Duulaanka Ethiopia Muxy kaga duwanyahay midkii Kenya?

  Рет қаралды 8,848

Hussein Jama

Hussein Jama

Күн бұрын

Duulaanka Ethiopia Muxy kaga duwanyahay midkii Kenya?

Пікірлер: 108
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 5 күн бұрын
Masha Allah Allahu Akbar Allhamdulilah Allahu Akbar VIVA 5 Darood somalinimada aya ku ween dalka dadka iyo dinta Allah noxafido GUUL Thank you so much bro Guul insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayannur9480
@ayannur9480 5 күн бұрын
Dhulka uu gumeestaha ka talsho waa Darood deganandooda Ethopia iyo kenyanka haystaan Adoon tii
@MaryanCali-b8z
@MaryanCali-b8z 7 сағат бұрын
Walee waa runtaa Xasan waa jaajuus Kenyan ah oo aan iska war hayn❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ragealiaden8585
@ragealiaden8585 5 күн бұрын
Wadaniga dhabta ah meel kale haka raadin waa adiga iyo kuwa kula midka ah !
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 5 күн бұрын
Xaqiiq 💯
@Limitless_enjoyablegames
@Limitless_enjoyablegames 5 күн бұрын
The only solution to somalia is this: somalia should be divided into 6 countries Somaliland - independent country Puntland - independent country Hirshabelle - independent country Koonfur galbeed - independent country Banaadir - independent country Galmudug - independent country NO MORE FIGHTING 😂😂😂😂
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 5 күн бұрын
Waa run kenya waxay sameeyeen iyo tan ethiopia waa isku mid. Xasana ka mid buu ahaa kuwii tageerayey kenya dowladii soomaalina ka soo horjeeday. Maanta waqtigu waqtigii u ekaa xasana wadani buu yahay hada iyo horayba soomaali caqli leh oo xusuus leh oo aqbalayaa ma jiro. Taariikhdu iyadaa is qorta!
@AbdiSaid-p6e
@AbdiSaid-p6e 5 күн бұрын
Nio topcyadaada aad bn uga helaa soo badi ina adeer
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 5 күн бұрын
Somali dal dadkiisii dhamaadeen bay iska sheeganayaan wallahi
@MaryanCali-b8z
@MaryanCali-b8z 7 сағат бұрын
Maasha alaah intaa dhuhi lahaa ayaa II tiri mahadsanid xuseen ❤❤❤❤❤❤
@mrazizi583
@mrazizi583 5 күн бұрын
Accedemic waye nunkaan!!!❤❤❤
@AbdiNur-ly4vh
@AbdiNur-ly4vh 5 күн бұрын
War.maxaad.u.arki.waysay.waxii Gada.horey.ugu.dhacay.oo.dhan Walba.ah.sida.duqeymahii
@Adamhagler
@Adamhagler 5 күн бұрын
Wadanigii runta ahaa wuxu ahaa honourable jaale maxamed siyaad bare loogama danbayn Somalia 🇸🇴
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 5 күн бұрын
Xasan culusaw arinta isaga bilabay manta ayey heysata
@user-ck2xg3it4p
@user-ck2xg3it4p 5 күн бұрын
Kuwaan qaylinaya hada waxay u shaqeyan xassan sheekh markii horaba waa dhibanaa gobolkaan asagane u shaqenayey shisheyaha ee xassanow adkeso waa markaagiye
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 5 күн бұрын
Aad iyo aad 💯 Isku mida mashallah
@geenyodila9095
@geenyodila9095 5 күн бұрын
Waa sax sidad u shegtay waaye niman dadanahoda u jooga waaye kursi bes aan dal iyo dadba dan ka lahayn guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 5 күн бұрын
Waxa uu uga duwan yahay Kenya siyaasiyiinta ayaa GURYO ka iibasday, oo ilmahooda iyo xaasaskooda ayaa ku nool.
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 5 күн бұрын
Thasts good questions
@nurtoaden8753
@nurtoaden8753 3 күн бұрын
Guuleyso aqligaagana Allaah hakuu barakeeyo
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 5 күн бұрын
My brother your tribe has contributed to staying in Ethiopia our country therefore telling your leaders to ignore the Ethiopia military to leave our country
@faizamumin642
@faizamumin642 5 күн бұрын
Afkaga cano lagu qabay Jazaka Allahu khayr horo usoco👍
@tahaliilali2089
@tahaliilali2089 5 күн бұрын
Masha Allah xafidulaah hoyadaa ayaa ni dhashay
@fatimabdullahi3310
@fatimabdullahi3310 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤yes you right
@mayAdam8888
@mayAdam8888 5 күн бұрын
Somaliya Allaha u gargaaro, dawlad iyo dadba waa u dhamaatay
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 5 күн бұрын
Waa sidaas oon si kale jirin ... Noolow wll ❤🎉
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 5 күн бұрын
Garashadana ilaah ha ku daayo soomalona ilaah ha badbaadiyo insha alaah.
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 5 күн бұрын
Kuwii waqtigaas difaacayey Kenya ayaa jooga Villa Somalia. Ma garanayo cidda kaga weyn dabadhilifnimo kuwa jooga Villa Somalia. Soomaaliya Dal baa jira, laakiin Dad ma jiraan.
@ayannur9480
@ayannur9480 5 күн бұрын
Qaybta qaraar ka miyaa Darood Hawiye ayaa taqaan naceebkooda laakin Ethopia maya waayo way ku adoonsadeen iska ma dhicin kartid . Hawiye ayaa dawadaa kuu ilaalinayo waaye waa adiga caawadaya WAA HAWEYN XALI AHAA OO TAGAY HA KU CUNANA WARABAHA ADIGA DII DAY SOMALI NIMADA MUCARAAD KA XAAB XAABI
@ubahguled5047
@ubahguled5047 4 күн бұрын
That's true
@historypublishers
@historypublishers 5 күн бұрын
💪🏿🇸🇴💪🏿
@arilleyspro6060
@arilleyspro6060 4 күн бұрын
Qabiiliiste qaldantahay wadankan somaliya baaleh xasana nalaha farmaajana malaha
@saja9892
@saja9892 5 күн бұрын
Xasan gado waxaa uga sokeeya keenya iyo itoobiya soomaaliyana cadawgeeda ugu weyn waa xasan iyo kooxdiisa waxaan dhacayana isagaa qaribaya
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 5 күн бұрын
Aad oo weyn brother
@yasinmohamed874
@yasinmohamed874 5 күн бұрын
Way iloobeen dadku wixi shalay dhacay.
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 5 күн бұрын
Viva dalka somaliland iyo ethiopia maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah
@fatuh4811
@fatuh4811 5 күн бұрын
Oroma tahay aomalilander ma tihid, somali isku diri maysid basaas, get out hire.
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 4 күн бұрын
@@fatuh4811 viva 26 june 60 waa taarikhda ku xardhan QM xafiiskooda dalkii u horeeyay somali ee xornimo qaatay waa dalka somaliland, maasha-allaah maantana waxan leenahay viva dalka somaliland iyo dalka ethiopia ee ka iftiimay dhaqaalahoodu bariga afrika iyo badhtamahaba maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah
@farahabdiwarsame722
@farahabdiwarsame722 5 күн бұрын
aad iyo aad
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 5 күн бұрын
Xalane haka hadlaan gado waxba kama khuseeyaane
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 5 күн бұрын
Hadii lahelo wadaniyad Kuwa manta joga wa wada jawasiis wala mamula 😂😂😂😂😂 Mahadsanidiin
@User-T-c2v
@User-T-c2v 5 күн бұрын
Xasan Gargurte shalay wa ki Jareerta hor ordayay kas e wadani nagu shegayan
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 5 күн бұрын
Dagaalka damuljadid iyo nabad iyo nolol u dhaxeeya dadka ha ku walina, anaku shacabki ban nahay wadankana anagaa leh
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 5 күн бұрын
Madoobe markuu isku caano shubayey oo diyaaradihii kinya dalka farmaajo udiidey aadan uunsi maahmaahayey Hassan shiikh shariif abdiraxmaan abdishakuur Dani uulahaa waxaan xuduud sided boqol km laleenahey jubalaan Lana shaqeyneynaa aadan bare wey fadhiyeen oo usacabinayee Hassan shiikh mamaantuu wadani noqdey mise qaladmuu galey shaley cidbuu maantey ku eedeunayaa
@adanhussein1120
@adanhussein1120 5 күн бұрын
Aad baad u saxantahay geesi runta sheega baatahay
@abdikhaliif7187
@abdikhaliif7187 5 күн бұрын
Xuseenoow adeèr, malaha mararka qaàr in cadhuufta la liqo oo tuducyadda qaaŕ dibu dhigo
@FartunK
@FartunK 5 күн бұрын
gedo xasan shiikh baa dayacay heer xasan wuxuu gaaray in xitaa diyaradihii uu ka joojiyo gobalka dad badan dibadaha isbitaalo loo been lahaa and wayaan gedo Kenya oo maali walba diyarado ku rusheynaysay aad buu ugu faraxsanaa jubyooyinka ineey Kenya joogto oo badeena dhacdo shacabka a layso aad buu ugu faraxsanaa xasan shiikh wuxuu kaloo sameeyay ciidamadii iyo dubabadahii dagaalka buu xasan ka soo qaaday xasan xuduudihiina ka soo baxa yiri ciidamada Ethiopia ineey na cawiyaan oo al Shabaab la diriraan Beeyna ognahay
@abdisharif8315
@abdisharif8315 5 күн бұрын
INTA HADDA XUKUNKA JOOGTA DHAMAAN WAXAY TAAGEERSANAAYEEN KENYA MAXAA DIIDAYA HADII MAANTA ETHIOPIA QAARKEEN TAAGEERAAN WAA WAXBA
@malcoloshabaz6865
@malcoloshabaz6865 5 күн бұрын
Sxp wlhi ciil dartiis berri shaqa ma aadi karo lkn lastly qoriga wan qaadanayaa
@yurubiyan2404
@yurubiyan2404 4 күн бұрын
Huseein jamac
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 5 күн бұрын
Waa runtaa ❤❤❤❤❤❤❤
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 5 күн бұрын
Xuseenoow ma itoobiya ma ahayn Kenya laakiin waxaan kuu sheegayaa inay kuugu kici doonto qiimao aad U badan inaad ISKA saarto itoobiya haddaadan Doonanayn inaad kilinka shanaad noqotid
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 5 күн бұрын
Tani waxy ka bilabanty muse iyo itoobiya mou, dhul lagu sinayo
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 5 күн бұрын
Xassan culusow ayaa kamit ahaa that's ture!!!!!
@shroble6916
@shroble6916 4 күн бұрын
I was against Kenya and now I am against Ethiopia too. If you were against Kenya and not Ethiopia now you are just like the people you are accusing now. How are you different to them? Shame.
@user-wr4bq2un5n
@user-wr4bq2un5n 5 күн бұрын
Macha Allah ♥️♥️♥️
@amnoali8348
@amnoali8348 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂all problems Somalia Hawiye 😂😂😂😂
@INAXAAJI-p3h
@INAXAAJI-p3h 3 күн бұрын
Xasan jamac aad iyo aad bad umahadsantahay manta isma dhaheynin qof Somali ah ba arinta ku bararugsan wa yabanaa kuwa manta leh laftagareen wa jajuus lkn kuwii lasafna kenyana wa muwadhininn an dhulka dhicin marka alxamdulilaah hadii ilahey caqligii inosoceliyey
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 5 күн бұрын
asc HUSSEIN wllo illaahay masaaibo dhan hanaga nabad gasho aamiin 🤲🤲♥️💘💖💜💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 5 күн бұрын
Ilaahay ha ugargar wadankan
@TrikAdan
@TrikAdan 5 күн бұрын
Ilahay soomaali ha u gargaaro
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 5 күн бұрын
Asc mudane ❤
@wonderman8085
@wonderman8085 5 күн бұрын
Soomaalidu waa dad qalbicamo qaba. Shalay waxii la saxsanaa maanta waa la xun yihiin. Tuugadii shalay leef leefayey Inna Kenyatta ayaa maanta ku leh dal baan difaacaynaa
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 5 күн бұрын
Illaahow dhallinyarada muwaadiniinta ee wadanka u naxaya madax UGA dhig inshaa allaah
@muuday6093
@muuday6093 5 күн бұрын
Siyaasi somali wadani ma arkin siyaad bara kadib xuseen waxaad ilowday farmaaja waa ninkii dhiibay qalbi dhagax labada ma arka wax farqi u dhaxeeya!
@IsmaelMohamedAhmed
@IsmaelMohamedAhmed 5 күн бұрын
Kenya way unasanaysa qorshe hosaywada markan itopia kalabaxno ayey sobilabayan way isla ogyihiin jarkenu
@faysalmuniir8916
@faysalmuniir8916 4 күн бұрын
Sxip hadalkagu wa saxanyahy lkn manta ninka madaxweynaha wa inan ixtiraamno koleyba Marbury ka degayaa ma waadin sax ah la helayaa
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 5 күн бұрын
Abdiweli gas, ayaa ciidanka Kenya dalka soo geliyey. Waan la soconnaa Dilaagii farmajo ayaa ka mud ahaa, ninkii dacwadda Badda geeyey wuxuu agaa Xasan Sheikh. Hadalkaada iska sax, adiga waxba ma ogide wax ogow
@INAXAAJI-p3h
@INAXAAJI-p3h 3 күн бұрын
Walle runta somalida way dhibtaa lknse hadalkani warun o run xasan iyo inta lashaqeysabo wa wada jajuusiin ku farax ama ku ooy aday ku talaa
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 5 күн бұрын
Laba aan u kala saarno, arinta lafta garden iyo arinta muuse biixi
@CabdiAxmed100
@CabdiAxmed100 5 күн бұрын
Sax
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 5 күн бұрын
Waa siday tahay
@fahm3d88
@fahm3d88 4 күн бұрын
Wallahi caloolxumaa nahaysa waayo wadankeeni waa baylah dhalinyaradeeniina waa hurudaa waa in aan midowno qabyaalada a ladagaalano inagoon fikir midaysan lahayn waxba hagaagi mayaan
@MohamedMohamed-qf1xg
@MohamedMohamed-qf1xg 5 күн бұрын
Bravo raganimo ❤
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 5 күн бұрын
Arinta aan shacab ahaan aan didanahy waa dhul baan siyay itoobiya, reactions ta ka dhashay ayaa lafta green sameyey, ee maha tu lafta garden lagu abary
@Bagagac
@Bagagac 5 күн бұрын
hadii layirado yaa Somali ah ama yaa cadaalad iyo xalaal qudata ah rer koonfur galbeed ogow anigana maihii
@abaadirmuxumad2458
@abaadirmuxumad2458 5 күн бұрын
dalkan goor,hore,tagy, somanoqondona,ogow
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 5 күн бұрын
Marka cicada bilawgeda cadee wariness, sida ta kinya ad u cadysay
@AhmedAliHassen-tn3zx
@AhmedAliHassen-tn3zx 5 күн бұрын
gedo ilaa koonfur galbed ethiopia ayaa lawraysagysa hawda iyo dhulka ba huwneey beenta iska joojiya
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 5 күн бұрын
Ahmad madowe. Muxuu noqonsya
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c 5 күн бұрын
🎉MAREEXAANKA JOOGA GEDO ETHIOPIA SOOW MA RAACIN FARTAAG JAAJUUS ETHIOPIA SOOW MA AHA
@Nuurah951
@Nuurah951 5 күн бұрын
Hawiyoo dhan Ethiopia ayuu hubka kasoo qaadanjiray, tigre na waad lashaqaysanjirteen , jaawaawiis baadtihiine edeb yeesha
@Tasniim1
@Tasniim1 5 күн бұрын
Horta Dalka xoreyntiisa yaa mudan ma’ Dawladda mise shacab sacabooley ah oo aan waxba faraha ugu jirin? Sida saxda ah ee lawada ogsoon yahay 5:25 waxaa wadan difaaca Dawlad.Xasan iyo maamulkiisa tamarta daran wuxuu kuhayaa wadanka hala xoreeyo diyaaradii iyo jaadkii Ethiopië waa iskasoo daba dhacayaan. Waa beenaale aan qawlkiisa iyo ficilkiisu isburinayaan.
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 5 күн бұрын
Mahadsan xuseen wa runta
@yousufonlaye409
@yousufonlaye409 5 күн бұрын
Asslamu calaykum Somaliweyn.. Siyasinta waxa umada Somali ayaa ku waadan Indho siicrad mise Waa Sixiir Runta Waa Somali Waxay ku Jiirta Gumeesi Dhaqalo,Ciidan iyo Qaybi oo Xukun Qabyalad.. Marka Maxad Uu Qaban karta Somali siday Somali diib la isuu aruuriyo ?
@yurubiyan2404
@yurubiyan2404 5 күн бұрын
Ustadow waxan kaa cosanaya in aad casharadii fx aad soocoo celiso😢😢😢😢
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 5 күн бұрын
Ninkan inuu marexaan yahay ayaan u maleyni sidiu u hadlaayo daacadnimada ka fog😂😂
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 5 күн бұрын
Aqligu managu jiraa marka hore si’aan su’aashaada uga jawaabno 😂😂
@yunankkays3901
@yunankkays3901 5 күн бұрын
maxkamada aad sheege ee dac wada la geeyay yaa geeyaya ma farmaja geeyaya😁😁 caruur inu usheekayna mooda wlh kuwa daba laga wasa wa cidaada gaddo la heeste allow ya kudhaha dowlada somaliya iyo siyaasi kala saar
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 күн бұрын
Hawiye oo rabo inu darood copy gareyo iyo darood oo radinayo inu helo sidiisii hore ayaan kala dhaxtaga nahey wasir kele oo dir lagu shegey oo aan jirin na besha calamka ayaa kor uheyso lkn wan katashaney naa somaliya dan ad nagu warerisen oo munafaqad da ah ugu tala gashen inad wax kudulmisan masijireyso dalal cusub iyo xadudo cusub ba bilabanayee lajaan qada
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 5 күн бұрын
Jaajuus Ethiopian ah inad tahay way kaa warhayan reergado
@fatuh4811
@fatuh4811 5 күн бұрын
Walalayaalow anigu waxaan is waydiiya Somalia iyo Somaliland puntland waxaba isku daro Raga u madaxada ahi ma waxay rabaan inay afrikan na gumaystan anagoo awawyadeen ingiriis iyo talyani france wadanka ka saareen baynu maanta ogolana afrikann inu dhulkeena qaato oo waliba masari Xun xuna wadanka la keeno, shame walahi 1000 wiil somali ah oo dacada wadanka xorayn kara ee raga somaliyeedow is nooleeya.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 5 күн бұрын
Puntland mxaa meesha keeney 😂
@fatuh4811
@fatuh4811 5 күн бұрын
@@dilara-jj5yj oops putland ilayn somaliya hoos timada.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 4 күн бұрын
@@fatuh4811 siilka hooyada baa somaliya ah qabxad
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 5 күн бұрын
Adigan hada nala hadlayaa ayaan dacad aheeyn tuuug qabileyste ah bad tahay. Yaa ka dhageysan
@ayannur9480
@ayannur9480 5 күн бұрын
Adiga is xureey waa adiga shalay ku mashquulsan . Gado waa dhulkaadii dee!
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c 5 күн бұрын
MAREEXAAN WAXAY KU WAASHEEN KISMAAYO XAARAAN BAY IDINKA TAHAY INAAD JUBALAND MAAMUSHAAN KU EKAADA GOBOLKA GEDO OO LA WADA DAGAN YAHAY ( CABUDWAAQ KA DIFAACDA H/ GIDIR)
@Nuurah951
@Nuurah951 5 күн бұрын
Kismaayo adi iyo awoowgaa midna laga hibaysanmaayo, maamulka iyo milgahana illaahay baa bixiya , wax gacan bini aadam kujira hadey tahay waanka walwalilahaa lkn Alxamdulillah 😂😂 waxaad awoodaa keliya inaad afka ka caaytanto .
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c 5 күн бұрын
@@Nuurah951 KHALADKA ADIGA MA LIHID EE DIKTATOORKII MAREEXAAN SOO DAJIYAY GOBOLKA GEDO AYAA KHALADKA ISKA LAHAA ( CABUDWAAQ DIFAACDA H/ GIDIR AYAA LA WAREEGAYSA )
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 5 күн бұрын
Laangaab ciilàn baad tahy ma xasan oo hawiye ah oo laandheere ah àyaad leedahay waa jaajuus. Alaylahee adeerkaa farmaajo ayaa jaajuus ah
@Nuurah951
@Nuurah951 5 күн бұрын
Nin mareexaan ah haduu laangaab noqdo cida laandheerenimo sheegankara waa in xaafadiisa maogiye aan dadkale aqoonin, jiir haan kuwaynaaday, xasanka aad sheegi baarqabka doobiya waa mareexaan, hawiyahA aad sheegayso jiingad fiiq qandaraas suuq madow ah, iyo dalaalnimo ayaan u aqaan. Xasan waa jaajuus, tuug, qaainul wadan, dalaal iyo in kasii xun. Ninka dumarka iibsaday Ninka xabaalahii quftay Ninka gabre madaxtooyo udhex fahiyay, Ninka baqtiga usuujuuday Ninka jigjiga waa itobia ONLF NA Caayay, Ninka qabyaaalada caanka ku ah. Adeer xasan cidi doonimaysee sanka hanaga galine orodoo dhabarka saaro.
@FartunK
@FartunK 5 күн бұрын
hawiye miyaad habaartamaysaa hawiye oo idil m arkii la isku daro waxaa ka dhul iyo shacab badan beesha Sade gaar ahaan beelaha isaaq la isku yiraahdo oo Laga reebo beelaha xasan iyo inanuur Laga reebo
@madoobecumar1601
@madoobecumar1601 5 күн бұрын
aad iyo aad
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
Mashruucyada lagu Gaalaysiinayo dhalinyarada Soomaliyeed!!
6:17
Hussein Jama
Рет қаралды 22 М.
Xalane oo laga Furay Goob dhalinta looga dhigo Qoomaluud!!
7:25
Hussein Jama
Рет қаралды 16 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Khatarta Xalane ka socota & Sida caruurta loo isticmaalayo!!
6:25
Hussein Jama
Рет қаралды 31 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | US | SOMALIA | ITOOBIYA
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 17 09 2024
12:57