Wariyow waxaad ku hadaaqeysid iska ilaali kooxdan lamagac baxday xisbullaah lama dhihi karo waa xisbil laata ama xisbul shaydaan ee suriya ku laayay 250,000 kun oo suni ah iyagoo taageeraaya diinlaawe bishaar al asad iyo Ruushka Shiico oo dhan waa shaqqalo yahuud iyo gaalo dantii laga lahaa markii laga gaaray waa la iska laay nayaa waa jawaasiis dantii laga laga gaaray
@Cabdulahinur227Ай бұрын
xisbullaah hada waxay gura naysaa geedkii ay beerten mirihiisa
@faniabdulahi6340Ай бұрын
Waaba muuqata inkaarta xisbhlah inay ka raacdey shacabkii reer suuriya iiraan baana usabab ahayd maantana wataa dagaalka uga baxady iiraan aduunka carab bay ugu neceb tahay mishin bay udhigty xibulah Israel waa ka adkayd lkn cuqubadii baa kuso degdetay
@Cabdulahinur227Ай бұрын
xisbullaah waxay gura naysaa gedkii ay berten mirihiisa
@axmedsiciid7050Ай бұрын
Faaraxow wad mahadsan tahay
@abdisharif8315Ай бұрын
XN WAQTIGIISA AYAA DHAMAADAY IYO RAGGA KALE EE XISBULLAAH LAGA DILAY MANA DHAAFEEN SAACADOODA BALSE URURKA XISBULLAAHI MALAHA BAKHAARO IYO WARSHADO DHULKA DUSHIISA KU YAAL MANA BURBURIN ISREAL
@Idirisadan-zv8gcАй бұрын
😂 1:32 ❤
@AliHassan-hb1bnАй бұрын
Gaylan ma awr dhinac ka raran baa?
@AliHassan-hb1bnАй бұрын
Isreal ayaad xayeysiinaysaa Gaylan.
@a.m4980Ай бұрын
Wargeys ayuu kuu turjumay Warkiisane was xaqiiqo Bal is iswaydii magaalo xayiran oo 90 boqolkiiba israaiil xuduudauda tahay marka laga reebo rafax dhinaca masar in 1sano ladili waayay hogaangeyda ayadoo dhan qabsatay israaiil Iyo kuwo wadankooda hub iyo lacag daqiiqad kasta heli kara wadan dhab oo balaaran oo furan jooga 2 isbuuc saas loogalo Waa mirihii gardarada ey kulasafteyn ruushka
@AhmeddheereAhmeddheere-t4cАй бұрын
Axmed muuse
@Gureey-l6kАй бұрын
Neyroopi guri kama rabno
@AadanCabdi-cq5wtАй бұрын
Waxa kuqarqarxay xisbuallah cuqubada dadkii suniga ahaa ee ay kuxasuuqeen suuriya
hhh macab san tahay sxp maxaa kaaqal dan jin ii waxaa shegesid waxba kama jiraan ee basas ama jaa juusiin lacag kuqaata inee soo gud biyaan macluu maadyo kusab san koxda waaye
@MucaadEАй бұрын
Waar dagaalkii Lubnaan waa bilowday! Bismillaahi Allahu Akbar
@Cabdulahinur227Ай бұрын
XISBULLAAH HADA WAXAY GURA NAYSAA GEEDKII AY BEERTEN MIRIHIISA
Gaylan koxdadi Alshab iyo Fahad yasin o ad gacanyare u tahay noga waran
@deeqabdikariimjama4902Ай бұрын
Xisbiga cuqubadii rer suuriya ayaa ku dhacday
@Cabdulahinur227Ай бұрын
XISBULLAAH HADA WAXAY GURA NAYSAA GEEDKII AY BEER TEEN MIRIHIISA
@Cadnaancumar-vs9kmАй бұрын
xisbula xaga sirdon ahan ma adko lkn xamas aya dhanka kaga fcn marka habac sanan wayn aya ku jirta iyo ba sasinta aya ku dhax milmo tana way ku dhacday in ay sirteda di facdo madax deda