Eedo arxan laay part 21

  Рет қаралды 199,881

Amtaf Beauty

Amtaf Beauty

Күн бұрын

Пікірлер: 777
@kingwelly1961
@kingwelly1961 4 жыл бұрын
Asxabta waa atooraha Muniiz team Muniiz halaiga dhiso halkaan 👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻 kzbin.info/www/bejne/eZWpnHp8l6hmpqM
@hafza2135
@hafza2135 4 жыл бұрын
aboowe qurux low aa tahay wllhi
@anisaugaas2565
@anisaugaas2565 4 жыл бұрын
Waaaw muniz wax kasocdo madaxa korkisa
@dheymanluul3811
@dheymanluul3811 4 жыл бұрын
Dumaashi so dhawow 😂😂 Atooraha atariishada
@bintifaqaymaxamed7590
@bintifaqaymaxamed7590 4 жыл бұрын
asxaabta subscribe isaara plz plz kzbin.info/www/bejne/e6XGnneJadKhZq8
@sabrinasomali4652
@sabrinasomali4652 4 жыл бұрын
@simranyoutobe658
@simranyoutobe658 4 жыл бұрын
Inta arki doonto fariintayda walal kuma dhibaayo ee igula sali nabigeena Mohamed. " اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم. "
@miimibuh255
@miimibuh255 4 жыл бұрын
csw
@alishaaaqurx6742
@alishaaaqurx6742 4 жыл бұрын
Scw
@salmacali8923
@salmacali8923 4 жыл бұрын
Scw
@hamdaabdillahiali6547
@hamdaabdillahiali6547 4 жыл бұрын
Scw
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 4 жыл бұрын
Scw
@amtafbeauty5848
@amtafbeauty5848 4 жыл бұрын
Asxaab Qali waa idin salamay Ka raali noqoda intaa laso dahay mashquul ayaa jiro arboco wax maso gilinaayo lasocda insha Allah waa inoo axada love you all thank you all my people
@aaminasahra3900
@aaminasahra3900 4 жыл бұрын
Amtaf abayo mombasa intee ka dagantahiiin waan kuso dili rabaaye adi io akiiro kkkkkkkkkkkkkkkk
@fiicansidihooyadeedfiican83
@fiicansidihooyadeedfiican83 4 жыл бұрын
Amtaf beauty haa abaayo hadad xili la isku ogyahy noo sameyso wn sugeynaaa hadey doonto asbuuci hal mar
@naimaahmed4685
@naimaahmed4685 4 жыл бұрын
Abayo axad maba dhowee
@shamissoomaaligirl3226
@shamissoomaaligirl3226 4 жыл бұрын
Axada maba dhawo runtii
@salmodhaqane711
@salmodhaqane711 4 жыл бұрын
Xasidad
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 жыл бұрын
Masha Allah Wlhi waan ku farxsanahy muniis laku lankeeda❤❤❤❤😂😂😂😂😂keep going Habo yar waan ku tageeraa💋💋💋💋❤❤❤❤❤inta ku farxsan like isaar Mhdsnid❤❤❤❤
@nimconeyruz8587
@nimconeyruz8587 4 жыл бұрын
Waligey commenti ma so bixin lkn cawa munis darted ayan u so bixiyey farxada munis inta ku faraxsan
@falastinalihussein5945
@falastinalihussein5945 4 жыл бұрын
Wansugi weysnaa inta ilasugeyse like haiqala baqiilin wllo
@queenarawelo188
@queenarawelo188 4 жыл бұрын
Anaa kula mid ahaaa ciilka eedada iga haayo leee
@falastinalihussein5945
@falastinalihussein5945 4 жыл бұрын
@@queenarawelo188 said xppt taas eeda wey dhafte qumayada
@leylodheman7040
@leylodheman7040 4 жыл бұрын
Sobobsiya hee qeybta xikta
@marwaanofficial6166
@marwaanofficial6166 4 жыл бұрын
Ok
@marwaanofficial6166
@marwaanofficial6166 4 жыл бұрын
Haa lkn wan sugena
@amiishahenna5855
@amiishahenna5855 4 жыл бұрын
Munis farxadeeda jecliyaa masha Allah maanta aade u faraxsan tahay❤️
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 жыл бұрын
Masha Allah ani ka kow
@halwailmi9833
@halwailmi9833 4 жыл бұрын
💕💖💗
@yunusaden3860
@yunusaden3860 4 жыл бұрын
Commentiga anna ugu 1 ah like ee saar
@aliasmaan3004
@aliasmaan3004 4 жыл бұрын
Asxby 22 maxaa liskugu adkeyay waan dalay san usugayaye
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 жыл бұрын
Waaw muniis jcyl bay jilysa waw❤️😘😘
@maryanxasan1386
@maryanxasan1386 4 жыл бұрын
Muniiis waa farxsanthy wiilkiii bay isla sooo kulmeeeen dhibkan waad ka bixin queen
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 жыл бұрын
Farxada Muniis yarey wan ku farax sanahy wlhy msha allah
@ifraaxcadeifraaxcade8572
@ifraaxcadeifraaxcade8572 4 жыл бұрын
Maxa kudhacay riwaayadii
@asmaibnucabdilaahi1503
@asmaibnucabdilaahi1503 4 жыл бұрын
Maan shaalaah
@Somalidhalad
@Somalidhalad 4 жыл бұрын
I decided to comment before watching it anyway support u guys. Wish u all the best
@ummumayza2141
@ummumayza2141 4 жыл бұрын
Ana uguh horeeya I like wlhi lkin wad laso raagteen dee
@halimoabdullahi4818
@halimoabdullahi4818 4 жыл бұрын
M ,a 🧡💚💋💋💚💜💚💚💖👌👌👌👌🤟👍👍👍❤❤💛💜💛💓💚💋💋💚
@shamissoomaaligirl3226
@shamissoomaaligirl3226 4 жыл бұрын
Mararka qaar run ayaa moodaa waxaan arkaa anoo iska ilmaynaya ama uducaynaya muniiz oo dhahaya allow xaaladaas kaabixi hhhh
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
Kkkkk isku mid cml
@cosobmohamed9526
@cosobmohamed9526 4 жыл бұрын
Ha wallhi ani meqa mar an la oyay xisaab maleh waxan umaleya in ay run tahay illaahow inta ciqaabtan kujirta kasar
@nimcoyoome2010
@nimcoyoome2010 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkķ
@simancabdulaahiomar1918
@simancabdulaahiomar1918 4 жыл бұрын
Hawar yarta wax garad wayay wlhi 💪💪❤💪❤❤❤
@princessaliya6250
@princessaliya6250 4 жыл бұрын
Wow amazing so beautiful
@hanaawanaag2326
@hanaawanaag2326 4 жыл бұрын
adaaa igu dartay mee dhahdo muniiz wlhi doqon waYe ush naaa hooy eedo iska celi filimkaan waan nacay
@basrojeylani2836
@basrojeylani2836 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk hanaa wanaag sas ayaa lo bahanyahay inla naco
@hanaawanaag2326
@hanaawanaag2326 4 жыл бұрын
@@basrojeylani2836 haaa abaaa gabadha lee maa la canaasanaaa iyaga markooda hana tusaan saaa loo galaaayo
@princessaliya6250
@princessaliya6250 4 жыл бұрын
@@hanaawanaag2326 wlh run waaye
@anhaarchannel7837
@anhaarchannel7837 4 жыл бұрын
@@basrojeylani2836 fadlan isooboqada
@basrojeylani2836
@basrojeylani2836 4 жыл бұрын
@@anhaarchannel7837 ok walalo
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 4 жыл бұрын
Wan so dahay ani hadn a lahaa walashey aabahey i dhalay madaxa sarn lahaaa wallo sii dhadheel laguma helo 😍 manta inta iga like dhac igu siya
@fowziinabae6194
@fowziinabae6194 4 жыл бұрын
Amtaf manta aniga igu horeyo ❤❤❤saan u sugayay leeh❤
@faadumoxuseen3378
@faadumoxuseen3378 4 жыл бұрын
QaybTa 22 lasoo dhaqsada inshaallaah
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 4 жыл бұрын
Masha allaah muniiz far xadaada waan kahelaa allow eedooyinka qaarkood illaah baan kamagangalay
@xafsoabdi7553
@xafsoabdi7553 4 жыл бұрын
qeybtan wa ngu soo adkesen saa usugyey illh ogaa inta sugysy oo ani okle like
@anhaarchannel7837
@anhaarchannel7837 4 жыл бұрын
Fadlan isooboqasa
@shanayabbe04quruxley73
@shanayabbe04quruxley73 4 жыл бұрын
amtaf wallahi video wankaheley waw ilove you
@nimcuushnalka3791
@nimcuushnalka3791 4 жыл бұрын
Wuuuuuuuuuuuw soo orda heee la imaaday😂😂😂
@leilaruun2185
@leilaruun2185 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
Naciima hhh meqa maraa iskugu yeertay xafada mrkuu musalsalku soo galo hhhh wuuw soo orda kute
@sahrosoomaali3213
@sahrosoomaali3213 4 жыл бұрын
Heesta ka daaya alle ka baqa musigu wa dambiye
@amrannakata1164
@amrannakata1164 4 жыл бұрын
Mashallah
@munahonesty4
@munahonesty4 4 жыл бұрын
Inta filinka sugeysay videogan wax niga codsna inad Subscribe ii sartan channelkan please kzbin.info/www/bejne/d6jInoVqpNp9r7s
@munayusuf3514
@munayusuf3514 4 жыл бұрын
Yaaqey maba iga hayso inaa baxo kulahaaa Muniiz😂😂😂❤️❤️
@drshodanomarsiyaad8811
@drshodanomarsiyaad8811 4 жыл бұрын
Dhamaan walalaheey alle haidin wada xifdiyo
@aishaupdy4839
@aishaupdy4839 4 жыл бұрын
Saan u sugaaye caawa illah amarikii igu soo dhacday mopilkyga markan so qabtana wan arkay
@sacdiyomaxamed6357
@sacdiyomaxamed6357 4 жыл бұрын
Saan usuqaayaly qofkii ilamid ah like dhac dhac iqusiiii
@safiaadan9304
@safiaadan9304 4 жыл бұрын
Ala edho xasisana akira inadh saxiba tihin usheg kulaha wlh hadhkahor taan camal anay isomarte Alxm Allah igamagan galie
@nasiimaqurux9393
@nasiimaqurux9393 4 жыл бұрын
Child abuse 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mustalifoxuseen4837
@mustalifoxuseen4837 4 жыл бұрын
masha allaha adban ugufarxay run ahantii muniis kulankeda thnks wlahey wan kutagersanahay 🙏🙏🙏👌👌👌💕
@samsamqurux4765
@samsamqurux4765 4 жыл бұрын
I am first to day
@nawalqaran2291
@nawalqaran2291 4 жыл бұрын
Saan usugayay wad nagala so dhahday xaqiiq lkn mhdsanid
@ubahluul12
@ubahluul12 4 жыл бұрын
Ya guur doon ah anokale😍😍
@fiicansidihooyadeedfiican83
@fiicansidihooyadeedfiican83 4 жыл бұрын
ubah luul ubah luul wx kheyr qaba Alle ha kuu sahlo
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
Alx ubaxey suuqaas wxnka fariistay 19/5/2019 mrka adinkana ALLE ha idinka aruursho
@fiicansidihooyadeedfiican83
@fiicansidihooyadeedfiican83 4 жыл бұрын
Nimco Nimco ana wn ka sii horeyy 2017
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
@@fiicansidihooyadeedfiican83 masha ALLAH mcnto ALLE haku barakeeyo
@Arkaanbooktour
@Arkaanbooktour 4 жыл бұрын
Mashallaah ana 2013
@rihaamofficials1436
@rihaamofficials1436 4 жыл бұрын
Keep going muniis yaray riyadig ayaad ka hadley 🥰😘❤
@juweriaaqoonjecel7946
@juweriaaqoonjecel7946 4 жыл бұрын
Habryarta la.aanteed guriguba iftiin maleh gabrta yar wlhy waa wada caqli💗💗💗💗💗💖💖💖allw habryrha nodhwr aaaamiiin💖💖💖
@ashamohamed1125
@ashamohamed1125 4 жыл бұрын
When is the part 22 come out
@gabadhaguuricel2451
@gabadhaguuricel2451 4 жыл бұрын
Saaan usugayay ilman ba dhali rabay abayo nogu dhaqsada riwayada
@nasteexonasteexocali840
@nasteexonasteexocali840 4 жыл бұрын
Wlhi waad la soo daah deen runtii
@munichbae8013
@munichbae8013 4 жыл бұрын
Wwww masha allah munis runrun u gu farxay wlhi 😊😊😊😍
@yusramaxamed3966
@yusramaxamed3966 4 жыл бұрын
Maasha wllhi waan kusugaayi mahadsanidiin bahda shakaal protection
@farxiyomuxumed1287
@farxiyomuxumed1287 4 жыл бұрын
Lek
@iinacadey236
@iinacadey236 4 жыл бұрын
323 waxaa firsaty 2.9k waxaana like saarty 323 wht mean somalidan xaasisanaa wa yabne side ahaataba keep goin amtaf iuo teamkeda🙏👋💋💋💞💞💞💞💞💕💕💞💞💞💞💞
@faizaabdirahman2426
@faizaabdirahman2426 4 жыл бұрын
Wlh faraxad marka arkay ina ay kulmen sxbked aad ayan u tageraa muniiz
@yasminomar7063
@yasminomar7063 2 жыл бұрын
Abbas
@raxmohassan7935
@raxmohassan7935 4 жыл бұрын
Ruwadaan waan xiiseyaa lkin mar qarar codkiina wuu hooseyaa eee heesta ka dhaafa
@malzaabdi7942
@malzaabdi7942 4 жыл бұрын
Maanta anaa first ah yes💪💪💪
@saynabcabdi6285
@saynabcabdi6285 4 жыл бұрын
Allah muniis miskiin alle haku gar gaaro
@maryamamaryama6526
@maryamamaryama6526 4 жыл бұрын
saa usugaayey waan daaly 😍noo soo dadajiya abaayoyaal😋✌❣❣❣
@maxameddaahir7090
@maxameddaahir7090 4 жыл бұрын
Wwww wlhi aad usugaya abaayo hurmar wcn ❤❤❤
@drshodanomarsiyaad8811
@drshodanomarsiyaad8811 4 жыл бұрын
Waaaw mashallah
@ubaxmaxamud928
@ubaxmaxamud928 4 жыл бұрын
Ina adeer saan dhan xaa ola soo daahden😢❤️
@fiicansidihooyadeedfiican83
@fiicansidihooyadeedfiican83 4 жыл бұрын
Ubax Maxamud ma aragtay horta saa u so firinyy daalay
@foosfiyorochannel3574
@foosfiyorochannel3574 4 жыл бұрын
muniiz grb weyn bey heshe masha allh keep going
@ayaanahmed825
@ayaanahmed825 4 жыл бұрын
Wdso dahiseen sidan mrbo u firinayaay wn dalaay
@itsnasriina7568
@itsnasriina7568 4 жыл бұрын
Wllhi saas uso gaayr waa dalle😓😓😓 Thnks amtaf abyu
@hidaayoali5557
@hidaayoali5557 4 жыл бұрын
Qaybta²² hala sodahina waning jecelnahay
@nimcoawjibriil2046
@nimcoawjibriil2046 4 жыл бұрын
horta filmkan war muhiima ayuu sidaaa lkn walaal idinko raliyaheestaan aad ku dhexduubaysaan naga daaaya fadlana dawadyaash in latix galiyaa muhiima anshiidb ku dhex duba hadaaad doontaan fadlan
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
insha'Allah wiilkaas ha guursado munees oo dhibkan Ka saaro,😂😂😂😂😂😂
@habibamoalim6759
@habibamoalim6759 4 жыл бұрын
😂😂😂😅😅😅😲😂😂😂❤
@ikranyaxyae541
@ikranyaxyae541 4 жыл бұрын
Waaqatar
@bajuu1990
@bajuu1990 4 жыл бұрын
Waad so daahisin
@Deeqdarajo10
@Deeqdarajo10 4 жыл бұрын
Www ar aniga u horeyo subscribe iso dheha please
@hodanyusuf1479
@hodanyusuf1479 4 жыл бұрын
Wan farxay markaan arky part 21 anoo firsanina comment soo bixinoya lkn wanaga soo dahisen saan mesha ufirinye waa Daly noo soo bobsiya qebhA kle
@sabrinasomali4652
@sabrinasomali4652 4 жыл бұрын
Habaryarta la'aanted nuur maleh love u hppti Nimca❤❤❤
@hidaayahappy517
@hidaayahappy517 4 жыл бұрын
Caawa ruwaayaada mcn waaye horey usocda💘💘💘
@allahwithme1310
@allahwithme1310 4 жыл бұрын
22 so raaciya hdii kle ruwaayada waa laga xiiso dhcaa
@sundussharif8652
@sundussharif8652 4 жыл бұрын
asxan ruwaayad keep going
@fardowsoibrahim5973
@fardowsoibrahim5973 4 жыл бұрын
Plz qeypta kle hanaga soo daahina team amataf💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤
@leyloloveinaaadan1769
@leyloloveinaaadan1769 4 жыл бұрын
Msh alaah
@salmaabdulwahab2618
@salmaabdulwahab2618 4 жыл бұрын
M.a wan naga sodahinina wllo qali ah💋💋💋
@nataliya9236
@nataliya9236 4 жыл бұрын
Camera manka iska badalaa filinka qisadiisa waa top jilinka was top lkn duubista la kufsaday he is not professional change him ❤️ filinkaan maantaan arkay 1- 21 hadaan wada daawaday I can’t wait 😊 am your new fans from France 🇫🇷
@muhabawasam4086
@muhabawasam4086 4 жыл бұрын
Waa nakasodahdeen 😢
@faysalgelle8171
@faysalgelle8171 4 жыл бұрын
Plz subscribe and share Thanks my friends Xasuus U joog media
@hoodoroodo1459
@hoodoroodo1459 4 жыл бұрын
Saan usuguyey wanba a daaly
@boqoradareerka1630
@boqoradareerka1630 4 жыл бұрын
Ar saaan u sugaaaye lee
@aaminasahra3900
@aaminasahra3900 4 жыл бұрын
Wlh muniiz marku wiilka ka hor imaday ani wadnaha qac i dhahay qofa jeclhy ina arky cml bcz muniiz darenkeda la qatay tan kale gbdha kale wa madoobatay welcm to mombasa kkkkkkk mombasa kuleelkeda ay ka bixi la dahay
@aishasimanchannel3799
@aishasimanchannel3799 4 жыл бұрын
Mahadsanid abayo waana qadanay raligelintada waayo adunkan mashqul kama dhamado
@ismahanabdi960
@ismahanabdi960 4 жыл бұрын
Cunug aan dhalay hadii aan eedo u dhiibto san ha u gaasho hooyo mcn allha no xafiido intaa hooyo jecel like 👍
@nurtabariise3124
@nurtabariise3124 4 жыл бұрын
wlhii mantoo dhanaa sugaaye Ruwaayada xikmad xabaarsan
@nimcokyofficial1534
@nimcokyofficial1534 4 жыл бұрын
Hawaryar wa qof wanagsan wlhi masha allah 💋💋💞💞💞💞💞
@sabnaamho7567
@sabnaamho7567 4 жыл бұрын
Allh saan manta dhn ufirnyy jnalka my sogliso aanba ku hyy txn amtaaf
@najaadahusein8273
@najaadahusein8273 3 жыл бұрын
Wow
@naciimabukudeyfar9401
@naciimabukudeyfar9401 4 жыл бұрын
Munis Masha.allaha wan ku farxsnahy runahantii
@amaara433maxamed8
@amaara433maxamed8 4 жыл бұрын
Wlhi gabadhan habar yarta ku. Matalaysa.waan ka helay 😂💥💥💖 wl qali love you 😂💖💖wax yaroo wcn wlhi
@dheymanluul3811
@dheymanluul3811 4 жыл бұрын
Sheekada caawa lee ku heesta Muniiz wa qosleee Ar munizeey atorahaga Yey akiira kugu arag hhhh Ilaheey mid qey qabo haga dhigo .markey tiri amiin iri run run modaa hhhhhhhh
@samatarrooble7038
@samatarrooble7038 4 жыл бұрын
We are muniiz team ❤️❤️👍👍👍👍👍👩‍🦳🇸🇴🏋️‍♀️
@nimcoaxmed1147
@nimcoaxmed1147 4 жыл бұрын
masha allaah muniiz iyo habo guulaysta ayaa idin leyhy taa geeradiina kowaad ayaa hahy dhamaatiin salaam aa hawad iidiin soo marinaa Axad way fogthy balse waa suganaynaa insha allaah qayta xigto 22 aad
@sihaamabdikariimahmed1685
@sihaamabdikariimahmed1685 4 жыл бұрын
Waa la soo daahden
@naimanaima4382
@naimanaima4382 4 жыл бұрын
Woooow haduuba macnkii filimka lagaadhay dadax 😍😍😍
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 4 жыл бұрын
M.a keep goin Wlhy ruwaayadan aad ban u jecelahay
@ladanabdi5642
@ladanabdi5642 4 жыл бұрын
Yaa ila arkooyo camerada iney wax kaqaldanyihiin
@haniofficial6441
@haniofficial6441 4 жыл бұрын
22 plz plz
@hogaamiyecali
@hogaamiyecali 4 жыл бұрын
Keep going
@hogaamiyecali
@hogaamiyecali 4 жыл бұрын
Nice boy
@dumarqurux1405
@dumarqurux1405 4 жыл бұрын
Alxamdulilaah illahey edo ima badan intey edo soo cishayna nolasha danbe idinma xumeso
@marwafarah3121
@marwafarah3121 4 жыл бұрын
Walahi wata ihaysata xitaa habaryartu ceebay kula jaceshahay kuway dhashay 1:00 soo hoydan aniguna waligay habeen 9:00 ma maqnan saxibna malihi toda kama hadasho wey amanta se ani bishii marban baxa dadka dhan wey igu ceebaysa
@hassanmohammedaden6023
@hassanmohammedaden6023 4 жыл бұрын
sorry waa kaxumaahy abayo mcn waa kabxaysaa insha allah
@kawraredapzsn6495
@kawraredapzsn6495 4 жыл бұрын
Dhib maleh xbbti iska samir dhibka waa laga baxaa
@ayaanbashiir8946
@ayaanbashiir8946 4 жыл бұрын
San u sugayey leeee🤣🤣🤣☹☹☹
@caqliaateye6718
@caqliaateye6718 4 жыл бұрын
Filimkan dadka u badn ee dawada waa reer konfur lkn aniga aya kaduwan reer waqoyiya inta ilamidka ah like
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 жыл бұрын
Waalasoo daahdeen saan u sugyy waanoogy
@amuunaoffecial3893
@amuunaoffecial3893 4 жыл бұрын
Manta kaligeed kun jeer kabadan chanalka waan soo firiyay finally hadaaan helay
@amiishahenna5855
@amiishahenna5855 4 жыл бұрын
👏👏
@caaishacadey4214
@caaishacadey4214 4 жыл бұрын
apaayo qeebta xigta ku soodhaqso waa codsi
@ismacilzaf1247
@ismacilzaf1247 4 жыл бұрын
Masha Allah munis keep going my queen cawa farxada 😍
@rukiamohamed7267
@rukiamohamed7267 4 жыл бұрын
Am the first
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 4 жыл бұрын
aaway filmka qaybihiisii kale bilaa wejisanidaan waa in la iska dhaafo fiirsashadiina
@samiiracudoon4072
@samiiracudoon4072 4 жыл бұрын
Hawaryartaaan mashlh wallhi ineee qof fiicn thy walaga daremaaa illhey xafido jilinkeeda ok muniz cawisay ka hely♥️♥️♥️
Eedo arxan laay part 22
29:05
Amtaf Beauty
Рет қаралды 235 М.
Sheeko Gaaban---Iil Hooyo iyo Eedo Arxanlaay Qeybti Sedexaad
38:40
Goobe Video Production
Рет қаралды 1 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 9 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Circuito Heróis da Areia - Fair Play Arena |  Quadra Nova 2
45:31
Eedo arxan laay part 26
20:23
Amtaf Beauty
Рет қаралды 225 М.
Eedo arxan laay part 7
19:13
Amtaf Beauty
Рет қаралды 223 М.
TRIP FOR MARKAZ JIBRIIL ISLAMIC CENTRE NAIROBI
3:02
Dadiri Issa Muya (عبدالقادر عيسی) Abdulqadir Issa
Рет қаралды 55 М.
Eedo arxan laay part 19
29:37
Amtaf Beauty
Рет қаралды 182 М.
Eedo arxan laay part 30
35:55
Amtaf Beauty
Рет қаралды 259 М.
Eedo Arxan laay part 27
19:37
Amtaf Beauty
Рет қаралды 222 М.
Barnaamijka Baro Diintada SO2EP12 Faaido iyo Qosol 😁
28:41
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 152 М.
EEDO ARXANLAAY
3:03
Queen Dagan Official
Рет қаралды 30 М.
Eedo arxan laay part 28
26:12
Amtaf Beauty
Рет қаралды 239 М.