Ethiopia In Ay Damacdo Badda Iyo Dhulka Somaliyeed Idinkaa Ugu Wacan || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 19,023

Bakar Show

Bakar Show

Күн бұрын

Bakar Show : Home of Somali Videos | Funny Stories | Religious Stories| Entertainment
*Waxaan Kanalkan Idin Kusoo Gudbini Donna Sheekoyin Qosol Badan,Qisooyin Diini,Dhacdoyinka Caalamka Iyo Kuwakale OO Badan
FADLAN Subscribe | Share | Like
*Waxaa Nagala Soo Xiriiri Kartaan Ciwaanada Hoos Idinkaga Muuqdo*
*Gmail : Abwbkrb692@gmail.com
*Facebook Account : Abubakar Abdalla Ibrahim
*Sidoo Kale Wixii Talooyiin Ah Waad Nalawadaagi Kartaan.
*Instagram:https: / bakarshow1
*Facebook page: / bakarshow1
*KZbin: / @bakarshow

Пікірлер: 32
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 11 ай бұрын
Somaalaay baraaruga waxaa daris ina la ah wax ka daran yuhuud oo aad u xun oo wada jawaas ah oo darbi u ah dhamaan cadowga islaamka waa Halis ❤❤❤❤
@anabali5298
@anabali5298 8 ай бұрын
❤Waa sax sheq🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@kalidmed5272
@kalidmed5272 Ай бұрын
Somaliyeey walla tiihin daad islaa tihin waar adun iyo akhiiro wlhi taarikh xumay nagu tahy hadii anaan is qaban.wxn adunka ku ahan dona dad bilaa daal iyo bilaa dhul.ah 💉from🇩🇯
@mohamedabib3057
@mohamedabib3057 11 ай бұрын
NINKA KEENAY IN DALKA AMA BADAHA SOMALIDAI IN AY DAMACDO ETHOOPIA WAXA UU AHAA FARMAAJO INKSARI HA KU DHACDEE
@iftiinqali5378
@iftiinqali5378 11 ай бұрын
Wllo shaqsi kaliya wax ma sameyn anaga dhan sa somali u nahay naceyb, xasinimo iyo ina is argi weyno mesha nadhigtay waxa maqli jiray kalun ba baddhan qurmiyay walayabi😂jiray how that happen so somaliya same way waye waliged xaladan kabixi meyso rajo maleh odayahi dalka so gubay ba mantay qabyalad io kala qubnan wada they know their time over so dhalinti dhaxli laha mantay xumanti qabyalidi ku bereen wy cadahay sida dhaliyaran dal io dibad ha jooge they fallowing their forefathers footsteps so mantay dunido taariikh isqoreso somali hadinahay page nah uguma jirno excuses been waxa dhahna galo na burburisay no! We escape the reality we are the ones who destroys our country nin nah guri kuma dhiso 😢aniga qurbo ku koray mar dhexe dalki tagay waxa so argay dadka dalka kunool ma modan dhalka inay ayaga leyihin waxa moda in la yiri ugu nolow xasinino qashiri irdaha io jidadka u yal wa dad bila damira nin kasto wuxu uu keeno wy aqbalan indho la’an hormar ma raban ayaga la isgu gubaa even dadka qurba jiro lugbay ku leyihin ayaga support kareyan the criminal ka government and argagixisa wa iskumid hal u jeedo labo fakar ah kala wadan wa kala go’a uma somaliyed lagala fogado calamada loo sameystay region region logala go’a halka lo socdo wa dalka laqado forever refugee ahano
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 11 ай бұрын
Oromo wey kugu tarmin oo sheegataa islaam waa waxay ugu faaftey dhulka somali weyn orom waxay qaadatey dhulkii somali galbeed ❤waxay xasuuqdey shacabkii somali
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 11 ай бұрын
Maasha Allah Allaha ku barakeeyo sh. Mustafe
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 11 ай бұрын
Waruntis shiiqa
@samira-141
@samira-141 11 ай бұрын
👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏼🤲🏼
@Ahmed-i5n8o
@Ahmed-i5n8o 11 ай бұрын
Shiek this somali generation existing now 98% have IMMAN? Even there islamic believe is 20% shiek ask ur sle a question? Why somali people fighting for 32 years and why Alshabab fighting and killing innocent people? Why terrorist attacks the African in side somalia ? Why Alshabab did not attack the people of Halani who r not somalis?
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 11 ай бұрын
Shiikhoow islaam waxaa gubaya oo xidida u siibey waa munaafiqiin ka daran gaalada ❤❤❤❤❤
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 9 ай бұрын
Muslinim.nimaankuguxukumin.mumiuminimo.khaasa.gal.maxasta.kudhawra.odmagansatadhama.
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 11 ай бұрын
Sheq. Sck. Walaalow. Waxan. Ku. Weydinaya. Qola.walba.hadii.ey.tirahdo..anaga.saxan..muslinkii.waxey.leeyihin.anaga.saxan.kiristankina.anaga.saxan.yahudina.anaga.saxan.qolo.walbana.kitab.sitado.oo.ey.leeyihin.ilaheyba.yiri.sheeqow.wadada..xaqa.ah.ilaahey.hana?tuso..amin
@mustafelmi4331
@mustafelmi4331 8 ай бұрын
Waa cilmi waxa uu sheegayo sheikh mustafe, ma aha arintan waxa aan usoo mandhigay somalida iyo somaliland
@hamarimohamed1068
@hamarimohamed1068 11 ай бұрын
Xaqiida maanta somalida qabiil qabiilka aad isku haysata waxaa runta ka sheegaya waa sheekh mustafe ee somaliyeey haddii aad iskaashan waydaan waa burbukeena. Rag cadaalad waayay sida cawsha kala yaac.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
Hadeyni somali nahey waligeen qabil baaynu isu haysaney ma taqana abawanakii time cadee allaya raxmee ninki tiriyey Gabygii kana siib kana saar waxaan filyaa gabey uu tiriyey malaa 1960 ama ka hor waxuu lahaa iska dayaa qabilak aad isku dileysaan eryadiisi waxa ka mid aha somali dadka kama yarteen ee iyaada is daba jareysey oo ahiyaada is dilsey waa 1960 ama ka hor oo aaney haysana qoryaan waaweeyn ee kun qof dili karaa hal mar 2023 hada madaafiic baay somali isla dhacdaa
@MuuseMijagas
@MuuseMijagas 24 күн бұрын
Somaali waisku maqan kalamaqa iyo lagumagan
@Abdirazak-m
@Abdirazak-m 3 ай бұрын
Somali alle mid ha ka dhigo sh. M I. H mnshl
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 11 ай бұрын
Somali diid nimadii sheikh mustafe ee tolkaa baa ugu wacan eithoipa in ay iyadiiyoo gaajaysan oo cadow ku ah Somali in aad isdayacdan Soomaali namdiina diidan
@MurtidaTv
@MurtidaTv 11 ай бұрын
Stupid show.. mapka aad meesha aad soo dhigay meesha ka saar hadii kale report faro badan filo
@aadanraage
@aadanraage 11 ай бұрын
ماشاءاللہ
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 11 ай бұрын
Orom kiisa gaalka ah iyo kan islaamka kuu sheegto waa mid waliba kan gaalka ah ayaa Roon orom waa horgale cadow oo 1000 kum sano hor kacaya xabashi asagoo ku tiigsanaya ayuu jaajuus u yahay xabashi yaa rabbi munaafaqa iyo yuhuuda madow naga badbaadi yaa rabbi na badbaadi
@niiko224
@niiko224 8 ай бұрын
❤❤
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 11 ай бұрын
Somaalaay oromo waa cadow ka daran gaalada waayo waa munaafiqiin aan naxariis kuu galeyn oo hor gale u ah cadowga 5 somali weyn❤❤
@mohammedroble9437
@mohammedroble9437 11 ай бұрын
Allaha garansiiyo sii fiican baada waxaa ugu sheegtay kii qaladaka ku horeyay ha bixiiyo raaligalin kakaleen waa inu qata raaligelinta
@abdikarimsamatar3171
@abdikarimsamatar3171 11 ай бұрын
Somalidu waxey idhah Dan hibo ilahey ku siiyey haven't la Islamabad qado,wale reer somaliland waxad tahey wey ku ogaden waxad qarsaneysey, ee waxad ku wanagsaned oo dadku ku jeclayen markad diinta ka hadlijirtey
@yahyaolad
@yahyaolad 11 ай бұрын
Waa nuucma diinta uu shiiqu ka hadli jiray oo tan aheyn misse adaan u qabin in midow iyo midnimo umaada muslimkaa ama hal dhul alle ku wada beeray isku dubnaadan oo cadowgoodana mid u ahaadan. Midna ogoow diintu alle ka baq oo kaliya ineysan aheyn oo waxyaabaha ugu waaweyn eey ka hadleyso waxaa ka mida midnimo iyo walaalnimo iyo in cadawga ilgooniya loo lahaado loona hubsameysto markastana la feejignaado. Taa ayaana ah diinta saxdaa ee kutubteena ku taal ee maaha mid kliya uun alle ka baq ah lagagana aamuso waxa caalamu islaam iyo dhulkaada ka dhacaya.
@bushra445
@bushra445 11 ай бұрын
Shiikh afka haku tagin lanku maxey u hayaan somaliweyn ba jecele
@Ahmed-i5n8o
@Ahmed-i5n8o 11 ай бұрын
Shiek Mustfa this generations existing now can not be muslim suni because this generations 89% they have no quranic background
@Ahmed-i5n8o
@Ahmed-i5n8o 11 ай бұрын
Baba mustafa why not go to somaliland and advice the somali who r 89% r uneducated in Quran
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,5 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,9 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Sh. mustafe X. Ismacil. Khiyaamooyinka Reer Galbeedka iyo Sayniska
1:20:04
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,5 МЛН