacyi gali gabdhahaas dabcan waa kuwo da'da yar caqli ahaan Ee gabdhaha waaweyn m.a wey ogyihiin fariintaada guuleyso Habo Garabkaaga Nahay kaalin baa Nokgu jirta fcan Allaha kubarakeeyo❤
@Naagnool124
@Naagnool124 5 ай бұрын
Nooloow wllo
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 5 ай бұрын
@@Naagnool124 Wlshey Barako mahadsanid💖. maxaad inbadan tiri Maxaa idhaafy Maxaa Idhaafy live-ka markaa soo gasho kkkk
@Naagnool124
@Naagnool124 5 ай бұрын
@@khadarhassan4366 kkkk ima dhaafo waa nolol maalmeedkeyguu ka mid yahay livekaasi
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 5 ай бұрын
Anuu waligay nin lacag lee in an gursado kuman fikirin lakin qof ii jecel o take care gareya
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt 5 ай бұрын
Naagah nimanka kugalaya lacagta dee adbashaqayso maxad qofkulamida jeebkiisa ugaxisaabtami
@fatumatube5042
@fatumatube5042 5 ай бұрын
Arimaha qalbiga markey noqoto hadagdagin. i love that but i wish in marhore ka maqlilaha😊😢
@ceebla9231
@ceebla9231 5 ай бұрын
It’s never too late dear 😊
@zahrar.834
@zahrar.834 5 ай бұрын
We need more of this kind of issue 😂. thanks
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 5 ай бұрын
I watched all episodes in 2 days,I almost got fired from work but we got so many Legions in Somali Communities....😂😂😂😂😂.So many lol!
@ceebla9231
@ceebla9231 5 ай бұрын
Indeed
@zahrahabarwa3322
@zahrahabarwa3322 5 ай бұрын
ASC Fathia dimarkeena kawaani lacag jaleilka Dooqiiba kalumey sidey muxuu isina iyo muxuu aroos igudhigaa ugafekeraayeen. Mas aduu waryaaba yaryar u iibsho waa iska kalaxaroonayaan hadhowdhe waasoocabadayan markaan gursaduu isbeley waa idilaa iyo qaarkoodna nafttiibey waayey. Maal walahela waana lawayaa , dhaqanwanaasani waa muhiim.
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 5 ай бұрын
Ala hapo wan sugayey walhi ....thnk you so much
@allahbawayn
@allahbawayn 5 ай бұрын
Cidi masirikarto lakin iyaga is indhatira runtii
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 5 ай бұрын
Jojiya lacag jacaylka dumaroow👍👌
@umufatuma7472
@umufatuma7472 5 ай бұрын
Cidina ma siri kartee ayagaa is indha tira alla maxan arkay gabar wax cad iska indha tirayso waliba gabdhaha somalida waxay ku dhihi ma aqaan wuxuu igu aqriyay 20 wax oon wax ku fahamaan arkay ma ogi wax si iga noqday dee waxba si kaama noqone waad iska indha iyo dhaga tirtay
@iftinfarah6010
@iftinfarah6010 5 ай бұрын
Farxiyo quruux waa ku salaamay💕❤️💕❤️😍
@user-fo7yz7wm2z
@user-fo7yz7wm2z 4 ай бұрын
Wlhi wn Ku jeclahy habo qali ♥️
@Demurrrrr
@Demurrrrr 5 ай бұрын
Fatxiya you are so beautiful queen🥰
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 5 ай бұрын
I think we need to balance btw brain and heart and take a deep breath to pick up the right one They follow their dumb emotions to ignore the alarming dangers
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Absolutely habo! Hobo, I am curious about you. You will make a fine husband to some lucky girl. Insha’Allah May Allah bless you and protect you!!
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 5 ай бұрын
@FatxiyaCabsiiyeChannel You too habo bless your family
@Amaaniasluub2094
@Amaaniasluub2094 5 ай бұрын
Wcs sis
@Nacuuma
@Nacuuma 5 ай бұрын
Asc farxiyo Abaayo deeqo gabdhii cudurka ku daartay Hassan kasoo hadal yaana leey hilmaamin ayey tiri cabdixafiidna wuxuu keenay dhaqtar cadeeyay in uu ninkaas cudurka qabay Marka gabadhaas inta codkooda meel fog gaarayo ha caawiyaan
@nimosuleiman
@nimosuleiman 5 ай бұрын
Wan arkay laas oo kale beentii oo indho cad lkn casharo badan ban ka bartay hada markiiba wan arkaa dabeecadii oo kale mid leh hadan arko
@lastword7748
@lastword7748 5 ай бұрын
Where can I leave an audio for you my sister?
@saabirinomar8392
@saabirinomar8392 5 ай бұрын
Sidaan U jeclahy Taladaad❤
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 5 ай бұрын
Waa runtaa
@asmacali111
@asmacali111 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-mb7yk5dh9c
@user-mb7yk5dh9c 5 ай бұрын
Habarka ugu akhlaaqda xun cadaan iyo madowba soo dhamaysay ma xishootoo ah rag soomaliyeed ku waalatay mid walba ka cararay dhaqan xumadeeda bil ramadaan alle umada haka qabto amiin amiin
@nasraabdullahi231
@nasraabdullahi231 5 ай бұрын
👍👍👍
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 ай бұрын
Sheekadeeda laba maalmood baa dhagaystay laakiin waxyaaba badan bay iska indha tirtay.lacagtay ku gashay waayo biilki isaga bixinayay accountiyo beena wuu tusay.
@abdirashidcuraagte546
@abdirashidcuraagte546 5 ай бұрын
Walaal Soomaali markad la hadlayso Af Soomaali kaliya kula hadal. Boqolkiiba 30 lama fahmo fariintaada sababtoo ah 30% af ingiriis ayaad ku dhex dartaa dadka ku dhagaysanayana 92% ingiriiska ma yaqaanaan
@bilana289
@bilana289 5 ай бұрын
Dumarku way arkayaan 🚩lknse way iska indha tiraan Fathiyay aniguba fuley ayan ahay ٱلْحَمْدُ لِلَّٰهِ رَبِّ ٱلْعَالَمِينَ Wuxuun baan sawirtaa serial killer ILLAAHAY ayaa Ina ilaalinaya
@muudahir7081
@muudahir7081 5 ай бұрын
Red flag saa uhesho wax dhagesida habato hadalkda hayarado
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Tamsim3358
@Tamsim3358 5 ай бұрын
I'm going to disagree with you here, a somali man cannot trick a somali woman in our nosey culture we can find out about a man with one phone call, only if she wants to be tricked its possible and she wants to go along with it.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Is that what I said even in the title? Lies are common and we know it, yet we trust so easily. I am not disagreeing with you because that’s what I said! By the way, it’s even easier to verify information about the person you’re dealing with in the western countries. At any case, it’s often us women who don’t want to know the whole truth because we trust early on and by the time we become suspicious, we are already in too deep and don’t want to lose the person. That’s what I have seen too often which is what these liars are counting on.
@nimam7846
@nimam7846 5 ай бұрын
Western countries it's sometimes not easy to found out about somalis men lie cause maybe no one knows he is married to other woman. Maybe the other woman lives in Africa, maybe he tell people he divorce her without he did. Some women found out that their husband have other kids many year after marriage.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 5 ай бұрын
@FatxiyaCabsiiyeChannel Yes, desperation and blinding themselves from the truth is the biggest problem, the reesaa woman went past every red flag,
@samiraige4360
@samiraige4360 4 ай бұрын
Haday rabi lahaayeen inay ogaadaan oo wakhti ku bixin lahaayeen way ogaan lahaayan. Lkn waxaanad rabin inaad ogaato ogaan maysid
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂❤😂🎉😢😮😅😊
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 ай бұрын
Shekada inaan lasocney ayaad moodaaye fathiay maadnoosoo bilaawdid hunoy
@habonparis9804
@habonparis9804 5 ай бұрын
Asc habo fathia wan ku tageera oon daawada youtubkaga habo numberkaga watspp isi
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@al7oob
@al7oob 5 ай бұрын
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 9 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 34 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Nin Aan Ku Doonayn Daba Orod & Naxariis Kuma Soo Jeesto😢
26:01
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 18 М.
Adigu Is guurso gabadhey
10:09
G-Muse
Рет қаралды 595
Qaytii 3-aad ee sheekadii Ma Salguure Caashaq (Iska basri)
15:05
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 46 М.
Ka Xoroowga Fakhriga & Kobcinta Shaqsinimada (Self Development)
33:19
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 3,8 М.