Ergagadii Nabadda Dacawaley oo sheegay in si xun loola dhaqmay.

  Рет қаралды 14,106

Galaydh Media

Galaydh Media

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@MaxamedCishqi-o4q
@MaxamedCishqi-o4q 18 күн бұрын
Odayaal dhaqan oo nabad kashaqy naayay cid wax yeesha wligeed kamadhicin somali dhexdeeda ❤abwaan dallaayad ayaa yidhi ❤ma gilgilo duqaytida ninkii aw ka soo go.ay❤❤alle nabad haydin dhexdhigo insha allaaah ❤
@IdilFatish
@IdilFatish 18 күн бұрын
Adeer waad dagdagteen ttolkiiina waad jabisen.Allah ha idin cafiyo😢😢
@AyaanWaano
@AyaanWaano 16 күн бұрын
Isaaq nimo is not easy isaaq waa is not easy isaaq nimo is not easy isaaq waa isaaq
@AyaanWaano
@AyaanWaano 16 күн бұрын
Guuuuul somaliland somaliland viiva somaliland viiva viiva
@awm221
@awm221 18 күн бұрын
Subxanallaah Inaalilaahi wa Inaa ilehi rajicuun
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 18 күн бұрын
Allaha nabad idin dheh dhigo
@AyaanWaano
@AyaanWaano 16 күн бұрын
Haa usheeg huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo xaarmajo buuuufi
@ahmeddeak
@ahmeddeak 18 күн бұрын
Baagaa adeer meesha goofiyaad lana baahan
@ktiger6526
@ktiger6526 18 күн бұрын
Meel walba dadkii iyo dadkiiba wad baabiiseen.Somalilandna idinkaa meelxun dhigay
@ju4965
@ju4965 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 18 күн бұрын
Inaaalilaaah wa inaalilaah raajicuuun
@AyaanWaano
@AyaanWaano 16 күн бұрын
Haa xarood faqasha xaarmajo huwantaa
@AyaanWaano
@AyaanWaano 16 күн бұрын
Haa xarood faqasha xaarmajo xaarmajo xaarmajo buuuufi xaarmajo buuuuufi
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 18 күн бұрын
Dad xanuunsan ayaa tihiin waa la in laaynayaa
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 18 күн бұрын
In la in laaya ayay eheed somali diid ayaa tihiin
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 18 күн бұрын
Waruntod argagixisaa tihiin warun.😢
@abdirashidbarkadjama5887
@abdirashidbarkadjama5887 18 күн бұрын
Wlh waa gun
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 17 күн бұрын
Idinka Ayaa Marba Af ku hadlaaya
@alijama6723
@alijama6723 18 күн бұрын
Awelba niiclaad sidatey ee mobel wacan maad sidan iyo kaba caaga iidoor oodhan baa arga gixiso ah naxariistaa kaa hadlinaysa in laydin soo af jaray ahayd cuucaa daa hadeer ma gurteen
@hasypahaz5885
@hasypahaz5885 18 күн бұрын
Horta Tolkay Isaaq miyan laba isqabanaynin ba khalad iyo sax ba ma la iskuwadaraaci
@QeexJigre-b9h
@QeexJigre-b9h 18 күн бұрын
salaadiinkuwani ma ah waakhaayimii anaa aqaana waabudhcadgasha hartasheekha waanawakiiko sabeenlaan ufadhiya hartasheekha waxayna abaabulaan dagaalada kasocda dacawalay iyo laascaano markaa waxanleeyahay hadayna kuwantalaabo kaqaadin dhibaatadu majoogsanayso
@alijama6723
@alijama6723 18 күн бұрын
Iyagay dan u ahayd inay ka baxaan
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 18 күн бұрын
Adeer calaacal waa rag ceebtii cagdheer mesha aad ku aragto ku dil hadii kale gun noqo
@abbdll
@abbdll 18 күн бұрын
Cagdheer itoobiya ayay isku haleyneysaa. Isaaqna itoobiya waa walaaleheen ayay lahaayeen.
@CabdiraxiimMaxamed-v5n
@CabdiraxiimMaxamed-v5n 18 күн бұрын
Walaal ALLAH ka baq oo ka cabso Ma qof muslim ah baad leedahay ha la dilo Ka waran hadii hadalkaada la qaato oo dad muslim ah la laayo
@ahlanhussien
@ahlanhussien 18 күн бұрын
Maxaa la yaacdeen idinkon cida la tashan, ma cagdheerba wanaag taqaana karbaash bay wax ku gartaane
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 18 күн бұрын
Wax iska celiya .....
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 18 күн бұрын
Dadka ciidanka la diriray ee 3da dhufays laga saaray xagee bay ka yimaadeen haddii magaaladu cidla ahayd oo aan ciidan joogin !!!???
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye 18 күн бұрын
Ogaadeen, amxaaro iyo oromo waa isku mid sow inaga daba orodayna ee leh dawladii federaal itoobiya ayaa lala hadlayaa ee aynu jigjiga ugu tagnay nimankii caruurteenii dumarkii iyo shacabkoodii xasuuqay,Shacabkii ay musuulka ka ahaayeen,waar gumaysiga itoobiya aan ka baxano,hadii kale kilin lixaad baynu noqon
@Axamedguhaad
@Axamedguhaad 18 күн бұрын
Cuquboh ayaa kU dhici ku waa ixitiraami waa yyn dhaqanka ilahye ha cuquboh ha ku gurido kaa dhaqnka laayye
@AbdiAbdifatah-g8x
@AbdiAbdifatah-g8x 18 күн бұрын
Argagixisada isaaq ee nabad diidka ahayd marka horena lama karo marka talaabo sharci ahna laga qaado shacab iyo ergaanu nahay ayay ku waalataa joojiya cabaadka reer ooyaayow
@horijoogmedia
@horijoogmedia 18 күн бұрын
Dadka dhintay ha loo aro
@halimadirie5301
@halimadirie5301 17 күн бұрын
Dhibaatada dadka maanta jooga hagsataa waa dimoqoraatiyadik munafaqana ma yaqaanaan tii dhaqankii somaliga ee diinta salka ku haysey iyo diintii midna ma yaqaanaan wax bay halaagayaan iyana wey is halaagayaan
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 18 күн бұрын
Asc, adeerayal gari Alley taqaan, ciidankii dagaanka inta la diley, waliba gabadhi iska doubtey iyadoo xidhan dharkii maydka askarigii dds miyaney taasi aheyn waxa la idiinku jawaabey in la sifeeyo dadkii iyo hubkii xuduudka dds la soo gashey, waar joojiya caadifadda oo dadka ugu baaqa nabad.wbt
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 18 күн бұрын
Aamusa cala idinku yaale doqonyow naga aamus wale inanay nabadidhacayen
@GeeleGeele-l1l
@GeeleGeele-l1l 18 күн бұрын
Idinkaa jebiyey arab iyo naftiisaba
@AbdirizakmohamedAbdilaahi
@AbdirizakmohamedAbdilaahi 18 күн бұрын
Coqoobadi laascaanood
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 18 күн бұрын
Laascaanood ma dad shacab ah baa sideee loogu laayey, waxa isleeny waxa ay ahaayeen labo ciidane, nacdali korkaaga ha ahaato
@user-cq9zr6mg5e
@user-cq9zr6mg5e 18 күн бұрын
Idinkaa is dilay rear lascanoodow oo badhkiin lacag ku soo qaatay iyo aqlidarankiina Kuwana waa lakhiyameeyey Illahay baa ka jari Isaaqna khayimiin ma aha
@Mboqole
@Mboqole 18 күн бұрын
Meel dagal yoolo ma qurux ayay ka suugayayeen
@abdirahmanhussein6328
@abdirahmanhussein6328 18 күн бұрын
Maxaad uga fikiri waydeen Plan B, Ninkan Gafadhe. Ma malab inuu ku siiyo ayaad fileysey. Waad jebiseen Samane iyo Arab oo dhan… ka baxa iminka. Ragaagii iyo Difaaci ayaad baabi’seen. Weejigiina dadka ka qariya.(Gafadhe , I wiped out of Samane map of Ethiopia. What you talking about ? Get out of face of people,I listened Cagjar’s speech , he remind his ONLF rebels handed to TIgRAY during Igal and Reyaale presidency, I has deep animosity toward Somaliland . I tell you Traditional leaders you are failed and you re responsible for all victims in Dacawaley.
@MawliidAlk
@MawliidAlk 18 күн бұрын
Alshabaab ayaad wadatihiin 😂😂😂😂calaacal badanaa iidoor
@abbdll
@abbdll 18 күн бұрын
Eragaas shabaab waxaa isticmaala cid dooneysa in ay itoobiyaanka caawinaad ka doontaan😊
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 18 күн бұрын
Dawlada bui kuleeyahay saqajaan yoow iyaga argagaxiso ah cadheerbad aaminteen
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 18 күн бұрын
Waa dhaqanka daaroood
@nimcogobaad4559
@nimcogobaad4559 18 күн бұрын
Xabada hoyoyinka iyo carurta ad u hosasiseen inay idinka idin madhisay ahayd
@somtech.somalitechnologyst8724
@somtech.somalitechnologyst8724 18 күн бұрын
Duli allah idin bad intaad noshihiin cadul qaatayaal ba tihiin, dadkii bad u hoosaasiseen iska celin laha. Inad so noqotaan may ahayn.
@MustafeGadhka-o9z
@MustafeGadhka-o9z 18 күн бұрын
Nacala waxaad tihiin kuyaal😂 waar waxa maa la laayo waxay kuleeyihiin anagaa hubka ka dhignay arab hadaba idinkaa qaadaya wixii shacabkaa soo gaadhay, waa somaali kulahaa somalidee😂😂 waar gaaladu wacad malaha liyu police waa gaalo
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Maxaa keenay in la kala qaado Wasaaradda Arrimaha Gudaha?
19:39
MM Somali TV
Рет қаралды 8 М.
CIRO WAX WANAAGSAN SAMEEYAY HAMBALYO MASHALAAH
14:31
waridaad TV
Рет қаралды 68 М.
Nasiima Sheekh Aadan Siiro, oo hablaha reer Burco khudbad u jeedisay.
29:48
Hooyadan oo ka yaabisay Culimada Hargeysa.
9:11
Galaydh Media
Рет қаралды 3,3 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН