Ethiopia luuqada kali ah ee ay taqano waa kan aan wato geesi Ciise oo fariin culus u direy xabashida

  Рет қаралды 36,438

Guled Alifle

Guled Alifle

Күн бұрын

Пікірлер: 108
@CumarIbrahimCawale-st8ni
@CumarIbrahimCawale-st8ni 3 ай бұрын
Geesi geesi dhalay, cimrigaa ha raago wll ❤❤❤❤❤
@katimahhaji2054
@katimahhaji2054 3 ай бұрын
Guulesta نصر من الله و فتحا قريب
@AbdirizakSheikh-yj1dw
@AbdirizakSheikh-yj1dw 3 ай бұрын
That is fantastic.That is the only language they understand. Keep moving forward.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
geesi soomaliyed from isaaq
@cros34
@cros34 3 ай бұрын
From ise not isooq
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
Geesi geesi dhalay oo somali 🇸🇴 ah
@alinoor6515
@alinoor6515 3 ай бұрын
Gull somali free siti
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 3 ай бұрын
Cadawga soomaaliyeed hajabo Soomaalidu haguulaysato galbeed ha xorawdo in shaa Allaah ☝️ Aamiin yaa Rabbi Yaa mujiib Yaa Allaah ☝️ 🤲🤲🤲🤲🤲 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪
@alphakatun7878
@alphakatun7878 3 ай бұрын
Nin😂waliba hal kuu joogo haka qaado dagaaal itoobiya maanta hallaga xoraysto dhulka
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h 3 ай бұрын
No no way inshallah waad guuleysaneesaan guul guul guul inshsllah❤❤❤❤❤
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 3 ай бұрын
Waa geesi 🔥💪
@MohamedSaid-l6v
@MohamedSaid-l6v 3 ай бұрын
Ethopia anaga wasna🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹❌❌❌❌❌
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 3 ай бұрын
Gulesta walalayaal. Allahou akbar. Allow gulee tolkay ciise wayne
@CumarIbrahimCawale-st8ni
@CumarIbrahimCawale-st8ni 3 ай бұрын
Dhamaan soomaali waxa la gudboon dagaal, hala garab istaago ,ciidanka dds iyo geesiyada gobolka SITTI, Guul iyo Gobanimo,❤❤❤❤❤
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 3 ай бұрын
Aawey ciisihi djibouti dagaal darood leyaqanan miya
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 3 ай бұрын
GUUL iyo gobanimo geesiyal uumada Somaliyet 🇸🇴❤️
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 3 ай бұрын
Walee wa gesi gesi dhalay war injirlayda cusbeya guulaysta inshaalaah cumar geesi iyo somali geesiyayal 😂😂😂 from duriyada. ❤❤❤
@hawoali120
@hawoali120 3 ай бұрын
Guul guul Somali galbeed ❤❤❤❤ ❤
@omarmuhyadin9492
@omarmuhyadin9492 3 ай бұрын
GEESI guuleysta INSHAA ALLAAH WAAD GUULEYSANEYSAN
@hawoali120
@hawoali120 3 ай бұрын
Mashaa Allah waa gesi gesiyal guulesta guul inshaa Allah ❤❤❤
@MohamedSaid-l6v
@MohamedSaid-l6v 3 ай бұрын
Wa cadow ethopia cadowga 1 wad somali galbed iyo somaliba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 3 ай бұрын
Walahi waa gesi gesi dhakay ilahay ha garab galo
@ChoukriQali
@ChoukriQali 2 ай бұрын
Guulesta. Walgn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AminaHussein-m6z
@AminaHussein-m6z 3 ай бұрын
Halagoyo jidka tareerenka Anagu wayimano melan waxkalaso degne gooya jidka tareenka
@AminaHussein-m6z
@AminaHussein-m6z 3 ай бұрын
Ithobiya siyar o cat anxabadba Ahaynba logagulaysankara. Hunguri cadka ithobiya waxusomaran ama ugasodegan wadhul ciise. Jabuuti xataabil keliya hajojiso dhunta ithobiya. Wax usomaran. Maalinkeliyay. Saaxiga kenayane ✅
@adonallah
@adonallah 3 ай бұрын
Wikaas ayaan isku fikir nahay aduunka waxaan unecbahay EThobia luuqad kale maTaqaan
@abdirisaqaadan8151
@abdirisaqaadan8151 3 ай бұрын
Wiilkan 2 Sano ka hor isaga oo dhulka banan joogo oo hadlaya daawaday waa Wiil hoog Somalia 🇸🇴 Kuwa Xabashida Hargeisa ugu sacaba tumayo hainogula badalo Soomaaliyeed
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 3 ай бұрын
Kuwa uyeeranaya amxaarada ee uu muuse biixi hogaaminayo ka warano
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 3 ай бұрын
If only my cisa brothers woke up when Onlf was fighting but is okay we the Ogadeen family will stand with you so Ethiopia bring it, it will only unite the Somali family
@MohamedSaid-l6v
@MohamedSaid-l6v 3 ай бұрын
🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹 wa cadowga somali galbed
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 3 ай бұрын
Guul ciise Wayne iyo somali galbeed
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd 3 ай бұрын
dadka deegaangu waxa kale oo ay u baahan yihiin inay aad u adeeg sadaan social media ama baraha bulshada si aduunku u ogaado Ethiopia waxay tahay gaar ahaan midowga Africa iyo qaramada midowbey. Aduunka ayaa dhulka xureyn ma lihi ee waxaan u jeedaa yaan dunidu inoo arkin argagixiso iyo jabhado qaldan. sidaas haddii ay ku sii socotana xoriyad buuxda ayaad codsan kartaan.
@al-khayrislamiccollege6015
@al-khayrislamiccollege6015 2 ай бұрын
geesi guulayso midab iyo maqoolba soomali baad u tahay haa waa sidaa
@QaliQafarbaxa-l8e
@QaliQafarbaxa-l8e 3 ай бұрын
Warkani war aya kana dambeye qaax iyo barakac 2021
@UbahhassenAhmed
@UbahhassenAhmed 3 ай бұрын
Gesi gesi Dhalay guleyso inader
@omarsaidbiheomar8385
@omarsaidbiheomar8385 2 ай бұрын
Haguulesta ciidamad somaliyed
@NuurAhmed-z9t
@NuurAhmed-z9t 22 күн бұрын
Masha Allah waa 💖 Kolkata to be in a wii
@BisharoFaatule
@BisharoFaatule 2 ай бұрын
Walal cumr cimra dher aalahakusiya
@horeeye10
@horeeye10 3 ай бұрын
Cumar waa Soomaali dhab ah Somali Allaw Dhowr
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 3 ай бұрын
Libaan adna waxaad tahay halyay aan lagu gaadhin hadal wanaag iyo dhiiri gelin
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 Ай бұрын
Oumar mashalahla Guul juubaaland galbéed gadhaay siitti allaha idiin siiyo yio ciise
@hussaintahirabdow7535
@hussaintahirabdow7535 3 ай бұрын
Emotions nations you guys are dreaming
@OmarIsmaelAden
@OmarIsmaelAden 3 ай бұрын
Somali hanolaato✌️
@MustafeBashiirali
@MustafeBashiirali 3 ай бұрын
Soomaliland waxaan ma arkaan miyaa muuse quudan waa ayaga leh Ethiopian waa walaahay
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 3 ай бұрын
Adi iyo Éthiopie yad shegeysid iyo nacas muse anaka wasnaa
@adwaariyahofficialchannel
@adwaariyahofficialchannel 3 ай бұрын
Dhawaaqa xabada ha'ahaato mida lagu tirtirilahaa cadow itoobiya aratariya oo gaajaa ciidan badana aan hesan aa ka adkaatay habeen iyo maalinba xabada kuwadan laaya itoobiyaaan guuleestaa oo jabiya oo hareeraha horay iyo gadaal kagala Ina balaariya Kuna orda oradka iyo xabada kuwadan rasaasta dhaqaalwesta😂😅😢
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 3 ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@AmaalMahamed-nc1xx
@AmaalMahamed-nc1xx 3 ай бұрын
Geesi geesi dhalayy
@AadanBashir
@AadanBashir 3 ай бұрын
❤❤❤❤waagar.wll
@sharifo38378
@sharifo38378 3 ай бұрын
Guuul 🎉🎉🎉❤❤❤❤
@haajarahaajara4660
@haajarahaajara4660 3 ай бұрын
Alaw guusha sii samalida iyo deegaanka sitiba canfar dhul taako ma qaadan kartee Itobiyaa rabta Canfarna waa lagu xoraysanayaaa sidaas weeyi
@mawliidaden8400
@mawliidaden8400 3 ай бұрын
Geesi nolow
@OmarIsmaelAden
@OmarIsmaelAden 3 ай бұрын
Allahu Akbar
@abdinaaficabdala7559
@abdinaaficabdala7559 3 ай бұрын
Aaway doorkii dawlada somaaliyeed ethiopia mntay uguliidataa midawga soomaliyeed hadu ugu dhawyahay guul insha Allah
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 3 ай бұрын
Aawey dowladii djibouti oo ciise madax kayahay. Aawey irir samaale dagaal darood leyaqanan miya
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 3 ай бұрын
😂😂😢😊 6:33
@snw9257
@snw9257 3 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo reer sittii ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@MadinaSaid-b4f
@MadinaSaid-b4f 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MadinaSaid-b4f
@MadinaSaid-b4f 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MadinaSaid-b4f
@MadinaSaid-b4f 3 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@axmedcali2785
@axmedcali2785 3 ай бұрын
Guuleedow banaanbax waxba tarimaayo
@adwaariyahofficialchannel
@adwaariyahofficialchannel 3 ай бұрын
Etoobiyaan ineey caraan xataa yaan loo ogolaan waxii laga qabto haladilo NAFTA haloohuro deegaan cabsi iyo baqasha yaaneey idin galin waad ka adkaakartaa Ethiopian ka cawaantaa😂😅
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 3 ай бұрын
Inna marsha dagaalka wa somali iyo itopia kaca kaca
@AdanBarreh-do6vk
@AdanBarreh-do6vk 3 ай бұрын
Somaliyay kacaa garba siban kukaca gacan midan nahe kacaa
@shamisali4599
@shamisali4599 3 ай бұрын
Afkas fahanta ee ku jabhadeya waxana rajeena caruurta iyo dumarka inee idin harab is tagan ee biyaha iyo canah idinka dabaqadan sida muqdisho sameyn jirnay waxana sameysan tangiyade ka cararayan gadmo ku dila
@runsheegxaqaani4742
@runsheegxaqaani4742 3 ай бұрын
Dibadbax wax ma taro Hubka qaata, kala dega xeebaha Soomaaliya hubka
@OmarMohamedDahir
@OmarMohamedDahir 3 ай бұрын
Arinkan madaxda somalidu maxay kadhaheen
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 3 ай бұрын
Somaalidu ha iska dayso erayada khaldan e ah ku wo kalaqaybinaya kilal somaleeed gobolka siti wa somali galbeed shabiga
@inashabukar4833
@inashabukar4833 3 ай бұрын
Allahu Akbar somali ha noolaato❤❤❤❤
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 3 ай бұрын
Ilahow uhiili somali🇸🇴🇸🇴
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 ай бұрын
Inshalah guul iyo goobanimo 👍
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 ай бұрын
Inshaaallahu waad guuleysanaysaan.
@KadidjaFarahSoubaneh
@KadidjaFarahSoubaneh 3 ай бұрын
guul insh allh
@IsmaaciilAbdulhi
@IsmaaciilAbdulhi 3 ай бұрын
wan dagala meyna
@AbdillahiAyehAyeh
@AbdillahiAyehAyeh 3 ай бұрын
Geesi somali
@abdinasir7998
@abdinasir7998 3 ай бұрын
oromada dhe ader xabashi mesha ma jogte wa horey iskaga baxdaye...
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd 3 ай бұрын
waa isku mid. Oromana dad xor ah maaha haddii Ethiopia oo dhan la siiyana kaniisadda xabashida kama hoos bixi karaan.
@AdanBarreh-do6vk
@AdanBarreh-do6vk 3 ай бұрын
👍👍👍👍
@HamzaSalif
@HamzaSalif 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 3 ай бұрын
GUUL SOMALI MEL WALBO JOOGAN SALAN SARE FROM GARISSA GOBOLKA NFD EE KENYA. CIISE WAA DADKEYGA INKASTO MADAXWEYNAHA DJIBOUTI OO XOOLO DOQON YAHAY
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 3 ай бұрын
Nacaskan eeg baal war yaa argagaxisaa haa nacaladi kudhashey wase o labo waji laha
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 3 ай бұрын
Guuleedoow sidan isku dhaan. Dadkii argagixisada lagu sheegay waxaa tidhi waa Ciisaha. Imika markay sidaa u hadleena waxaad na leedahay cumar waa geesi soomaaliyeed
@Guledalifle
@Guledalifle 3 ай бұрын
maxaad rabtay inaan dhaho
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 3 ай бұрын
@@Guledalifle waa inaa mid uun laguugu yimaado marka lagu tilmaamo argagixiso iyo markey geesiyaal noqdaanba Waa inaa mid uun laguugu yimaado. Inay ciise yihiin ama inay soomaali yihiin. Ee ma wada heshid markay geesi hadlaan inaad ku sheegto soomaali markii guumaysigu argagixiso ku sheegana inaad tidhaahdid waa ciise oo xataa uu cinwaanka dhan ee barnaamishku sidaa u qoranyahay
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 ай бұрын
ciisuhu waa somali dadka xagaa dagana waa ciise oo soomali ah adigu hakuukala duwanaadan hadaad rabto lkn muhiimadu waa inaad aktooda katahay somali argigixiso ah isjiijiid iyo is eeden aanan waxtaraynin nooma fiicno wakhti hadalka lagu tafatirona majoogno dulduleelada aynugaranayno in la'inagaga faaiidaysan karo waa in aynu katanaasulnaa wabilahi tawfiig.
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 3 ай бұрын
@@kabarodadkasaaxiibkaa5165 aniga la igama daawado KZbin ama meel kale. Ee adaa lagu daawadaa ee ka fiirso hadalada aad leedahay iyo waxaad soo qoraysaan.
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 3 ай бұрын
Waa wiil gees ah hala midoowbo hana leyska hayska celiyo cadawga
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 3 ай бұрын
Guul shacabka sitti iyo ciidamada somali galbeed
@QeysQayaar
@QeysQayaar 3 ай бұрын
Axmaar.waxey.taqan.qori.
@cadodoualeh9170
@cadodoualeh9170 3 ай бұрын
Guuleyst Walla
@Cabdala-z2d
@Cabdala-z2d 3 ай бұрын
Guul soomaali
@MahamedAli-b1m
@MahamedAli-b1m 3 ай бұрын
Guul
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 3 ай бұрын
Axdimaleh axmaradu lagu Amiinaye halomidobo
@QeysQayaar
@QeysQayaar 3 ай бұрын
Cumar.rabi.haku.xifdiyo.wallaal.waa Sax
@Moussa-sr7xb
@Moussa-sr7xb 3 ай бұрын
Guull lyo gobonimo allahu agbar
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 3 ай бұрын
Ilaahayoow soomaalida deegaanka oo dhan fahansii inay itoobiya cadoowgooda koobaad tahay oo hal mar quluubtooda isku fur..
@JohnDoe19012
@JohnDoe19012 3 ай бұрын
Geese geesi dhalay soomaaliyeed 🇸🇴
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 3 ай бұрын
Guul ishall
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 ай бұрын
Ogaadeen oo dabaqoodhiya baa Xabashida Soo horkaya
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 3 ай бұрын
xanuun ogaa deen udhimo
@maxamedfarax4280
@maxamedfarax4280 3 ай бұрын
Wuxu ilawsan yahay inu joogo dhul itoobiya ah cawaankani dawlada itobiya waa inay wax kaqabata cawaantan qaranimada itoobiya lidiga ku ah dagaalka na kawada dhulka canfarta
@haajarahaajara4660
@haajarahaajara4660 3 ай бұрын
Dameer baa tahay jaahila Waaryaa kuwa ay kiraysataa tahy Nacas
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 ай бұрын
waa canfari somali bartay oo oromadu kudanaysanayso soma aha
@abdellahyacin5648
@abdellahyacin5648 3 ай бұрын
Waar ninkaa dayaa waa nin somaliyeed
@oubahhoch2244
@oubahhoch2244 3 ай бұрын
Éthiopia iyo somali way iistaqhana iila menelik dayuus
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 3 ай бұрын
Wa oromo afsomaliga baratay somali ayu ku ilbAxay amxaar ayaa karbashi jirtay
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 33 М.
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,9 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 37 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Xasuuqii Itoobiyaanku ka geysteen Muqdisho. Xusuus aan tirmeyn!
11:20
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 99 М.
Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan
40:13
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 46 М.
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,9 МЛН