EXCLUSIVE:Culuumta Computer-ka Iyo IT-ga:Sidee Wax Loo Bartaa Guulna Looga Garaa~Macalin Abdalla.1/3

  Рет қаралды 74,910

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Пікірлер: 167
@Abdijaliil
@Abdijaliil 14 күн бұрын
Fadlan Haddii uu Muuqaalkaan Kusoo gaaray nagu soo biir oo “Subscribe “ saar kanaalkeyga Abdijaliil Show. Waxaanu Hiigsaneynaa 100K 🎉bisha September .Mahadsanidiin Saaxibyaal❤.
@ramadaanabdullahi4267
@ramadaanabdullahi4267 14 күн бұрын
Mohamed isack so qabo Hurbad institute technology
@Dhiirsi-07
@Dhiirsi-07 13 күн бұрын
done
@Captain_ali-1
@Captain_ali-1 17 күн бұрын
Wariyihiiba xataa su aalihii badnaa la xishooday marku arkay aqoontaan sida malabka ku duxeysa m.a amazing man weeye ustaadkan dhanka diinta iyo dhanka technologyba ka dhisanyahay
@axmedyusuf7671
@axmedyusuf7671 17 күн бұрын
Wlcm teacher and thank abdijalill for you hard working bro❤
@Isniin_media
@Isniin_media 17 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد 😢❤
@ayajama84
@ayajama84 14 күн бұрын
Wa malainti u horaysay aan arko channelkaga run ahanti wa the best and proffesional channel aan abid arkay wa ku bogaadin hormar wacan u and ur guests
@WAYDIIN_PODCAST
@WAYDIIN_PODCAST 16 күн бұрын
Wallahi i like sidaa uu wax u sharaxayo waxa uu u qalmaa jamacado wawayn aniga xamasad baa i gashayba
@MissNajax
@MissNajax 12 күн бұрын
Ustaad waxa aan rajeynaya in aad buug qorto si aan kugu faaideysno intii igu raacsan
@user-xg1td2vh8w
@user-xg1td2vh8w 14 күн бұрын
Ninkani waaba qof dhameystiran diin ahaan, maadi ahaan iyo sidoo kale aftahanimo Videogu xiliguu dhamaadey ayaaban garan waayey❤😂
@FattyForlife-u8p
@FattyForlife-u8p 12 күн бұрын
Masha Allah uraaci😢
@user-jg9px1ij2s
@user-jg9px1ij2s 17 күн бұрын
Mahadsanid mcalin iyo wariye❤❤❤
@awaysabdiwahid3572
@awaysabdiwahid3572 17 күн бұрын
Maasha allah Waa cajiib macalinka iyo taariikhdiisa dahabka ahba
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 17 күн бұрын
Wa xiliki siyad bare oo wax barashda free ahed kwrn hadi lacag labixin laha kwrn uma surta kali lahen ❤ one of the leader we had
@engcabdimacain
@engcabdimacain 16 күн бұрын
Mahadsanidiin labadiinuba ustaadka iyo wariyahaba.
@ilyaasnuuriye6423
@ilyaasnuuriye6423 17 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 17 күн бұрын
Abdijalil sxb guuleyso dad qiima leh ayad na hor keenta keep going brother
@abdisalanhabashow2367
@abdisalanhabashow2367 16 күн бұрын
Mashallah ninkaan role model ku wacnaa buug inuu qoro ayaa aad usii fiicneeyd dadkiisana ugu faaideeyo
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 17 күн бұрын
Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad qabatay ❤❤❤
@yahyechennel17
@yahyechennel17 2 күн бұрын
Manshallh macalim cabdale wa nin aqoon badan wuna ku mahadsanyahy wareysigu uu bixiyay
@Hantiile101
@Hantiile101 17 күн бұрын
Hampalyo zxp 90k🎉 aad gaarty zxp guul in badan wax in barta jeclaa noo soo gudbisaa mahadsanid ❤
@abdullegeedi9975
@abdullegeedi9975 15 күн бұрын
Global net wxan ka codsan lahay in ad wadanka kentan aqoonta dad ad ufara badan ayaa ka faideysan lahay uga faideya ardayda somaliyeed ee adka ubadan ee dalka jooga
@EnthusiasticOldTypewrite-yk9rn
@EnthusiasticOldTypewrite-yk9rn 14 күн бұрын
Abdi jalil waad mahad satay macalinkana waan salaamayaa Nin waxbartay ayaad noo keentay waana ka faaiidnaye horay usocda
@Tallaab0
@Tallaab0 16 күн бұрын
Waxan ahay arday sanadki sadexad ku jira oo jaamacadda Minnesota ka dhiganaya computer science. Macalinku wa runti, annaga oo aqoontayada iyo kartidayada ku kalsoon ayaanu ka baqna interview iyo inan shaqo raadino!!
@historypublishers
@historypublishers 17 күн бұрын
AI .. machine learning and cloud security is highly vulnerable skills that pay big bucks …. Everything is being automated! Big data ….. I know people making well over 400k a year …AI and machine learning can change lives and open doors and opportunities! Highly sought after skills and you don’t need a college degree or sit in a class room! You can learn it from the comfort of your home….
@Semtikdigital
@Semtikdigital 17 күн бұрын
Exactly but it olso needs income and time those are not possible for to get every student sir i olso tried both.
@wakeupreality145
@wakeupreality145 16 күн бұрын
Vulnerable waa khalad valueble dheh
@MaxamedAadan-tz4pn
@MaxamedAadan-tz4pn 15 күн бұрын
😊​@@wakeupreality145
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 15 күн бұрын
@@wakeupreality145probably a it’s a typo
@caalamiproduction7581
@caalamiproduction7581 14 күн бұрын
Well I am a student in his final year in cybersecurity security and I have tried teaching myself but gave up coz there aren’t lot of information when teaching yourself
@JijaritoJijaroto
@JijaritoJijaroto 15 күн бұрын
Masha allah wa muqal ad muhiim ah inte isku hawshay so saristisa ad bay umahadsanyihin
@AbdirahmanGahayr
@AbdirahmanGahayr 17 күн бұрын
Runtii wax badan baan ka faa'iday waraysigaa uu ina siiyey ustaadku khayr alle hasiiyee,aad baanad umahadsantahay weriya cabdijaliil wax badan baad noosoo gudbisay.
@daadir2020
@daadir2020 17 күн бұрын
Guuleyso Abdijaliil
@AmeinAdem
@AmeinAdem 17 күн бұрын
Mahadsanid ustaad allah no fududeyo insha allah ❤
@aragsanahmed-gt7dn
@aragsanahmed-gt7dn 15 күн бұрын
shuran ustada waan rajeyna in aad dhaqsi noso galisana xalqada kle
@MunaSiciid-c8k
@MunaSiciid-c8k 7 күн бұрын
Oo kalay wll manaay habloo joogin meesha ma raago kaliya dumaro kalaya wax fa'ideyzta
@xamdamohamuudali3195
@xamdamohamuudali3195 15 күн бұрын
mansha allh waraysi qiimo leh thanks Malin abdlla
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 17 күн бұрын
Macalin abdala aadban u salamay wa khabir dhanka network engineer iyo wariye suxufi abdijalil
@Gamegame78626
@Gamegame78626 14 күн бұрын
Masha Allah❤
@khaalidahmedhusseine5216
@khaalidahmedhusseine5216 17 күн бұрын
Abdijaliil mahadsanid saaxib waxaan ka codsana inaan keento Engineer dhismahaha ah oo qabiir si uu naagu faiideyo mahadsanid
@abdirisaaqxuseen385
@abdirisaaqxuseen385 16 күн бұрын
Wan kugu raacsanahy zhp wxn rajaynaya macalin civil engineering ah inu ino keeno
@naimorizak2831
@naimorizak2831 16 күн бұрын
Hhh macalinka qosol socda weye mansha allah.Abdijalil wa mahadsan tahy sida nagu kentid dadka waxtarka leh
@laylajama503
@laylajama503 17 күн бұрын
My fv youtber thnks Saad noogu faidaysay wll
@issamah4873
@issamah4873 15 күн бұрын
Mashallah Macalin Cabdallah qof qiimo badan, Ilaahay ha ha barakeeyo waxaan ka mid ahay ardaydiisa ku xiran waana la dhacsanahay darrustiisa iyo hormarinta umadda waliba dhalinyarada Somaliyeed.
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 17 күн бұрын
Manzha Allah ❤Ale ha idin barakeeyo ❤
@Osmauk
@Osmauk 15 күн бұрын
Amazing episode, thanks, ustad and Abdi❤
@user-xq9cr4yu7o
@user-xq9cr4yu7o 17 күн бұрын
Waxaan ka codsanaa in uu buug qoro waqtiyada oo jaaniska haayo waayo maahan wax yar qof 20+ khibrad ah leh wax badan ayaa laga faaiidi doonaa buugiisa
@MaryamCuud-hi9ku
@MaryamCuud-hi9ku 13 күн бұрын
Muuqal ka wax tar leh waligay ma daawan intaan noolaa waxan ahay arday sanadkan gali rabo jamacad qof Ayan talo weydiistay in aan Barto computer science muqalkan ayuu isoo diray thanks ust and Abdi 🎉❤
@gorodxeey9701
@gorodxeey9701 Күн бұрын
Very fantastic interiew that i was benifit something
@E_goldenskills
@E_goldenskills 16 күн бұрын
Msha allah ustaadka alla ha barakeeyo run ahaanti waa dadka rollmodelka ii ah
@ismailjabarti7877
@ismailjabarti7877 16 күн бұрын
Part 2 io par3 iyo four waan kaa rabna ninkan wax badan baa ka buuxa sulaahana marka hore simple question ku hor bilow siduu qof ku xogta sifiican uwada saaro m.a ustaad iyo abdjaliil oo dhalinyarada somaliyeed wax badan isoo gudbiya micna badan leh❤
@Ajajajajajjs_jk
@Ajajajajajjs_jk 15 күн бұрын
Mahadsanid m. Cabdalla and Weriye Abdijaliil
@DrAishaDahir
@DrAishaDahir 16 күн бұрын
Mashallah tabarakaallah jazakallah khair ustaad Abdallah Caawa nolosheyda ayad badashey mahadsanid
@maxamedSeyd
@maxamedSeyd 17 күн бұрын
Ustaadka waa qof ku dayasho mudan kip going bra
@CABDIKANICAWILIZMAACIIL
@CABDIKANICAWILIZMAACIIL 9 күн бұрын
M. A best role model Alxd aninhda wdda computer science out of the country 🎉
@Najm152.
@Najm152. 5 күн бұрын
Mclinka hdii youtube leeyahay isheega waxa ugu qoran please 🙏🏻
@cabdixafiidelmi4329
@cabdixafiidelmi4329 16 күн бұрын
Masha allah macalin cabdalla wax badan ayaa ka faa’iidey ❤
@abdulkadirahmed2096
@abdulkadirahmed2096 17 күн бұрын
Insha allah one day inaa barto rajeynaa Computer science
@abdirisaaqxuseen385
@abdirisaaqxuseen385 16 күн бұрын
Khaliif civil engineering ah inad no keento oo ad waraysato ban rajaynaya 👍
@AbdimalikSaid-b4r
@AbdimalikSaid-b4r 16 күн бұрын
masha allah Eng iyo waryaha ba wad mahad san tihiin
@MaliyowG
@MaliyowG 17 күн бұрын
Qusalka mxa waya legends
@MohamedBurale-qz4hm
@MohamedBurale-qz4hm 9 күн бұрын
It's amazing interveiw with knowledge and experiance, insha allah we' re waiting the next Episode2. Thank you!
@MohamedAbdullahi-ke6un
@MohamedAbdullahi-ke6un 3 күн бұрын
First time Aa arko chanel kan Mahadsanidiin dhamaantiin
@mohamedhaji356
@mohamedhaji356 14 күн бұрын
Macalinka waa nin aqoon leh, oo dad badan wax taray. Waa ku mahadsan yahay faafintiisa aqoonta.
@suhayb09
@suhayb09 13 күн бұрын
This lecture will change my life Insha Allah tacalaa
@ikraansharif3500
@ikraansharif3500 17 күн бұрын
Mahadsanid abdijaliil
@Qalpidhaya1
@Qalpidhaya1 4 күн бұрын
M.a wxn kahelay sida ay uga duxanayso aqoontu Ani wxan ahy arday computer science ah sanadkii 3aad wxn rajaynaya inaa kudaydo ustadkan❤ my role model 😊
@zakariyeFarah-o1z
@zakariyeFarah-o1z 4 күн бұрын
Aniga buufis weyn ayaa i haayo ee ii soo duceeya.❤❤
@luqmaan753
@luqmaan753 7 күн бұрын
Asc sxb a.jaliil waxaan kaa codsanaa sh.dulmi diid qisadiisa podcast nooga soo samey wlh qof role model ah waaye Waan daawaday wareysigii hora ee aad layeelatay lkn. Kaas wuxuu ahaa sida online lacag looga sameeya Thnks my bro
@IsmaacilAbdullahi-x3z
@IsmaacilAbdullahi-x3z 8 күн бұрын
Masha Allah
@IsmacilHassan-c7x
@IsmacilHassan-c7x 16 күн бұрын
Ani hadda IT ayaan bartaa lkn IT qeybo badan ayuu leyahy kan aan barto ma aqan ee ma ila talan gartaan mid aan barto fursado badana leh iyo faidoyin badqn👍
@ikraamaaadam4832
@ikraamaaadam4832 15 күн бұрын
Wll raadi oo xog badan karaadi kan ugu fcn
@shalmad6092
@shalmad6092 16 күн бұрын
Thanks Abuljaliil bro waxaad ilowday website linkga macalinka inaad soo dhigto. Mahadsanid
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow 16 күн бұрын
Asc macalin keyga abdalla codsigiisii waan waan qaatay
@AdamAhmed-sp2xl
@AdamAhmed-sp2xl 17 күн бұрын
Axadiis Nabi Mohamed waxbarasho dardaran aabo Allah xa ii fudeyo cilaaj
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 14 күн бұрын
Mashallah Tabarakallah Allah Janooyinka macmacaan ha kaaa siiyo
@leyloahmedmahamud
@leyloahmedmahamud 7 күн бұрын
waa mahadsantahay macalin abdalla
@WaayoArag.
@WaayoArag. 12 күн бұрын
Masha Allah KZbins badan oo wax macno leh soo geliya ayaa soo baxay.
@Calansida143
@Calansida143 13 күн бұрын
Mansha'allaah macallin guuleyso
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 9 күн бұрын
Thanks 🙏
@AhmedRijal
@AhmedRijal 13 күн бұрын
Waa mahadsan tahay sxb Ustaad aad uqiima badan noo keentay
@Ducaqabe259
@Ducaqabe259 12 күн бұрын
i don't know wax aan kuugu mahadceliyo Abdijaliil dr kan tiktok ayaan ka bartay waxaanan inbadan raadinayay fursadan inbadan Dr ka aad ku waraysatay thank you mr Abdijaliil thank you thank you
@HaadiAbdifarah
@HaadiAbdifarah 16 күн бұрын
ABDIJALIIL sxb barnaamijyada sidan oo kale wariye kaliyà ayaan kudhihi karaaa sootabiyo barnaamijyo laxariiro hormarinta qofka
@ilyaasCumar-db8cq
@ilyaasCumar-db8cq 16 күн бұрын
Hormar wanaagsan cabdijaliil
@AdamAhmed-sp2xl
@AdamAhmed-sp2xl 17 күн бұрын
Insha allah
@Munasar-Eid
@Munasar-Eid 14 күн бұрын
Ustaad Ad u wangsan baa Tahy Qofku waa Inu Xirfad Abuuri karo Waxan Qabsan Karo Majiro Shaqsi Ku soh Dhashay Asago Hal abuur ah Ama xirfad Wato 🎉
@abdiwalimaxamedxirsi2818
@abdiwalimaxamedxirsi2818 16 күн бұрын
Mashalaah ustaad kaan process so maray kan hada aan maryo mar aan dhageesty waxaa ii soo baxady inaa meel badan iska eganahy
@EngAliSalad
@EngAliSalad 14 күн бұрын
Muuqaalka in aad so gaabisid isku day mudane.
@aliguulaxasanawale2023
@aliguulaxasanawale2023 7 күн бұрын
Awey xalqada labaad goormee soo galineysaa abdijalilow
@abdulazizlalansay1002
@abdulazizlalansay1002 13 күн бұрын
Masha allaah aqoon yahan Abdalla Moalim
@worldevents3089
@worldevents3089 7 күн бұрын
Waa Barnaamij loobaahanyahay
@IzmailMuzza
@IzmailMuzza 16 күн бұрын
Abdi Jalil iyo qabiirka runtii aad baan idiinku mahadnaqayaa, inaa dhalinta Soomaaliyeed la baadi goobeeysaan goobahihii ama cilmigii ugu haboonaa iyo sida aay u baran lahaayeen, si gaar ah dhiira galinta chenal kaaga waxa aay ii riixdaa aniga inaa horay usocdo xirfadeeydana aan hormariyo.
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 17 күн бұрын
Resourceful Channel Press forward Abdijaliil.👍😱
@yusufgazz
@yusufgazz 17 күн бұрын
IT- waa halista aduunka waxbadan ka bedeli doonta yaan tareenka laga dhicin
@abdallaabdi25
@abdallaabdi25 15 күн бұрын
Shugran sxb ❤
@AyuupAbdicali
@AyuupAbdicali 12 күн бұрын
Mncha allaaH
@laylaabdi-h1x
@laylaabdi-h1x 9 күн бұрын
@ahmedsheikhdoon5471
@ahmedsheikhdoon5471 17 күн бұрын
Cabdijaliil tignolajiyada aad oo iska dhaaf siyaasada maxaa wacay dadka qaarbaa ku nici qaarna way amaani so halkan baad aduun iyo aaqiro kuheli mahadsanid
@user-lv4fo8gq8g
@user-lv4fo8gq8g 17 күн бұрын
Amin
@Daauudmaxamed-f7y
@Daauudmaxamed-f7y 17 күн бұрын
Welcome teacher
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq 17 күн бұрын
M.a legend bd soqabatey zhp
@Halima-w6h
@Halima-w6h 17 күн бұрын
Wllo wax akhrisia kasooshekey fadlan😊
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 15 күн бұрын
Halyeey waa ninkan 👌🏾👌🏾
@daawooltv4608
@daawooltv4608 17 күн бұрын
USTAAD ANIGOON WAX LUQAD AH ANIGOON AQOONIN ( IT ) MABARAN KARAA? MAHADSANID
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 17 күн бұрын
Luuqad cusub 6 bilood ayaad ku baran kartaa kadibna IT Barro inshaallah
@AdamAhmed-sp2xl
@AdamAhmed-sp2xl 17 күн бұрын
Same my way
@awilyusuf3786
@awilyusuf3786 17 күн бұрын
Abdijaliil hal arin baa ku dhaaftay macalinka wax sanad ah ma aadan waydiin, waa mihiim in aad waydiiso goormaad iskuulka ka baxday goormaad dalka ka baxday goormaad Jamacadaasi gashay goormaad dhamaysay
@ahmedabdullahiabdi5604
@ahmedabdullahiabdi5604 16 күн бұрын
Haaaaa
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 15 күн бұрын
Pro Editing ku xitaa waa another level ee softwares keed isticmaashay Premier Pro iyo After Effect miyaa
@AdamAhmed-sp2xl
@AdamAhmed-sp2xl 17 күн бұрын
Nice chance
@iqrodheeman1447
@iqrodheeman1447 14 күн бұрын
Ustaad mahad snid
@user-bm4sr8cc3d
@user-bm4sr8cc3d 13 күн бұрын
M.a macalin roll model i ah
MAXAY TAHAY DIGNIINTA CULUS EE LAGA BIXIYAY BIYO XIREENKA ITOOBIYA?
22:51
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 58 МЛН
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 34 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 19 МЛН
Shayga ugu adag Noloshaan | Nolol qabyo ah 😵
16:16
OGAANSHO
Рет қаралды 45 М.
The Muslim Money Experts Ep.1: Khabib Nurmagomedov
1:06:15
Wahed
Рет қаралды 1 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 58 МЛН