Dastuur bugto sheeg... Kitaabka Ilaheey dadka kuxukuma aduunka uhormari dontaan. Galbedka laga daba deysanayo iska daaya hormarkiina ma donaayo
@maxamedjaamac-v1g2 сағат бұрын
Ninkaani xaqiiqda ayuu ka indh-qarsanayaa,soomaali dhibta heysatana waa noocaan masuulka lagu sheegayo oo qof qaniciisa raadinaya!!!
@cabdullahiosman34677 сағат бұрын
Waad ku mahdsantahy warye abdi jaliil saad uso fashilineyso kooxda baahida ku habsaty Ee damul jadidka ayaxa ah
@خوخالسعديСағат бұрын
Waxaan ka baqayaa in maalin uun ay Soomaaliya qabsadaan ama ay ka baaba’aan khariidadda muddo 34 sano ah, Soomaaliyana ay dhibaato ka soo gaarto, oo ay ku sugan yihiin dad caqli-gal ah, mufakiriin iyo aqoonyahanno, waxaad arki doontaan in dunidu ay is beddesho sannadaha soo socda, qabsasho, burbur, dagaal, gaajo, burbur, barakac, iyo siyaasiyiinta Soomaaliya waa guul-darrooyin, wakiilo, khaa’inul waddan, dad, ka hor inta uusan daahin. Dalkaagu waa qani, duniduna inta badan waxay la ildaran tahay faqri, dagaallo iyo abaaro, waxaadna leedahay kala badh hantida adduunka
Xasan Macallinow, waad dhaaratay Alle hortiis. Waad ogtahay in aan baarlamanku si dhab ah cidna u matalin. Tusaale: kuwa Somaliland ma cid bay matalaan. Dalku debuheshiin ayuu u baahan yahay. Dastuurka arrimaha laysku hayo waa sida qaybsiga khayraadka, cashuuraha iyo awoodaha dawladda iyo dawladgoboleedyada.
@saladmohamed88944 сағат бұрын
Fiiri meelaha aan la tagit Karin isbaaro ayaa taal , ee wariyaasha bal ha soo Fiiriyaan.
@cabdullaahiismaaciil570810 минут бұрын
Kkkk London baa distoorkaas lagu dhaqayaa😂😂😂ileen kuwa Aan Xasan iyo reerkiisu joogin soomaali ma ahee. Nacallaa tayo xumadiina kuyaalla. Seal baad Doofaar u ekayd xaarka iskaga tira
@cabdullaahiismaaciil57083 минут бұрын
Badow badow Dhaley oo khalad ka fahmay digital iyo technology Wallahi waa masiibo qaran kan oo kalaa dowlad loo dhiibaa😂😂😂😂
@nuradinali41566 сағат бұрын
Laandhere lanäbaa maa eh reer dameer maxy kahadlaayaan daarood waa ka gulaysteen reer dameer 😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!
@abshiramursalabdullahi61475 сағат бұрын
18:53 mar marsiyada siyaasiyiinta mar walbo ay samaystaan cajiiiiib💔
@Ruun-finderСағат бұрын
In 2 gacmood la taago waa sharci daro wasiir 😂😂😂
@mukhtaarsheikhabdi36213 сағат бұрын
Baarlsmaanku xagee joogaa makuwa ansixiyay wax heshiis ayna arag soo akhriyin ee gacanta isaga taagan dal iyo dad midna matalaad umahayaan waa mooryaan mushahar iskaqaata
@najibabdi9676Сағат бұрын
Abdijalil sxb Soomaali oo dhan ma adan matalin kaliyaha danta bes aya fiirsatay iyo maqayada ku kala kacso. Waxa laga rabay Ina weydiso. itoobiya miyad dhul iyo bada cas iskugu dareysin adi iyo Madaxweynaha?
@maxamedclle25732 сағат бұрын
Jidki u maray wasirka petrolka aya mari donta, guulwade kasta halka aya u dambayn, dadka kama aqlibadnadin,
@nabanequraanhelp12735 сағат бұрын
Xasan sheekh gabdhsia ayaa lawaydinaya 😂
@Ruun-finderСағат бұрын
Rafaadka iyo dowladnimo xumada soomaaliya ka jirta buu astaan u yahay.
Dastuurka in badalo oo wada tashi aan ku imaan waa meel ka dhac weyn iyo dumin isku imaanshaha ku yimid dowlad goboleeydyada.
@Hassanhandule2 сағат бұрын
Waziirku hadal kiisu wa usc ba xamar haysata iyadana maamulaysa lkin Uma soconayso
@foziaibrahimosman98426 сағат бұрын
ASC CABDIJALIIL BARNAMIJYADA WAAN JECLAHAY MARKA KAN OO KALE MA JECLI BEENTIISA IN AAN DHAGAYSTO OO AAD U JEEDID WAJIGIISA IN UU DHULKII SHACABKA LAGA BARAKICIYEY LOO QAYBIYEY AMA LACAG HA NOQOTO TEDAKALE BAARLAMAN DASTUUR AY DAD KHUBURA AHI SOO DIYARIYEEN AYAY ANSIXIYAAN. NUMBERKA UU SHEEGAYO OO ANSIXIYEY WAXBA KAMA JIRAN ILLAAH HA KA QABTO UMMADA SOMALIYEEN KUWAN WADA AH MUSAYLAMA KADDAB
@Ruun-finder2 сағат бұрын
Wuxuu u hadlayaa sidii kalitalis.
@nabanequraanhelp12735 сағат бұрын
Qaadka dhamaa
@Ruun-finder2 сағат бұрын
Xaraan ku naax dalka u celinaya dagaal sokeeye uma qalmo masuul soomaaliyeed.
@AbdiQays.hСағат бұрын
Wasirka watageray
@cismaanxasan65552 сағат бұрын
dadkaa latashaney alle maa lag baqo yaa lal tashadey
@asawirbukhari51306 сағат бұрын
SOOMAALIYA GOBOL WALBA DOWLAD HA NOQDO AAN CIDNA CID YEY HOOS TAGIN