No video

Eglan Show. Fanaanada Sahra Ilays Heeso Iyo Waraysi Full Daawo Barnamij Xiso badan

  Рет қаралды 24,454

Eglan Show

Eglan Show

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@muniir_official
@muniir_official 5 жыл бұрын
Tagera buxa Egland show 😂 Iyo sahra liketa ha iga ilawina first ahee👌
@zamush
@zamush 5 жыл бұрын
INTA TAGERTO EGLAN LIKE ISAR
@zundusiinaabdulkariim8843
@zundusiinaabdulkariim8843 5 жыл бұрын
Jacaylka an zahra ilays u qabo dartii walal like iigu saar😩
@cabdulaaahiboy6356
@cabdulaaahiboy6356 4 жыл бұрын
EGLAN SHOOW very well
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Inta ilaa aragtey england inay copy kareyso weriyihi lawada jeclaa ee Nimco samriye walahi baan ku dhaarte waa copy gi nimco samriye xaga lebiska akshinka gacmaha sidey ledahay kkkk cajib like isiya inta ilaa aragtey
@mascuudmaxedyuusufchannel4708
@mascuudmaxedyuusufchannel4708 5 жыл бұрын
Taagerayaasha Lasocota barnaamijka EgLan show Like Ta Ha Ila DhaafIna 😔😍
@mahdicasayr6181
@mahdicasayr6181 3 жыл бұрын
Wakhtiga haygu dheerayn Ban ugu jecelay heesaha ilays
@kinggoldsolomoncslm8954
@kinggoldsolomoncslm8954 5 жыл бұрын
sahra ileey sahra nuura sahra luuul sahra dayax sahra xidig nolow ...cod iyo jacayl true ah maasha allaah jasakalaah 🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌺🌺👍👍⚘😘😘😘😘😘🕊🕊🕊🕊🕊🕊🌻🌻
@muniitainaahmed2859
@muniitainaahmed2859 5 жыл бұрын
Masha Allah sahra ilays taageero buuxda ku hayaa
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
SAHRA ILEYS fanaanad buuxda waan ku jecelahay
@barwaaniby999
@barwaaniby999 5 жыл бұрын
Jecliya Eglan Show channel
@zamzamcabdi8939
@zamzamcabdi8939 4 жыл бұрын
Sahra ileys woow jiro joog
@abdiazizmohamedmedia5205
@abdiazizmohamedmedia5205 5 жыл бұрын
Waaaaaw
@nimcoxusenxade4843
@nimcoxusenxade4843 5 жыл бұрын
Habo sahro waad qalbi furuntahay ee illaahow kusoo hanuuni wan kula jeclahay kheyrka
@asiyahabi8122
@asiyahabi8122 5 жыл бұрын
Eglan iyo sahra ilays markay is ag fadhiisteen eglan bisad baay noqotay kkk
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 5 жыл бұрын
Sahra ilays 😘😍😘👑❤
@ilovemyhusband5098
@ilovemyhusband5098 5 жыл бұрын
Sahra ahmed abdilaahi Somaliland guudkaad usaarantahay
@abdullyamin3581
@abdullyamin3581 5 жыл бұрын
Wow sahra ileyse
@zalebanwarfagad1407
@zalebanwarfagad1407 5 жыл бұрын
sahro ilays wan teegaraa mamada fanka masha allah Waxbadan wn sugaynay Eglan saalax nolaw
@Dcowlid
@Dcowlid 5 жыл бұрын
Inay caadi ula sheekaysanayso iyo inay waraysanayso kala garan waayey. Qof ka hadal badan maan arag addoontan weriyaha ah.
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Waa badawad aqoona uu malaha saxafada walahi dusha ayuunbay kaga soo bodey
@rezaheydari9618
@rezaheydari9618 5 жыл бұрын
Viva somaliland
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Naagtu hadal badana bisinke naa englaney weliga ilbixi maysid
@Axmedyare739
@Axmedyare739 5 жыл бұрын
walahi anaaba ku qalda sahra iyo fahmo
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
JACAYLKU HA NOQDO MID RUN AH KHIYAALIGA HA LAGA BAXO
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Sahra naag nool da'da ka daaya fanaanada
@luckyh4131
@luckyh4131 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkk Fiq fiq fiq war yaa muslim ah caawa egland waa lagu tufay in lagu tufayna ma ay oga Sahra ilays ku teh eglaneey adigu gabar yar baa tahay aniguna Islaan wayn ayaan ahay oo jacayl iyo waxaas waan ka waynaaday kkkkkkk
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Qaybta codkaad koobka qaaday
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
Ana garanaye soco waryahe😂😂
@maryanmohamed5466
@maryanmohamed5466 5 жыл бұрын
😄😄😄war wakan war wan garan walhy wa sahro ileys wa ley ogolyahay fananad qaliya❤❤
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
waraysigii Nasiib cali xagaad gaysay isagoo dhamaystiran ma qashinkad ku dartay waad bahdishay fanaankaa
@saabirarts6462
@saabirarts6462 5 жыл бұрын
eglan qof caadiya bay noqotay awal wareysiga maba aqoone dadka waaba ku tufi jirtay
@sahroabukar4766
@sahroabukar4766 5 жыл бұрын
Eglan iidle yare waabi
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Eglaand jaceylbaa ku lafoobay meesha ka kac
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Ubax fahmo cod macasn quruxbadan nooloow walaashay soomaaliyeed
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 5 жыл бұрын
maansha allah waa fanaanadii qaranka viva sahra somalilander
@malyuundhoore2013
@malyuundhoore2013 5 жыл бұрын
Somaliand miyaa kuu so galaysa xalfada Sahraay lols
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 5 жыл бұрын
zahra ilays wan jeclahay
@hibbacabdalla1802
@hibbacabdalla1802 5 жыл бұрын
wlhi sahra ilays waa qof nadiifa daacada qalbi wacan
@hoodomohamet1438
@hoodomohamet1438 5 жыл бұрын
Fananad sharaf leh wlhi
@samiroabdiaziz9738
@samiroabdiaziz9738 5 жыл бұрын
Mom sahra ilays big respect
@alimustafa8448
@alimustafa8448 5 жыл бұрын
L
@naimahasaen3041
@naimahasaen3041 5 жыл бұрын
Waaaw mamada
@gobonimoofficial5308
@gobonimoofficial5308 5 жыл бұрын
jec liyaa dadka i jecel
@durranofficial8320
@durranofficial8320 5 жыл бұрын
Ilays faanand laHubo
@saabirarts6462
@saabirarts6462 5 жыл бұрын
jcylku waa jano lkn eglan jcyl baa haya walee alow aanay nagu dhicin hhhhhhhh
@abdinasiirxasan5888
@abdinasiirxasan5888 5 жыл бұрын
🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅🙅
Hornsat Qaraam iyo Heeso xul ah |-HCTV/Hornsat-| 2021.
49:42
Horn Cable Tv
Рет қаралды 99 М.
Barnaamijka Bishaariyo Bandhiga TVga/waraysi Sahra Ilays
1:09:31
SLNTV SOMALILAND
Рет қаралды 112 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,6 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
Eglan show fanaanka mubaric dacad iyo waraysi Qosol ah
21:29
RTN Somali TV
Рет қаралды 11 М.
Eglan show diet
5:01
Eglan Show
Рет қаралды 546
RTN: Barnaamijka Eglan Show 08 sep 2018
36:41
RTN Somali TV
Рет қаралды 5 М.
Faadumo iyo Hadalo oo 8 Fanaan Saaray Miiska Faaf-reebka Fanka
38:37
Barnaamijka Kun Su'aalood iyo Su'aal  Sahra Ilays (Su'aalo Cajiiba).
19:47
EGLAN SHOW IYO FANAANADA HODAN AFRIKA
49:18
RTN Somali TV
Рет қаралды 34 М.