FA'IIDOYINKA DHUUXA GEELA | AUTISMIGA | Sahra Adam Isse

  Рет қаралды 31,931

NurseNima

NurseNima

2 ай бұрын

#autism #madhaafaan #camel #bonemarrow #somali #caafimaad #dhuuxageela
CONNECT with Sahra Adam Isse
Snp: Zahra.adam1
TikTok: Madhaafaan1
Instgram: Madhaa_faan
MADHAAFAAN PRODUCTS
Kala xiriir nradaan👇🏾
Amal Hargeeysa
+252 63 4007085
Zainab Australia
🇦🇺+61 413 368 675
Ayan Said Colmbos Oh
🇺🇸+1 (703) 459-6943
Faduma Muse
🇺🇸 +1 (612) 806-7516
R416 karamel four floor
Kowsar fashion
Karmel mall.
🇨🇦+1 (647) 741-7888
Ayan Jawanle Canada Toronto Suuqa Ceelgaabta Unit 2.
🇬🇧UK-Shamso Xaaji
+44 7950 708989
🇬🇧UK Ayan
+44 7852 231610
🇬🇧Abdulkadir Said, Bristol, UK:
+447472666202
‬🇸🇪Ayaan
+46 76 418 04 70
🇩🇪Fadumo Haji
+4915218752921
🇰🇪Sahra Adam
‪+254 700466612
If you like my content pls SUBSCRIBE, LIKE and COMMENT :-)
======================================================
CONNECT WITH ME
-Instagram: nimahass___
-Tiktok: @NurseNima
-Inquiries : nimah.nurse@gmail.com
WAAD MAHAAD SANTIHIIN ! :-)
Subscribe, like and notification button provided by:
www.vecteezy.com/video/783661...
Subscribe Button Green Screen Left Side Stock Videos by Vecteezy

Пікірлер: 181
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
MADHAAFAAN PRODUCTS Kala xiriir nradaan👇🏾 Amal Hargeeysa +252 63 4007085 Zainab Australia 🇦🇺+61 413 368 675 Ayan Said Colmbos Oh 🇺🇸+1 (703) 459-6943 Faduma Muse 🇺🇸 +1 (612) 806-7516 R416 karamel four floor Kowsar fashion Karmel mall. 🇨🇦+1 (647) 741-7888 Ayan Jawanle Canada Toronto Suuqa Ceelgaabta Unit 2. 🇬🇧UK-Shamso Xaaji +44 7950 708989 🇬🇧UK Ayan +44 7852 231610 🇬🇧Abdulkadir Said, Bristol, UK: +447472666202 ‬🇸🇪Ayaan +46 76 418 04 70 🇩🇪Fadumo Haji +4915218752921 🇰🇪 Sahra Adam ‪+254 700466612
@Adsc1000
@Adsc1000 Ай бұрын
Ok Mahadsanid
@maryanaden9374
@maryanaden9374 Ай бұрын
Walaaleey adiga waa ku aragnay oo illaahay wiilkaagii kuu caafiyay ama dhuux geel ha kuugu caafimaado ama ilaahay qudradiisa iyo awoodiisa ha kuugu caafiyo ma noo soo gudbin kartaa qof ama labo kale oo alle ugu caafiyay
@malyunmuhamednorahmed8897
@malyunmuhamednorahmed8897 Ай бұрын
Walaaley aniga 2sano ka badan aan siinooyaa wax aan ka faaiiday kaliya hurdo iyo caloosha oo caadi ugu socoto awal calooshiisaa adkeed
@lakiabdi
@lakiabdi Ай бұрын
Wall see ku heli karna yurub baan jooga dhuuxa geela ​@@malyunmuhamednorahmed8897
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Ай бұрын
Hooyooyin ilmihi ay siyeen dhuuxa caadi noqday inay media kasoo hadlan ba wanagsan ilaa hadeer amaanta dhuuxa ayaan aragna lkn Hooyo leh ilmahaygi horumar baan ku arkay maanan arag
@Amaal6-vl9yj
@Amaal6-vl9yj Ай бұрын
Waa runtaa dumarow ka soo Warman dhuuxa geela gabdha ibinaysa mooyane ee business ka furatay ee qof kale oo Leh ilmahayga ayu wax u taray ma aragno
@qalimuuse1022
@qalimuuse1022 24 күн бұрын
Wakhtibuu ubahanyahay cid joogtaysa ayu ubahanyahay
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 Ай бұрын
Mashaallah’s jazakumuAllah qeyrka wax badan idiinka faideey
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 Ай бұрын
Shukran Jazaakallaahu kheyr
@NazAxmed
@NazAxmed Ай бұрын
Loving the quality of the video and great interview 😍😍😍
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
So sweet 🥹 thank you sis
@zahrafatouma3755
@zahrafatouma3755 Ай бұрын
Masha allah taslim yadaka
@MilgoHoussein-ty2nk
@MilgoHoussein-ty2nk Ай бұрын
Waxaad bariidiin Allah ducoyinka quranka sidaa nabii Yaqub uu ubadkiissa uu guu duceeye iyo magac Allah oo ubadka loogu akhriyo biyo deena laa siiyo ya Jaliilu iuo quraa'ka oo la baroo iyo salaada oo tukaadan insha Allah waa caafimaadayaan amiin
@ayannitta
@ayannitta 8 күн бұрын
Masha Allah jazakallah kheyr sister ❤❤❤
@user-kp1gd4wu4n
@user-kp1gd4wu4n Ай бұрын
❤❤khayr Allaah hadin siiyo
@SahraLifestyle
@SahraLifestyle Ай бұрын
Masha Allah ❤
@fatimamohamoud2287
@fatimamohamoud2287 2 ай бұрын
Keep Shining sis♥️
@nursenima
@nursenima 2 ай бұрын
Thank you Fati 🥰
@user-sz6pt5rz9k
@user-sz6pt5rz9k Ай бұрын
Nabigeena S c w
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 25 күн бұрын
Hada ka hor waxan arkay hoooyo tidhi ilmo iyaa aad iiga xanuusanaa dhakhtar iyaan kula daalay waxan siiyay dhuuxa geela nasiib wanaag waxan kala kulmay caafimaad iyo cayil korsiin itaal fiican waan qaadan waayay
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 ай бұрын
Mashaa Allah. Allah caruurta ha ino caafi🤲 Waa shaqo fiican🙏
@nursenima
@nursenima 2 ай бұрын
Ameen 🤲🏾
@zulekhaabdi1307
@zulekhaabdi1307 2 ай бұрын
I really need her contact please
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Ай бұрын
Walaal mahadsanid waxaa fiican in aad nala wadaagto, ilmaha oo ayagana hadlayo Oo shekeenyo
@ikhlaasahmed1885
@ikhlaasahmed1885 Ай бұрын
Mashallah sister, This is a wonderful and such a beneficial interview. I've personally been ordering dhuux and cosmetics from Madhaafaan and its a life changer. Shes a caring woman and always wants whats best for her customers✨️
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Machallah walalo
@shukrisharif2607
@shukrisharif2607 Ай бұрын
Hi sis where do u order it from
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
@@shukrisharif2607 which country do you live in?
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 Ай бұрын
Allxamdulilah markasto qeerka la niyesta allaha ku caafiyo Io caruurta islaamka🤲
@abdiazizrabi8941
@abdiazizrabi8941 Ай бұрын
Somalina waxey taqaano geelbaa jira
@bilanhassan3694
@bilanhassan3694 2 ай бұрын
Allahumma barik, Nima. Waax badhan ayaan ka bartay videogaan. Inoo soo badhi walalo. 🙏🏾💪🏾🫶🏾
@nursenima
@nursenima 2 ай бұрын
Jazakallah khair walalo haye 💕
@aminayussuf8199
@aminayussuf8199 Ай бұрын
Ma cunikaraa qof cagaashowo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Iinsha allaah bal soo sheeg inta kaa gadata dhuuxa maxsuulka ama result ka laga helay
@ahmedawsaed9041
@ahmedawsaed9041 28 күн бұрын
Xuuka la yirahda dhuuxa geela alxamddullilah hadii xukadii ay dawo sare noqotay
@Adsc1000
@Adsc1000 Ай бұрын
Mashaallah walashey allahya cafiic wan uu bahanahay dhuxa geela Hahke ka dalbada walalo.
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Halkeed dagaan tahay
@ubahabdi2279
@ubahabdi2279 Ай бұрын
Mashaa allah
@hamdimohamed1388
@hamdimohamed1388 29 күн бұрын
Jisakalah abaayo
@sahraciise6219
@sahraciise6219 2 ай бұрын
Asc wr wb mäsha Allah wan idin salaamay. Wa arin wanaagsan Finlad ayan jogaa xageen ka heli karaa
@nursenima
@nursenima 2 ай бұрын
Wa aleikoum masalam, Waxaa la xirirta Ayaan oo jogta Sweden +46 76 418 04 70
@sahraciise6219
@sahraciise6219 Ай бұрын
​@@nursenima Jazaakilah khayr abaayo
@kinsialin8009
@kinsialin8009 Ай бұрын
Sax mashaAl, rasulkena scw baa inoo sheegay ina cudurkastaa daawo leeayahy alxamdulilaah ha la raadsho daawoyinka
@ubahguled5047
@ubahguled5047 Ай бұрын
Walaalow xagee lagaaga soo xiriir karaa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Comment section firii
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Maasha allaah anigu kuma degdego waxyaabaha soomaalidu wareejiso some how balse soomaalidu waxay tiraahdaa nin bukaa boqol u tali
@aamsheikh
@aamsheikh Ай бұрын
Dhuux geel hadaan lagudawoobina waa cunto dabiici ah wax noo dhimimaayo
@creativemind8924
@creativemind8924 Ай бұрын
Walaal waan ku salaamay Fadlan xaggee baan ka helaya ashwaganda powder ah
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Powder ashwagandha online kaa dalboo Amazon
@falcon4137
@falcon4137 Ай бұрын
Walaalo adigoo mahadsan Kolkaad wareysanayso qofka waxaa haboon inaadan dhex galin oo aad qofkaad wareysanayso u ogolaataa Inuu dadka gaarsiiyo fariinta dhowr mar ayaad ka dhex gashay warbixinta marka intaana waa talo ee amar maaha
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
👍🏾
@basharoahmed9425
@basharoahmed9425 Ай бұрын
walaaal waxan joogaa uk xageen ka heli karaa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Walalo comments section eeg
@waayeelcalling9960
@waayeelcalling9960 Ай бұрын
Cibwaan sahra iisoo dir fadlan Australia perth ayaan joogaa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Comments section walal
@habibaibrahim3328
@habibaibrahim3328 Ай бұрын
😂UK halkee laga helaa?
@rainmercyfromourGod9135
@rainmercyfromourGod9135 2 ай бұрын
Seattle wa baan jooga xagee ka heli karaa huuno
@nursenima
@nursenima 2 ай бұрын
Walalo Minneapolis baa kuguu dhaaw Faduma Muse 🇺🇸 +1 (612) 806-7516 R416 karamel four floor Kowsar fashion Karmel mall.
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 Ай бұрын
Caydayn yaa uhaya? Dhuuxan yaa sheegay oo baadhay oo dad kutijaabiyay oo warbixin ka qoray ama buugaag faa iidada ama wax yeelada ama saamaynta dhuuxa?
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 Ай бұрын
Nabiga csw aa sheegay faa iidada uu leeyahay xittaa kaadidiisa aa faa iido leh quraankana waa lagusheegay mucjisadiisa gaalada hadaa rabto waxey kuusheegeyn raadso waa arkeysaa in ey leeyihiin caanaha geela kansarka uroonyahay dhuuxana is kabadaay walaahi markaan soo qaangaaraayay illaa 20sano aan maalinkasto cunijiray sariirta xitaa kama aan dhargijirin markasto waan raboonjiray walaahi inaan Jamaac sameeyo habeen iyo maalin
@shukrijama3926
@shukrijama3926 Ай бұрын
Asc.I live In Norway.How do i get it.
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Sweden aya kuguu dhaw Ayaan +46 76 418 04 70
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 Ай бұрын
Dumaradan meel kasta waxaasaa daawo ah ama waxaasaa laysmariyaa la taagan hadalkooda ma aamino inta badan
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r Ай бұрын
Dhuxa faido bdn bu leyahy qofka jabey xita wagu daweya
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
Walaal sidaan ku helaa meel aan kalo soo xiriiro
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
nimah.nurse@gmail.com iila soo xiriidh
@fatmaomar135
@fatmaomar135 Ай бұрын
Waada helisaa
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 6 күн бұрын
Ilmaha dalki geeya cilmi baariayo ayaa sheegay haday ubadka ciyaarta badiyaan school ageka ka hor wireska maskaxda dib isku adjust gareeyaan oo caadi ayuu noqdaa. Marka geeya dalki.
@ikraanyusuf4464
@ikraanyusuf4464 Ай бұрын
Xagee ka dalbadaa wllo Number ka maamada ma soo dhigi karta
@ikraanyusuf4464
@ikraanyusuf4464 Ай бұрын
Canada
@zoloz1002
@zoloz1002 Ай бұрын
Habo asc London ayaan daganahay number ka xageen ka helaa jasakalaahu khary
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
UK-Shamso Xaaji +44 7950 708989 🇬🇧UK Ayan +44 7852 231610 🇬🇧Abdulkadir Said, Bristol, UK: +447472666202
@Umu-amiin
@Umu-amiin Ай бұрын
Australia Perth ayaan joogaa xaggeen kahelikaraa walalo please iisoo jawabtiinu muhiim bay iitahay
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Zainab Australia 🇦🇺+61 413 368 675
@ShCaliCafif-xr5cd
@ShCaliCafif-xr5cd Ай бұрын
Dhuuxa meel walba wll wad jahelaysa
@fadumamohamed8341
@fadumamohamed8341 Ай бұрын
Asc abayo guruubka ad kujirtaan hooyo yinka ciyaalka Autismga maigu sodarikartaa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Walalo gruubka waa Ottawa Canada uun
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
Anigu waxan haystaa ilmo otiisan wax bur kujiro macuno caano hilib iyo wax xoolo ku jiraba uu urinayaa markii hore kaluun ayuu cuni jiray isagiina wuu joojiyey kii fereeshka ahaa ka qasacada ah see ku siiyaa
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 Ай бұрын
Kaluunka gasaca uma fiina abaayo kiimiko ayaa ku jirta
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
@@leylaahmed4161walaal kii kale uu iga diiday waanu matag badanyey waxaanu doonay hadaad afka ugeliso carabka uu saaro matagiina wuu ku xigaa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Walal eggs ka uukuun ku tijaabi iyo fish oil omega3, maaskaxda ayu furfuura
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
@@nursenima wan sii yaaa labadaa balse ukunta iyadoo karsan ayuun buu cunaa
@user-bd6do8tp7w
@user-bd6do8tp7w 2 ай бұрын
Masha Allah Canada Toronto aya laka hela lakin Ottawa malaka heyla wallal
@nursenima
@nursenima 2 ай бұрын
Sax walal Toronto
@fadumosahra734
@fadumosahra734 Ай бұрын
Walaaleey in kula xiriiro ayaarabaa halkeen kaala soo xiriira
@fadumosahra734
@fadumosahra734 Ай бұрын
Anaa kula soo xiriiraayo ee ii sheeg halkaan kaala sooxiriiro
@fadumosahra734
@fadumosahra734 Ай бұрын
​@@nursenimaani Ottawa kula joogaa qofta aad channel kaaga ugu xayay siinayso subagan dhib baan sheegtay maxaad jawaabtii dacwadayda aad u tirtirtay ilayn qoftaan adigaa keenay dhuux baan ka gatay lacagtii baan diray way heshay cadayntii baan hayaa qofkaa iigu dhiib baan idhi isagaa ii soo qadaya Haye tidhi dhuuxii iguma dhiibin lacagtiina inay isoo celiso waydiiday iyo inay ka jawaabto talegonka markii aan channel kaaga ku arkay iyadoo xayaysiinaysa een qoraalka u soo qoray maxaad qoraalkayga u tirtirtay waa yaabe
@user-ue8hy6gu6b
@user-ue8hy6gu6b Ай бұрын
Sheek muddada uu ku dhacaayo?
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
ilmaakasta wu Kala duwanyaahay. Fa’iido dadaag lee baa luugu aarkay ilmoo aad uu yaar
@hodanali2354
@hodanali2354 Ай бұрын
Asc walal waxaan jogaa Australia xagee kaheli karaa psl
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Zainab Australia 🇦🇺+61 413 368 675
@Umu-amiin
@Umu-amiin Ай бұрын
Australia xaggee ka joogtaa walalo ana Australia ayaan joogaa siaan fikrado ukala faaidaysano
@khadijamediaproduction9637
@khadijamediaproduction9637 Ай бұрын
Gabadheyda wey diidantahay wallaahi waxan kusameeyo maaqaan waa iibuuxaa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Cuntadaa ugu daar ilaahay haa caawiyo Ameen
@khadijamediaproduction9637
@khadijamediaproduction9637 Ай бұрын
@@nursenima waa urine kadib urkaasey diidee
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
@@khadijamediaproduction9637 cuuntada kuu Kari suubaag uga dhiig
@abdiazizrabi8941
@abdiazizrabi8941 Ай бұрын
Horta maad waalantihiin Caruurta yaryarka eenqaan gaadhin Ayaa garanhaya dhuuxa ,subaga ashiga subaga lo,ada q
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 Ай бұрын
Walalahey waxaad iga caawisaan gabadhayda waa otisam aad ayey dhib badan tahy maanta dhan ma nasaneyso wax. Kasta wey daadineysa cuntada si dhaqan xun ayey ucuneysa markaa anigana waxaan ahey hooyo ilmo yar yar heysata oo kisto wakhti badan heysan marka waxaad iga caawisaan sideen dhaqan keeda utoosiya hore ugu mariya ama hadal baraa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Walalo vitamins kuu eeg fish oil omega 3 iyo probiotic. Dhibataadu waa caalosha ilmiihu haduun cuutada cuni Karin naafaqo maa heelayo
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 Ай бұрын
Thanks walalo nazro waan siiyey baba sharoobo mid omega3 iyo mid madam ku sawiran thy markaan siiyey sariirta ayey ka kici weysey school hadalka lagu barayeyna macalimiinti waxey dhahran cunugta maxaad siisey wey suuxsan thy mardanbe ha siinina
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Walal omega 3 hilmaaha ma suuxiyo. Waad in aad uu xisaabisiid teaspoon iyo age
@luulmahamud
@luulmahamud Ай бұрын
asc
@luulmahamud
@luulmahamud Ай бұрын
​@@nursenimaasc
@fartuunadow2344
@fartuunadow2344 Ай бұрын
Asc sister where do l get it in Minnesota number
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Faduma Muse 🇺🇸 +1 (612) 806-7516 R416 karamel four floor Kowsar fashion Karmel mall.
@hubqaad4553
@hubqaad4553 29 күн бұрын
Mamadaan numberkeeda sidee ku helaa kenya joogaaye
@nursenima
@nursenima 29 күн бұрын
Sahra Adam ‪+254 700466612
@mohamedmuuddeey239
@mohamedmuuddeey239 Ай бұрын
100L.oo Caano G.
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 Ай бұрын
😂😂😂😂 geelaa kugacangaly dheh meesha 😂😂😂😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Ilmihii miyuu hadlay bay tiri gabadhu
@fatumomohamed2795
@fatumomohamed2795 Ай бұрын
Ilaahey hakaa abaal mariyo aniga cunugaga aad buu u anfacay hurdo, daganaansho, caloosha oo usocotay iyo hadal ba baarakallahu fiikum
@Umu-amiin
@Umu-amiin Ай бұрын
Hadal intee leeg ayuu bartay walashey immisa sano ayuuse jiraa sharafey 6jir ba ijooga aan one word aqoone
@Nina55870
@Nina55870 Ай бұрын
Waxaan oo dhan iron la’aanta ayaa sabaab u ah wiilkeyga sidaas oo kale ayuu ahaa iron deficiency ayaa laga sheegay markii iron’ka la siiyey sida Abaayo sheegayso oo kale ayuu noqday xataa hadalkii ayaa u furmay dadka aan dhuuxa heli karin iron’ka isticmaala carruurtiina autistic’ga ah iron’ka ka baara
@qalimuuse1022
@qalimuuse1022 24 күн бұрын
Iron noocee siisay isheeg
@user-zx5nz8ef3b
@user-zx5nz8ef3b 12 күн бұрын
My baby is autist
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 Ай бұрын
Muxuu dhib ah uu keeni karaa dhuuxa?
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Dhib maa keeno lakin caalosha oo ku socota
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh Ай бұрын
france wll ma ka helikara
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Walalo UK iyo Sweden
@FosiyoAynab-ek7zs
@FosiyoAynab-ek7zs 6 күн бұрын
Wll Jigjia nokeen
@aminaali7118
@aminaali7118 Ай бұрын
Assalamu Allaykum walaal, can you please add me to the group. I'm a mother of an autistic child. I am in Milwaukee wisconsin (America)
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Walalo the group is only in Canada Ottawa for now because we meet in person monthly.
@farhiaabdinur5781
@farhiaabdinur5781 Ай бұрын
Asc walal nima seekuhelaa number ka mamada gada dhuuxa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Comments section eeg walalo
@fadumosahra734
@fadumosahra734 2 ай бұрын
Ascw Nimco walaaleey in àan kula soo xiriiro ayaan rabaa gabadhan aad waraysanaysid danbi bay iga gashay dhuux baan ka dalbaday lacagtii waan u diray dad u soo socda meeshaydaan ku iri iigu soo dhiib waxba iima soo dhiibin dadkii way iska soo tageen markii aan la hadlay waxay tiri lacagtii baan kuu soo celin ee isug markii aan waqti joogay een rabay in aan la hadlo telkii way iga xiratay dad magaalada la jooga ayaan u diray waa ka qaadi kari waayeen markaa walaaleey i caawi bal xaqaygii iga sii xataa fariimihii codadka iyo qoraalka een is dhaafsanaynay waa hayaa
@yaanabdiaziz8110
@yaanabdiaziz8110 2 ай бұрын
Dhuux maxaad lacag ugu bixin wllo qof qaraabada africa joogaa loo dirsadaa e lacag saas ah ma ahan
@Madhaafaan
@Madhaafaan Ай бұрын
Ilaheey maad ka cabsadid oo ka fejignaatid in aad qof islaama oo walaashaa ah been ku jaaifeysato. Mida kale meshi aan tel kaga xirtay ama dhuux kugu so dhibi wayay cadeenteda ayaa laga raba. Gabadha uso dirsaday ayaan ku diray, waa ayana heshay Ayada ayaa Nairobi uga dagtay. Rabigi na abuurtay ayaan kaga dacwooday.
@fadumosahra734
@fadumosahra734 Ай бұрын
Horta waa adigii meesha ka dal dalmaayeey Soomaaliyeey qoftaan dhuuxaa xauausiinayso noo garqaada C/Xaafid bay saanoo kale isxayaysiinaysay oon ka dhagaystay waxay sheegaysay baan rumaystay waan la xiriiray wacay tiri $100 dolar (boqol dolar ) soo diro anigoon aqoon oo meel loo raaco garanayn aayaan u diray gabar magaaladayda u socotana waa helay gabadha hotel bay daganayd ilmana way wadatay kaligeed bay ahayd oo Nairobi kasoo dhoofaysay laakiin Mambasa ayay deganayd gabadhu Sabti bay soo baxaysay gabadha qoftaana waxay tiri jimcaan u gayn oo iyadana Mambasan daganahay bay tiri tan dhuuxa bas baan Nairobi ugu gayn umu ay gayn jimce markii Sabtidii ay soo baxaysay gabadhu la gaaray ayay qoftaan tiri meesha baska ha doonato waa qof soo baxaya isla Sabtida oo kaligeeda oo ilmo wadato xaguu u doontaa waaba eaa masuuliyadeedii markii ay waxaba u keeni wayday way soo dhoofyay gabadhii Qoftaan baan la xiriiray walaaley say wax u jiraan maya alaabtii meesha baskay taala bes waxaan iri hada gabadhii way soo tagtay maxaa Tala ah anaa soo ceshanaaya lacagta baskaan kaa goyn wayahay bal lacagta ii soo dir si kasta waa yeelay ralephonkii waa qaban wayda fariimihii codka iyo qoraalkii waa soo jawaabi wayday waxaan raadiyay gabar magaalada ay joogto daganayd oo u tagtay haddana sidii bay ku tiri alaabtii meeshii baska ee Nairobi bay taalaa markaan soo celiyo ayaan lacagteeda siin waan iska aamusay Horta 100 dolar wax wayn ma aha oo waa wax aan loo dhutinayn laakiin dulmiga ciil baa ku qabanaaya markaad sisilic leh ku heshid ood waydiiso jawaabteedu ma haayo alaabtiimeshii baska ayay taala sanad bay hada ku dhowdahay anoo iska ilooway ayaan program ka haddana gabadhaan waraysanayso arkay xanaaqii baa igu kacay aan iri haday rabtaa inay umad kale lu goyso saas baa igu kalifyay inan comments kan qoro ka bacdi waan wacay ILAAHAY fadligiisa way iga qabayay waayo hore mar yar mooyiye ma ay iga qanan jirin waxaan iri maad lacagta iska keentid waaxay tiri alaabtii wali Nairobi bay taal kkkk waa wax lagu qoslo yaaab wax lala yaabo Mambasay dagantahay number baan u diray oon iri isaga soo rid waxay ahayd Khamistii hore waxba ma aysoo dirin Hadda commenting hore aya aragtay kan iga koreeyana waa iyadaa soo qortay way isoo wacday iyadoo qaylisa oo waliba caytamausa calaashan maxaad commenting iiga qortay Bal Soomaaliyeey gartaan aniga iyo qoftan noo kala qaada waxaa aan idiin sheegay ILAAHAY baa igu og been kama sheegayo lacagna mahayo alaabna ma hayo Waana wax aan waynayn laakiin dulmi intaa le eg bal car iga qaad taas baan uga Hari waayay waana mahadsan tihiin Walaalay
@zahraabdimatan311
@zahraabdimatan311 Ай бұрын
@@Madhaafaan....asc ilmuhu school ma kuu aadaa Kenya..
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 Ай бұрын
Abaayo Alle hakaaga soo qaado hadeey keeni weeydo aakhiraa ka badan
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 Ай бұрын
Soomaalidan dhuuxa iyo hilibka geela cuntaa wax aan fudayd iyo buuq ahayn ka may na faa'iidin
@user-ev5cl1wm6l
@user-ev5cl1wm6l Ай бұрын
Kkk
@LONGESTCOMMENTGETSPIN
@LONGESTCOMMENTGETSPIN 2 ай бұрын
Sc please ashwagaandha wa maxay
@nursenima
@nursenima 2 ай бұрын
in.sugarcosmetics.com/blog/powerful-health-benefits-of-ashwagandha
@fadumosahra734
@fadumosahra734 Ай бұрын
​@@nursenimawalaaley in aan kula xiriiro ayaan rabaa xaggeen kaala xiriraa
@NimoDaad
@NimoDaad Ай бұрын
Walaal maxamed sh ismail waxaan kamaqlay waa geed layidhaa guryafan
@hamdiegal3995
@hamdiegal3995 Ай бұрын
Assalamu Allaykum habo can you please add me to the group. Thank you. I’m a mother of autistic child too.
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Are you in Ottawa?
@hamdiegal3995
@hamdiegal3995 Ай бұрын
No, in MN
@HawasheikhAhmed
@HawasheikhAhmed Ай бұрын
H
@user-bd6do8tp7w
@user-bd6do8tp7w 2 ай бұрын
Huno groupe ka ina gusso biro ayan raba
@nursenima
@nursenima 2 ай бұрын
Maa Ottawa ayad joogta?
@user-bd6do8tp7w
@user-bd6do8tp7w Ай бұрын
@@nursenima montreal
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
@@user-bd6do8tp7w walal groupe ka waa hoyooyin Reer Ottawa
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Ай бұрын
Ilma yar ashawaganda ma la sin karo drda weydiyo dadow nagahan an waxba baran ilmaha yey idinka dhawacin
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Ashwaagandha caruurta ADHD ga aya la seeya wax yaar 1/2 spoon. Lakine videoga sii ficaan uu dhageeyso. Sahra waxay tirii teenage Ila 14 jiir ila 15 jiir aya uugu fiican in la siiyo. Anigu kalkaliyee cafmaad baan ahay o tacliin wan bartaay. Adigu walal taaclin so Baro
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Ай бұрын
@@nursenima Bismilah 1 2 aa na walaley ilmaha ha dilin Ana liqo kaninka ficn oo qiyas leh xata kaninka ilma 14 jir xata lama sin karo garamyadoda qaar kaninka hada furto Hal isbun iska daye fiida hore waye Hal iyo laba wa kilyo beel
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Ashwagaandha oo tablet ah baan gatay si baaban ku noqday waan taadiyey
@ruun139
@ruun139 Ай бұрын
Mailmah ayaa lsiin misa dadk waywen macuni karaa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Dadka waween waay cuni Karaan
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
Walaal adiga telofonkaga ma heli karaa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Nimah.nurse@gmail.com
@HawasheikhAhmed
@HawasheikhAhmed Ай бұрын
Waxad isheekta inu karastakolka iyo dhiikarka 29:48
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Choresterolka iyo dhiikarka iyo macaanka waa ka daawo
@kadijaali4753
@kadijaali4753 Ай бұрын
Xageen kala xirira walashan heyso dhuxa gella.
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Sahra Adam ‪+254 700466612
@lullasiradje9920
@lullasiradje9920 Ай бұрын
Salamu Aleykum who is selling in Ohio can I get the number please?
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Please check the comments section I pinned it
@HusseinNur-vf6tf
@HusseinNur-vf6tf Ай бұрын
DHUUXA GEELA AF SOOMAALIGA MIYAA KAA DHUMAAYO ILEEN LUQAD KALE AYAAD KU HADLAYSAA EE LUQADAAS NORWEGIAN MIYAA, BAL SOOMAALI KU HADLA
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Af English ayan kuu hadlay iyo Somali
@HusseinNur-vf6tf
@HusseinNur-vf6tf Ай бұрын
@@nursenima MAASHA ALLAH DHUUXA GEELA WAAN DANEEYAA, MARKA LUQADAAN SI FCN U FAHMI WAAYAY, ADIGANA WAXAAD TIRI NORWEY AYAAN 22 SANO JOOGAY, SIDAAS AYAAN U MOODAY LUQADA NORWEY. ALLAHA KUU BARAKEEYO GANACSIGA, LKN WALAAL WELIGAA KA ILAALI BEEN GANACSIGA
@fadxanuuramaxamed6010
@fadxanuuramaxamed6010 2 ай бұрын
Malin tii imisa jeer baa lasiin karaa maalin tii walaalo
@nursenima
@nursenima 2 ай бұрын
Walalo Horta Hal Maar malintii kuu tijaabi Marka laaba jeer weega kaale
@fosiyahassa3420
@fosiyahassa3420 Ай бұрын
Dhuuxa geela rabaa gabadhas yaa numberkeda i sii karo yurub jogaa
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
🇬🇧UK-Shamso Xaaji +44 7950 708989 🇬🇧UK Ayan +44 7852 231610 🇬🇧Abdulkadir Said, Bristol, UK: +447472666202 ‬🇸🇪Ayaan +46 76 418 04 70 🇩🇪Fadumo Haji +4915218752921
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Walalo, UK , Germany iyo Sweden halkii kuu dhaw
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Ай бұрын
Somaliyey beenta aan wax cadeyn ah loo heyn eed isku akhrisaan iska daaya. Xoolaha inkaatooda yey idin ku dhicin. Caruurtana masaakiintana yaan la idinka sumeyn. Wiilasha 25% way soo kabtaan. Waa wax la wada ogyahay.
@NyworkChina
@NyworkChina Ай бұрын
walahi wan qosla waxan wa qurafaadki somaalida jaahilinta w sun waxay sheegayso carurta yay niga sumayn habartan lacagta u walaatay, in ay jaahilaad tahay waxad ku fahmaysa Autismiga cudur bay u haysataa walahi wan qosla naa jaahila autismigu maha cudur ee wa dhalan yaa jaahilaa oo suntan aad la waregaysiid kala joogso dadka
@haldhaa804
@haldhaa804 Ай бұрын
Adigu bal noo sheeg ma dhuuxa xoolaha aynu waligeenba cuno baa sun ah?
@NyworkChina
@NyworkChina Ай бұрын
@@haldhaa804 maya in la cuno marku fraiche yahay wa caadi lakin qasacaad bay ku riday oo wwuxu qasacad ku jiiraa mudo baadan marka wa wax xumaaday oo sun noqday bay rabta in ay ka gado dadka marka waxan dhuuxa maha ee wa sun hada ma fahamtay ee iska ilaaaliya wa qas qas kimika ah bay gadaysa
@MaxamedCabdirashid-mm4qp
@MaxamedCabdirashid-mm4qp Ай бұрын
Asc wll fadlan teelka WhatsApp kaga numberka inoo soo qor
@nursenima
@nursenima Ай бұрын
Waxaa ku qoraay comments section
10 CAALAMADA AUTISMIKA
8:18
NurseNima
Рет қаралды 1,5 М.
HOOYO ARIN FARXAD | LAYAAB LEH SOO BANDHIGTAY. ADHD | AUTISM
32:09
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 84 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Qiso Argagax Leh Oo Aad Lailmeyn Doonta Ustaad Nimca Xassan
14:15
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 29 М.
Faidoyinka Caafimaadka ee Filfisha  U Leedahay Dadka
8:17
Adar Cooking
Рет қаралды 23 М.
Caanaha Geela ayaa ka badbaadiyey xanuun khatara !
4:29
AYUB SHOW
Рет қаралды 3,2 М.
Wolfram Physics Project: Relations to Category Theory
3:54:12
Wolfram
Рет қаралды 454 М.
MANATA IYO  ROUTINEKEYGA RAYAN BAJAJ
6:44
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 245 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН