Salaan sare Sh. Cabdi, Tani waa fikrado dhaxal gal ah oo ku aadan xaalada dhabta ah ee dalkeenu marayo. Waxaan soo jeedin lahaa in aad ka fikirto in aad inoo sameyso Urur siyaasadeed kulmiya wadaniyiinta dhabta ah iyo dadka ehlu diinka ah intaba. Mahadsanid
@Mideye1576 сағат бұрын
Great interview. Well done both of you. Lakin ya idin dhegeysanaya. Dad aan mamul wax ba ogeyn ba wadanka haysta
@suadadude79269 сағат бұрын
Manshaa Allah Sheikh
@MrQawdhan1Сағат бұрын
Sheekh waad ka dhacday siyaasadii hadiiba aad leedahay heshiiskii ankara ayaa wax fiicani ku jireen
@ahmedbusuri42645 сағат бұрын
Wallaahi xasan dhiiqo saan ufahamsanahay shekh cabdixisi unbaa ufahamsan
Maasha Allah awoowe sheekh cabdi xirsi runta ayaad taabatay
@seed396616 минут бұрын
✅✅✅ sheikh cabdi xirsi hadalkaas u maleyn maayo in hal kalmad oo beeni kujirto allaah akbar
@AxmedJuuni4 сағат бұрын
Sh cabdi xirse Allah dhoor waa nin way arag waana ku raacsan nahay hdlkiisa waa runtiisa sxb sare
@abdifidow38706 сағат бұрын
Maxaa gudi farsamo looga baahanyahay haddii UNCLOS sea access u baahantahay sida wadamada kale ee landlocked ah u. Isticmaalaan wadamada deriskooda ah?
@foziaibrahimosman98423 сағат бұрын
ALLAHYACIZZAK SH. CABDI IYO CADIJALIIL KULLI WAXAD KA HADASHEEN WAA SAX ILAAHAY HOW GARGAARO SOMALI OO DHAN CADOWGA XASAN XARASH INKAARTA DADKA ALLAHA KA SOO SAARO SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN
@fmohamed593041 минут бұрын
Kkkkkkkkk Xasan waa carsaanyo sheekhow waad asiibtee Alle haku xiftiyo
😂😂😂" xamze waqti ha iga galin adeerow "😂😂😂. Nin aan runta ku jeclahay❤❤❤
@dalaisacgibril58999 сағат бұрын
Sheekhu waa nin adag laakin somali nooli ma jirto
@yasinmohamed8747 сағат бұрын
Wadankeena & diinkeena allaha badbaadiyo.
@mohamedfarah807014 минут бұрын
Asc war la’aan ayaa haysa wadaadka jaamac c/salaan ma khawaarijbaa mise waa shiikh raba in lagu xukumo kitaabka Allah maxaad dhiigiisa ku bannaysanaysaa? Asc
@nabanequraanhelp12734 сағат бұрын
Shekh haddal cadaa waa ganacsande xasan
@MahamedJarato5 сағат бұрын
Ilahay ha naga qabto xasan sheekh dalkeena iyo dadkeenaba waa loo soo direy waana tuug tuug
@MrQawdhan158 минут бұрын
Khiyaama qaran buu ahaa heshiiskii Turkiga ka dhacay
@MohamedIbrahim-ue6pxСағат бұрын
لله درك شيخ عبد حرس
@jimaleahmed14448 сағат бұрын
Maanta waxaaad Keentay Barta Dadka soomalidu ku mideysan yihiin Eee Pro Abdijaliil Show Mahadsanid. Suxufi dadka somaliyeed Cilmigooda iyo AQoontooda dhisa Alle Ha ku Barakeeeyo 🎉❤ Pro Sh Abdihirzy Masuulka Aqoonta uleh cilmiga diinta iyo AQoonta siyaasadeed ba waxaan leeyahay Baarakalaahu. Xasan Caawa waxaan Rabaa inaad Daaha Ka qaado insha Alllah 🎉❤
Reer baow yaa kuleh walee wadankeena hoobad buu kusocdaa 😢😢😢
@abdifidow38706 сағат бұрын
Somalia calaacalka ha dhaafto ama HSM.ha iska dhiciyeen
@mustafella2 сағат бұрын
Mr Hirsi xaq buu u leeyahay in uu dawlada ama madaxweynaha dhaliilo, laakiin qof diinta wax ka yaqaana waa looga fiican yahay in uu caytamo, qabyaaladeeyo ama uu wax habaaro. Qodobadaas ayaa ka reeban akhlaaqda dhalwecaynta.. taa macnaheedu in aan taageersnahay dawlada Hassan Sh Muhamoud.
Wadaadku isagaa marka hore sheegaya in uusan ogayn waxa lagu heshiiyay. Hadana wuxuu lèeyahay xasan Aby ayuu wax u saxiixay. Waa kawada warsugaynaa xaalka, lakin somalida oo wadaadkaan uu ka midyahay waa qaa'imiin
Bal ka soo Sar Hawiye oo dhan Hal qof oo sidaa wax u sharaxa ka soo saar (odey Maxamed Cabdullahi Jimcaale iyo Cadiraxmaan cabdishakuu marka laga reebo).