Somali wey isku maqantey iyana wa lagu maqanyey. Iyado is wada weydey iya wiida lo ridi. Allow somali bogoda burcad isku mari. Amiin amiin amiin ya rabi
@thegent271614 сағат бұрын
Ilahay ha kaa aqbalo
@SomaliLand-p7t13 сағат бұрын
Ali idiris nin aqli leh ayaa tahay runii somali sidaadaaso kale haday aqli u leyihin way wanagsan lahan lahayd 😢😢😢 somali ahaan inagaa isku maqan laakiin waa lagu soo maqan yahay. 😢😢😢
@nagad-t8o13 сағат бұрын
Somali somali intu iska eegayey aya manta dhexdoodi shisheeya bililiqaysan dona allah ha hagajiyo
@Maalqabeen-sg2cq11 сағат бұрын
Amiin Wll
@warsanismael773910 сағат бұрын
Waxaan ogaadey dadka afsoomaaliga ku hadlaa iney qabyaalad iyo noloshii miyiga ka horuu marin weli, waana sababta gumeystihii Ingriisku innoo qeybiyey ineynaan heshiin kareyn inta qabyaalad leysugu habar waccanayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Markaan leeyahayah isaaq baa gobonimo iyo raggnimo laga hayaa majirto somalida kale waxy inoo haystaan gaalo lkn Alle ku maqan
@JIMCAALE__1013 сағат бұрын
Inay is laayaan soomaali may ahayn maanta ee waxay ahayd inay cadowgooda dhulkooga haysta ay meel uga soo wada jeestaan laakiin nasiib darro se iyagii ayaa isku maqan.
@Mindfulconsience12 сағат бұрын
waa runta walaal. Somaali Hoos bay usiidhacaysaa malin walba! Wa khalad saamiqaybsigu sida Somaalidu inbadanba ay ukalaboobayeen waxaad modda intay jirtay dawlad somaaliyeed. Dagaalkanna si shuruud la’aan ah waa inu horta joogsada. Buunbuunis iyo dagaal aan dhammaanayn waa CAQLI xumo. Ha la oggolaado in la wada noolaado!
@Afrah-zq9dg14 сағат бұрын
Ilaahy ha ka siiyo meelkale onaay fily cuquubada
@aaminozmohamed991jamactimo514 сағат бұрын
Faqash wacad ma leh faqash waa faqash. Mar danbe yaan laydin dagin ee wax iska celiya isaaqoow😮😮
@mhamadahala12 сағат бұрын
Xabad baa inaga faqash dhaxaysa tan iyo waaga aakhiro
@mhamadahala12 сағат бұрын
Xabad baa inaga faqash dhaxaysa tan iyo waaga aakhiro
Isha allah illahay wuxuu ku salii doona axmoorta oo cagdheer way madhan doonta isha allah waxay matida ugaysteen waa laga jari doona Wacd qabayaasha cagdheer Illahay musiibo idinku riid aamiin
@CabdiCasiis-u3p12 сағат бұрын
😂😂😂
@hilowlesalah481512 сағат бұрын
Idoorow uqubadi Raxanweynta iyo somalida kale oo aad Hargeysa kudhibi jiray aya ku haysta oo Ogaden iyo dhulbanhate aya kajaren 😂😂😂
U ducee iyagoo dhan qolo ha habaarine qabiil waa ka halkaa ina dhigay
@saacidismaaciil86859 сағат бұрын
@@hilowlesalah4815 raxanweyn miyaa la laayey mise gurgoogii baa iyaga oo nabad qaba lagu celiyey, ta lale ogaadeen naba layn ee dawlada baa shacabkiigee laysay
Maxaad xalay uga hadli waydeen markaad Jigjiga joogteen
@HassanBulale14 сағат бұрын
Ya rabi ilaahow nabad somali u keen
@Sport-Khayo14 сағат бұрын
Balan daro waa diin daro xaqiiq subhanallah
@ilhanhassan9813Сағат бұрын
Walaahi way jabayaan ilaahay dulmi ma jecla
@Abdirahmanmohamed510414 сағат бұрын
Hooyadiin iyo nabada adrabtaanba wasa. Ay aydhashay o cadowga nohosaasinaya ayaad tihiin. Idinkaa halka dhigay SOMALILAND.
@clmaalikmukhtaar514513 сағат бұрын
Odayaasha intaad laysaan maad tidhaahdaan newgii baa laayay. Hayna dhaafaane
@AsuumHossain11 сағат бұрын
Wlhi in la laayo weeji nabadooda wasooyin🔪
@a.m.90968 сағат бұрын
@@clmaalikmukhtaar5145 Ilaahay miyaanu wax kasta arkayn? Ilaahay ha na dhaafsiiyo danaystayaasha iyo koofiyad-baclayaasha nabad been ah ku waashay.
@farahroble996115 сағат бұрын
Ogaaden wuu xalalaysat diiga isaaq ha laysaka celiyo no more talking!
@Xasancabdilaahi-u9m15 сағат бұрын
WAAD KHALDAN TEENE NABADA AAD HOR CARARAYSAAN EEN CADAWGU RABIN KA WAANTOOBA ❤❤
@AhmedxidigG3615 сағат бұрын
Waa runtaa waar waa inla laaya 500 ta ee nin ee hada berbera jooga o gaadhiidlay iyo ganacsato ah o ogaadeen ah dakeda berbera na waa in laga joojiyo waxay kalasoo dagayaan cadaw ga xunkaa👍👍👏😎👍
@NajahMukhtaar14 сағат бұрын
Iyagaa waalay wllhi oo degaanka diley dad aan danba ka lahy aayy afka hoos dhigteen lkn tan la iskaga hadhi maayo ee isaaq iyagay jirtaa mel walba ha laga soo galo 😢
@w41092114 сағат бұрын
Umadiibay duleeyeen. In la Layaya ahayd .
@NajahMukhtaar14 сағат бұрын
@@w410921 iyagoo dhintaa fiicnyd intay ciyaalka iyo raga aan waxba samyn la layy
Ax ax isaaq waan ku xumahay in sidaa la inooga caqli bato
@saamiyajaamac831514 сағат бұрын
aaah idinka arab hoday wlhi oh
@maxamedsiciidcabdi921413 сағат бұрын
Haddii aad odayaal tihiin dagaalkana dawladu wadatay arrin siyaasadaysan ayay ahayd siyaasina waa beenaale soomaalina ugaadeen ayaan ugu xukun xun waabaad artagtaanba markaa odayaalow xilligan la joogo afrika nin hubaysan ayuunbaa laga baqaa siyaasadda barta ama waxaan arrin qabiil ahayn ka jooga,siyaasiga siyaasi ku gudba
@clmaalikmukhtaar514513 сағат бұрын
Odayaashan meel halugu xidho caydhna haloo qoro .
@MohammedBare-b3h13 сағат бұрын
Ilaahow Somalida u roonow rabiyow somalida u roonow..itoobiyaan uraye ayey magan u yihiin,somalida waa dad aad u liita...itoobiyaan dhulkeena gumeystey ku haystaa ayey u haystaan iney mustaqbal u hayaan.oday soomaaliyow xaal qaado..
@MukhtaarcaliMaxamed-d3m8 сағат бұрын
Somali ilahay xaqa hagaran siiyo
@MohamedOsman-z2p14 сағат бұрын
Ogaadeen waa la maamulaa shirkii jigjiga sirdoonka Ethiopia ayaa abaabulay Ethiopia dhul iyo bad bey rabtaa kasoo qaxa ama iska dhiciya waa tabtii Xayle Salase ku qatay dhulka
@AsuumHossain11 сағат бұрын
Waxaasi waa huuhaa garacaa cagjar baa ka danbeeya
@MohamedOsman-z2p11 сағат бұрын
@ hurdada ka kaca wad hurudaane malintii shirkii jigjiga ayay eheyd in aad oromada raaftaan dekedana in ay wax kala dagan u diidaan manta somaliland lama kala jareen dadkeedana lama xasuuqeen
@CashaDiriye13 сағат бұрын
Asc dheeman🎉🎉
@Labwa31319 минут бұрын
Kuwa SNM naa waa siidas oo kale. Uqubadi shaacabka reer muqdisho ilahay haa ka soosaaro SNM. Reer muqdishow haa soo dhawaysanina SNM iyaga ayaa idin qarxiyo walugo hargaysa mayn xabad karidin muqdishana waqti ay dhaafen majiro markasay waliba ku farxi jireen.
@Ayaan_wadaaniСағат бұрын
War isaaqoow Cagdheer Amiin ma lahaa waa Tuug dereys loo xidhay . . Waliigii Isaaq dad kibiir uguu muu duuliin . Waa dad ilaahay yaqaan . Guuleeysta
@InaMukhtar-g5b14 сағат бұрын
Nabad dhan kaliya ahi nabad maha Marka laxanuunsado ayaa nabad laqaata ee markaa. Inika ayaa qaldanaa cagdhertu aqli maleh
@AbdihamiidAbdilaahi14 сағат бұрын
ARGAGIXISADA ONLF EE SHAATIGA DAWLADA USOO XIDHAY DADKENA LOOGA HADHI MAAYO GUUG POLICE 70 MAXABIS WA INAAN DILNAA
@CarmiyeKhayre13 сағат бұрын
Waa jibakiina ladi mariya
@ibnadam186014 сағат бұрын
Warka MM TV .. La ma Aamini karo...
@Moe-snl13 сағат бұрын
Why are you her then?
@saadhussein546614 сағат бұрын
Nin baa lagasheegey Nabsi waan ogaa lkn in futo lagu gudo futo mafileyn dadkii guryahooda difaacanayey ee Laascanood ayaad kusheegteen argagixiso maanta adinkii baa argagixiso ogadeen idinku sheegayaa Soomaali waa islawaalatey
@mustafafarah14142 сағат бұрын
Issaaq maskiin,waxba ma oga.Nabad weligeed jirin bay raadhinayaan.
@Azadelmi15 сағат бұрын
Tani waa godob kadhan in shacabka police laayo 🥷😡
@mahadmahamoud526113 сағат бұрын
Kuwii aanu Itoobiya ka difaaci jiran baa iyagoo shaarka Itoobiya xiran dadkayaga xasuuqaya. Waa in aynu burburinaa Itoobiya iyo jaajuusiinta u adeegta. Waa in Xooga dadka Soomaaliyeed la mideeyo si dadka iyo dhulka looga difaaco Itoobiya. Soomaaliya ha noolaato.
Bal u fiirso waliba nimanki ay meesh uga saareen ayey iyagi dhawaqi xabada markey meel durugsan ka maqleen kuwi ugu sareeyey hawsha watey nolosha ku qabteen markas aya odayasha loo maydh maydhey marki hore maxabis ahan loo qaatey nabad dhinac kaliya hor carareyo sidey nabad ku noqoneysa odayashan wax danbe yaan laga qorin
@AsuumHossain11 сағат бұрын
Ala kuwan koofiyada xidhan baa I dhibay awoowgood wasooyin hadal jilicsanaa ilaa haday nabad ka sheekaynayaan
Asc Horaa looyidh ogaadeen wacad male wacad qabe ogaadeen.
@farxaancumar905214 сағат бұрын
"Dhirbaaxo quudheed nin dugsaday, dhaqayadeed maal" dadka reserve area, is difaaca, koofiyad bacle ama maamul ku sheeg danbana ayaanu idin hoosaasin"
@souleymanhamudahmed75427 сағат бұрын
Kuwa aad aasteen yaa diley ?
@ysooyaalka617214 сағат бұрын
Waa Alle mahaddii in Alle ifka idinku tusay wax kasta oo reer SSC aad ku sheegteen ama aad ku sameyseen. Suldaankii Arab ee dhiigga Laascaano ku jeesheesayey Alle gurigiisii dab, dhimasho iyo dhaawacu wadhan yahay. *Waa lagu digtaa duul haduu kuu darnaanjiraye*
@truthinyourface73458 сағат бұрын
Ciidan adag usameeya reserve area hadii ay ina soo hawaystaan ooda u roga
gari allay taqaanayee runtu maaha fanto walaalki loo xiiryaw adiguna soo qayso !!!!!!!!!!!! beesha cise wayneh from saylac tolkay waxaan leeyahay haday ino dagalameen waa dowladeeni lakin dulmiga ilaahay ma ogola hadaad qabani kari waydo ha taageerin niyada ka nac
@Abdinoor513 сағат бұрын
Idoor waa dad saqiir iyo kabiirba buka waxaa haya cudur la yiraahdo (daarood nacayb) ilaahay caafimaad ha idin siiyo markii la arkaba qori dable ayey lawareegayaan
@roodamahamed613813 сағат бұрын
Asc alle nabada soomali hawsoo cesho ammiiin
@abdiciro761014 сағат бұрын
ascww maxamed cabdi ilig ayaa amaanayay ina cagjar ee kajawaab dhaha