No video

E BARAK "HANAJBAADKA NUKLIYEER EE ISRAAIL WAXAY U MUUQATAA TABAR DARRO & JAHAWAREE"

  Рет қаралды 35,588

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

E BARAK "HANAJBAADKA NUKLIYEER EE ISRAAIL WAXAY U MUUQATAA TABAR DARRO & JAHAWAREE"
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 33
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
🎉Allaahu Akbar 🇵🇸 ♥️ Guuuuuuulaysta insha Allaahu
@AbdiazizJimale-vk2bw
@AbdiazizJimale-vk2bw Ай бұрын
Asc.HBN moulid wanku salamay may Almighty Allah bless you
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Ай бұрын
rabi ha burburiyo baaba iyo hog masiibo iyo halaag alaha ku rido kufarta yuhuda maraykan iyo saaxibadood rabiyow halaag guuldaro iyo ciqab cir iyo dhulka kaga ken yuhud guuldaro iyo jab rabi ha ku rido yuhud aamin aamin ya rabi. RABIYOw nasrigaaga iyo naxaristada dag dag ku gaarsi shacabka falastin rabiyow rer gasa cawi ku cawi awodada iyo cidankaga rabiyow xore gasa iyo alaqsa dhulkagi barakaysnaa awodada ku xore rabiyow guule musliminta jihadkoda gaar ahan maqamanada rer gasa aamin aamin yaa rabi
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o Ай бұрын
Xulufadaa.aad.sheegtey.7.oktoober.ayaa Soo.afjartey.dicuudina.kuma.dhaco.imika.xumaanta.mareykan.iyo.israel.ayaa.siminaar.ugu Filan.dunida iyo.baraaruga.caalamka.ee.hada.goodoomin.caalamiya Ayaa.timid ❤❤❤❤
@Libax962
@Libax962 Ай бұрын
#Mxamed #Mxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlayo aad ayan ugu faraxsannhay #BBsomali hado lajogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah #thank you #mowlid ❤️
@sharmarkecisman729
@sharmarkecisman729 Ай бұрын
M.h and m.m.c wn idin slaamay
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
🎉 Dhul Aadan Lahayn Xoog Laguma Haysan Karo Waqtigii yuhuuda Waa Uu Dhamaaday insha Allaah
@bashirgalbayte3601
@bashirgalbayte3601 Ай бұрын
Topp++++++
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
Hadii Uu Allaah Ku Soo Af Jarayo Cidna Wax Kuuma Tarikarto
@AbdilahiNaib
@AbdilahiNaib Ай бұрын
allahu aknbar
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤wcs ❤
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Ай бұрын
Hargeysey dacayad bad raxada noga qaden an waqti laheyn addunka wax iska socdo miya jiro waxkasta waqti bey ledahay
@AbdulaahiDaaud-d6o
@AbdulaahiDaaud-d6o Ай бұрын
❤ip
@hnoor4361
@hnoor4361 Ай бұрын
Hubka ay Ku hanjebayn iyagu Maka nabad gelayaan illeen lubnaan Iyo falastiin midna kama fogee? Rabbi haw hiiliyo muslimiinta gaar ahaan falastiin Iyo dhamaan muslimiinta OO dhan gaar ahaan inta gaalada neceb àaaaamiiiin yaa Rabbil caalamiin
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
YUHUUD, WAXDANBE OO MAREEYKAN U TARIKARAA MAJIRTO, SABABTOO AH ISAGIIBAA #DAGAAL SOKEEYE IYO FOOWDO, DHEX MUKHUURANAAYA, ....DHIBKAAS OO DHAN WAXAA U KEENAY #ISGARABTAAGA, INDHO LA'AANTA AH EE YUHUUDA.
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Ай бұрын
Cuna qabateynta afriko ay saran maxa diidey in israiil la saaro nugleyerkana laga qado xukunka mareykanka calamka ma laga qado mar haddii israiil u xukumi karin yu xukumi raba oo uu sugayo
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
HORTA HUBKA "NUKLEEYRKA" AH EE AY DUHUUDU, SHEEGANEEYSO INEEY HAAYYSATO #BEEN ABUUR AYUU UBADANYAHAY. .... LAAKIINSE HADIIBA AY HAAYYSATO IYADA AYUU KUQARXIDOONAA, SABABTOO MEELWALBA OO KAMID AH #DHULKA FALASTIIN, EE AY #BOOBKA KUHAAYSATO #DAB, AYAA KAQARXAAYA!! HADABA AYADA AYAA U HALIS AH INEEY KUGUBATO. ...SIDOOKALE MAREEYKAN IYO INGIRIIS IYO FARANSIISKUNA, WAALAMID. IYAGA GUDOHOODA AYUU KUQARXIDOONAA INSHALLAH.
@user-jd6bh4lv7n
@user-jd6bh4lv7n Ай бұрын
Ma isticmaali karaan nuclear waayo si isku mid ah buu u saameyna yaa Dhul u kala soocan ma jiro oo waayo waa dal aan jirin oo laga dhex sameeyey dal kale Waa meel dhinaca la isku hayo iyo meel la isku dhexjiro Xamaas guul bay joogaan maanta allaah swt ha u siyaadiyo
@jibrilbuniabdle3010
@jibrilbuniabdle3010 Ай бұрын
Israaiil ayay kaakadhagtay
@Cumar2
@Cumar2 Ай бұрын
nukliyer miyay kudhufanaysaa ddka falastiin
@user-mg5jh9nk5u
@user-mg5jh9nk5u Ай бұрын
JazaakaAllahu kheyr
@aadanxuseen1471
@aadanxuseen1471 Ай бұрын
CiidankiiAnLicijernMEEAYkufaajeernALGESHALadiiLyaqharMeexijstaLambarka
@user-jd6bh4lv7n
@user-jd6bh4lv7n Ай бұрын
Way haysataa iran nuclear kani isagaa war doonaya xaqiijin buu raadinayaa ..maxay cunaqabatayn ta ugu adkaysanaysay labaatanka sano hadaanay samaysan???
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km Ай бұрын
nuklercida adegsata iyadana wa lo adeg san
@mohamudali816
@mohamudali816 Ай бұрын
Su'aal Hadii ay Isreal isticmaasho hubka nuclerka ay sameysatay una isticmasho Qaza, maxaa dhacaya?
@faysalcali-k6i
@faysalcali-k6i Ай бұрын
masibo an hore lo araag..
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
HBN
@faysalcali-k6i
@faysalcali-k6i Ай бұрын
dagalko si socda wa guusha..xaamas..istarajiyad.ahan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Yuhuudi way ku jabtay qorigii siyaasadii warbaahintii iwm sidaa darted jiritaankii yuhuudu waa gabagabo waayo waa dhibic cancer ah oo ku dhex taal bariga dhexe
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 Ай бұрын
Xuriyadooda falastin may iska siyana
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 19 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 1,5 МЛН
MAREYKANKA OO GACANTA KA TAAGAY XUUTIYIINTA + DAGAALKA QASA + YUKRAYN
33:15
HALISTA SOMALIA KUSOO FOOD LEH XOOGTA DAHSOON
33:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
WARKA DUHUR EE KNN 23 08 2024
15:48
KNN
Рет қаралды 1 М.
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН