Dhuxusha iyo badda iyo wixii khayraad ah waad ugu deeqdeen kenya waan garab istaageynaa madoobe maadaama shaqo fiican kenya u qabtey caqabada ugu wayn somalia yahay isaga ayaa ina anfacaya
@zeinabs678Ай бұрын
Mashaallaah allaah ha mideeyo dadkeena somaliyeed
@Xaswawa-rz2etАй бұрын
Buale gacanta maamulka Sheikh Axmad ee jubaland ha lagu soo cesho.
@CawoiyoAyaanАй бұрын
Horta jubbada hoose ma kismaayo uun baa meey xoreeyan magaaloyinka kale
@xaliyamohamed522316 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤kismaanyo
@mrwadaniciilan8799Ай бұрын
Hambalyo jubabalan waxaad ku darteen Kenya shaqo fiican ayaad qabateen dawlad kasta oo somalia leedahay caqabad ayaad ku noqoteen kenya ayaad ka amar qaadataan masha allaah sidaa ku socda soona celiya madaxweyne dalka oo 6 madaxweyne ayuu leeyahay sii nadiya gaarsooya ilaa 20 madaxweyne m.a
@IBRAAHIM-z8wАй бұрын
Mashalaah guul jubalaan❤❤❤❤❤❤jubalaand ❤
@SALEMALAWBATHANIАй бұрын
ان شاءالله
@HawaA-w9gАй бұрын
Maxamed jamac taariikh ayuu ku leeyahay kismayo Qolyahaan qoraxay iyo jigjiga ka imaaday aqoon uma laha Taariikhdiisa
@Johnniedallas214Ай бұрын
Tariiqda kala badho iyago qoraxey & jijiga ka yimid ayay hadana u dhashen Jubaland
@kismachannelАй бұрын
Dadkaan wax reer kismaayo ah kuma jiraan
@batulasmail8261Ай бұрын
Dulmiga Allaha Dhabarka la jabiyo
@ya3746Ай бұрын
Meesha kismayo Ku oor kacsanayo Runta waxey u sheega dadka meesha waxa lugu amaaney ninkii aha Qalbi madoowe Kismayo ragii lahaa Waa u jedaan beenta
@ainanshedayr7569Ай бұрын
Daanyeernimo weeye in Axmad Dhuxulayste ku ammaanaan been iyo marin habaabin. Dhuxulayste must go
@SALEMALAWBATHANIАй бұрын
❤
@Caliya7Ай бұрын
Axmed Adobe walaalkis miyaa waaba u egyahaye
@asamadhassan1419Ай бұрын
Kismayo haddii la fonayo in guryo laga dhisto ama laga iibsado si loo soo dego ama dadkii deganku guryahoda dib u dhis ugu sameystan waa in la helo nidam dowladed ee dowladaha hoose(city council) lana fhamesutito shurucda dowladed haddii kale sidi kacaankii baa sheedda laga eegan dad qaxootina degaan hormar ama maalgelin kuma sameyn karaan dhaqaale xumo unbelievable sii siaysdin ee magalda shurucdeda hala dhiso si dhaqalhedu kor ugu soo kaco Lakin inta qofkii wab raba in uu dhisto ama running marsado la baranayo si sharci darro ah waa la isa sugayaa!