Electricity - Korontada - Casharkii 1aad - Af Somali

  Рет қаралды 68,206

SomTronics

SomTronics

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@bildhaanelectricityservese2412
@bildhaanelectricityservese2412 5 жыл бұрын
maash allah maasha allah alfa mabruuk macalin waxa fiican ayaad u soobandhigtya umada somaliyeed allah ah kaa abaal mariyo
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 4 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاه Allah haku xifdiyo oo haku karaameeyo waad noo faa'iideysay masha'Allah.
@wmursai
@wmursai 2 жыл бұрын
Hadda ayan si Fcn u fahamay bro mesha ay korontada ka timid iyo xisabadka Thanks bro 😉
@SONCARTE
@SONCARTE 5 жыл бұрын
asc insha allah shaqo wacan ayaad haysan team som tronics hore u socod ayan isku ognahay insha allah aadna wan nigu mahd celinaynaa
@salmanrashiid6201
@salmanrashiid6201 5 жыл бұрын
Waa runta bro insha allah horowmar baladhan
@osmanyare8457
@osmanyare8457 5 жыл бұрын
Maasha allah sxb waad i caawisay aad baan kaaga mahad celinayaaa
@sakariyecokiye3154
@sakariyecokiye3154 3 жыл бұрын
Masha allah
@AJ-ff9pj
@AJ-ff9pj 5 жыл бұрын
Wll cashiro nogaso diyari maadoyinka basic electrical engineering ka ah sida Linear circuit analysis, Electronic device circuit, Electrical Machines, Power transmittion, Power generation , Power system Analysis, Signals and system.
@rakadmxdsultan1477
@rakadmxdsultan1477 4 жыл бұрын
Alle ha idin barakeeyo Macalin sida fiican ee aad noo barteen
@AhmedMohamed-me4kq
@AhmedMohamed-me4kq 4 жыл бұрын
Waxan ahay arday electric communication barta ku jira sanad 3aad anigo reaching sameynaya Ayan bal somalida eeg isdhahay masha Allah wlh waan ku farxay
@Abdullahi2741
@Abdullahi2741 3 жыл бұрын
Makuka soo xiriiri karaa walal qaali inaa wax badan kala faaidno aa macquul ah
@ceydiidmohamuud6178
@ceydiidmohamuud6178 3 жыл бұрын
@@Abdullahi2741 xirfad ma dhigata bro?
@mohamedsaidofficial9394
@mohamedsaidofficial9394 5 жыл бұрын
shaqo wacan ban haysan , mahadsanidiin.
@monshidmunasar5630
@monshidmunasar5630 3 жыл бұрын
Mansha allah waa markii ugu horeysey oo aan arkay qof soomaaliyah oo wax cilmi ah qaabkaan oo kale luuqadiisa ugu sharaxayah macaan weeyeh aad ayaaad u mahadsanatahay walaal
@somtronics1433
@somtronics1433 3 жыл бұрын
Adaa mudan Monshid. JZKH
@aishaabdillahi2497
@aishaabdillahi2497 3 жыл бұрын
Mansha Allah Allah cilmiga hakuu barakeeyo
@axmedabdi831
@axmedabdi831 5 жыл бұрын
mashaa alaah waan kahelaa waxyaalahaan oo kaleeto
@libaanhusseinibrahim3354
@libaanhusseinibrahim3354 4 жыл бұрын
Waa cashar fiican inkasto bilowga adan ka bilaabin qaaciidada korontada xata cabirka aad shegtay wa kaliya qalabka lagu cabiro lkin wax qaacido ah ama maad shegin dhib malaha casharada kale Ayan rajenaya inad kuso dari doontid
@daauudabdikarimsuleiman4778
@daauudabdikarimsuleiman4778 4 жыл бұрын
Welcome Teacher waan kula soconaayaa in sha Allh Adna Waxan kaa rajaynayaa casharo Tayo leh.
@simbastudio1295
@simbastudio1295 5 жыл бұрын
Jasakallah walaalyal. Makulso xariiri karaa
@khalidshadow5102
@khalidshadow5102 5 жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@mohamedsaed2895
@mohamedsaed2895 5 жыл бұрын
ManzHa allaH wlloYaaL
@jimcaalejanno9638
@jimcaalejanno9638 3 жыл бұрын
Masha allh zxp noosoo gali Muuqaalkasta
@mohamedabdirashid43
@mohamedabdirashid43 2 жыл бұрын
shukran ustaad
@crahmaankhadar1618
@crahmaankhadar1618 Жыл бұрын
Mahadsanid thecher
@yuusufabdi1260
@yuusufabdi1260 Жыл бұрын
som ellec ugu wacan km
@hamzamohumed3759
@hamzamohumed3759 3 жыл бұрын
ascww walal. masha allah aad bay ii cajab gelisey qaabka aad u qaabaysay iyo sida quruxda badan ee aad usoo diyaarisey casharkaba. walal waxaan ka codsan lahaa inaad muuqaalo nooga soo diyaariso coursooyinkan hoos ku qoran kolka aad waqti uhesho iA. 1. electronics -1 2. electronics -2 3. Electromagnetic field 4. modern physics 5. network analysis and synthesis 6. electrical machine. mahadsanid walal
@abdihamidadam6527
@abdihamidadam6527 Жыл бұрын
Well done Masuul
@abdiaziizabdalla8327
@abdiaziizabdalla8327 3 жыл бұрын
Thanks teacher
@ismailmahirsamajecel4957
@ismailmahirsamajecel4957 4 жыл бұрын
Barakooba
@mahadjiinowxasan911
@mahadjiinowxasan911 5 жыл бұрын
masha thankz somTronics
@wmursai
@wmursai Жыл бұрын
Thanks 🙏
@xaniifzeomar9100
@xaniifzeomar9100 Жыл бұрын
Ustaad hal casharo ah oo radio transmitor and reiever .
@abdishakurabdishakur4625
@abdishakurabdishakur4625 4 жыл бұрын
Thanks
@abdimalikahmed9709
@abdimalikahmed9709 5 жыл бұрын
top
@Col-ujoog1990
@Col-ujoog1990 8 ай бұрын
Maashaa Allah macalin Waxan u bah nahay barashada solarka maxaa la iiga baahan yahay sida sahaado wax barasho ama aqoon sida xisaabta ma jiraan wan lagama maar maan ay tahay inaan aqoon uleeyahay si aan jaanis igu helo barashada solarka jawaab Wacan mahadsanid
@axmedshekhxasan9616
@axmedshekhxasan9616 2 жыл бұрын
Waad ku mahasantahay shaqada badan ee aad u heysid bulshada somaliyed
@somtronics1433
@somtronics1433 2 жыл бұрын
Adaa mudan Axmed.
@liibaanxashi1737
@liibaanxashi1737 3 жыл бұрын
m.a marka hore waad mahad san tahay ustaad marka xigta ustaad suaal ayaan qabaa waxeyna tahy Bohr model ka maxaa 4 shels oogaliya lasoo qatey midda xigta conventional galiya maxaan loo isticmalaa maa la isticmaalo Direct current flow
@somtronics1433
@somtronics1433 3 жыл бұрын
Asc Liibaan Xaashi, Suaasha 1aad: Sababta waxey tahey inta badan afarta shell ee ugu horeyso elekroniskooda waxey qaada, 2, 8, 18, 32 makii aad isku darto waxuu ku siinaaya 60 elektronis. Haddii aad fiiriso Periodic table inta badan elementiska mahuumka ah weey ka yaryahiin intaas. Laakiin haddii aad tusaalo usoo qaadano elementiska Lr (Lawrencium) waxuu leeyahey 103 elektronis, waxaa qalaayo shelliskiisa 2, 8, 18, 32, 32, 8, 3 makaa waxuu isticmaalayaa 7 shell. Waa suaal fiican Liiban. JZKH. Suaasha 2aad: Markii la heley Electricity Waqti horey ayaa waxey isticmaaleen conventional current flow weey qaldanaayeen, marka lama badalin markii la ogaadey in Electron flow in uu saxyahey. Labadaba waad isticmaalikartaa, laakin buugaata inta badan waxaa la isku raacey in conventional current flow la isticmaalo. Waa suaal fiican.
@sumimahad8378
@sumimahad8378 2 жыл бұрын
Thanks teacher lkn computar miyaa dadka bartaa
@hakim6395
@hakim6395 3 жыл бұрын
Qoraxda ayaa ku wareegta aduunka ee Aduunka ma wareego. وَالشَّمْسُ تَجْرِي لِمُسْتَقَرٍّ لَّهَا ۚ ذَٰلِكَ تَقْدِيرُ الْعَزِيزِ الْعَلِيمِ (38) سورة ياسين Marka waxa ordaaya oo wareegaaya waa qoraxda ee ma aha dhulka. Dhulku waa tagaan yahay.
@Hamse-harun482
@Hamse-harun482 5 жыл бұрын
Macalin fadlan adoo mahadsan waxaad ii sheegtaaaa kva ...kw ....ii faahfahi xooga waxa iskaga kay jira
@moocadde1563
@moocadde1563 4 жыл бұрын
Waad mhdsntihiin
@mustafaabdi4832
@mustafaabdi4832 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay saxiib aad baan uga faiideey cashar kaga noosdir caasharo ku sabsan laydhka
@somtronics1433
@somtronics1433 3 жыл бұрын
Adaa mudan Mustafa.
@simbastudio1295
@simbastudio1295 5 жыл бұрын
Su’aal doonaye ina ku waydiyo mkulaso xariirikara
@AbdirahmanMo14
@AbdirahmanMo14 10 ай бұрын
Talow macalinka wali wax masoo galiyaa Waxaan rabí lahaa Inuu nosoo gudbiyo sida loo fahmo diagramka loo fahmo iyo installation ka sida loo sameeyo please Wuu mahdsanyay wax badan Buu iiifaideyay
@AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr
@AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr Жыл бұрын
malin sadaloosameeyo.marwaxada.loosameyo.xumada
@Somali.Engineering
@Somali.Engineering 7 ай бұрын
M.a
@Maproukamouse
@Maproukamouse 2 жыл бұрын
Electricity
@osmanyare8457
@osmanyare8457 5 жыл бұрын
Hada ayaan bulaaway barsha korontada cashirada noo bade plz mahad sanid
@somtronics1433
@somtronics1433 5 жыл бұрын
InshaAllah.
@wmursai
@wmursai 2 жыл бұрын
Lkn ustad ani xisabadka ayanba fahmi mcn☹️
@muxiyemedia3287
@muxiyemedia3287 4 жыл бұрын
Labar laydinkalasoxidhidha sheega wll
@rrebayjigees7821
@rrebayjigees7821 3 жыл бұрын
Casharka 2aad halke kahelikaraa
@japirmahdi3753
@japirmahdi3753 2 жыл бұрын
Waa maxay korontadu kamaad jawaabin .? What is electricity.?
@wmursai
@wmursai 2 жыл бұрын
Korontada waa socodka danabka ka so ka dhasha electrono iyo baratoone isku dhaxwareega⚡️ mafahnthy bro🤔
@saleebaanmbchannel9565
@saleebaanmbchannel9565 4 жыл бұрын
Links ka cashiradaan ma helayaa wll
@kllmklm238
@kllmklm238 4 жыл бұрын
War curiye..dheh..elements
@AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr
@AbdinuurcumarNaaleeye-dp9fr Жыл бұрын
malin.waxa.aad.nosheegtaa saysakar Evernal seelosameeya
@leabantwin7480
@leabantwin7480 3 жыл бұрын
lkn macalin albaabka fartaan saaroo waxba maan dareemine ma kolka laydh uu leeyahaybaa
@yuusufabdi1260
@yuusufabdi1260 Жыл бұрын
Cantabts miro😮😮😮😮
@tumunabdiqaadir4985
@tumunabdiqaadir4985 5 жыл бұрын
please form four ahy wll 2 bilood ika dhimay chapterada fourka iyo threeka noo so kaliya plse
@somtronics1433
@somtronics1433 5 жыл бұрын
Iisoo sheeg buugga magaciisa iyo chaptarka waxuu ku saabsanyey, Inshaallah waan isku dayayaa in aa darsin ka sameeyo.
@maxamedmmc6233
@maxamedmmc6233 5 жыл бұрын
Hallo
@ustaadkiimikowithkaabeonli2624
@ustaadkiimikowithkaabeonli2624 5 жыл бұрын
wcs
@saleebaanmbchannel9565
@saleebaanmbchannel9565 4 жыл бұрын
@@somtronics1433 wll links cashiradaan ayaa ubahanahay 0618452123 what's app igu soodir ustaad
@jamcjaajuuraxmed2879
@jamcjaajuuraxmed2879 3 жыл бұрын
Asc
@wmursai
@wmursai 2 жыл бұрын
🧠😢
@somalia1142
@somalia1142 2 жыл бұрын
Thanks
How ELECTRICITY works - working principle
10:11
The Engineering Mindset
Рет қаралды 6 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,5 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 82 МЛН
8.02x - Lect 1 - Electric Charges and Forces - Coulomb's Law - Polarization
47:13
Lectures by Walter Lewin. They will make you ♥ Physics.
Рет қаралды 4,2 МЛН
The Strange Physics Principle That Shapes Reality
32:44
Veritasium
Рет қаралды 6 МЛН
Lesson 1 - Voltage, Current, Resistance (Engineering Circuit Analysis)
41:25
How LED works ⚡ What is a LED (Light Emitting Diode)
8:37
VirtualBrain [ENG]
Рет қаралды 1,6 МЛН
How an Inductor Works ⚡ What is an Inductor
10:16
VirtualBrain [ENG]
Рет қаралды 847 М.
AWS Certified Cloud Practitioner Training 2020 - Full Course
3:58:01
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 7 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,5 МЛН