TALEEFANNADA UGU FIICAN EE $150 KA YAR! (2023)

  Рет қаралды 11,813

Eng Yuyu

Eng Yuyu

Күн бұрын

Muuqaalkan waxaan kugula wadaagayaa 5 ta taleefan ee ugu fiican oo aad ku heli karto qiimo $150 ka yar.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu

Пікірлер: 60
@husienaadan401
@husienaadan401 10 ай бұрын
Ustaadow waa mahadsantahay Waxa aan rabaa in aan su,aal ka weydiyo Xagee lagu soo xiriira
@Farxiyocali-fd4ct
@Farxiyocali-fd4ct 5 ай бұрын
talefanka infinix smart 8 qualty ahaan seewaa qofkastoo yaqana takefanada commentige aqriya waxaa kacodsana inoo reply isogalo soo sharaxad igabixiyo
@amal.suldaan
@amal.suldaan 5 ай бұрын
Anigaba xog raadis ayan uso galay hadaa heshid jwb iiso qor
@MaxamedFrah
@MaxamedFrah 9 ай бұрын
Thanks wllo
@ahmed-nour638
@ahmed-nour638 10 ай бұрын
Sxb aad uwanagsan tahy waxyaalo badn ayaan kaa faaiiday keep going good luck
@mohacker_7
@mohacker_7 10 ай бұрын
Taleefanada $200 jooga kasoo hadal bro ❤
@duuhgeming
@duuhgeming 10 ай бұрын
Kaso hadal sprk 10 pro mobilka imka suuqa soo galay
@halimoab1221
@halimoab1221 10 ай бұрын
Telefon GB bdn leh hadana memory yar ma ficnyhy Memory ma fahmin wxa lagu qabto ama taro
@ahmeddholal8780
@ahmeddholal8780 10 ай бұрын
Sxb ka soo hadal infinix zero 30 5G
@mahdimaxamedmaxamud
@mahdimaxamedmaxamud 10 ай бұрын
Sxb infinx zero30 5g kaas kahadal waxana lagahelikaraaa bakaro jomlo tafarikh review amoled 144 hertis glas5 chipset 8020 camera main 108 13ultrewide 2macro 4k camera hore 50 4k 5000mhabattery 68w fast price 295 ok kaas ayaa muhiim ah dadka ber lkn sxb cilada waa dabka 6am 3pm kuheynaa
@siciidabdi123
@siciidabdi123 19 күн бұрын
Ustaad mobile ka a15 kasoo hadal
@YoutubeVide
@YoutubeVide 10 ай бұрын
waa muuqaal aan wax ka faa'iday ee niyow dhanka kaamirada kugu ugu roon ee 300$ ka yar nosoo xul gaar ahaan show me ayaan oran lahaa,
@Lamahurantv
@Lamahurantv 10 ай бұрын
Tel,ka ugu fiican anigaa heysta Fast charger, 100% kama dhacaayo ilaa aad halsaac iyo ka badan isticmaasho 99 ayuu imaanaa ram 6, 128 gb rom, lacagtiisa iyo magaciisu, luuqa igasoo weydii........
@MKAli-hb9np
@MKAli-hb9np 10 ай бұрын
Hh ila wadaag hee
@MunasarIsmail
@MunasarIsmail 9 ай бұрын
Magaciisa sheeg hee zhp😊
@NuurCabdulahi-tv5qx
@NuurCabdulahi-tv5qx 9 күн бұрын
Ridmi 12.
@DhoweYow2
@DhoweYow2 3 ай бұрын
Redmi 13 pro +
@NuroAli-m5q
@NuroAli-m5q Ай бұрын
Ok
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 10 ай бұрын
Cajiib 🥰
@smartchannel2459
@smartchannel2459 10 ай бұрын
Asc eng yu yu
@RamziSharu-wn1ft
@RamziSharu-wn1ft 8 ай бұрын
Wll baytariga Nogawaran a14 ayaan haysta coming magaransyo
@user-fu3ln9xw5n
@user-fu3ln9xw5n 10 ай бұрын
Asc eng wxaan ubaahanahy warbixin A23 5g samsung
@A.A.E93
@A.A.E93 10 ай бұрын
Eng Yuyu waxaad kasoo hadashaa itel s23 plus.
@ahmedyasinmohamed5590
@ahmedyasinmohamed5590 10 ай бұрын
Walsall shurkadan samsong waxaay joojisay mobel ugudanbeeyay andrewot waxay joojisay update ka ka soo jawaab
@naimamohamud4100
@naimamohamud4100 10 ай бұрын
Shukran eng Sual A54 5G kwrn
@naimamohamud4100
@naimamohamud4100 10 ай бұрын
Midkle chargerkisa kudhibanhy ciyow ayu dhacaa😢
@CabdirisaaqyuusufCiye
@CabdirisaaqyuusufCiye 10 ай бұрын
Dabkiisa markaba madhacaya
@user-js3zp1db7v
@user-js3zp1db7v 3 ай бұрын
Sxb Adiga intee joogtaa waxaan rawaa Adiga inaan mobel kasoo iib sado
@user-fz6ol8ln6o
@user-fz6ol8ln6o 10 ай бұрын
Redmi 12 pro plsiyo Redmi 13 pro plus muuqaal kasoo samey adigo mahadsan
@SafiaAbdiOmar
@SafiaAbdiOmar 4 ай бұрын
Waan rabaa
@cumaraxmed8128
@cumaraxmed8128 10 ай бұрын
Tecmo spark 10 pro ka soo hadal ugaas
@FaatuushCabduwahab
@FaatuushCabduwahab 3 ай бұрын
numbreka hormuud soo dir
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 4 ай бұрын
Aheey
@ZakariyeCandikaafi
@ZakariyeCandikaafi 2 ай бұрын
Taleefon joogo 140
@MunoAxmed-ke3jh
@MunoAxmed-ke3jh 10 ай бұрын
Sxb intee laga helaa talefanadan
@Muuse99
@Muuse99 9 ай бұрын
War sxbo qurux wax maahe tayadiisa lee ku dooran karaa😂
@FaatuushCabduwahab
@FaatuushCabduwahab 3 ай бұрын
beec ahaan meekhaa waaye samsun 14
@YahyehAbdou
@YahyehAbdou 10 ай бұрын
Redmi 13 pro plus kaa soo hadal
@ahmedsandheere7438
@ahmedsandheere7438 7 ай бұрын
Oppo
@jaamacjoof962
@jaamacjoof962 10 ай бұрын
Infinix hot 30
@ahmedabdirahimmuuse6755
@ahmedabdirahimmuuse6755 10 ай бұрын
Eng a55 warbixin maka soo bxeen
@EngYuyu
@EngYuyu Ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/pnqspWqnepqCmtU
@EngYuyu
@EngYuyu Ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/pnqspWqnepqCmtU
@abshiroyuusuf
@abshiroyuusuf 10 ай бұрын
Asc waxaa 230$
@KING-ADNAN
@KING-ADNAN 10 ай бұрын
P40 Italy aa ku heestaa 7000ml Mobel aniga ahaan Battery ayaan ku xushtaa
@amal.suldaan
@amal.suldaan 5 ай бұрын
Waa imisa kaas
@ahmedsandheere7438
@ahmedsandheere7438 7 ай бұрын
Oppo ka hadal
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 10 ай бұрын
200$
@ahmedsandheere7438
@ahmedsandheere7438 7 ай бұрын
Oppo a52 a78 a77
@sombase2214
@sombase2214 10 ай бұрын
Eng 200$ ilaa 250$ kasoo hadal
@yusufabdi7009
@yusufabdi7009 10 ай бұрын
A53 iyo a54 kaso hadal pro a34
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 10 ай бұрын
A54 waa telefon ficn
@user-uz6ck5tx8g
@user-uz6ck5tx8g 6 ай бұрын
Bubg
@user-uz6ck5tx8g
@user-uz6ck5tx8g 6 ай бұрын
😂😂🎉🎉😮😅
@user-pu2hk1bd3g
@user-pu2hk1bd3g 6 ай бұрын
Lambarka😢😢😢😢
@dayaxfanax1516
@dayaxfanax1516 10 ай бұрын
Xgee lagahelaa zxbw
@A.A.E93
@A.A.E93 10 ай бұрын
E
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 10 ай бұрын
Redmi 12 inan so gato raba😍🫶🏽
@ALMANKA
@ALMANKA 10 ай бұрын
300 ᴅᴏʟʟᴇʀ ᴋᴀsᴏᴏ ʜᴀᴅᴀʟ ᴘʀᴏ
@MaxamedWali-cg1wr
@MaxamedWali-cg1wr 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
TALEEFANNADA UGU FIICAN EE $300 KA YAR! (2023)
6:23
Eng Yuyu
Рет қаралды 4 М.
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 56 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 55 МЛН
Ku Baro Xirfad 2O-Saacadood  (The First Twenty Hours)
17:55
Macalin
Рет қаралды 136 М.
Why is THIS the Best Selling Phone?
14:12
Mrwhosetheboss
Рет қаралды 8 МЛН
HA IIBSAN LAPTOP ADIGA OO AAN MUUQALKAN DAAWAN !
5:56
Gulled Abraar
Рет қаралды 2 М.
Taleefan Cajiib Ah Samsung Galaxy A55 Wax Ka Agow Somali Review
4:40
Apdalla Review
Рет қаралды 2,6 М.
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН