Eid Jama -Rooda.flv

  Рет қаралды 394,566

Hassan Horri

Hassan Horri

Күн бұрын

Пікірлер: 377
@zayidcumar3456
@zayidcumar3456 5 ай бұрын
Waa maalin arbacaha 22 may 2024 waxaan heestaan ku marqamaya aniga iyo asxaabtayda runtii markaan shidanay way nawada kicisay, aniguse xasuus gaara bay igu leedhy gabar aan bari is jeclyn oo roodo ladhaho baa heestaas mar walba uqaadi jirey mar walbay dhageysatana way isii jeclaan jirtey ilahy ha unaxariisto way iga dhimatay, dhaman inta comentigayga akhrinaysa waan idin slamaya noloshu idinma xumayso dhalinyro.❤
@abdirahmanmohamed1764
@abdirahmanmohamed1764 4 ай бұрын
Gaadhigaa indhacadaha ah ee uu wato ayan berigaa ku dakhranaa anigu 2010 😃
@mubarakubahle2350
@mubarakubahle2350 2 ай бұрын
Aniguna Caawa Ayay noo shidantahay fadhigiii 😅😅
@elhaamahmed9361
@elhaamahmed9361 2 жыл бұрын
Walah waa markii igu horee say aan dhagesto inkasto faanka jeclahy heesi hiisa waa galab qamiis ah 16 /6/2022 sacadona waa 5:58pm from muqdisho yaqshid
@TheGobfilms
@TheGobfilms 2 жыл бұрын
Heestan wa xasuus walahi 2008, waa video music ugu horeyey ee aan edit gareyo, waxan aad u salamaya Agasimaygi/ Abwaan Hasaan omar hoori oo samyey heestan erayadeeda, sxbaday caydaruus hawraar iyo hassan panarama oo camerada dubayey. Beri samaad wuu badnaa.
@maxamedzakimcmofficial1799
@maxamedzakimcmofficial1799 21 күн бұрын
Zxpo gob films adigu ma waxad thy cali maano mise siciid maasil bal shaqalaha wakhtigas wan wada aqanaye isku kay sheeg madama ad thy editor wakhtigaaz wax farsamaya yaqan ahaa waa yaraan ee salama
@Sulthanhassanali
@Sulthanhassanali 2 жыл бұрын
Raaxadii aduunkee rabi igu galadaay😭 hees aanan xasuusteeda iloobi doonin Intii ila dhagaysanayso 2022 liketa ha saaraan qoraalkaygan❤️
@hanah846
@hanah846 Жыл бұрын
16/2/2023 sacaduna wa 00.36am ano jacylkayga laso hadlay ban dhageysanaya haystaan illahy haysku kaya keeno🤲 ilove u mcn😘
@gaacuuro
@gaacuuro 8 ай бұрын
2024 illhow farxad buu igu bilaamey ee faraxd nuugu dhamee ❤😊qofkaan 2016 is barney ilaa hada waan wada joognaa illhow calf isgu kaaya dar yaa rabi❤😮
@mubarakubahle2350
@mubarakubahle2350 2 ай бұрын
Cajiiib Iminka guurka Hawshiia intaadan Hawdhaw ka shalayn niyaw
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 4 жыл бұрын
somaliland dhalad hadad tahay like ta wa bilash lacag kugu qorimayso duriyad guul iyo gobonimo any where you are
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Жыл бұрын
Maahi wana ehe😂 ninkeyge eh so dhalasho qabaa nh saas darteed like kgu saare😂🙈
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 Жыл бұрын
@@nasraabdullahi welcome dumashi 🥰
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Жыл бұрын
@@Abdirahmaan0 mhdsnd duu♥️
@MohamedMohamed-gx2yw
@MohamedMohamed-gx2yw 3 ай бұрын
@@nasraabdullahiot
@marwocookingandbeauty3928
@marwocookingandbeauty3928 4 жыл бұрын
Ilaahow i xifdi seygeyga heestan asaga igu amaana marwalba qalbigeyga beyna xasuus ku leedahey♥️♥️
@liojeams7550
@liojeams7550 3 жыл бұрын
Gabadhii loo qaaday way dhimaty
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 2 жыл бұрын
@@liojeams7550 wllo goormay dheh maty
@mohamed.hassan7_
@mohamed.hassan7_ Жыл бұрын
Waa haben qamis ah 22:24pm tariqdha 19/1/2023❤️hestan xisahedha igama damatho❤️🔥xasus galey caawa🥹
@shukriismail4834
@shukriismail4834 4 жыл бұрын
2020 xitaaaa heestan kama dalayo waan soradiye cawo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zaamhabat2646
@zaamhabat2646 2 жыл бұрын
I love this song it,s my first time insha allh markaa gabar dhalo rowda ubaxsana tariqda mantana waa Wednesday 14sep2022
@jokerlio8075
@jokerlio8075 2 жыл бұрын
Eid jaamac batalaale wuxuu heesayay markey dunidu duni aheyd ee hargeisa jawiga macaan laheyd legend waad salaamantahay!!!
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Waad I raali gelisoo naftaa kuu riyaaqdee! Nairobi, Kenya 2nd Feb 2022. Qof walbo iga dambeeyo ❤
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Xasuus runtii 2010 Aad u dhegesan jirey 2022 daawanayaa ❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 Haa waa xasuuso qaaliya 🥰🥰🥰
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 Aad u weyn ani gabdhaha walalahey wada dhegesan jirnay manta isku meel ma wada jogno waa ixasuus🥲
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 Xasuusaha qaar waan la ilmaynaa wll oo waayihi macaana iyo jawiyadii kolkaan dib u milicsano waan wan ilmeynaa. Barakow wll 🥰
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 wlhi sido kale manta walalaheyga way iga fogaaden maxaa waqti wacan soo Qaadanay 😢
@afnaan637
@afnaan637 Жыл бұрын
4/1/2023 alxm caafimaad buu sanadku noogu bilaabmay ilaahoow farxad noogu dhamee❤🤲💫
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
Legend my herooo Ciid jamac batalaaale galabta waxan ku dhageysanayaa muqdisho suuqbacaad qofki garanaayo baa garanaaayee Wuxu kamid yahay fananiinta an ugu jeclahay fankeena somaliyed heesta iyo heesakale oo uu qaado waxa lagasoo deyn jire universal TV habeenka jimcada ah waayo waayo iyo maalmo tegay oo qurux badnaaay alle ha sharfo legenkeygi ciid 28/2/2022 Allow siduu naqan doonaa waqtiga dambe ee an halkaaan kusoo laaban doono
@asmaabdulle9510
@asmaabdulle9510 2 жыл бұрын
Allh ku fududeyo insha allh bowe mcn🥰❤🫂 ma nabad qabtaa
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Allah haku fududeeyo wll mcn inaa waxaa jaceshahay heshaa filaa
@Amed-ie5qo
@Amed-ie5qo Жыл бұрын
Sannad ka bacdi inay rumoday ban rajenya ❤😂
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 7 ай бұрын
@@asmaabdulle9510haa abayo adban u wacanahy sideetahay adigu❤️🫶🏻
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 7 ай бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631aad iyo aad maalinka qoralka qoraaye waxab jooge muqdisho suuq bacad gaar ahan goobteyda shaqada cawana waxan kaso salamayaa germany sttudguart
@amuunabdi2632
@amuunabdi2632 4 жыл бұрын
Heestaaan hargaysa ayaan ku dhegysan jiry welipa wiil aan mrkaa lamaane ahyn ayaa intuu gaari iguqaado iidaari jiry subeyr awal shiikh isxaaq frxd knlow hda wn kla harnay
@zackaria1945
@zackaria1945 11 ай бұрын
Listing this song while sitting on the top my house it's bit humid tonight but this song hits so hard 😢
@ducaaleabdi1509
@ducaaleabdi1509 Жыл бұрын
This song is emotional Gabadha hada jecelahay la dhahaa Roodo Ilahay haydaayee Amiin
@chingtown7691
@chingtown7691 Жыл бұрын
2009!!! From Boston to Virginia all I can say is wow!!!!
@hawa6883
@hawa6883 Жыл бұрын
Yep. I remember those days too !when I was in Galkaio eating daafi 😂😂 time flies hhh
@indho2294
@indho2294 8 ай бұрын
Still who listening 2024
@kaderbudle9213
@kaderbudle9213 3 ай бұрын
Me😂
@AhmedSharmarke-k8j
@AhmedSharmarke-k8j 2 ай бұрын
Heestani xasuus ayay igu leeday runti ❤❤❤ marwadayda on adunka u jeclahy Alle nama kala qade Aniga iyo labadya inan iyo marwadayda Runti marwalpa wan wada dhagaysaa manshalah Jacaylku ha guulaysto From Nairobi
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 4 жыл бұрын
Xasuus 2008 in Nairobi my college years and first love!
@abdirashidabdi693
@abdirashidabdi693 3 жыл бұрын
Maa runtahay
@nimcanabdinourawad9021
@nimcanabdinourawad9021 3 жыл бұрын
Woooooow imika ma joogtaaana
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 3 жыл бұрын
@@nimcanabdinourawad9021 maya walal waan katagay marhore
@abdiqanimohamed2493
@abdiqanimohamed2493 3 жыл бұрын
Me 2 sxp I used to listen this song. Jecel
@laylomadan
@laylomadan 3 жыл бұрын
@@abdirashidabdi693 is 8pepoel thats all the time to get full fart 89followers ⁹och i dont understand be lvl are u dont understand be lvl are u gonna go to get 7haki och balsam av en normal nivå och balsam av en normal nivå och balsam av Eric Ericson i dont have majonnäs majonnäs att du köra 7köra adopt i dont understand the 7sound i dont understand
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness Жыл бұрын
Best song xasuus Bay igu ledahay 8 years ago qofti igu horeysay ee an jeclado roodo la oran jiray hdana gacan kuma hayo anigana Africa waregaya iyadana Somalia 😢
@naemamustafa2
@naemamustafa2 Жыл бұрын
Wow 🤩 old Hargiesa and the music is just wow 😍😍!!!
@iOnSL
@iOnSL Жыл бұрын
This is the hargeisa I love and miss
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 4 жыл бұрын
Heestaan YAa ila dhegaysta ilaa Hada 2020 wan jeclA runtii
@bahjoismael3130
@bahjoismael3130 5 жыл бұрын
2019 heestan waanba iskajeclahy Wlhi ❤️🥰🤧
@abdigani8804
@abdigani8804 8 жыл бұрын
heestan run ahaan tii markaan dhegeysto xasuus ayaan galaa waxanan ku xasustaa gabadhii iigu horeesey iiguna dabeysey ee aan jeclaado mudo 7sano ayaa laga jooga hada waanan kala fogaaney somali and Germany.
@limitlesshany
@limitlesshany 7 жыл бұрын
Abdi Gani am sorry wan kaxumahy arinkaga
@wwewwe1119
@wwewwe1119 7 жыл бұрын
Abdi Gani iskumidbaan nahay
@everydayisanotherchance3466
@everydayisanotherchance3466 7 жыл бұрын
Abdi Gani sido kale waxan ku xasusta wiilki igu horeyay ee ibara jcylku wxu yahay wakhtiga nakala geyay 7 san ba laga joga marna ma ilobin markasta jcylkisa wa icusbyahay i miss u so much meelkasto ad joogto khyr bn urajaynaya
@abshirobashir8464
@abshirobashir8464 7 жыл бұрын
Abdi Gani oh soorry jeclka waa dhiba an hadna laga foghaya wan u dhaaman raaba
@abshirobashir8464
@abshirobashir8464 7 жыл бұрын
Abdi Gani Allah iskukeen labda isjecleba
@Rizack0.8
@Rizack0.8 Жыл бұрын
2013 my first trip to nairobi and also my first love 😢
@abdisalanosman6884
@abdisalanosman6884 4 жыл бұрын
2020 qof dawadayaa like hayla dhafin
@mohamedrobleahmed9198
@mohamedrobleahmed9198 2 ай бұрын
Ciid jama Bataatale 2008 Baan daawan Jirey Heestan Anoo Welipa Tvga Xaafada Ka daawan jirey Aduunku Maalintusa Macaana
@hawa6883
@hawa6883 Жыл бұрын
Listening this great song while sitting in front of sea in gacayte hotel bosaso, it is little bit humid to night BTW the song reminds me my child hood days ✌✌
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 9 ай бұрын
Hotel gacyte iyo xeebti 😘
@Mataan41
@Mataan41 Жыл бұрын
Wad i raali gelisoo nafta ku riyaaqde😍🤍 UAE 🇦🇪 ajmaan
@aitojuujuule7922
@aitojuujuule7922 6 жыл бұрын
Jclkii igu horeeyay Rooda iguna danbeeyay Alle hakugu dhowro meel walba ood adunka ka joogto😌
@HassanHorri
@HassanHorri 6 жыл бұрын
Aidarøuz Juujuulle Aamiin Allah ha kuu dhowro.
@samirajama6067
@samirajama6067 10 ай бұрын
heeskan gacaliyaheyga ayaan u diray isna heeskan wuu ka hely ❤❤ gacaliye si xad dhaafaa kuu jclahy BAM❤️❤️❤️
@abdirisakmuhani5341
@abdirisakmuhani5341 5 жыл бұрын
ilaa hada waan dhagaystaa heestaa masha allah waxaan arkayaa walashay leyla oo aan isku class ahayn noradin noolow walaal adiga iyo qoyskaaguba 14/2/2019 waa maalinta aan soo xasuusto heestan sanad kasta
@sabirinamohamedyusuf4429
@sabirinamohamedyusuf4429 5 жыл бұрын
abdirisak muhani sidoo kle wlhi heestan anigoo 12sano jiro xafad dariskeena laga shid shidi jiry jeclan jiry ilaa hada mar walbo soo xasuusan jiry maantana waakan wan soo raadiyay
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Inanta quruxda badan xagay dunida kaga nooshay
@sumayonuur7617
@sumayonuur7617 2 жыл бұрын
Hestan waxan ku xasuusta jacalkegi uu gu horeyay an aduun ka ugu jeclahay in kasto waqtiga iyo wayaha na kal fogeyay lakin 😔😔😔😔😔😔😔 2022
@sihamabdi4091
@sihamabdi4091 8 ай бұрын
Alaa dadku quruxbadnaya barigaass🥰
@rihaanamohamet7370
@rihaanamohamet7370 Жыл бұрын
Wlhi heestaan aad ayaan uga helay waan qiirooday 🥺🥺maanta dhageysanayaa 18, 2, 2023 maalin sabdi🥺from Bladweyne 🥰
@MarwaAhmed-dl6kb
@MarwaAhmed-dl6kb Жыл бұрын
Baladw3yn❤️❤️😭😭
@rihaanamohamet7370
@rihaanamohamet7370 Жыл бұрын
@@MarwaAhmed-dl6kb abyo😩Bladweyne kuujoogaa welcome xbbti🥺😩
@abdullahijama4683
@abdullahijama4683 3 жыл бұрын
Hees aan nicin cawa Ayaan markale dawanaYaa 18.11.2020 arbaco 2:54 habeenimo😂😅😢❤️
@libanmilano673
@libanmilano673 7 жыл бұрын
Raaskaad ka dhalataa dhamaan raad qabooboo rugtiii aad yahleshaa runtiii reer ahaatee ✌️✌️✌️✌️✌️✌️👌👌👌👌👌👌👌👌 tolahi qalbigayga ayay tabataa heestan
@SumeyaAliMohamed
@SumeyaAliMohamed 8 ай бұрын
Was ii rali galiso naftaa kuu riyaqde🥺💞❤️
@CeplaKhadar
@CeplaKhadar Ай бұрын
Heestan anaa nafteyda ugeeya alaa amaan jecliyaa nafteydaayy gaclo Ku jclhy 🥹❤️🫂
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 Жыл бұрын
My best favourite song 🎵 ❤️ 2023
@Sahel.
@Sahel. 3 жыл бұрын
I was 10 years old when I was listening this song Miss those days wlhie 😢
@sultankasultamadha7930
@sultankasultamadha7930 2 жыл бұрын
😲😳
@muratelrouh4271
@muratelrouh4271 Жыл бұрын
Me2 bro✌
@abubakarawil3086
@abubakarawil3086 3 жыл бұрын
Waa hees xasuus igu leh aniga jacayilkii 2011 ayaa la odhan jiray rooda viva rooda
@drsultanali1787
@drsultanali1787 8 ай бұрын
Still who listening 2024❤
@roodageeljire3948
@roodageeljire3948 6 жыл бұрын
Best song Thanks Fanaan😍❤❤
@omarDADASHOW
@omarDADASHOW 2 жыл бұрын
My first time I’m listening this 🎵
@naimafarah3728
@naimafarah3728 Ай бұрын
Rugtii aaad yagleeshaaa Maanta Reer Ahaaateee❤🎉
@mahamedbazhe1689
@mahamedbazhe1689 4 жыл бұрын
26/6/2020 malin jimco ah 3 : 38 pm ayan dawanaya xasuus ii garaa
@Mame619
@Mame619 3 жыл бұрын
Zhp miyaad jadaysay xasuustaa hhhh ku salamay
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 6 жыл бұрын
wlhi, Hestan Marki igu horeysay Waxay ahayd 2009ki Annoo aad u yar ila hadana waan jeclahay 2018,julay,13 xasus ayn gala markan dhagaysto
@hamdiibrahim434
@hamdiibrahim434 6 жыл бұрын
Suhayb Ahmed hhhhhhb ani iyo adi aya isku mida ah had a ayn dawnayaa 13/July 2018 11:10pm wlhi kama xiisa run ahantii
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 6 жыл бұрын
Suhayb Ahmed runtii rowda jecalaanjirtaa
@libanmilano673
@libanmilano673 4 жыл бұрын
HEESTAN KAMA DHARGO ILA 2019 WA DHAGAYSANAYA 🙏🙏💯💯💯CIID JAMAC BATALALE🙏💯💯🙏🙏🙏
@mariammohamed6148
@mariammohamed6148 5 жыл бұрын
Anoo yar dhageysan jiray🤣😂 2019 so xasuustay
@abdikanimohamett6717
@abdikanimohamett6717 3 жыл бұрын
Waa kuwan Dadkii Fanka Lahaa Hada Raggbaa Wxan jirin naga iibiYa IiD Jama Batalale Big Legend Hestan wlhie waa mcn xsus Calafku Waa hlkiisee Tan jantaY Incha allah waaN Helli iLhy nama kala qadoH✌❤
@ahmetmouze5507
@ahmetmouze5507 5 жыл бұрын
My Best Songer Rooda 🔥😘
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Inanta quruxda badan xagay dunida kaga nooshay rooda
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Gurigaaga markaad ka baxdo ee aad xamaal tagto reerkaaga haddaad xaaskaga soo wicin oo sidee tahay iyo waan nabad tagay odhan sidii inaad safar gashay oo kale romantic ma tihid ee is jilci wll😂❤
@cabdixasan3296
@cabdixasan3296 10 ай бұрын
Hhh Hadal Wanaagsan weye 😅
@libanmilano673
@libanmilano673 7 жыл бұрын
Raaskaad ka dhalataa dhamaan taas qabooboo rugtii aad yagleshaa runtiii reer ahatee 🙏🙏🙏 ciiid jamac hees igu qaliya waxay ku cadenaysaa inuu si xaqiiiq ah u jecelyahay Mashalahi
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 6 жыл бұрын
Liban Milano waa marwadiisa
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 жыл бұрын
Mncha llh Iam eachting 2020 weli wan ku wtah fanaanjan wlhi❤
@liibaansuuriyaa9750
@liibaansuuriyaa9750 Жыл бұрын
ku dhawaad 10 sanadood kadib maanta ayaan dib u milicsaday heestan cajiibka ah ee uu qaaday Fanaanki codka tolmoonaa ee Ciid Jaamac Batalaale Ishaka-uganda 2023-07-06
@boomabdulkadir500
@boomabdulkadir500 4 жыл бұрын
Heestaydii 🥳😘 haben ciid ah 2020 juli 31 eid carafo
@shukrimohamed2796
@shukrimohamed2796 2 жыл бұрын
Cawo kale 8/7/2022 Eid carafo ilaahow cimriga noo dheerey
@amienzeadofficial2430
@amienzeadofficial2430 Жыл бұрын
After 13 years still Listen this song ❤❤ raxadi adunke rabi igu galade 👑 Gobta Germany🇩🇪 1/8/2023
@mumtazmohamoud9210
@mumtazmohamoud9210 11 жыл бұрын
Cadi maha heestani ani magacayga roda mumtaz lay yidhaa waan ba jeclahay hestan macha allah inder nooloow
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 6 жыл бұрын
Mumtaz Mohamoud sidookle qaali dumar
@abdihakimdayaxtube105
@abdihakimdayaxtube105 4 жыл бұрын
My uncle batalaale heestan ilaa 2010 ilaa hadda oo ay tahay 2020/3/3
@cabdullaahicx9676
@cabdullaahicx9676 4 жыл бұрын
wllhi waxaa dareymaa rali nimada iney ficn thy
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Ala maxa gabadhas amaan gabar raaliyo ah laheyd loo dhameeyey😅Ciid jamac Heesihiisa waqti bay haysteen TV ga waa legend la hubo❤️
@hamzekdhiico1540
@hamzekdhiico1540 5 жыл бұрын
Still watching 2019 old is gold mxaa maalmo qurux badan qalbigayga sooo maray
@siciidxuseen455
@siciidxuseen455 4 жыл бұрын
Waayo waayo iyo rooda waad iraali galisoo naftaa kuu riyaaqdee
@Abdimaajid
@Abdimaajid 6 жыл бұрын
Ila hda it's my favorite song😍
@Emational70
@Emational70 7 жыл бұрын
2010 Stilll wan dhagaysaan 2017♥ Ya ial dhagsanaya 2017k
@HassanHorri
@HassanHorri 7 жыл бұрын
Mahadsanid. Se waa maxay xiisaha gaarka ah oo ay ku yeelatay heestu. Fadlan iga soo wac 0634240101 Xassan. Hadduu xidhan yahay farriin ii dhaaf. Mar kale mahadsanid.
@mustaphekiiko8856
@mustaphekiiko8856 5 жыл бұрын
Heestan xasuus ayay ii leedahay I'm still listening in 2019
@maqdashiyare4054
@maqdashiyare4054 4 жыл бұрын
Rooda gabadhii iigu horaysay ee aan jeclaado hada waa la iga guursaday Cajaaib weeye jacaylku ilaa hada qalbigay way kabixi laa dahay 8sano ka horba igu danbaysay waligay qof saas uma jeclaan lkn ma garanayo xili ay qalbigayga ka bixi rooda 😭
@rodhahassan1388
@rodhahassan1388 4 жыл бұрын
😂😂😂😂👋
@mohamedxaadsaleban4549
@mohamedxaadsaleban4549 3 жыл бұрын
@@rodhahassan1388 ma adigiba lol😂
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
Igu badal ani
@newgenerationstudents3434
@newgenerationstudents3434 3 жыл бұрын
Hargeisa 2009 memories😭
@abdullahiabdi3272
@abdullahiabdi3272 4 жыл бұрын
Heestan xasusu badn bay igu dhalisay marakan dhagesto wxan soxasusutay gabra an jcelay wxa badan bals nasibak nakal waaday sori waan kaxuma xasusu anwxabo tariyan 2013/2015
@muniirjamaalabdilahi833
@muniirjamaalabdilahi833 Жыл бұрын
Kama daalo wlhi heeztan xazuuz laxaad leh 😰😭😭 bilaa calayk 🥰
@nashadmaxamed4442
@nashadmaxamed4442 6 жыл бұрын
2018 ya ila dhegaysanaya heestan hees aan iska jecelahay 😭😍
@abdiqaniabdirashid9931
@abdiqaniabdirashid9931 6 жыл бұрын
meeee kahelaa maba kasaraba mobile keyga
@wixiishidan3871
@wixiishidan3871 5 жыл бұрын
Heestan waan jeclhy Habayartay Rooda ladhaha
@zakariaabdirahman8428
@zakariaabdirahman8428 5 жыл бұрын
Wa fananki ugu horeyay aan Taagero legend Eid Batalaale🙋‍♂️🎉
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 8 ай бұрын
Best song eid jamac batalaale
@SumeyaAliMohamed
@SumeyaAliMohamed 8 ай бұрын
Hestan mel aN shishad kuu cabo baan kupartey from Nairobi 😢❤
@SharmaarkeCumar-yv5cl
@SharmaarkeCumar-yv5cl 3 ай бұрын
Waa meelaha uugu badan ee heesaha laga barto
@xaydarofficial
@xaydarofficial 5 жыл бұрын
Hestan wxn xasusta 2011 ayadoo markas cusub aan ku dhagysan jiry mobile la odhan jiry qadafi jceyl aan i hayn ayay i qaadsiisay.. cayalka hada joga ee fananinta noqonaya talow mayna daawan dadkas ka horeyy😔😔
@mohamedamen3902
@mohamedamen3902 Жыл бұрын
Waad i raali galisoo, naftaa kuu riyaaqdee❤️💯💚
@inacarab1999
@inacarab1999 Жыл бұрын
Friday,February 17 2023 🌹Hees anan Ka Daalin ❤cisiyoo udugeeyy ma runbaa 🙈🥹rooda Rooda Ma Runbaa
@maxamedzakimcmofficial1799
@maxamedzakimcmofficial1799 3 жыл бұрын
Walahi waxan xasuuustay 2009 xasuuus igu qaaaliya markaaasi ooo aniga jacalkiii igu horeeeyay aan qof jeclaado ilaaa hada ooo ay taariikhdu tahy 2021/4/12 habeeen saacaduna tahay 4:17am
@mustafedaahir57
@mustafedaahir57 3 жыл бұрын
Xaqiiiq walhi xsuus gaar ah old is gold
@caalamirestaurants7517
@caalamirestaurants7517 2 жыл бұрын
Waleeee waleeee waaayo waayo iyo jawigiii quruxda bandnaaa ee 2009 ayaaan xasuuusanay
@caalamirestaurants7517
@caalamirestaurants7517 2 жыл бұрын
Thanks
@kiilahaaooyar4106
@kiilahaaooyar4106 2 жыл бұрын
This song i was listening when i was young and still i watching wht the song 2022 bishi 7
@rowdohassan156
@rowdohassan156 8 жыл бұрын
thanks batalale magaceygaba hadad kuheestay bilad sharaf IGA mudan thy
@zekeriyahassan9557
@zekeriyahassan9557 7 жыл бұрын
?????
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 5 жыл бұрын
Roda adiga iyo hablaha kaleba waa mudantihiin hees iyo amaan iska daaye in madaxa la idinka dhunkado ayaad istaahishaan Waayo waxaad tihiin hablihii xaawo iyo aadam
@rodhahassan1388
@rodhahassan1388 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 abayo walalo manunahay
@roodacagey5928
@roodacagey5928 Жыл бұрын
Hees way dhaaftay ❤️😍
@abdihakimhussein1306
@abdihakimhussein1306 Жыл бұрын
Fav Song Dhagaysanayey Wakhti Badan
@buuleyare7099
@buuleyare7099 11 жыл бұрын
ish calaa hees batalalle sxb niyada ayaa ii dhistay mauul like ur song
@zakariyebootan3694
@zakariyebootan3694 Жыл бұрын
Roooda roooda adigaa rasmiyee xasus marergur ila Nairobi wan Isla soconaa xiis aan demin
@cabdirahmanisse8125
@cabdirahmanisse8125 7 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2018
@نمعهنوره
@نمعهنوره 6 жыл бұрын
Cabdirahman Isse aniga dawanayo walal
@halishmoha2449
@halishmoha2449 6 жыл бұрын
Ani
@shooble2969
@shooble2969 3 жыл бұрын
Heestan marka andhageesto waxaan dareema xanuun jecelkeygi kobad dhageesan jirtay 2012
@ogaalkadunida443
@ogaalkadunida443 5 жыл бұрын
Eid jama batalaale my uncle long life
@kingjerry9773
@kingjerry9773 7 жыл бұрын
wllhi heestan wxn dhagaysan jiray 2010 ilas haday tahay 2017 wn dhagsanayaa wllhi xusuus qaaliya ayaay igu reebtay heestu
@ynwaismail5729
@ynwaismail5729 Жыл бұрын
2023 ciid mubarek
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 6 жыл бұрын
Waxa koobaad ee soo jiitey waa calanka tawxiidka sida jecliyaa qofka jecel Somaliland
@inaaliaar3092
@inaaliaar3092 6 ай бұрын
16,april,2021, bella garden turkie xusuus dheer 😢
@adamkhaliif8622
@adamkhaliif8622 8 жыл бұрын
best song thnk u ciid jaamac
@abdihakimdayaxtube105
@abdihakimdayaxtube105 5 жыл бұрын
Batalaale alle codka hakuu barakeeyo
@roodokhaliif382
@roodokhaliif382 3 жыл бұрын
Wale waligay marag hees magacayga aha yaaasalam ❤❤❤
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 7 ай бұрын
Money is a power CiiiiL!!💔😭😭
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,6 МЛН
Hani
9:24
Eid Jama Batalaale - Topic
Рет қаралды 27 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,5 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 119 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 281 М.
HEESTA DAGAN ABDIFATAH YARE  2012
6:49
Askariga Qaranka
Рет қаралды 924 М.
CIID JAMA DEEQA 2013 OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
6:17
Istar By Eid Jama "Batalaale" (HD)
7:26
Mattaanaha
Рет қаралды 206 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
kaltuun bacado iyo abdulqadir aj
10:27
Abdulqadir Aj TV
Рет қаралды 581 М.
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
Rooda
5:09
Eid Jama Batalaale - Topic
Рет қаралды 4 М.
abdifatah yare best song 2011
6:08
Maxamed Amiin
Рет қаралды 2,5 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН