Ethereum iyo BitCoinCash with SolaPortal

  Рет қаралды 30,214

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@nasirmohamed3218
@nasirmohamed3218 3 жыл бұрын
Masha Allah xagaa ka wad, runtii aad ban ugu farxay markan aan arkay qof somali ah oo sidan wax usharaxaya.
@abdiwalisaid2997
@abdiwalisaid2997 3 жыл бұрын
Thanks Your Effort Ustaad Abdinazir Ismael
@xuseenarab8119
@xuseenarab8119 7 ай бұрын
Mahadsanid qof daacad ah ustaad noloow
@AhmedAli-nj6le
@AhmedAli-nj6le 3 жыл бұрын
Waan ka faa'iidey saaxiib and I invested.
@mohamedgawiido8227
@mohamedgawiido8227 3 жыл бұрын
asc brother xagee kala sooxiriiraa wax baad iga caawin lahayde
@mofood3327
@mofood3327 3 жыл бұрын
halkee kaala soo xidhiidha walalo
@lucifershortvideo9740
@lucifershortvideo9740 3 жыл бұрын
Legend abdinasir keep going teacher . only you can understand intelligence people
@shaaficixasan5157
@shaaficixasan5157 3 жыл бұрын
Sufyaan sh ahmed arinkiisa ka soo hadal si cilmiyaysan adigoo dhowr angle wax ka eegayaa fikradaada waa muhiim in aan ogaano Abdinasir sola mahadsanid !!
@waxkabarociyaaraha6229
@waxkabarociyaaraha6229 3 жыл бұрын
Dhoor angle😂😂
@shaaficixasan5157
@shaaficixasan5157 3 жыл бұрын
@@waxkabarociyaaraha6229 🤣🤣tusaale number 9 hadii aad xaga sare ka eegtid waa 6 lix hadii aad xaga hoose ka eegtidna waa 9 sagaal that mean labada jeerba waa saxantahy different angle ayaad ka eegatay sasan kawada🤣🤣🤣
@mohombisomali5388
@mohombisomali5388 3 жыл бұрын
@@waxkabarociyaaraha6229 sidaad ufahantahy maaha
@shaaficixasan5157
@shaaficixasan5157 3 жыл бұрын
@@mohombisomali5388 dhoor angle maxu kawada sxb ifahnsii ani different angle ayaan ka wadey🤣🤣
@thehalalinvestor8978
@thehalalinvestor8978 3 жыл бұрын
Always invest money you don't need in the near future...or you are willing to lose . Allah knows best.
@mjoe1203
@mjoe1203 3 жыл бұрын
Macain Abdinaser waan Xasuusta marka aad dhihi jirtay bitcoin wuxuu marayaa 3k ee Halaga faa’idaysto Hadda wuxuu maraa 40k. Laga yaaba Mustaqbalka 100k inuu gaaro. Allah waclam.
@abdulaahiabdi3957
@abdulaahiabdi3957 3 жыл бұрын
Wax waliba waqti iyo samir ayee leyihiin waxaa ii muqato inuu sanadkan dhamadkisa garay 100k
@abdiosman1304
@abdiosman1304 3 жыл бұрын
Mahadsanid C/Nasir Ismacil
@anwarmoktar3621
@anwarmoktar3621 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahay warbixintaada muhiimka ah
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 жыл бұрын
Sola waa shaqsi dadkiisa la jecel hurumar war bixina muhiim ahna u soo gudbiya
@suhaibfit6975
@suhaibfit6975 2 ай бұрын
Malintan hadi aan ku daawan laha Suuqa Crypto lacag ayan ka samayn lahaa
@abdulaahiabdi3957
@abdulaahiabdi3957 3 жыл бұрын
Sola walal waad mahadsan tahay sababto mar waliba mesha ay wax marayaan ayaa noshegtaa digtal waa lacag loo bahanyahay in laga faidesto dadkena somaliyed badanaa ma fahman lacagtan waxay tahay
@mustafeahmednasir6036
@mustafeahmednasir6036 3 жыл бұрын
Meesha uu likega soo galiyaay fadlan igu caawaiya walaalayaal
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
videogi ka horeyay e ee aha bitcoin 2021 sola portal kaas hoostisa ka eeg linkyada badan
@FM34573
@FM34573 3 жыл бұрын
Solo plz chenalkale oo ugaar ah cryptocurrency sameyso oo casharo step step ah inoosodhig oo cashar ookale ah aad inagutuseyso Qaabkaan kubilaawilahen Plz plz plz if u can aad baan uxiiseynayaa Arintaan
@galaxypony7716
@galaxypony7716 3 жыл бұрын
Noolow living legend salutes el mestro Abdinasir Ismail zola 🎩
@SomaliMajlis
@SomaliMajlis 3 жыл бұрын
Mahadsanid Sola, Dadka yar ee Somali ah baa ka mid tahey oo fahansan. Video casharo ah aan ka sameeyey oo ku saabsan Bitcoin (BTC) aya dad badan isoo , marka waxaa dhihi laha maal gasho BTC intii aad ka samri karto hadii ay lunto. Ha usoo gadin guryihiini.
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
zxp qaab noce ah baa loo iibsan kara , lacagta ugu yar e la invest lagu samayn kara waa imisa
@muwaadinsoomaaliyeed6865
@muwaadinsoomaaliyeed6865 3 жыл бұрын
Macalin C/naasir aad baad ugu mahadsan tahay dhiira galinta cimri dheer iyo caafimaad Allaha ku siigo aniga waxaan ahay dadka xiiseeyo maalgashiga laakiin meel aan ka barto ayaan la ahay iyo sidii aan baran lahaa. 2016 ayaan email kusoo diray anoo rabo in aan macluumaad ka helo onecon hadii la magashan karo iyo hadii kale laakiin ima soo jawaabin anigane waxba uma arkin maadama dad badan kula soo xiriirayaan anoo aaminsan hadii aan arki lahaa adoo ka hadleysid oo ka digeysid 1 doollar xitaa kuma darsadeen markii danbe 800$ ayaan ku darsaday onecon waana ku qasaaray mana ka shalaysani waayo cashir ayaan ka bartay xiligii forexka dadkii ka badbaaday ayaa noqday alxmo anoo aaminsaneyn lacagtaada halaguugu shaqeeyo oona jacel in aan aniga iskey u shaqeysto
@Crypto.king21
@Crypto.king21 3 жыл бұрын
farmaajo team one love inshallah Farmaajo will come back i love him from Turkey brothers
@cryptocarrency
@cryptocarrency 3 жыл бұрын
😳😳😳 ninkaan ha ku dag dagina waa professeur 👨‍🏫 technologi aniga computer 💻 ayaan ka bartay ogaada yaan lugu dag dagin
@hanihaji5209
@hanihaji5209 3 жыл бұрын
Dear Abdinasir walal waxaan joogaa Mogadishu waxaan aad u Fahmi ogahay Stock markets waxaan si tixgalin leh kaaga codsanayaa aqoontaada in aad inooga faaideso iyo waqtigaaga Qiimaha badan codsigaasoo ah BITCOIN Habka registration account iyo horudhac guud summary inaa naga siiso adigoo noo sharaxayo ajar Illah haka siiyo waxaan kaa sugnaa waa inaa waxaa ina dhaanto inoo faaidesso Engineer walal Somalia ayaa joga qasatan Mogadishu see ugu sameenkara Lacag bitcoin summary only hadii Sifiican waqti aad inoogu sharaxdo noo heli karto waa ok
@salebanyoutubechannel
@salebanyoutubechannel 5 ай бұрын
Asc abdinaasir waxaa cashar naga siisa sida loo furto account trust
@farhanmohamed6420
@farhanmohamed6420 3 жыл бұрын
Abdinasie Sola waan ku salaamay sxb FB block ayaad iga saartay sababta maxey tahay waligeey kuma aflagaadeyn FBgaagana waligey kuma qorin wax dad kale gaf ku ah sidaasoo ay tahay block ayaad isaartay.. waan ka xumahay midaas
@abdulrahimali7230
@abdulrahimali7230 3 жыл бұрын
War nio ma aragtay marax waaye wllhi anba maalin hore ayuu Youtubka block iga saaray waxna maka sameynin
@caraayecawil1446
@caraayecawil1446 2 жыл бұрын
Sxb waan taageeraa barnaamijkasto oo aad wado ilaa barnaamijkaadii ciyaaraha universal kana kaba wanagsan kii ciyaaraha
@libanboqori9244
@libanboqori9244 2 жыл бұрын
keep going
@dalmarofficial8349
@dalmarofficial8349 3 жыл бұрын
1bitcoin equal 41k united states dollar Waxaa macquul ah ino garo 50k USD🔥
@hubaaltraining
@hubaaltraining 3 жыл бұрын
Maanta 60k ayuu marayaa. Imagine!
@awilabdulahiadan4973
@awilabdulahiadan4973 3 жыл бұрын
Asc macalin abdinasir Sola waxaan kuhayaa rushmad weyn , run ahaanti waxad tahay shaqsiga kaliya ee maanta dadku amini karaan , sidaas darted waxaan jeclan lahaa inaad nala wadaagto qaabka maalgashiga lo sameyo iyo shirkadaha yar-yar sameya tusaale inaan ku bilabo karo 200-500 o dollar, waxan ku leyahay guuleyso macalin mahadsanid salan diran Awil Abdulahi
@iamalegend8778
@iamalegend8778 3 жыл бұрын
Lacagta ugu fiican ee hadda loo yaqaan 'Cryptocurrency' ee aan kula talin karo dadka inay maalgashadaan waa ZRX, qiimaha waa $0.45 waxayna aadi doontaa $3 illaa $5.....If you invest tusaale ahaan $100 right now, 100 kaaga wuxuu gaari karaa $666 ilaa $1111.
@mahad4866
@mahad4866 3 жыл бұрын
XRP aa kawada
@iamalegend8778
@iamalegend8778 3 жыл бұрын
@@mahad4866 XRP waa Coin aad u wanaagsan laakiin ma fiilayo in markan faa'iido badan laga helayo sababtoo ah SEC lawsuit, dacwad baa kuu socota ilaa dacwadu dhamaato. No brother, ZRX is different than XRP.
@cabdiqaadirmaxamedcali5101
@cabdiqaadirmaxamedcali5101 3 жыл бұрын
Yaa naga cawin kara wll
@ugaash11
@ugaash11 3 жыл бұрын
@@iamalegend8778 it is now 1.57 dollars in two months
@AhmedHassan-kl3bp
@AhmedHassan-kl3bp 3 жыл бұрын
Hadaanay waxba kuugu jirin maxaa ku xiijiyay
@Naseerdin77
@Naseerdin77 3 жыл бұрын
Asc abdinasir magacaygu waa abdinasir sual ayanrawa inankuweydiyo invest maxawaya sidena logaganacsada
@saidhasan4718
@saidhasan4718 3 жыл бұрын
2015 mars ayaa 2 bitcoin ku gatay 300 chf magaalada Zurich , walet kayga waxaa ku jiro maanta 84 kun chf
@baasi952
@baasi952 3 жыл бұрын
Warkaas run miyaa hee 😂😂
@saidhasan4718
@saidhasan4718 3 жыл бұрын
@@baasi952 in ee runtahay ama been tahay waxaad ogaan laheed hadii aad gadan laheed bitcoin hada qaab aan kuugu fasiro ma aqaan
@baasi952
@baasi952 3 жыл бұрын
@@saidhasan4718 bitcoin sfcn u aqana ee hadaa 2015 aqliga aku iibsatey laheed mnta barkin dheer kutalo
@abdihajji0648
@abdihajji0648 3 жыл бұрын
Ustaad waan ku salaamy kwrn lacagta lagu magacaabo litecoin
@cabdalenijaar5252
@cabdalenijaar5252 2 жыл бұрын
maad iswayidisay maxaranba mise waxalaal
@abdiato21
@abdiato21 3 жыл бұрын
Thank u sir❤🇸🇴👑
@mrkimdeath9261
@mrkimdeath9261 3 жыл бұрын
abdinasir walaal waxa uu bahneyn platform an ehen Coinbase iyo Binance oo ficaan in ad no so sheegtiid ado mahad san
@garmaqaateofficial7858
@garmaqaateofficial7858 3 жыл бұрын
Hardware wallet use trustwallet io metmask wallet
@lulali8651
@lulali8651 3 жыл бұрын
Sola was inaad dar shaqaleryesaa ka jawaaba aallaha dadweeyenaha.
@adansalah404
@adansalah404 3 жыл бұрын
Bitcoin ayan iska dawangali Kadibna qaaarbaa ukrein iyo iyo germany gudahiisa iga soo wacay oo leh isoo dir 300€
@moanjelo9453
@moanjelo9453 3 жыл бұрын
Yaan lagu dhicin
@pacificocean7130
@pacificocean7130 3 жыл бұрын
Sxb Coinbase kasoo hadal hadii alle idmo
@laasqoray1814
@laasqoray1814 3 жыл бұрын
Halkee laga furanaya walletka
@nasta3229
@nasta3229 3 жыл бұрын
Solo halkee kaala soo xariiraa
@MohaRomeo
@MohaRomeo Ай бұрын
Linkiga xgee yaaal
@sucdiabdiqadir2228
@sucdiabdiqadir2228 3 жыл бұрын
Macalin wax lingi ah uma jednee bora garam yadana waan daney nayaa
@momomomo2693
@momomomo2693 3 жыл бұрын
Siyasada retire miyaa ka noqotey
@jamadgaal5874
@jamadgaal5874 3 жыл бұрын
Lacag aabo maahee adeer ma leh
@abdirahmanjookar9584
@abdirahmanjookar9584 3 жыл бұрын
Market 100$ lagu galaayo noo faa'iide macalin 50k ma haynee lol
@garmaqaateofficial7858
@garmaqaateofficial7858 3 жыл бұрын
Buy ethereum and link too late to buy btc now wait for btc to come down
@bachalahamaada379
@bachalahamaada379 3 жыл бұрын
Yeah
@AhmedHassan-kl3bp
@AhmedHassan-kl3bp 3 жыл бұрын
Tuuganimada umada kala tag
@garmaqaateofficial7858
@garmaqaateofficial7858 3 жыл бұрын
I have btc xrp ethereum link vechain and xlm
@abdimussa1290
@abdimussa1290 3 жыл бұрын
Usdaad gmail adoo mahadsan halkaan kusoo dir mahadsnid.
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 3 жыл бұрын
Next year waxa la sadaalinaya 100k gaaro
@zakaria6250
@zakaria6250 3 жыл бұрын
Masha Allah
@laasqoray1814
@laasqoray1814 3 жыл бұрын
Linkiyadu xagay yaalan masuul
@hassanilyas3249
@hassanilyas3249 3 жыл бұрын
Casharada Biloow Ilaa Heeeka qofka uu fahmi karo noo biloow
@mohamedhuseinahmed3551
@mohamedhuseinahmed3551 3 жыл бұрын
Asc walalah la socoda barnamijkan waxan idin weydinaya linkga mesha la so dhigay ayan ku warersanahay ya fahmay plz ila so wadag hadad fahantay mahadsanid
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 3 жыл бұрын
Maxad ka wadaa Stock hala trade gareeyo mise sida bitcoin ba la sameynaya
@Abdilwaasic
@Abdilwaasic 3 жыл бұрын
Stock market waa suuq, sida live stock. Ka soo qaad soomaaliya waxa ka jirto live stock oo Macna heedu yahay (suuqa liveka ah) marka Somaliya oo kale ariga live ayaa loo kala gataa. Stock market waa suuq aad shirkadaha ka Gadan kartid share online ahaan. Marka aad share ka gadatid waxaad ka mid noqoneysaa dadka shirkada wax ka leh
@lakiin
@lakiin 3 жыл бұрын
zxp haaye sidee lagu aamini karaa
@deeqodalmar7271
@deeqodalmar7271 3 жыл бұрын
Meqaaa oguu yar aan ku maal gashaan kara macalimu?
@ayatollahcalisomali3832
@ayatollahcalisomali3832 3 жыл бұрын
2020 bitcoin 9.000 kun oo Dollar uu ahaa maantana Waa 40.000 kor uu socdaa wali cidii maalgashatay maanta Waa cidayaan
@mohamedshoble6894
@mohamedshoble6894 3 жыл бұрын
linkiga mahaayno nosodira qofkiihayo
@aliyare9470
@aliyare9470 3 жыл бұрын
To invest, how much can i start? Tell the minimum capital to start with bitcoin. Thanks wlaal🙏
@bachalahamaada379
@bachalahamaada379 3 жыл бұрын
In crypto no minimum amount to start with brother
@Monkeyworld2024
@Monkeyworld2024 3 жыл бұрын
@@bachalahamaada379 zxp halkee kala zoo xiriiraa
@bachalahamaada379
@bachalahamaada379 3 жыл бұрын
@@Monkeyworld2024 abukaraz250@gmail.com Walaal igala so xariiir
@ahnedbahal2574
@ahnedbahal2574 3 жыл бұрын
Bitcoin OO gaadhay 44k abdinasir ka soo war bixi
@sbofficial4374
@sbofficial4374 3 жыл бұрын
Nio canada vlog kasoo sameey
@riito9394
@riito9394 3 жыл бұрын
War zola blocka naga qaad fbka😀 Badri hayle igu qorane
@mohamedabdul3549
@mohamedabdul3549 3 жыл бұрын
Qofka rabo in uu etherium malgashado sida ugu dhaqsiyaha badana faido kasameyo haila so xariiro
@fathiyashire5418
@fathiyashire5418 2 жыл бұрын
Asc etherium see loo mal gashada
@ibrahimkhayre7581
@ibrahimkhayre7581 3 жыл бұрын
What'sup numberkaaga iisheeg zxb
@garmaqaateofficial7858
@garmaqaateofficial7858 3 жыл бұрын
Sola coinbase fees are hefty stay away from it
@ishowspeed9657
@ishowspeed9657 3 жыл бұрын
links uma jeedo ustaad
@garmaqaateofficial7858
@garmaqaateofficial7858 3 жыл бұрын
Chainlink waaye
@AliHassan-wg8dq
@AliHassan-wg8dq 3 жыл бұрын
Asc.Somaliwen, Waxaan inrajenaa inaad ladantiahin, waxaan dooneya inaan inila qeybsado fursad ku sabsan ganacasi Waaxa waaye qab aad telefonkaga lacag uga saameen kartid, ilasoo xarir sheeg haddii aad u maskax furan tahay arrintaas. ‪+31 6 18315703‬ whtap. fursadan waaaxa waye sida adiga kaligaa uga shaqen sanlaheed suga sarifka lacgaha qalaad ee forex trading. qofkii rabo fafahin ilasoo xariir 🙏
@nuurmaxamuud7388
@nuurmaxamuud7388 3 жыл бұрын
Xalal miyaa mise waa xaraan
@dare-salam2968
@dare-salam2968 3 жыл бұрын
Suaal isweydiin leh waaye wallhy!!
@rooblez9005
@rooblez9005 3 жыл бұрын
"waa Xalal!!😉
@AhmedHassan-kl3bp
@AhmedHassan-kl3bp 3 жыл бұрын
Xaaraan weeye lacagtani waxay la mid tahay qof khamaar ciyaaray
@pacificocean7130
@pacificocean7130 3 жыл бұрын
Sxb Coinbase kasoo hadal hadii alle idmo
BitCoin Training with Abdinasir Ismail
39:17
Sola Portal
Рет қаралды 28 М.
Royal Q and CryptoCurrency with SolaPortal
36:22
Sola Portal
Рет қаралды 33 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 30 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 587 М.
PART 5 IYO DARBIGA MEXICO SHEKADA TAHRIB KEYGA
28:01
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 136 М.
Waa maxay BITCOIN?
49:10
Sola Portal
Рет қаралды 70 М.
WAA MAXAY TECKNOLOGYADA BLOCKCHAİN MAXAASE LOO İSTİCMAALAYAA? (1.AAD)
17:18
Sidee loo maalgashadaa Cryptocurrency? | Meehaal Podcast
27:54
Meehaal Media
Рет қаралды 10 М.
Ganacsiga Forex with Abdinasir Sola
33:49
Sola Portal
Рет қаралды 25 М.
What is Blockchain
13:58
zlotolow
Рет қаралды 3,2 МЛН
Qoyskaagu waa ganacsigaaga ugu muhiimsan ee maalgasho.
7:00
Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Рет қаралды 4,5 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 30 МЛН