Episode 7: Maanka-Dhibanaha |Victim Mentality |Kabasho|

  Рет қаралды 47,489

Hamda Hussein

Hamda Hussein

Күн бұрын

Wax ka ogoow waxa uu yahay maanka dhibanuhu iyo sida aah uga bixi kartid.

Пікірлер: 60
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 2 жыл бұрын
Maansha Allaah, Markii Uugu Horeysay een Kuula Kulmo( Maaha si toos ah) Meel aad Faalo ka dhiibatay ayaan aad uuga Mabsuudey Halkaa ayaan kasoo raacey, Waxaan Bediba dhegeystay Barnamijkaagiii Duco Iyo Dareeen, iyo Kabasho. Hablaheena Kuuma arag gabadh Sidaaada wax usoo gudbisa. Laakiin dumar badan oon Soomaali ahayn waan dhageystaa. Aqoon Aqli iyo diin ku dhisan, Koleyba waa Hibo Allaah kuugu deeqay Allaah hakuu siyadsho. Allaah dartiii❤🙏
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 жыл бұрын
Wll waa runta waa hibo ilaahay bixiyo alle ha barkeeyo
@camiryare9054
@camiryare9054 2 жыл бұрын
Masha allaah Intii aan arkayay gabadh wax qorta ama wax so tabisa ama hal abuurad ah wallhi gabdh Sida aad wax u tabiso u tabisa o kale maan araag Allaha ku ammansado walaal
@Roro__ruun
@Roro__ruun 2 жыл бұрын
Walaal hamday ilaahay caqliga hakuu barakeeyo Anu waxaan ahay Inan yar oo 19sano badhtankiisa ku jirtaa kalsooni darrada an naftayda ku qabaa waa mid I halaagtay haday tahay ruux ahaan iyo maskax ahaan Maahi naag ku kalsoon nafteeda wax walbo oo an rabo wan samayn kara dadka ilahay fahmada taamka ah siiyey bàn ahay lakin mesha Laga socda walahi waa kalsonida Hadan is dhaho wax bilow nafta Isla marka ileh weliga guul gaari mysid waxba hays daalin jmcda dirqi bn ku weligaana nolol qurxon yelin mysjd Cudurkaasna 4ti sano ee u dambaysay bàn isku arkay illaa aan dadoo dhan ka dhex bxy wxii aan asxaab laha xidhidhkodi wan jaray kuwo dambana ku kalsoonan waayey😭 Bal izooo duceeya inay ilahay I tuso naftaydu inay tahay mid wanagsana oo qurux badan wx walbna qabsan krta😭
@Roro__ruun
@Roro__ruun 2 жыл бұрын
Walahi Anon muuqalka dawan bàn qoralka qoray Victim mentality weynaaday bàn ahay😭😭
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 жыл бұрын
Massengerka igala soo xidhiidh si aan cod ahaan isu maqalno ♥️
@nimcotogdheer7986
@nimcotogdheer7986 2 жыл бұрын
@@hamdahussein.kabasho Wll qaali Hamdaay arinta inantasi sheegtay ayaa ii haysata 7dii sono ee la so dhafayba please waxan u bahnahay inad ii cawiso ee halkan kala soo xadhidha Mahadsanid
@cabdirisaaqxuseen4320
@cabdirisaaqxuseen4320 2 жыл бұрын
Masha Allah, ilaahay dhibatooyinka aadama hakaa badbaadiyo IL IYO XASADBA, markasta oo aan dhagaysanayo mawduucyada kala duwan eed ka hadlayso waxaan idhaahdaa OOF CALEEK, MUXU ILAAHAY AFTAHAMO IYO AQOON SIIYEEYAY XAMDA.
@Garaadbadan
@Garaadbadan 9 ай бұрын
Waxaan ku soo biiray kabasho family waxaan rajeynaa in nolosheyda is bedesho wayoo caajis iyo niyad jab ayaa la daris ahaa 3 sano ee ugu dambeysay❤❤
@comment1827
@comment1827 Жыл бұрын
Mahadsanid hamda. Waxyalaha ilmaha ku dhaliye victim mentality waxa marmar keni karo ilmaha yar marku socod baranayo marku dhaco in ladhaho miska ku riday ama rooga oo la tuso in isaga masuliyada lasarin kac wa kuftay wa cadi ka dhaho next time wuu taxadara maskaxdisana ma save gareneso in la riday ama laga qaldana iyo waxi la mid ah wa rajena tusalahas li la fahmay
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 Жыл бұрын
Mansha alah wllo anaga keliya noo maad faa'ideyn jiilasha naga dambeeya dhaxal ma guurta ah ayay u tahay ...
@aliliban45
@aliliban45 2 жыл бұрын
Masha alah wll aad iyo aad ayaad mahadsan tahay ilahay hakaa jazaaiidsiiyo runtii barnaamijkan kabasho waa barnaamij ay dadku ubahan yihiin runti dadka manta gudaha ay caloolyaw ka dareeman waxan ku rajaynayaa cafimaad iyo cimri dherer ilahay cilmiga hakuu siyaadiyo
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 жыл бұрын
Mnsha allah wll daar alle ayaan ku jeclahay alle have dhawro Insha allah waxan rajeynaya inaan Julian noo hadji alle yidhahdoo
@ruunomar279
@ruunomar279 2 жыл бұрын
m.a abayo allh ku xafido wax wngsan bad ino so gudbisa
@ismanhassan1251
@ismanhassan1251 2 жыл бұрын
Machallah walaalo may allah give you the best reward of this beautifull lesson . very useful jazaakallah-khayr wallo
@user-ss2ds5do6b
@user-ss2ds5do6b 8 ай бұрын
❤❤❤😂❤
@hebagurey4254
@hebagurey4254 2 жыл бұрын
I was thinking where u get her topics of kabasho when i uninstalled on Facebook I am so happy to get on KZbin❤😊
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 жыл бұрын
🙌♥️
@ubahmohamud6761
@ubahmohamud6761 2 жыл бұрын
MashaAllah! Waa xalqad aad u faaiido badan! JazaakaAllah- khayr wllo ❤️
@mohamedameen2063
@mohamedameen2063 7 ай бұрын
WlHi xanuunkan muddu dheer ayaan La daaLa dhacaayey 😢markii aan dhagaystay dhamaan bodcast yadaadii maHelin xanuun aan kan iga gadaran aan qabo 😮😊
@khadarmuhumed3803
@khadarmuhumed3803 7 ай бұрын
Maasha Allah alle niyada haku dhiso wlloh niyada waada noo dhisitaye ♥️
@abdiraxiinabdalla7271
@abdiraxiinabdalla7271 Жыл бұрын
m.a ismaan laheen gabdh sidaan u xigmad badan baa jirta m.a horay u soco 👑
@Bashe12
@Bashe12 2 жыл бұрын
Walaal alle hakuu naxariisto marwalba waad noo naxariisatay ee si gaara xagee baan kaala soo xiriiraa?
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 жыл бұрын
Info@kabasho.com walaalo
@user-mw6tt1zv8o
@user-mw6tt1zv8o 6 ай бұрын
Wll markaan is dhaho xiisada dhagayso oo macalin igu jiro maskaxdeyda wax kalaa soogalaya ama gurigii ama waxn qof kale kushkaysanuena😢
@nicmahomar6749
@nicmahomar6749 2 жыл бұрын
Very interesting topic, so many thanks again ustada.
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 Жыл бұрын
Walal hamda barnamijyada aadba ugu helay Allah misaanka xasanaadka hakuu saaro , Walal hamda xagee Kala soo xiriraa please
@hamdahayaad6328
@hamdahayaad6328 7 ай бұрын
Masha allah tabarakallah mahadsanid wll
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 4 ай бұрын
Jasakalah
@tanaadmedia1837
@tanaadmedia1837 2 жыл бұрын
Maansha Allah, Allaa ya Baarik wllo Hamda Hussien
@drsxamdiaxmed8473
@drsxamdiaxmed8473 2 жыл бұрын
Mnsha allaah
@MaryanMohamedAhmed
@MaryanMohamedAhmed 9 ай бұрын
M.a
@yuusufxareed7625
@yuusufxareed7625 2 жыл бұрын
Wll mahadbalaadhan ban ku hayna lkn hal barnaamij manooga so diyaarin karta sida ugu fudud ee aqoontada diini iyo maadi loo horumarin karo adigana allah kugu anfaco wll❤
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah ❤
@macalinkanolasha2287
@macalinkanolasha2287 Жыл бұрын
How to prevent if any signs about victim mentality occurs how to manage in order to protect farther complications
@heersare2373
@heersare2373 2 жыл бұрын
Taxane aan sifiican ula socdo Alxmdulilaah
@saladohasan5844
@saladohasan5844 2 жыл бұрын
Madow...wa midib ....wax xun ma'ahan umana dhigmo mugdi. Mugdi...wa situation ama maqaam ama malxamad
@ridwabilan9260
@ridwabilan9260 2 жыл бұрын
Mnzha allh wan si sugayay abaayo malin kasta muqal so gali bugagta muhimka ah noso koob wax yalo badan ka so hadal si chanelku nogu koro
@abdimajiidcareefe8250
@abdimajiidcareefe8250 2 жыл бұрын
Masha allah, mahadsanid walaal Hamda.
@fahemamuhammad6623
@fahemamuhammad6623 2 жыл бұрын
Xamda Hiiliya Walaal+Bare Nololeed♥️
@fadumoaxmed8529
@fadumoaxmed8529 2 жыл бұрын
Maansha allah walashay waad mahadsantahay ilaahay ajar hakaa iiyo
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 жыл бұрын
Wa Iyaaki walaalo ♥️
@halimomohamed222
@halimomohamed222 8 ай бұрын
Mashallha ❤❤❤
@najmoclladiif5011
@najmoclladiif5011 Жыл бұрын
Caqliga io cilmigaba alle hku siyaadsho wll
@zahrabulale375
@zahrabulale375 Жыл бұрын
Mansha allah
@umuanas6223
@umuanas6223 Жыл бұрын
Jazakilah kheer
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 жыл бұрын
3 Video Aya ii Dhafay o Anan Dawan Wan Dawan Doona Insha allah Hamda Wad Mahadsanthy wlloh
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 жыл бұрын
Mudnaanta adaa leh walaalo 🤗
@alxaajicabdi8209
@alxaajicabdi8209 2 жыл бұрын
Mahadsanid wahtigaaga aad Huraysid
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Wacan oo wanaagsan wlo qaliyey
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 жыл бұрын
@rahmaibraahim4314
@rahmaibraahim4314 2 жыл бұрын
Thank you 🙏 hamda
@YusufN-q3z
@YusufN-q3z 24 күн бұрын
Asc
@baanigeeldon1150
@baanigeeldon1150 2 жыл бұрын
Wllo wadanke ka baratay cilmu nafsiga
@yasmiinsulieman7087
@yasmiinsulieman7087 Жыл бұрын
Thank you my sister🤍🙏
@asmamohamed8532
@asmamohamed8532 2 жыл бұрын
Xamda kaabay raxmaanku ha ku kaabo
@aboubakerhassan2776
@aboubakerhassan2776 2 жыл бұрын
mashallah et merci
@cisseabdimustaph6372
@cisseabdimustaph6372 2 жыл бұрын
Hamda❤💯🙏
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 2 жыл бұрын
masha allah wll waanka faaa'iidnay casharkaaga lkn wll lack of self confidence iyo kan way isu dhawyihiin ee see loo kala saari karaaa thanks sis
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 2 жыл бұрын
817
Episode 8: Hungow |Disappointment |Kabasho|
21:06
Hamda Hussein
Рет қаралды 30 М.
Sidee Ayaan u dhisaa Naf-Araggayga? |Su'aalaha Kabasho |03|
26:51
Hamda Hussein
Рет қаралды 34 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 3,8 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 44 МЛН
Real Or Cake For $10,000
00:37
MrBeast
Рет қаралды 58 МЛН
7 DHAQAN QOFKA KA HORTAAGAN WUXUU RABO.
16:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 43 М.
10 Things True Muslims Never Talk About (Privacy in Islam) | ISLAM
23:37
01-Adiga iyo Dopamine | Taxanaha Isbadel dhaba
9:17
Shukri Dhool
Рет қаралды 298
3 Disha kalsonidaada quruxda naftaada sida loo dhiso
8:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 70 М.
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Meehaal
Рет қаралды 8 М.
Raadka Ducada ay ku Leedahay Qofka I Ustaada Xamda Xuseen
1:36:59
PHD Center
Рет қаралды 10 М.
Episode 42: Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living | Kabasho|
28:45
Hamda Hussein
Рет қаралды 48 М.
Hal Shay Keliya La imoow | Waxaad Helaysaa Waxkastood Rabto!
9:18
Shukri Dhool
Рет қаралды 1,3 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН