TALEEFANNADA UGU FIICAN EE $300 KA YAR! (2023)

  Рет қаралды 4,156

Eng Yuyu

Eng Yuyu

Күн бұрын

$300 ayaad heysataa waxaadna raadineysaa taleefanka kugu habboon soma ahan? Muuqaalkan ayaan kugula wadaagayaa 5-ta taleefan ee ugu fiican oo aad ku heli karto qiimo $300 ka yar.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu

Пікірлер: 25
@EngYuyu
@EngYuyu 10 ай бұрын
MUUQAALKA TALEEFANNADA UGU FIICAN EE $150 KA YAR! (2023) kzbin.info/www/bejne/q5LFf2SHZqyqh7M
@lugbulsho3792
@lugbulsho3792 7 ай бұрын
Sxb ka haadal oppo Fadlan
@lugbulsho3792
@lugbulsho3792 7 ай бұрын
Oppa kaan ugu fican isoo sheeg
@AbdiqaniSkeikhAli-sz3of
@AbdiqaniSkeikhAli-sz3of 10 ай бұрын
Eng yuyu Jazakalaahu khayr wllo Wax fcn Ayan ka fa Ida markasta on muqalkaga dawado mahadsanid
@EngYuyu
@EngYuyu 10 ай бұрын
Shurkan walaal. Way i farxad gelisay farriintaada. ❤️🙏
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 10 ай бұрын
Pro laptop 💻 keebaa ugu fiican oo xarago iyo muuqaalo iyo xog lagu keed san karo oo jaban 150 ilaa 200 ilaa 230
@Khaalidmaxamedmuumin
@Khaalidmaxamedmuumin 7 ай бұрын
Update cusub ee whatsapp ka soo hadal sxb[ navigation bar]
@A.A.E93
@A.A.E93 8 ай бұрын
03/jan/2024 Ugu danbayn Samsung A34 5g maanta ayaan iibsaday runtii waa qaali $214 buu iigu kacay illaahay tuugada ha iiga qabto Mogadishu caadi maahan tuugo hoolay ah baa joogta😂
@lugbulsho3792
@lugbulsho3792 7 ай бұрын
Sxb ka haadal oppo Fadlan
@ayoupabdi
@ayoupabdi 10 ай бұрын
400 iyo wixi kayar
@amuun9387
@amuun9387 9 ай бұрын
ustaad aad ba umasantahay ma igu caawinkarta cilad iga heysato mobilka samsung a52s5g wifi iiguma xermaayo ma iga cawinkarta
@wllkaahiye1844
@wllkaahiye1844 10 ай бұрын
Sxb ikacaawi Google ma ikushaqenayo data waxa hestaa mobile A14 📱
@huudsheekhmuxudiin2082
@huudsheekhmuxudiin2082 5 ай бұрын
redmi note 13 pro
@ibraahimmmc16
@ibraahimmmc16 8 ай бұрын
Ent aad bad ug mahad san tahay sidad noga daba geysay updet shukran talefan cemero betrry ku fican ka so hadal ilaa 400 500
@akramgamer9149
@akramgamer9149 9 ай бұрын
Eng yuyu ka soo hadal zxp oppo a 98 qiimihiisa in somali laga helo
@ibraahimmmc16
@ibraahimmmc16 8 ай бұрын
Eng betery camero labadas telafen isku leh ban ka rabnaaaa
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 10 ай бұрын
Zhpo Oppo a78 4g Kaas muqaal kasoo samee inaan gato ayaan rabaaaa
@c58pro50
@c58pro50 9 ай бұрын
Mahadsanid eng waxaa kasoo hadashaa Galaxy note 20 ultra 5G iyo 21 Mida kalae muuqaalka background blurry adigay kugu dhacday 😂 sorry
@NUURIYE.
@NUURIYE. 8 ай бұрын
A14 5g anaa wtaaa waa best
@amoore4261
@amoore4261 9 ай бұрын
Bro pls 400$ aan heesta mid ugu haboon oo aan kusoo iibsan lahaa isheeh
@Musalsalafsomalia9129
@Musalsalafsomalia9129 10 ай бұрын
500 kayar kasoo hadal
@ibraahimmmc16
@ibraahimmmc16 8 ай бұрын
Eng waxa rabaa inad ka so hadasho 500
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME 10 ай бұрын
Ustaad scholarship Qatar 🇶🇦 soo sameey 😢 please waxbadan baa kaa codsaneyney
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 10 ай бұрын
👍
@ayoupabdi
@ayoupabdi 10 ай бұрын
mahad sanid wll
TALEEFANNADA UGU FIICAN EE $150 KA YAR! (2023)
7:46
Eng Yuyu
Рет қаралды 12 М.
Baro ChatGPT Ai-ga Adunka Qabsaday. Ka dhigo Saxib ku cawiya.
8:47
Soma Design & Marketing
Рет қаралды 5 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 19 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 125 МЛН
Forex trading 1 Million lacag ah malaga sameen karaa?  Q and A
20:06
Cawaale Calawaash
Рет қаралды 10 М.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 148 М.
Samsung Galaxy A55 vs A35: Yaa Fiican?
8:10
Eng Yuyu
Рет қаралды 2,9 М.
iPhone 16 Maxaa Ku Cusub: Hadda Ogow!
7:03
Eng Yuyu
Рет қаралды 21 М.
Google Pixel 9/Pro/Fold ayaa soo baxay: Caadi ma ahan
13:26
Eng Yuyu
Рет қаралды 3,2 М.
Sidee Loo Helaa VPN Free ah (Muuqal Dhamaystiran)
13:34
Somali Tech
Рет қаралды 18 М.
Samsung Galaxy A73 Review - The Battery King!
7:40
Eng Yuyu
Рет қаралды 8 М.
5 Mobile Ugu Fiican Aduunka 2023 Wax Ka Ogow Somali Review
8:56
Apdalla Review
Рет қаралды 515
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44