Eglan Show oo xalfad u samaysay Kaltuun London.

  Рет қаралды 32,824

Eglan Show

Eglan Show

Күн бұрын

News by renowed Somali female reporter Eglan. Currrent news, information, updates and happenings across the Somali nation world-wide.

Пікірлер: 48
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Marka hore gabdhow is astura marka labaad qabriga xasuusta inaad dhimanaysaan ogaada ‼️‼️‼️‼️‼️😭😭😭😭😭😭🤲 allow idin soo hadee ‼️‼️⁉️❓
@kyniyodoubad2001
@kyniyodoubad2001 Жыл бұрын
MASHA ALLAH KALTOUN MOUSSE I LOVE YOU WALL SAMIR IYO IMAAN.
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Жыл бұрын
Xamar ban joga kaltun muuse hawadan ka bartay qof somaliyad ah o akhlaaq badan weeye markan arkana walaahi wan dhegeysta lkn waxa gabadha ku dhacay de noomaydin sheegin lkn waxan xagayga ka leeyahay ilaahay kurbada walaashen khayr ha ugu bedelo
@anisbin3082
@anisbin3082 Жыл бұрын
Kaltuun salan reer muqdisho ❤
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Жыл бұрын
In qiyaamihii soo dhowyahay waxaad ku garataa Tacsi xaflad laga daba sameystey waxay tidhi haku ilodaan lahayn dhibkii 😢😢😢
@zalabala5176
@zalabala5176 Жыл бұрын
Waa arin naxdin leh in gabadhii Wiilkeeda qadar jabay lagu digto iyana ka aqbasho may ahayn
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Жыл бұрын
@@zalabala5176 Caqligaa ninba in uu Illaahay siiyey intaa aynu ku deyno ama xanuun baa jira aan leyska dhaweyn oo isku buuq ah.
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 Жыл бұрын
Waa yaab tacsi iyo qosal ,badan, iyo hees noo qaad.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
ALLE ayaa mahad leh kaasaaray dhibaatada laakiin ALLIHII kaa saaray dhibta inaad ku caasidid ma fiicna. Xaflad dhigo lakin ha noqoto mid diinta waafaqsan
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Masha Allah kaltun gabar somaliyeed salan gobeed adiga iyo farax Englan cadey ❤❤❤❤❤
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Maanshallah Allah xijaabka haydin fahansiiyo walaalahay dhaanteen xaqa haynagusugo shaydaanna haynaga qabto sinbiririxadiisa
@inasayidabdule
@inasayidabdule Жыл бұрын
ALLAH ka cabsada xijaabku waa waajib
@Sumayo987
@Sumayo987 Жыл бұрын
Subxanalah illahayoow ina hanuuni walahay aduunayada waa laga tegeyaa
@saadamohamedhassan1515
@saadamohamedhassan1515 Жыл бұрын
Macha'Allah longue vie à vous vraiment magnifique j'adore ❤❤❤❤
@Halgan396
@Halgan396 Жыл бұрын
Maha ku dhacay gabadha ma qof ba ka dhintay? Geeridana haded xaflad ba Lo qabanaya Y’a Allah n’a astur
@halimoa4348
@halimoa4348 Жыл бұрын
Haa wilkeyda Aya ka dhintey
@Halgan396
@Halgan396 Жыл бұрын
@@halimoa4348 Allah unaxaristo iyadana qalbiga ha u qabojiyo lakin wa shey xun diin ahan eglan show waxay samaysey iyadu geeri iyo xaflad ma « show » un ba wexegu
@sundus7452
@sundus7452 Жыл бұрын
Madaxa o la qabiyo ma quruxda moden subxanalah
@nastehomohamed419
@nastehomohamed419 Жыл бұрын
Alle ha udin soo hanoonsho
@halimoab1221
@halimoab1221 Жыл бұрын
Awey xijaabkii eglaney
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg Жыл бұрын
Ilaahay hadin soo hadeeyo
@cabdulahicabdi4852
@cabdulahicabdi4852 Жыл бұрын
Kkkkkk faarax ala haku xafido nin culus oo nagu qaali ah meel faarax joogin nuur maleh
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 Жыл бұрын
Waan ba laqalayay qorta sodhigo bey ahayd xaafladu
@sahrakiin2438
@sahrakiin2438 Жыл бұрын
Kaltuun waagabar wanaagsan maxaakudhacay allaha xafido
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Жыл бұрын
Wiil keedii baa dhintey markasaa xaflad loo sameeyey 🤔🤔🙄
@YusufAbdifitaMohamed
@YusufAbdifitaMohamed Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedsharksDeOska
@AhmedsharksDeOska Жыл бұрын
Kaltuun baatiga ee qabto kal iyo laab. Ilhaan iyo eglan attractive m.a
@abdirashidibrahim6047
@abdirashidibrahim6047 Жыл бұрын
Eglan Sc waad naaxday ee is dhuub
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Жыл бұрын
Kaltuun muuse cabdilaahi (Taarwale) magac laga miskiin maaha, kaltuun ama reer muuse waa asal ceerigaabadii hore, markaa maxaa ku dhacay oo dhibtu tahay ilaahay haka bi iyee, maan maqale
@faraxcali1236
@faraxcali1236 Жыл бұрын
Oo iglan maxa madixi ka galey marki hore way asturan from burco 😂
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Khalaas jahilayadii ayaa lagu moqday! Gabadhihii asturnaa markay wax jilayaan ama wariyaha yihiin maxaa dib u ceshey. Allah yaa hadii
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Жыл бұрын
Farxaad❎ Farxad✅ Wax hala barto
@shugrihaybe9334
@shugrihaybe9334 Жыл бұрын
Nago xishonayn bad timing ee rabigiin ka cassava ee is astura
@sundus7452
@sundus7452 Жыл бұрын
is astura wllo alle kabaqa
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 Жыл бұрын
Waar Naagtan beriga dhow timid Af weynaa oo Af Casaa yaa waxa Qaxootiga Kenya naga celiya .
@DaudHayir143
@DaudHayir143 Жыл бұрын
Eglan tu lugo dhuudhuubanaa 😂😂😂
@cabdulahicabdi4852
@cabdulahicabdi4852 Жыл бұрын
Meeshaa faarax bey ku shidan tahay
@Ahmedobsiye
@Ahmedobsiye Жыл бұрын
Single mother hedii aanku raagto generation is new you 😂😂😂
@Alina12395
@Alina12395 Жыл бұрын
Tan waalanaaa😂😅
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@solostgen3862
@solostgen3862 Жыл бұрын
iglan gaabo🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
😢😂
@YusufAbdifitaMohamed
@YusufAbdifitaMohamed Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@YusufAbdifitaMohamed
@YusufAbdifitaMohamed Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Hhoodocumar
@Hhoodocumar Жыл бұрын
😂
@idirisyusuf3454
@idirisyusuf3454 Жыл бұрын
Meel wlba wan kula jooga
@AhmedsharksDeOska
@AhmedsharksDeOska Жыл бұрын
Kaltuun baatiga ee qabto kal iyo laab. Ilhaan iyo eglan attractive m.a
@AhmedsharksDeOska
@AhmedsharksDeOska Жыл бұрын
Kaltuun baatiga ee qabto kal iyo laab. Ilhaan iyo eglan attractive m.a
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 16 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
XAFLADA EGLAN SALAH LONDON PART 1
57:53
Abukar Mahdi
Рет қаралды 228 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.
34:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 527 М.