Duuliyihii guriga qasriga ah lagu abaalmariyey ee diiday duqeynta Hargeysa ayaa manta loogu...

  Рет қаралды 18,633

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Пікірлер: 110
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 20 күн бұрын
Masha Allah geesi somaliyed walaalkayo Axmrd wuu noo hiiliyeey anaguunaa waanuu uu ognahay cimrigaa haa jiro cadawgaa haa jaaboo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤
@cabdiaadan2771
@cabdiaadan2771 20 күн бұрын
Masha Allah ilahay ha ku xafido sharaf bad naga mudantahay axmed dheerow
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 21 күн бұрын
Intuu dhiig muslim daadin lahaa wuxu qaatay go,aan sharaf leh. Maaha in aad tidhaahdid uun amar dawladeed baan qabaa. Thanks pilot ahmed dheere
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤Salaan sare Duuliye Ahmed dheere.
@HarrisM-mz1vq
@HarrisM-mz1vq 21 күн бұрын
Axmed Sharaf ixtiraamka uu helay adduun iyo aakhiraba insha Allah. Xaga kale waxaad eegtaa inkaarqabe Tuke oo isku sawiray isago dad gubaya. Take isago 70 jir ah ayaa la soo tuuray oo gaaladii amni iyo amaan u diiday. Canada iska eriday. USA iska eriday. Waayo isago bani aadam gubaya ayuu isa sawiray. "Dalkayga difaac diidi maa..... Isaaq ku duul dooni maa" what a beautiful Shirib. Waxaan maqlay shiribkaasi anigoo Muqdishu jooga dabayaaqadii 80'aadkii. "Daris Abgaal baa leh" Eesh Qiyasak
@143-k1d
@143-k1d 21 күн бұрын
tuje saqajaan uu ahaa faqash ah aan diin laheyn laakiin axmed mawaadin soomaaliyeed oo abgaal cismaan ah asaga iyo kii 2aad ee asna ka dejiye jabouti dad nimada waa u dhalasho
@AbokorHassan-e3t
@AbokorHassan-e3t 20 күн бұрын
Farqiga udhexeya dir iyo darood
@tarabi2020
@tarabi2020 17 күн бұрын
Boowe calaacal baan u arka waxaas
@Ahmed5166
@Ahmed5166 21 күн бұрын
Manshallah Reer Somaliland. Waligood kuma ilaabi donaan❤❤❤❤❤ ❤❤
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk 20 күн бұрын
Beesha reer Isaaq waxaan leeyahay cadowgii iyo nasteexiina kala barta. Wiila iyo gabdho badan oo reer Isaaq ah oo maanta dunida korkeeda sharaf iyo ciso ugu nool majirteen mana dhalateen haddii Duuliye sare Axmed dheere uu badbaadin waalidkiin.
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 19 күн бұрын
Waa run wlahi wllo qiimo badan ayuu nagu leeyahay
@Degmociise123
@Degmociise123 21 күн бұрын
Salaan sare Duuliye Ahmed Badbaadiye
@Buuro423
@Buuro423 20 күн бұрын
Hadan rer somaliland nahay abaalkagu jano adero axmad ❤
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 17 күн бұрын
Masha allah geesi somaliyeed abaal badan ayaanu ku hayna from somaliland❤
@NuraQallib
@NuraQallib 21 күн бұрын
Maasha allaah aakhira daadaad kafakartay guulayso
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 22 күн бұрын
Tuke ka qariyaa wuu qaracmi waa bilcakiska axmed so godabi surinkaad markaba sobab qarsoona Masha sow nabadii sahaydaadii ood sidato uun maaha
@JonathanCkay
@JonathanCkay 21 күн бұрын
Guulayso adeer from somaliland ❤❤❤
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 19 күн бұрын
Waligay ma iloobayo anigoo yar diyaaradii iduqaynaysay ninkaasina abaal marintiisa muuse biixi cabdi ayaa guday oo qasri u dhisay 😢😢😢 isagana ilaahay jantul fadawsa haku abaal mariyo diig muslin ayuu diiday oo xaqdaro lagu laynayo
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 20 күн бұрын
Guulayso from Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fatxiya-q9b
@Fatxiya-q9b 20 күн бұрын
Duuliyihii dadnimada Adeer abalkaga janatul fir does Allah haka dhigo from Hargeysa
@simple0re100
@simple0re100 20 күн бұрын
Masha Allah ilaahay cimeigaaga ha dheereeyo caafimaadna ku dhamayso, abaalkaagana if iyo akhiro waad ku helaysaa. Hawiyo oo dhami Sidaa maah. Fiqi wuxuu noqon lahaa haduu xiligaa joogo sida tuke oo kale oo dhiigya cab ah. Adeer ilahow ku xafid
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 21 күн бұрын
Reer Somaliland guul 🎉🎉
@Layla6793
@Layla6793 20 күн бұрын
Nin Rageed. Oo Ilaahay u roon yahay waayo dhagar iyo dhiig Islam ayuu ka badbaadiyey
@sagalahmed3079
@sagalahmed3079 21 күн бұрын
Allaah cimriga iyo caafimaad ka baa ha uu daayo waa halyee ❤🎉🎉❤jisadiisa janno Allaah haka dhigo.
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 19 күн бұрын
Maasha Allah qofkasto oo Isaaqa Hawiye waa waa walalheen qof Haduu inacaayo Ku ilaawa Axmed dheere Iyo Caydiid
@sahramahamud8653
@sahramahamud8653 2 күн бұрын
Adeerkey axmed alaha xafido ❤️
@IkranBihi
@IkranBihi 19 күн бұрын
Allah ha xafido duuliye Axmed
@hassandaher3563
@hassandaher3563 20 күн бұрын
inti faqashta ka hadhay silic ayay aduunka ku nool yihiin..ninka ahmed pilot ee diiday in dhiik muslin dadiyo.meelkasto aduunka u ka joogo nolol fiican iyo sodhaweyn ayuu ka helaya masha allah .👍
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 21 күн бұрын
Maanshalaah ilaahay Janatulfardawsa acla ha ku casuumo isaga iyo inta uu jecelyahay
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 20 күн бұрын
Hadaanu nahay reer somaliland ninka sharfban u haynaa illahay cimriga iyo caaafimadba hasiiyo 🤲🤲
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 21 күн бұрын
MASHA ALAAH GEESI SOMALIYEED❤❤❤❤❤
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hanadolad2061
@hanadolad2061 20 күн бұрын
Alaah rabulcaalimiin ha ku xafiddo Allaahu aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@mohamedaliran
@mohamedaliran 21 күн бұрын
A senior pilot Ahmed dheere he is a legend and patriotic man we somallanders will never forget him long live forever brother
@AyaanMohamed-d7h
@AyaanMohamed-d7h 19 күн бұрын
Ma Hawiyaa Duuliyuhu Masha Allah Allaha Dhawro❤❤
@FarahMahamud-z8x
@FarahMahamud-z8x 21 күн бұрын
Waa geesigii illahay.caafimaadka ha udheereyo ❤❤
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 20 күн бұрын
Alle ha barkeeyo Duuliye Ahmed
@hyusuf2207
@hyusuf2207 21 күн бұрын
Duuliye sare ❤❤from somaliland
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 22 күн бұрын
Sharaf ada leh❤❤❤
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 19 күн бұрын
Kuwo hada joogo ayaa amar taliye iyo ama qabiil udaadinayo dhiiga islaamka waxaa wanaagsan in lagu dilo intii aad wax dili lahayd Allah ayaan ka nabad galnay dhiig islaam daadidiintiisa. 🇸🇴
@kayseduale1771
@kayseduale1771 21 күн бұрын
Ninkan muqdisho waa ninka ugu mudan ee sharafta wayn ku leh Somaliland, Hawiyaw xidhiiidhkii fiicnaa ee inaga dhaxeeyey xasanka waashay baaa hadda xumaynayee qabta
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 21 күн бұрын
Laakin idinka waxaa noogu abaal gudeen dad na qarxiyo habeen iyo maalin 30sano thnx Isaaq
@AbidiMohamed-ih7fb
@AbidiMohamed-ih7fb 20 күн бұрын
Xaaji is deji dadkan is qarxinaya gaalada ayaa soo dirtay annaga maah sababta waxay ogyihiin in koonfur soomaaliya ugu khayraad badantahay ​@@IHatemumafiq
@KhadarXasankhayare
@KhadarXasankhayare 19 күн бұрын
Ilmader tasi anaga maha wayo bal ufirso wa dad cidkale dabada ka rixayan
@KhadarXasankhayare
@KhadarXasankhayare 19 күн бұрын
Wayo siday wx u layynan ayad garankarta
@AnwarNoor123
@AnwarNoor123 20 күн бұрын
True Somalian superhero.
@Banadir-State
@Banadir-State 19 күн бұрын
Isaaq iyo Hawiye waa walaalo u daacad ah dalkooda iyo dadkooda.. Waxaa maanta joogo dad neceb duuliyahaan oo leh muxuu u duqeyn waayey sgacabka Hargeysa, waana dad la yaqaan dadkaas cuqdada iyo denbiga qalbigooda buuxisay, waxayna ku danbeyn doonaan iney noqdaan miniriteeda soomaaliya.. walaalaheen Isaaq bin Dir bin Samaale... Guul ilmo Samaale
@ahmednalayeh2656
@ahmednalayeh2656 21 күн бұрын
This Somali Pilot Possessed a God Moral and Humanity.
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 17 күн бұрын
Axmed maxed waa geesi qaran
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 20 күн бұрын
Haday dhamaan noqonlahayeen ciidankeenii wakhtigaasi wadankeenu maanta waxa uu ahaanlahaa wadan aduunka haga duuliye mahadsanid
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 18 күн бұрын
Geesi diiday afweyne amarkiisii !!! Khayr qabe ayuu ahaa duuliye .
@samirasahra1747
@samirasahra1747 20 күн бұрын
MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanadolad2061
@hanadolad2061 20 күн бұрын
Maasha Alaah
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 22 күн бұрын
❤❤❤❤
@halimawarfa435
@halimawarfa435 21 күн бұрын
He protected Somaliland through Allah's mercy ❤
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 21 күн бұрын
Laakin idinka Ahmed gidane ayaa noo soo dir teen abaal laawe
@halimawarfa435
@halimawarfa435 20 күн бұрын
Who is Ahmed gidane
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 18 күн бұрын
Ha ogaadeen dadka maanta dadka gobol Somaliy kuduul ama koox Somali ah kuduul yeela ama ka sheqeeya in Alle keeni doono maalin s.idaan oo kale ah lagaari Dono dhawa iyo dhera insha Allah ay taarikhdu shegi donto , ninkaan Ale haka abaal mariyo addun iyo aaqiro .
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 20 күн бұрын
Cafimad ku noolow Duuliye sare ahmed dheere shacbkaagii baad u doqayn waydey nin siyad bare la yidhaa ooney dooran bay diideeen kaliya adiga maanta tariikhda waain schoolda logu dhigo si askari kasta somali qof walalkii ah ugu dilin shaaci daro iyo shaadh dawlada kolkaa joogataa
@samsamjama144
@samsamjama144 20 күн бұрын
Mashallah
@ahmedmohamed-og8tm
@ahmedmohamed-og8tm 21 күн бұрын
Saas haloo ogaado sharaftu dadkoo la laayo kuma jirto ee naftoo la bad baadiyo ayay ku jirtaaa Kuwii asaga lammidka ahaa ee dad aan cadow ahayn soomaali ah bambooyinka ku daadiyay. Maanta qoomamo ayay aduun iyo aakhiro joogaan Geesi naftiisa qatar u geliyay naf kale bad baadadeed waaye ninkaani
@TamrenKings
@TamrenKings 20 күн бұрын
Absolutely, waa runtaa walaal
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 20 күн бұрын
Yes
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 2 күн бұрын
😂🎉🎉😢😢😢😮
@RunRaadis
@RunRaadis 13 күн бұрын
Guulayso adro. Salaan sare reer Mugdisho gaar ahaan beesha aanu walaha nahay ee Hawiye ‘dalkaaga difaac diidi maaha, Isaaq dilna dooni maayo’ Abaalkaa beeshaas reer Somaliland ma gudi karaan wayse u ogyihiin if iyo aakhiraba. Guulaysta ilmadeerayaal
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch 21 күн бұрын
Hawiye is no easy
@dalsanitbooks9538
@dalsanitbooks9538 16 күн бұрын
🎉🎉
@dalsanitbooks9538
@dalsanitbooks9538 16 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🤲🤲🤲
@ismailismail-g6r
@ismailismail-g6r 21 күн бұрын
Soomaalidu waa inay ku dayato Axmed oo kale,Tuke oo kale waa if iyo akhiro seeg
@sbofficial3140
@sbofficial3140 21 күн бұрын
Muslinmo.Iyo Geesinimo iga dheh
@MubarikMohamed-fu2rg
@MubarikMohamed-fu2rg 18 күн бұрын
Ninkaasi waa geesi taariikh wanaagsan ku dhex leh umadiisa labada dhinac baa ilahay ha xafido nin kasta oo dowlad uu shaqaynayana waxaa ku waajiba inaanu amaarka khaldan ka qaadan dowladiisa iyo masuuliyiinta ka saraysaba
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 21 күн бұрын
isaaq umada kala barta hawiya asalka aha oo iska dhalki inama necba walahi hadi aragto hawiye isaaq neceb ama daarood iya dhala ama uu qabaa ama ayeey bay uu yihin xita kaay ayaayda lixad uu yihin neceeyb isaaq iya lagu beera neceeyb la'aana ma joogi karan reerkasi hadi wadani nimo laga hadlo ka hawiye wa ka dhab ama ka daarood wadani nimadisu wa been iyo qiyaano iyo aawr ku kacsi😅😅
@MustafeGadhka-o9z
@MustafeGadhka-o9z 21 күн бұрын
Adigu hawiye ma tihid ee reer kaaga fuul ciilan baa tahaye😂😂 ina godane wuxuu la midyahay cali dheere nimankaas reero maqoraan mabday aaminsanyihiin hargaysaba haday jaanis ku helaan way wasayaan adeer😂😂😂😂​@@IHatemumafiq
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 21 күн бұрын
@@MustafeGadhka-o9z godane waa Tuug reer waqooyi dhul kiisa inuu qarax ku haayo ey eheed,
@azadlanguagesandresearchtr9330
@azadlanguagesandresearchtr9330 20 күн бұрын
Maansha Allah, ma maanta ayaad garateen markii reer Somaliland maamuuseen. Geesinimadiisa somaliland ayaa u qirtay waana mahadsan yahay.
@TamrenKings
@TamrenKings 20 күн бұрын
Waxaan xasuusan karaa 1988kii Bishii June ama July midkood, habeen anigoo geed dhinaciisa hurda oo dhaxanta kaga gabbanaya meeshii reer hargeysa qayb ka midi u qaxday ee Geed-deeble aan dhegeysanayey Axmed Dheere oo ay wareysatey idaacaddii BBBC qaybta afsoomaaligu. Wuxuu Axmed Sheegey in Dammiirkiisu siin waayey inuu dad ABRIYA ah (Innocent) uu gantaalo ku garaaco. Waxaan xasuustaa inuu sheegey In Rasaastii dayuuradda uu ku faarujiyey dhul cidlo ah oo aan cidi joogin. Wuxuu sheegay inuu ku dejiyey dayuuradda Gobolka TAJORA weliba xeebta ee waddanka Djibouti, oo runtii rafaad badani kasoo marey si uu ugasoo badbaado badda. Immika waa HALYEY ku xardhan quluubta shacabka Somaliland meel kasta oo uu tagana fadhiga looga kaco oo la ixtiraamo, la sharfo, loo duceeyo oo la jecelyahay. Intaasba waxaa dheer sida ilaahay naxariistiisa ugu ilaaliyey ee uu u caafimaad qabo, iyadoo aan ognahay kuwii isaga la socday ee xasuuqa geystay iney halaagsameen, nolol dulli ah inta nooli ku nooshahay oo xataa aaney magac iyo sharaf ku dhex lahayn ummadda
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 21 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💪💪
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 19 күн бұрын
Maxay tahay jamhuuriyada uu sheegayo odaygan
@Tallmann4
@Tallmann4 21 күн бұрын
Hargesa burco Barbera wa qeeb kamida kililkka 5 weyan
@mlkcali5058
@mlkcali5058 21 күн бұрын
dawladnimo la aanta aad tahiin weligiin kujira gabdhahiina soomaliyey sanwaynka ha ugaadhsato
@Sudearsh
@Sudearsh 21 күн бұрын
maxaa farqi udhaxeeya dalkii hore iyo dalka ahada maalin walba garguurte waxuu kuduulaa magaalo iyo tuulo iyo xaafad
@sarahaden8314
@sarahaden8314 21 күн бұрын
Beenta yey ku dilin xassan dad kuma duulin qabyaalada jooji
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 21 күн бұрын
Sax xasan tuug assgaba kadaran
@sarahaden8314
@sarahaden8314 21 күн бұрын
@deqawarsame-ml7fm maaduu xoolo kaa xaday mise tubada xassdka ayaad raacday?
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 18 күн бұрын
Annagu dalka somaliland ahaan ayaanu soi dhowaynay ee hawiyow maxaad ereyga somaliland ugu dhawaaqi la dihiin
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 15 күн бұрын
Elatare qadar jabuti masar shaqadoda bidaqo jabuti kala qeybinteeda kudanbeentii
@143-k1d
@143-k1d 21 күн бұрын
Abgaal Lee Umadda U Naxaan 2dii Pilot Ee Jabouti Ka Dejiye Abgaal Ee Ahaa Yeen, Taasna Waxaa Keeneysa Dhaqan EWanaaga Iyo Diinta Iyo Wadani-nimada Lasoo Baray
@AB333East
@AB333East 21 күн бұрын
Dhulbahante dad wanaagsan ku dar maxaa uku reebi 😂😂😂😂
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 21 күн бұрын
Midka kale maba maqal ee magacii, sababta aan loo shaacin maxay tahay; xagee buu ku dambeeyaa hadda ??
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 21 күн бұрын
Kkkkkkkk dameer.isfaninyey uma xumid
@Banadir-State
@Banadir-State 19 күн бұрын
​@@deqawarsame-ml7fmina gumeed faqash baa tahay aamus...cadow baa tahay..
@MahmudAhmedAbdulle
@MahmudAhmedAbdulle 19 күн бұрын
😂😂😂shurunshuro shekada noo shegaysan idoor bdn ba kow ka ah duqeenten ad hargeysada shegaysan
@sbofficial3140
@sbofficial3140 21 күн бұрын
Kii Ceel buur la aadey maad Asagana Amaal marisaan
@Amla57
@Amla57 21 күн бұрын
Reer xamarow isaaq inta umaleysan ninkas damiirka leh un hanaga dilinina
@azadlanguagesandresearchtr9330
@azadlanguagesandresearchtr9330 20 күн бұрын
Reer xamar waxay koobiyeeyaan waxay reer somaliland sameeyaan.
@dalsanitbooks9538
@dalsanitbooks9538 16 күн бұрын
😂😂😂
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 21 күн бұрын
Wa.been waxan lafihisu u cararey asago larabo in laxiro
@Suad-w8b
@Suad-w8b 20 күн бұрын
Soomaali alaa idiin madhi waa dadka diyaarado naguu garaacayery idiin nacbiiya olaal oo cidhib goo
@HalimaWasays
@HalimaWasays 19 күн бұрын
Reer cuqdadland gormad cuqdada ka baxeysan? Mise wad la dhimaneysan waligin fear leydin ka sugi maye waxan leyahay cuqdada calosha idin fadhida la dhinta amiiiiiiiiiiiin dhaha
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 21 күн бұрын
Dadku abalka ugalay aya tusay umada maha xamar ee waa somaliland
@ibrahimSulub-t3w
@ibrahimSulub-t3w 21 күн бұрын
Reer nin kaliyaale axmed dheere noolow
@LiibaanAxmed-so4ty
@LiibaanAxmed-so4ty 21 күн бұрын
Nin rageed kii Habar AWAL
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 19 күн бұрын
Maasha Allah qofkasto oo Isaaqa Hawiye waa waa walalheen qof Haduu inacaayo Ku ilaawa Axmed dheere Iyo Caydiid
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Какой я клей? | CLEX #shorts
0:59
CLEX
Рет қаралды 1,9 МЛН
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
KNN
Рет қаралды 642 М.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН