Ma Candi Cali Raage baa Kismaayo magac kale ku galay? Oo meel qofkasta ku yaqaanno sidee magac kale ugu tegi kartaa? 😂😂😂😂😂
@SafiaJama-s4cАй бұрын
Huseenoow aaway horta buundadii Gedo laga dhisi lahaa
@AhmedDaariqАй бұрын
Nagaha single mother's ka ah ee qurbaha stress ku kuhayo ayaa waxaas lacagta looga cunaa 😂 inay nin ku raadsadaan ayaa loo qatay lacagta beenta looga cunayo😂
@SafiaJama-s4cАй бұрын
@AhmedDaariq Nin Soomaali waa Caqli yaryihiin qaarkood Nolosha in ay Cisilkooda xunee Araya uu ku jiray moodaan Xoolo
@AhmedDaariqАй бұрын
@SafiaJama-s4c kaasi waaka lagugu dhalay kkkkk hadh iyo habeena aad u xiiqsan tahay Saad u heli lahayd xalaal iyo xaraanba kuu noqdaba kkkkkkk inaad amaanto mooyaane cay kaama mudna! Ragii haday caqli yar yihiin naag miyaa caqli badan kkkkkkk idinkoo naqisaatul caqli wa diin ah
@IbiEntertainmentАй бұрын
Ethiopiankaa diiday in laga dhiso oo shicibka wax loogu fududeeyo sxb 😢 Ethiopia 🇪🇹 waxay doonayaan in wabiga hareeraheeda laga guuro oo iyagaa biyaha ku soo fatahinaya oo shalay markii biyo xidheenka la’dhisayay ayaa loo sheegay yaan loo gacan galin Ethiopianka maantana way barooranayaan shicibku oo gun ayay nowdeen walahi oo waxaa ladeegaamiyay ilaa 30kun oo Oromo ah oo xitaa badankooda qabaa’iladii deegaanka sheegteen si ay uga huriyaan dhibaato iyo inay isku diraan waana sababta dagaladu kajiraan Deegaanada walahi waan la’soconaa oo xitaa Cuqaasha iyo Madaxda deegaanka waa Oromo badankooda luqadda ku hadasha oo qabiilka sheeganayay 50kii sano ee lasoo dhaafay maantana iyagaa shicibka u hadlaya nacaladdu subhannallah 😢😢😢 Shicibka Gedo haday qoryahooda qaataan waLahi ciidan gurmad ah ayaa buuxa oo maalmo kugaadhi walahi oo waa’loo’sheegay in ay kacdoon sameeyaan si loo kaalmeeyo. Arsenalna iyo Ethiopian&Kenyan way wada shaqastaan oo waliba badankoodu waa Oromo luqadda baratay oo deegaanka qabiilkooda iyo Raxanwayn sheeganaysa walahi indhaha fura shicibow 🙏🏼 qofkii gunnimo doortaa ilaahay haku halaago oo inta fulayda ah ilaahay haku idleeyo inta geesiga ahna ilaahay hasoo hanuuniyo oo ilaahay hurdada haka kiciyo oo Jihaadka Ethiopia 🇪🇹 halaga laan waana diyaar Ciidan gurmad ah oo gaadha 2 maalin gudaheeda InshaAllah 🤲🏼
@SafiaJama-s4cАй бұрын
@IbiEntertainmentw war Nagaland tag Ducuf nimada Itoobiyaan Af Quemuun Af Qashuush yaa wax ka waydiinaya Ciida Soomaaliyeed
@abdisheikh6094Ай бұрын
Mahadsanid
@xamdiabdisalam-d7gАй бұрын
Ahmed madobe waxan kula talin lahaa inuu madaxweyne u dorto nin mareexan ah lkn hadey tolkada qabtan xilka ogow ineynan ku deyndonin adey kuu taala
@OmarMohamed-db3iyАй бұрын
ahmed madoobe waxaa la garay waqtis ilaa meereyso ahmed madoobe Games ayaa la dhaha waan naqana filmanta ahmed munaafaq
@MaxamedAxmed-wn9urАй бұрын
Muxumoryan xuna. Kismayokaqadikara.
@faahiyecawad359Ай бұрын
Allow kii roon reerka u reeb
@sahraAli-e9hАй бұрын
Darood dhul uusan lahayn bay wiilal oga dhimanayan ha is daalina Jubaland marti baa ka tihiin ku ekaada martinamada
@cismaanguure927Ай бұрын
Dr,xamza cabdi barre waa siyaasi aqoon sare leh daaroodna isaga ayaa wakiil uga ah dowladda danqaran dowladda danqaran waa nidaam lagu soo dhisay 4.5 sidaa darteed beel walba meesha ay ku abtirsato ayay mas'uul uga tahay jagada mansabkeeda xasan sheikh beeshiisa ayuu matalaa xamzana beeahiisa ayuu matalaa dowlad danqaran sidaa ayay ku socotaa ogaada,
@abdikfilabile270Ай бұрын
Maskiin ayaad thay walhi Hassan Oo Kismaanyo Samayn kuyeeshay kulahaa mareexanka samaynta ku yaalan waayay Kismaanyo xgee hassan soomarikaraaa😂😂
@ayaninadee176Ай бұрын
Cuqabadii Puntland waa soo baxdey 😅
@rock_diamond9475Ай бұрын
Kan cuqdad aya haysa
@lulshire7831Ай бұрын
Wa wali cusub
@jamaalmohamud9679Ай бұрын
Xasan sheikh Xamar kama taliyo,ma dhul Darood buu rabaa inuu ka taliyo! Daroodoow dhulkiina ilaashada,dhul balàarsi baa socdee.
@salmaan11Ай бұрын
Dhuxul iyo dhiiqo kee baa adag? Isku jaba
@mohamedabubakr-gq6qhАй бұрын
Xasan sidu ugu guul dareestay Puntland 🇺🇿 ayuu ugu guul dareestan doona jupaland ka mana ad aan karo ahmed Maxamed from 🆎🚾 insha Allah Xasan dowlad nimada mahan waxan rawaa sa meena ee talada dalka miiska dib ugu celi reer jupalandnow manta dowladnimada uhii liya oo ahmed madoowe tageera halmid ahaada asc
Xasan munafaq hooyadis guma dhacdo inu dagalka kismayo ku furro dowlada jubland oo hogaminayo mw jubland ahmed madobe dorashadi wu ku dhawaqey horgalkas wa la so qabaya
@FY-EditzzАй бұрын
Facaaa iska dhicis ayaa halkaan na dhigay soomaaliyeeey.
@halimahersi8454Ай бұрын
Madoobe lagama sarikaro ismayo
@kskksshjks1931Ай бұрын
Devil is a liar 😂😂
@SafaMarwa-ww8wcАй бұрын
Xasan wuu. Fashilmay guushu axmed ayaa guulaysanaya
@cabdulahiciiroАй бұрын
Fiva axmed madobe laaya muqdisho by by 😂
@maryami2299Ай бұрын
Axmad waa koolo ee meesha halaga fujiyo asaga ma lehee
@cadceed-wt5Ай бұрын
Axmadow mesĥas waa ka naqeysate ina adeeerka ogaden ah xita wax u ogolow marexan io hawiye warkoda majirane jubaland ogaden reer ahan madax ka noqon maaye ina adeerada la tartan ama kistada qaado dadkaga dhinac ka raac
@fahadyare6709Ай бұрын
Mareexaan oo gobolka ugu weyn leh jubaland labada kalana wax ka daga kwrn
@cadceed-wt5Ай бұрын
@fahadyare6709 waxas waa la iskala tagay buur maku tiirsanthy sida kenya o kale aniga kismaayo jubaland marka laga reebo ayan wax ka dagaa ani io adigana wa la ina maquuniyay shacabkena intan u naxnaa nabad qadanay
@fahadyare6709Ай бұрын
@@cadceed-wt5 cowlyahan miyaa thy adigu anigu inan meshan leeyhy una haraayo baan aminsanahay kismayo waliged lama fadhinayo
@cadceed-wt5Ай бұрын
@@fahadyare6709 adeer aniga io adigaba waa la inoo awood shegtay malin cad ayan dib u guranay markii kenya duqeyn dadkena ku leysay ee mareexan intuu ogaden io axmed madobe kenya mesha u jogto waxba ka jarimeyne dadkena ama dhinac ka raacna gaaljecel ban ahay
@HassanMohamud-oy3qqАй бұрын
Waryaa habaarga ka daa kismaayo
@Mo.Ali.2010Ай бұрын
I support isku caana shubka madoobe, couz Hasan has no other vision than building family feud.
@fahadyare6709Ай бұрын
Never sxb madobe waa kansar
@zakyflaqАй бұрын
Marexana waa aids kkkk habarteex bay katahay ilkayarey inad kismayo madax kanoqotaan
@beryalex1798Ай бұрын
Axmed waa soo dhamtay siyasadiisi . waxaa u jeedna uun ragasho nafbax ah
@Fowzia69Ай бұрын
@@fahadyare6709 CANCER ADIGAA AH IYO WIXII KU DHALAY
Hassan qabuure faagte wa mooryan afkanool ah hadalkisa macno maleh meel u xukumo majirto an ka ahayen degmada Karan brother
@tusmoaadil1825Ай бұрын
Xasan sheekh barnaamijka loo soo dhiibay ee laga rabo waa in 5 sano ee farmaajo joogay wixii soomaali u hagaagay uu xasan burburiyo ninku qorshe dejisan buu ku socdaa soomaaliyeey hurdada ka kaca
@nuurisakaden4439Ай бұрын
Kismayo dagal kama dhacay ee dorosho Al sayid axmad madobe la doorananayo aya ka dhaceyso
@SafaMarwa-ww8wcАй бұрын
Xasan sanad qura u hatay
@ainanshedayr7569Ай бұрын
Abdirizaak Ali dheere maaha nin axmad qaraabo yihiin waayo reer cabdille unbaa ka dhaxeeya. Waana nin reer Amaadin ah. Axmadna waa nin reer warfaa ah.
@MohamedAbdiOgleАй бұрын
Hassan guurguurte iska celiya
@Raeescumar78Ай бұрын
Wr nio horta laba daran mid dooro waaye arintu
@Raeescumar78Ай бұрын
Axmed madoobe meesha halaga tuuro si ay hoosta ama howlaha jubland dowladda dambe ay ugu fududaato ninka a.mdoobe waa in meesha laga saaraa
@aishaosman5793Ай бұрын
XUSSEIN HADAY TOLKAA RAACEEN AHMED MADOOBE DEE ADINA MA DAMEER IYO DIGIR MIYAA RAACDAY WAATAA SHALAY JAALE DAROOD DUULIN JIRTEY SAGAARO WAA SAAGARO TUN LAKALA QAADO MALAHA AHMED ASAGA AYAA U TALIYO KISMAYO IYO JUBALAND
@moa.9902Ай бұрын
Waxaa iska cad in CADAWGA Marreexaan oo kala ah Midowgii musharraxiinta, oo ay ku jiraan Sheekh Shariif iyo Xassan Shekh + Axmed madoobe iyo Ogaadeenkiisa + Deni iyo majeerteenkiisa + Isaaqa Somalinand, ay ku kulligood isu kaashadaan sidii Marreexaan looga ilaalin lahaa madaxtinimada Jubaland.
@QoragaАй бұрын
Adigu maka fara xalatay forex maka rejo dhigtay profit
@AhmedAdenJamaАй бұрын
Reer Jubbaland oo u muuqda iney ku heshiiyeen Qabsashada Doorasho Dadban xilli Dawladda Federalka Soomaaliya u muuqato inay dawlad Goboleedyadii kaga soo hareen GALMUDUG iyo Hirshabelle 1.Somaliland Doorashadeedu waa ka madax banaan tahay Dawladda Federalka Soomaaliya 2 Puntland Doorashadeedu Waa ka Madax banaan tahay Dawlada Federaalka Soomaaliya 3.Jubbaland doorashadeedu Waa ka madax banaan tahay Dawladda Federalka Soomaaliya Haddii Saddexdaa Dawlad Goboleed ay doorashooyin ka madax banaan dawladda Federaalka Qabsadaan, ha ahaato mid DADBAN ama Mid Qof iyo Cod. Maxay Madasha Qaranku u sheegeen in Muddo kororso loo Sameynayo Dawlad Goboleedyada. Soomaaliya ma waxay lee dahay 4 Madal Qaran oo Mid kasta go'aamo gaar ah Gaara, Mase Waxaa bilaabmay Kala Qaybsan oo dalka 4.Qaybood u kala saaraya. Soomaalidu Waxay u baahan tahay Dibu heshiisiin Qaran oo Soomaali oo dhan mar kale hal meel la isugu geeyo oo Dawlad Midnimo Qaran loo dhiso. 24 Sanno Kadib, Shirkii Carta oo Dawlad ku-meel gaarka ka dhalatey, waxaa muuqata in Soomaaliya Nidaamkeedu weli qabyo yahay oo ubaahan yahay in dib la isugu celiyo si loo helo dawlad Soomaalida ku kalsoon tahay oo taageero buuxda ka hesha dadkeeda Hadda waxaa laga cabsi qabaa in Somalidu kala qaybsanto hogaan xumo awgood, kadib shisheeyuhu isku dayo inuu kala qaybiyo oo ay qaar goostaan gaar ahaan Etobiya iyo Kenya ama soomaalida khilaafkeedu sababo mar kale iney burburto dawladnimadeedu siddii dhacday 1991dii. Si kastaba ha. ahaatee dadka qaar waxay ku doodayaan in dawlad goboleedyadu Noqon doonaan meelo lagu badbaado haddiiba Xarunta dhexe ee dawladda Federalka Somaliya lagu kala tago. Sidaa awgeed, waxay mudnaanta siiyaan in Dawlad Goboleedyadu yeeshaan awood bulsho iyo Qaanuun oo ku dhisan dastuur, gole baarlamaan iyo maamul leh awood fulin. Kaas oo u saamaxaya iney Qabsan karaan doorashooyin heer Dawlad Goboleed oo ka madax banaan doorashada Dawladda Federalka.
@SaciidoMohamed-qv7mcАй бұрын
Ogadeen miyaa oga harne hada Kismayo yaab war rer Gedo han malahee Mareexaan ka rer Mudug mamulkas hanoo soo dhicayan
@absshire7984Ай бұрын
Reer Gedo maba aaminsana iney Jubbaland ka tirsan yihiin xataa aduunyada iney Gedo ka weyntahay maba oga
@muslimlivinglife9341Ай бұрын
Axmed islaam xasan waxba kama qaadi karo mardhaw na wala dooran taas ogaada waxa kale waa waa riyo
@The-informedАй бұрын
Haka yaabin in kismaayo dagaal udhaxeya Ogaden uu kadhaco waxa socoda wa mashruuc Xassan baahane lacag looga cunayo sida tii garowe inta 24million lagaga cuney misna doorashadi laga heshiiyey. Xassan haduu daarood iskudiri karo marhore uyu sameyn lahaa
@zakyflaqАй бұрын
Aqli aqligaas baan lacagta ooga qaadaynaa dhaaf dagaal kismayo kadhaca wuu rabaa lakin usuurto gali mayso axmedna wuu fahmayaa xeeladooda
@CabdullahiDheere-ik5ewАй бұрын
Waxaas oo dhan looma baahna hadii axmad lala dagaalayo ma aqoonsanin waxa doorashadaas ka soo baxa ayaa ku filane maxaa dhiig loo daadinayaa ?
@DucaalehusseinАй бұрын
Ilama ahan in xamze abdi bare u wax so kor dhinaaya una ku yelan dono wax galaan gal
@abdullahisaman9582Ай бұрын
Kkkkkk oo waalal gedo maxaa yaalo ma la socotaa in marexaan maanta oogu liitoo taariikhda siyaasada somaliya hal ka jidka u furan waa in aay la saftaan axmed madoobe kana garab dagaalamay in kasto oo aan aamin san ahay in nin ogaadeen ah uusan xabad kismaayo ka rideynin adeer ogaadeen waa niman caqli leh ma aha barihii xasan garguurte soo diray ee kismaayo mareexaan ka bara kiciyay
@SomaliMaxamed-w9gАй бұрын
Cidna isma dagaaleyso yahuuu
@MohamudJanagaleАй бұрын
Doqon darood wakan xolo dawasha siyasadid fahan xasan diqo hadad tak yardo maskin aya tahay
@abdiisse4554Ай бұрын
Waligeed dagaal ha foolato kismayo waxaa ogahe in jubbaland ay guusha leedahe mid kudarsoo xasan xoolo iyo sayid axmed way is yaqanaan hadee noqoto dagaal iyo cudud military 2012 labo sano kahor xasan xoolo oo madaxweyne ahaa kismayo weerar kuqaade oo xasan xabaalo uu soo ababule wixii ka dhace na adaa marqaati kuu qabsana sxb oo wali jubbaland oo intaan aad uga tabar yareed xasan waxaa karaace maxaa ii geeye dagaalka cidankii xasoo abaabule xasan xoolo wax dhinte iyo wax nolol lagu qabte ayeey noqdeen marka waxaa leeyahe xasan xoolo soo soco siraadey xabad way noogu badisaa
@ahmedabdi2180Ай бұрын
Xuseen jamacow waxa xaqiiq ah in kuumadii sidii hore uusan dhadhan raac aheyn siyaasi warkiisana aysan dhag jalaq usiineyn. Ku waa xasan soo dirayna ay ku hongoobi doonaan
@Fowzia69Ай бұрын
Xuseen jamac waa xaasid neceb kumade waana kuwa Xasan sheekh jecel in ay kismaayo yimaadaan oo qabsadaan
@MaxamedSanka99-qm6mgАй бұрын
Kkkkkkkkkk caqli iyo aragti iskuma aadan kordhinee maa iska deeysaan qurunka aada fararaneeysaan waayo jubaland reer gaar ah maleh
@Fowzia69Ай бұрын
@ orod ka difaaco HSM hadaad wax ku leedahay reerka gaarka ah waa 99%
MA JIRTO WAX COLAAD AMA DAGAAL AH OO KA DHACAYA J.LAND AMA WAX SAAMEYN AH OO XASAN DHIIQO KU LEEYAHAY KISMAAYO KUMANA YEELAN DOONTO WAAYO AXMED MADOOBE WUXUU HAYSTAA CIIDAN AAN KA YAREYN 15000 KUN OO CIIDAN AH.
@beryalex1798Ай бұрын
xaqiida waa inuu axmed ineey mar hore mida gashay..FAR WAA WEEN OO LA QORO ma bad baadinyso
Anoo ah nin mareexaan ah waxaan tagersanahay qorshaha mw xasan
@yunankkays3901Ай бұрын
war kan waa nacas deegan ugu wayn jubbland MR baa leh hadda nah wax xuquuq ah kuma lahan oo nin kaan ba mesha xoog ku haysta xiligii farmaajo waxa ladhahaayay qabiilkii buu uhiilina hadda nah hawiya darood kuso dula malin kasta mar marsiyo wayn maa uu qabiil ku soo kac sado ee nin kaan mesha hala dhaafiyo cid kasta ha dhaafisee
@Nuurah951Ай бұрын
Adoo Abgaal ah baan ku ogaaye maanta ma mareexaan baad noqotay fahadow😂😂😂
@fahadyare6709Ай бұрын
@@Nuurah951marexan rer siyaad baan ahay sxb maxaan ku taageeraa madoobe oo dan ah oo uu hayaa nio
@yunankkays3901Ай бұрын
@@Nuurah951 adaa dameer ah ee dameerahaaga ku ikoow madoobe cid kasta oo la dagaale waa wajib ina taageerno kismaayo wuxu kasameeyay mr nin ogaan un og xaqiiq xiligii uu qab saday md kale ogaaden iyo mariixan ya dhul wayn yaysa ahayd inay madax wayne ka noqoto meesha
@Nuurah951Ай бұрын
@@yunankkays3901 adaa dameer ah ayaad qoraalkaaga ku bilowday ana dameer kama hadlin taas baa cadaynaysa inaad xaafada dameeraha katirsantahay, ee arimaha mareexaan inaad kahadashaan maba aha.
@IRIR-SAMAALE_114Ай бұрын
Wariye boocboocoow ka hadal reerka aad ka dhalatay ee Mareexaan oo ka yimid Cabudwaaq oo xooga ku joogo gobolka Gedo... Gedo ab iyo isir uma lihidiin waa dhul ay degaan dhalasho u leeyihiin Dagoodi, ajuuraan, Garre, Mirifle samaale, Dir, saransoor, jareer iwm
@abdirahmanadareahmed2101Ай бұрын
Axmed Madoobe iyo shabaab waa isku mid
@Khdarcrashiir96AxmedАй бұрын
Beenaale ey ha Axmed madoobe guul
@Fowzia69Ай бұрын
@@abdirahmanadareahmed2101 waa isku mid maxaad ka qaadi kadhaaa?
@abdirahmanadareahmed2101Ай бұрын
@Fowzia69 asoo jeebeysan ama cararay adaa arki doona xaajiyo
@BandaasproductionАй бұрын
Xasan sheekh iyo itoobiyaankuna waa isku mid ee kudar
@tuuladaciyaaraha677Ай бұрын
Qiyaali isaga nooshahay wiilow Axmed Madoobe iyo General Sheegow kala garo@@abdirahmanadareahmed2101
@Mideye157Ай бұрын
Axmed Madobe wa yaqaan sida wax loo debero. Hassan dhiiqo iyo marxuumku ma guuleysanayo marna
@cabdimax6621Ай бұрын
Beenaale
@zakyflaqАй бұрын
Ilkayartii habaar iyo oohin baa kasoo hadhay war wallee bay katahay ogaden inuusan isdagaalaynin wan ognahay ina cali raage inay marexan dabada kawadaan balse waxba kasamayn karo
@aadanabdullahimahamuud2995Ай бұрын
Doqontii ogaadeen doolo laga qaad kismaayo hooyadaa miyaa iska leh Kenya kugu haysee
@Fowzia69Ай бұрын
Way jecel yihiin in ay is dagaalama kumade Ina ali Raage ma kismaayo ayuu joogaa odaygaasi waa fid noole
Naa laxyahay laxdu dhashay ee ilkadheer, naayaa meesha dowlad kenya ladhahaa kugu haysa saasooy tahayna hal magaalo ayaad 11sano fadhidaan, shabaabna waad isku wareejiseen ooo halkaasaad islshaqaysataan ee ma awood doqontu leedahay baad kujoogta halkaas magaalo.saxiib jubbaland waxba kama tihiine halkaas magaalo waalaguugu soo gali , xasan waanba kukacsanayn lkn hada waainaan xasan taageernaaa maadama aad edebdaro sii wadaan.
@zakyflaqАй бұрын
@@aadanabdullahimahamuud2995 gabayga ninka sameyey matigid kan loo sameyeyna matihid ilkayar buranburka oon dds iyo jubalandba ku xukumo ka ahoow miskinow
@SaciidoMohamed-qv7mcАй бұрын
Mareexaan hada nahay aan Xassan raacno saa geedo naar mesha oga sarno Xassan na aan deal lagalno oo ah inuu kursiga inaa fuulno nagu garab istagno
Ahmad Madoowe Wuu ku Qasban yahay Inuu iska Celiyo Urur Samaale & Argagixisada Fadhisa Villa Somalia Sababtoo ah Hasan Munaafaq Wuxuu Shalay ku Haystay President Farmaajo Buu Hada ku Dhaqaaqay
@Nuurah951Ай бұрын
Soo asagu urur samaale kama tirsanayn markii laascaanood iyo puntland lagu duulayay, maantey haysataa asagaa xasan hoosta kuhaystaye.
@hashiugas1603Ай бұрын
@Nuurah951 Waqtigaas Waxbuu Xeerxeerinayay Wuxuu ka Baqayay In la yiraahdo Ahmad Wuxuu Noqday Daarood Laakin Hada Wuu ku Qasban yahay
@dr-mahad_rashiid_barreАй бұрын
adeero beenta mad deysid, ahmed madoobe anigoo Sade ah ayaa manta taageersan, ahmed ali raage waxba ma tari karo farmaaju kismanyo geyn lahaa, reer gedo manta waa ahmed ee dadkaga dhinac ka raac