𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗶𝗱𝗮 ee Islaamay. Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 1,211

Sollas Media

Sollas Media

Күн бұрын

Muxaadaradu waxay ku bilaabatay, Umu-Salama bintu Abii-Umaya ( Hinda ) oo ka faaloonaysa wixii ku kalifay in ay u haajirto dhulka Xabashida.Umu-Salama waxay kamid ahayd Xasaskii Nabiga scw . Rasuulka ayaa guursaday kadib markii uu geeryooday ,Abii-Salama binu Cabdi Asad ( Cabdilaahi ) oo ay u dhashay 4 caruur ah.Abii Salma wuxuu u geeryooday dhaawac daran oo ka soo gaadhay dagaalkii caanka ahaa ee UXUD.
Hijradii Kowaad maxaa keenay ?
Bilowgii diinta ,Muslimiintu waxay u badnayeen addoon iyo dad ka dhashay jilibo aan awood weyn ku lahayn gudaha magaalada Makka.Bilaal iyo dadkii lamid ka ahaa waxaa lagu bilaabay cadaadis iyo dil yada oo danta laga lahaana ahayd in ay diinta ka laabtaan.
Mar walba xaaladdu waa kasii daraysay, carada iyo nacaybka gaalada ka imaanaysay cirka ayuu isku shareeray oo heerkii ugu sarreeyey ayuu gaadhay, duruufihii ayaa sii qallafsanaaday, Makko waxay la mid noqotay xabsi wayn oo muslimiinta lagu silciyo.
Nabigu (scw ) markuu arkay nabarada iyo jidhdilka ka muuqada asxaabtiisii ayuu faray in ay u firxadaan ( hijroodaan) arlada geeska Afrika, halkaas oo uu Nabigu ( scw) sheegay in uu kusugan yahay Boqor Cadaalad yaqaan ah oo xukuma Arlada Xabashida.
#shiikhmustafe
#muxaadiro
#Hijradii
#subcribe

Пікірлер: 4
@abdirizakomar3073
@abdirizakomar3073 3 ай бұрын
M.a walaahi waa ka helay ee inoo soo badi allaha ku dhowree
@Riyaad_as_saalixiin
@Riyaad_as_saalixiin 3 ай бұрын
Sollas media allah haku barakeeyo wll, runtii sidan cajiibka ah ee aad u edit garaysay wlhi waa shaqo mudan in lagugu mahad celiya ilahey hakaa abaal-mariye, Hana ka caajisin oo hakala goyn qaabkan cajaa'ibta leh, waana ogahay culayska ay leedahay lkn u niyeyso cml aad aakhiro u hormarsato
@fadumoali7402
@fadumoali7402 2 ай бұрын
Sollas media xagaad ka baxdeen? Video iyo muqaalo maydan soo dhigine. Dalkii iyo Deegaankii Ssc videoyo taariikhi ah nooga soo duuba🇸🇴💯❣️
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 23 МЛН
Dagaalka Baadi-sooca 1/2 ( Muxaadaro Shiikh mustafe xaaji ismaaciil )
22:37
Boqorkii So islaamay iyo qisadiisi
5:00
DURUUS MEDIA
Рет қаралды 517
كيفية بناء الانضباط الذاتي - ماركوس أوريليوس
30:18
رواقية للحياة
Рет қаралды 227 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН