Fanaanadda Sahra Ilays Oo Sheegtay In Lagu Cunsuriyeeyey Heeso Ay U Qaaday Somaliland.

  Рет қаралды 120,269

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 684
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Sahra Ilays waa Somalilander Asal ah
@kaysewaris9454
@kaysewaris9454 4 жыл бұрын
waa wadankaagii cid kuu diidi kartaana ma jirto kuwa waxaa yidhina way isk hadleen
@KaariyeContenCreator
@KaariyeContenCreator 4 жыл бұрын
Qacqac Osman really wlllo
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
@@kaysewaris9454 Ha waa runta
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
@@KaariyeContenCreator Ha wllo waayo Sahra ilays anigoo yar Ayan garanaya iyadoo qaada heeso 18may ah Waa wadaniyad dhab ah runtii
@fayselhassan9592
@fayselhassan9592 4 жыл бұрын
Queen of Somaliland we love you mum Sahara llays 💐💐💐
@Hooda36
@Hooda36 4 жыл бұрын
Sahra ilays fanaanad reer somaliland ah baad tahay waan ku jecel♥️ nahay kuwa xun xun haujoojin quruxay haujoojin dad beey meeli buktaa oo somaliland kaxun viva sahra ilays fanaanad nagu qaaliya♥️💋👏💚⚪♥️👍 sahan tv thank you wll👏
@abdirahmannahmed2239
@abdirahmannahmed2239 4 жыл бұрын
Maamo ilahay cimriga iyo cafimadka alle haku siyaadiyo HANTI QARAN AYAD THY MAAMO
@hamseali6897
@hamseali6897 4 жыл бұрын
Sahra ilaysa waa inan somalilander pure cid ka xigta ma jiro Sahray farta noogu fiiq cida ku so garaacaysa
@siciidshabac3960
@siciidshabac3960 4 жыл бұрын
Inantu ma ogadeenba waata tidhi dhaxdin baan ahaye
@crashiidkhayre6272
@crashiidkhayre6272 4 жыл бұрын
Sahra ilays waa hanti qaran cidda la hadashaa dagaal baan la galaynaa
@siciidshabac3960
@siciidshabac3960 4 жыл бұрын
@@crashiidkhayre6272 inta aan lagadhin hanti qaran inan dhaxdina oo inaderka qabo qofka adoo nool lahadlaya xaguu joga
@kodeyareshow9299
@kodeyareshow9299 4 жыл бұрын
@@siciidshabac3960 malaa waa adiga ninka inanta noo dhaafay hhhhh iz cadee waryaaa
@caydaruusyare9458
@caydaruusyare9458 4 жыл бұрын
@@siciidshabac3960 waa jaarso bro
@mostaphejama6903
@mostaphejama6903 4 жыл бұрын
Hadaad rer somaliland noqon weydo cid ahiba majirto Noolow mamo sharafeey ♥️🌸♥️
@ahmedxusen9050
@ahmedxusen9050 4 жыл бұрын
💘💘💘💘💘❤❤❤❤❤💓💓💓💔💔💔💕💕💕💖💖💖💗💙💚💛🧡💜🖤❣💞💝💤
@yassercarafat3168
@yassercarafat3168 4 жыл бұрын
*SAHRA ILEYSA boqorad reer somaliland ah*
@aragsanxaaji8850
@aragsanxaaji8850 4 жыл бұрын
sahra ilays ha ujoojin anagaa kujecell wadaniga dhabta ah allaw dhawr intii kaa xumi gidaarka madaxa haku dhuftaan
@alxadiischannel
@alxadiischannel 4 жыл бұрын
Sahra ilays Waa Hanti Qaran🔴⚪️❇️ Walaweynta ilaahay Hanaga Qabto ViVa Somaliland🔴⚪️❇️
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Somalilanders Somalilanders love you 🇮🇹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@aliderive9580
@aliderive9580 4 жыл бұрын
You crazy and full Somalian is one stop virus go to clinical you're sick u need hospital all who don't wanna Somalian go get another place kkkkkkkkk
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Adi af somaligey ku hadleyso intuu kaamary sow iyada kuleh xitaa dad rer somaliland ah xita wey igu aflagadeyen mise ceyda kuu fudud wanla weyntaada maahee
@badriagames126
@badriagames126 4 жыл бұрын
Qofa yidhi sahar ilays somaliland mah waa qofa walan walhy hore u soco mom dadka waashay ha dhagaysan we love you so much😍😍😍😍
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Sahra ilays garabkaagaanu nahay yaa kula hadli kara ❤💬💚👈 kuma weyno
@yahyeali192
@yahyeali192 4 жыл бұрын
Sahra adaa dalka iskaleh hanti qaran guuul soomaalilandr 💋🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Waanu ku jecelnahy mamo somaliland cidi kaama xigto
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Intaaso sano ayaan isku xafado ahayn alle haku xafido sahra ilaysey
@abdihakimjoseph1867
@abdihakimjoseph1867 4 жыл бұрын
Sahra ilays guuleyso somalilander asal dhalad ah yaa ka xiga somaliland waa fanaanad qaran cadawga somaliland heesihiina maka ooyeen
@xaajilacag828
@xaajilacag828 4 жыл бұрын
Noo sheeg wixii kula hadla Mom anakaa ku jecel waxaa Tahey hanti qaran
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 4 жыл бұрын
Sahra ilays Waa Hanti Qaran Hadaad rer somaliland noqon weydo cid ahiba majirto Noolow mamo sharafeey ♥️🌸♥️ Xaasig´diinta ilaahay Hanaga Qabto
@fartunxusen2101
@fartunxusen2101 4 жыл бұрын
Ilen naagtu waa oromo sababtay somali mid udiideyso w ataa quf somalilnd dhalad ah oo sidaa somali uneceb majiro wlhi balayo kulafolxumatay
@ibrahimabdirahman9586
@ibrahimabdirahman9586 4 жыл бұрын
Kuwa Somaliland ka xigsanaya Sahra-Ilays waa kuwa aan ahayn ilmaxalaal, waa sheegatada.
@cqanibiixi7924
@cqanibiixi7924 4 жыл бұрын
caac
@yasinahmed4323
@yasinahmed4323 4 жыл бұрын
Sahra we like you and love,wadaniyad safka hore somalilander ah,Sahra mantahadaad madaxweyne aad isku soo sharixi lahay waanu doran lahayn, with love.
@khalidsl686
@khalidsl686 4 жыл бұрын
I have never heard of her before. But the passion and respect she has for Republic of Somaliland is real. Well done. Nobody can denying your reer Somaliland. 👏🏾👏🏾👏🏾
@khalidsl686
@khalidsl686 4 жыл бұрын
@Fao Gazy no the problem is your a hater and envious snake who is in denial of the reality on the ground. Do you see any administration or "selected " president called farmajo in the Republic of Somaliland??? The answer is NO I ask you the question why can't he visit Somaliland if it's part of Somalia? Please enlighten us all. Now think carefully before you reply.
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 4 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido walalo waxad tahay qof nagu qaali ah oo somaliland halgamaageeda kamid xaasid iyo xuma talis hawjoojin hore usoco sahra ileys
@osmansaid7891
@osmansaid7891 4 жыл бұрын
Sahra waa fananad rear Somaliland number1. We all love you sahra ilyas. Daadkaan haa uu jojin sahra.
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Sahra Ilays... Somalilander Asal ah ayaaad tahay .
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 4 жыл бұрын
Sahra waa geesiyad ku xusan qarankan cid ka somaliland sana ma jirto😇😇
@xafsa.xsn6679
@xafsa.xsn6679 4 жыл бұрын
Sahra ileys cidi kulama hadli karto mamo👍 Anagaa ku jecel oo kugu jecel mamo 💋 Somaliland ayaabad dhex joogtaa cidi wax xun kuuma quudhayso mamo ❤
@zumayaahmed4564
@zumayaahmed4564 4 жыл бұрын
mamo sahra qof aan jecelahay hore usoco somalilander dhab ah ayadthy mamo💚💬❤
@ajabnino9577
@ajabnino9577 4 жыл бұрын
Sahra ilayz waa dhaladkii Somaliland nolow one love Somaliland ✅💯❤️
@mahadmohamed4648
@mahadmohamed4648 4 жыл бұрын
*ilaa yaraantaydii waxaan kuu aqaaney fanaanad qaran oo wadanka u heesta Waa adun in maanta in lagu yidha rer somaliland ma tihid Lakin Dhiigaaga may shubi dhiigaaga ayaaba qoraya SOMALILAND* noloow✊✊✊✊
@rahmamohamed200
@rahmamohamed200 4 жыл бұрын
Ilaahay haku caaaafiyo maamo adiyo inta kula midkaaaba soomaaaliya waa mid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪 Soomaaliya soomaali baa leh
@hamzefarah1070
@hamzefarah1070 4 жыл бұрын
Maad xarmaajo yimaado Hadey somalia somaalilee dahay
@noradinomer5457
@noradinomer5457 4 жыл бұрын
Wowowowow legend sahra ilays Elle haku garab galo wlhi waxd tahay qof somaliland nimadu ku dheertahy
@ahmedjhaybe
@ahmedjhaybe 4 жыл бұрын
Sahra Ileys waxa tahay boqorada Somaliland. 💚🕛❤️
@moh_luubaan
@moh_luubaan 4 жыл бұрын
Somalilander baa taa Xaqiiqa ah 😘 waanad matali karataaa ❤Sahra Ilays❤ long life Ku shaqyso Yaa kaa xiga 😂 Reer Somaliland more like❤
@mostafekahin9817
@mostafekahin9817 4 жыл бұрын
Sahra ilays waa muwadinad somalilander ah waana wasiirada bari arki doontaa
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 4 жыл бұрын
Cimri iyo cafimad Ku noolow maama sahra ileys Somalilander dhab ah
@ma.m3264
@ma.m3264 4 жыл бұрын
MAMA waanu ku jecelnhy qof somaliland ah baad thy cid kaaa xigtaa ma jirto hore usoco mamo
@abdigah5364
@abdigah5364 3 жыл бұрын
Sahra Ilays geesiyad reer SOMALILAND ah. Anigoo ah nin reer SOMALILAND ah waan jeclay Sahra iyo SOMALILAND iyo Ethiopia intaba . Rabbi cisi iyo karaamo iyo cimri dheerba ha siiyo Sahra Ilays
@hadiilchocola
@hadiilchocola 4 жыл бұрын
Fanaanad qaran o anu aad u jecelnahay hore u soco maaamo somaliland adaa iska leh tacabna waad na galisay waanan kuu ognahy maamo we love you
@halimamumin3643
@halimamumin3643 4 жыл бұрын
Sahra Ileys waa wadaniyad dhab ah. Ilaahey cimrigeeda ha dheereeyo. Badriyo, su'al xumida iska daa.
@omarnoor3746
@omarnoor3746 4 жыл бұрын
Waa Hant qaran o.o Somali weyn
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 4 жыл бұрын
Mamo sahra alle haku daayo Cadawga ha jabo😍😍😘😘
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 4 жыл бұрын
Jamhuriyada Somaliland ayey ka soo jedaa sahra ilays
@jamacjibriil8252
@jamacjibriil8252 4 жыл бұрын
Zahra waa inan somalilander ah Cidna kama leh ,inta ka xuna I Joojin mayso
@shaaficifantastic1443
@shaaficifantastic1443 4 жыл бұрын
Sahra ilays hanti Qadan baad Tahay maamo Cidi kama xigto somaliland
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Sahra ilays, dadka waalan ha dhegaysan.. Somaliland way ku jeceshahay soo dhawoooow, Somalilander asal ah ayaad tahay.
@kowsarahmed4273
@kowsarahmed4273 4 жыл бұрын
Allah ha Ka soo hanuniyo wakhtigu waa qaali waxana inoo wanagsan waxaynu Akhiro Ku badbadayno inaynu Ku qabano, camalkan adku jirto adiga iyo inkale oo badan waa danbi akhiro Ka fakara iyadan dhamad lahayne
@cqaadirsheekhsheekhyusuf1347
@cqaadirsheekhsheekhyusuf1347 4 жыл бұрын
Sahra waa Gabadh reer Somaliland ah Dhalasho iyo Dhaxdinba, Cid kaa lihi ma jirto Sahraay e Fanaanadii Qarankana waad tahay e Dadka Caqliga Xun dhag haw dhigin Huuno e Adigaa kow ka ah Somaliland nimada e hore usoco.
@ajabnino9577
@ajabnino9577 4 жыл бұрын
Sahra ilayz waa hanti qaran 💯✅
@safasamawada7034
@safasamawada7034 4 жыл бұрын
Sahra ilays Gabadh jirta keep going well maamo cidi kaama xigto waa dalkaagii anagaa Ku jecel
@fahiimaahmed4203
@fahiimaahmed4203 4 жыл бұрын
Sahra ilays waa fanaanad Qaranka soomaliland
@seygasamanta6358
@seygasamanta6358 4 жыл бұрын
Sahra haduu nin jamekan ah guursan lahaa jameekaan ayeey ahaan laheyd 😂😂😂
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@munamohamed4708
@munamohamed4708 4 жыл бұрын
Isgadaa in ay gacanta ku qabtaan tin kamid ah timahaaga ayaan taabankarin 💚🗨❤💚🗨❤💚🗨❤
@surayyahmed2785
@surayyahmed2785 4 жыл бұрын
Sahra ilays waa reer somaliland
@mounaibrahim6694
@mounaibrahim6694 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk igu sauda tahay
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 4 жыл бұрын
Sahra ilays waa hanti qaran waa hooyo reer somaliland ah
@fatxamaxamuudcabdilahi7605
@fatxamaxamuudcabdilahi7605 4 жыл бұрын
Ilaa xad lama tilmaami karo maamo sahra ilays qiimahay qaranimada ay uhayso dalka iyo dadkaba noolow inbadan
@museibrahim2796
@museibrahim2796 4 жыл бұрын
Maansha Allah sahra waa muwaadin reer somaliland ah way iska ciyaarayaane
@shabeel7467
@shabeel7467 4 жыл бұрын
Nolow Sahraay kuwaa kuu gafayana waa daba dhilif ee ha maqlin.
@xubimuuse5272
@xubimuuse5272 4 жыл бұрын
wadani somaliland tahy cidna kama xigto sahra ilays horay usoco ⚘⚘💋💋💋💋💋❤❤❤
@ibadoartan7984
@ibadoartan7984 4 жыл бұрын
Mashalaah noolow. Hore usoco vina ha uJoojon Somalilandr dhabah Sahara ilahase
@ahmedesse876
@ahmedesse876 4 жыл бұрын
llahay danbigaag ha dhaafo maamo sahra illays waxa tahay qof sharfleh oo agtayada qiima wayn kale dhaman uma reer somaliland waxad u qabatay ana y cidna inkiri karin .qof ka kugu dhahay somaliland ma tihid waa qof aan ilmoxaal ahayn runtii keep going mam
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 4 жыл бұрын
Masha allah sahra ilyas keep going💓💓💓💓💓🙏🙏🙏somaliland waa dadka iyo dalkaga cidna kama leh we love you
@aziztualhubiderie730
@aziztualhubiderie730 4 жыл бұрын
Sahra ma akishaa mise jaarso isheega wlalyal
@omarosman7334
@omarosman7334 4 жыл бұрын
Waa jaarso wllo
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 4 жыл бұрын
Fananad qaran.geesiyad kutuuf qadad wayanta buuka cidna kama xiigto.dumashi
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Alaa caqli xuuuma dadka sad ku dhahy mamdaa love you 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤️❤️🌹🌹♥️♥️💋
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 4 жыл бұрын
MaaMo Zahra Ilays Cid kaama Xigto Somaliland ❤❤❤💪Ha U Bixin NaCabka
@abdishakurmohamed9361
@abdishakurmohamed9361 4 жыл бұрын
BoQor aYaad TahaY Maamo Hore u soco 💚🤍❤
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 4 жыл бұрын
Sahra ileys waa fanaanad wayn waana hooyo reer Somaliland ah
@soomaalidaqarniga2193
@soomaalidaqarniga2193 4 жыл бұрын
Walahay waa qof sharaf leh Sahra
@nasiiimaqueen452
@nasiiimaqueen452 4 жыл бұрын
Sahar ilaysa waaa mamo wacan 💋💋👏
@sabahabdilahi6086
@sabahabdilahi6086 4 жыл бұрын
Mama sahra waan jecly waa mam qalbi wanaagsan dadka wax kashegayo waa dad aqliguudo ku filnen mama guulayso waligaa✊✊✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍
@asmachanel5744
@asmachanel5744 4 жыл бұрын
Sahra qurx mamo gabadh reer somalilnd ayaa tahy wadaniyadna waa tahy 🥰🥰 ha dhagysan badhaaciska cuqdadysan mmo 💯💯🌹 you are amazing lady ✅✅✅
@sucaadcabdilahi3913
@sucaadcabdilahi3913 4 жыл бұрын
Mamo sahar ilays dalka adaleh somaliland
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Ha Ubixin mama Sahra Durriyadu waa Durriyadaada Cidkaa Xigtana male Ama Cunsuri Ahow ama wax kale ahaw Annagaaga kujecel💖💖
@book2316
@book2316 4 жыл бұрын
Waa Somalilander!
@maxedsal5102
@maxedsal5102 4 жыл бұрын
marwo sahra waxan ku leeyahay Dadkii aad rabaysaa, debeda iyo gudahaba, hambalyo kuugu deeqe, noolow ilaysey, Qalbi daahira yidhi, dad ku jecel ha diirsade, dayran baan ku leene, noolow ileysey. MARWO SAHRA CIDII AFLAGADO IYO GARDARO ULA TIMAADA EAA CID SOOMAALILAND SOO WEERARTAYE DAGAAL AYANU KA XIGNA WAA WALAHI
@engahmedfaarax6495
@engahmedfaarax6495 4 жыл бұрын
Halka kasiii wad soomaaliland baad tahay
@aliderive9580
@aliderive9580 4 жыл бұрын
Somalian is Somali people's not Eitopins if you don't wanna Somalia go somewhere else ok
@abdirahimhusein3810
@abdirahimhusein3810 4 жыл бұрын
Ali Derive adigu maxad tahay marka hore Bal magaca iska soo badal
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 4 жыл бұрын
Aniga horta hadda ayaaba iigu kaa horeysa maxaa wacay heesaha dadka dambaba mafahmo. Marka adeer Soomaliland bada kula dhac waxa aad dooneysana uqaad.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 4 жыл бұрын
Waa yaab Markay Sahra Ilays aanay Somaliland ahayn yaa ah, 100% Sonalilander, waxaan xukumada ugu baqayaa in Fanaanad qaaliga ah ee wadankeeda Jecel Passport Doplamasiya lasiiyo iyo Iyo bilad
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 4 жыл бұрын
Kkkkkk qarnigan dhaxdin lama qoree dhalashaa la qoraa waad fiicantahey hadaad sidaaa s/land u aminsan tahey 👍👍👍
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Waa gabadh qalbi fcn lkn reerkayaga isaaqu waa cunsuriyiin walaahi
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 4 жыл бұрын
Mamo Sahar Ilaysa ha uu bixin inta xumah Jecel inta samah jecel ayaa ku jecel Mamo Somalilandrada ayaad tahey Mamo cid ka xigtaba jiriin ninki hadlayb ha iska hadle ha uu joji Gulayso Mamo Hanti Garan Sahra Degan 💋💋💋💋💋💋❤🗯💚💪💪💪💪from Hargeisa ❤❤❤💋💋💋💪💪💪💪💪
@khadardualle7686
@khadardualle7686 4 жыл бұрын
Sahro ilays waa fanaanad jaarso we Love you mamma
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 4 жыл бұрын
Hanti qaran hadad maqzho waa Maamo sahra ilays maamo ubax fahmo maamo nimco degan maamo sahra halgan iyo mohamed zead bk wlhi waa dadka loogu jecel yahay fananinta somaliland illhy cimriga haydin ziyaadiyo dhamntiin one love 😍
@somalientertiment3378
@somalientertiment3378 4 жыл бұрын
Way ku dhaliilayaane dhag haw dhigin sahraaay❤💮💚
@maxamedsaleebaanshire9685
@maxamedsaleebaanshire9685 4 жыл бұрын
Somalilander Somalilander Somalilander Somalilander Somalilander Somalilander Somalilander Somalilander Somalilander Somalilander 10000000000000000000
@abdullahimohamed2395
@abdullahimohamed2395 4 жыл бұрын
Waxaad tahy hani qaran mamo sahra cimri dherer ayaan ku rayajayn
@abdifatahholland6075
@abdifatahholland6075 4 жыл бұрын
Kuwad shegayso iyagaan somaliland ahyn hore usoco mamo
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 4 жыл бұрын
Waxey Tahay Ba Waa Gun Nimo In Ayadoo Caruur No Haayso In La Cunsuri yeeyo Aad Ayaan Uga Xumahay Wlhi Meel Walbo Ey Tagto Waxey HuwN Tahay mgca Somaliyed Waayo WAaa uso Dhiig Baxday 😭😭😭 Aniga Wlhi Reer Muqdishawi Ayaan ahay mana Arag Xumaan Ey Waligeed Somali Ka dhax waday waayo Caqli Ixtiraam Ayaa Ale siiyay Guleyso Maamo Sahro Ileys 🙏💖🙏
@kS-ly3pl
@kS-ly3pl 4 жыл бұрын
Mansha Allah cadawga macilbaxo sahray 😍😍 viva somaliland
@mussaali5239
@mussaali5239 2 жыл бұрын
All Power to you 💪 Sahro. It's amazing how beautiful you still are. Ilaah ha ku dhowro! I'm not from Somaliland, nevertheless I support you 100%. Much love ❤️ & respect.
@ibrahimofficial3467
@ibrahimofficial3467 4 жыл бұрын
ii ihh waxbaa ka qaldan fanaanad sahro waa yara khafiiftay somaliland ayaa madax martay waa in la caawiyaa
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 4 жыл бұрын
Adiiga buuke boogso
@Mfarah100
@Mfarah100 4 жыл бұрын
Sahra Ilays..ha dhegeysan bukaanka qalbiga adigaa is leh Somaliland. Xor baad tahay cidina kuma qalin daari karto...dadka fadhiidka afka noolka ay kaga hadhay halkaa ma tihid iyo halkan ma tihid miciinsada...ha maqlin hore uga soco.
@rabiyaqaaan3829
@rabiyaqaaan3829 4 жыл бұрын
Nacalaa Ku Yaalka La Hadli Karaa Ha Is Cadeeeyo Wlhi Waanu biraynaynaaa Cida La Hadasha ●Maamo Sahra● ●Like Saar Zhp●
@fathihandulle322
@fathihandulle322 4 жыл бұрын
Anaga lahadlayna adigu mxd kaqaban kartaa fuck off
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 жыл бұрын
@@fathihandulle322 hoyada was Qadaad wayn Sahra ilays Waxay u qalanta Madaxweyne fuck u
@mustafemahamed3462
@mustafemahamed3462 4 жыл бұрын
Waaaw waa fanaanad qaran hore usoco legend sahra Ahmed abdilahi
@Mohamed-oj6ie
@Mohamed-oj6ie 4 жыл бұрын
Sahra ilays ma sha alaah Ilaahay ha ku xafido
@khadraguled4788
@khadraguled4788 4 жыл бұрын
Sahara cidana kama has sid
@daus4315
@daus4315 4 жыл бұрын
Sahra waa fananad reer Somaliland ah
@fuaadcali6248
@fuaadcali6248 4 жыл бұрын
Mansha allah mamo nolow aad baan ku jecelnahay alle haku sharfo cida adiga ku neceb aniga ayaa neceb mamo mcn alle haku xafido waxaad tahay asl dhalad somalilander ❤❤❤❤❤👍
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 4 жыл бұрын
Aad baan kuu jecelnahay.dadkaa adiigaa kuu neceb waa dadkaa.S/land Neceb.adigoo keeliyaa.kuu maa.necbaa
@xariirohurre7635
@xariirohurre7635 4 жыл бұрын
caqli xumayaasha iyo kuwa naxliga qaba ayaa si kale wax u arka waar somaliland waa qaran ummad ka dhexeeya oo la wada leeyahay waana ku waajib qof walboo muwaadin reer somaliland ahi inuu difaaco qaranka caqli gaabow one love the nation of somaliland
@farxaandalqaf2848
@farxaandalqaf2848 4 жыл бұрын
CID kuugu hanjabikarta somaliland ama kaa sheegankartaa sahra ilays majirto hore usoco Waad u dhalatay waad u dhaxday
@salebanyassin5276
@salebanyassin5276 4 жыл бұрын
Sahra ilays somalilander qaali ah. Mansha allah mamo reer somaliland waan kugu faanaa waana ku jecelahey. Nooloy sahra ileys
@awilgeedi5743
@awilgeedi5743 4 жыл бұрын
Still she's teenage, so cute 🙏
@hodandaud656
@hodandaud656 4 жыл бұрын
Ragedi sahra ilays hore u3soco mamo wadaniyad tahee
@zureer5014
@zureer5014 4 жыл бұрын
mnzha Alla HaKu zHarfO MaaMo😍 #zaHra #iLYaz😘❤❤❤❤❤❤❤
@salmamoha9091
@salmamoha9091 4 жыл бұрын
Sahra ilays fananad aan aad u taageero horay usoco momy don’t listen negative people let them go
Caweyska Cawke Ee Sahra Ilays
38:13
Universal Somali TV
Рет қаралды 187 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 33 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
@WARIYE CAWKE  AHU IYO DHIFIQ MAXAA KAla qabsaday
3:33
QORAAL MEDIA
Рет қаралды 16 М.
waan ku furry iga har gabar cadaado
33:54
nuurto cali
Рет қаралды 815
GABAR JAARSO AH OO BEESHA DAAROOD DHULKA KU JIIDAY GARI KOMBE HA GUURO
28:34
Barnaamijka Kun Su'aalood iyo Su'aal  Sahra Ilays (Su'aalo Cajiiba).
19:47
hantida beesha jarso oo abdi ileys la waregay
16:25
biyoo online
Рет қаралды 2,1 М.
Fanaanada Sahra Ilays oo ku Heestay Af Itoobiyaan.
5:31
MM Somali TV
Рет қаралды 71 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН