Mansha allaah tabaraka llaah xbbti alle haku xafdiyo
@maryambishar19132 жыл бұрын
Naciima cadey waxa rabna babeelmada in aad kaso hadashid insha allah
@dahabbashiir4006 Жыл бұрын
❤ mashallh
@abdibasid71612 жыл бұрын
Walal Adiga Oo Aad U Mahadsan Waxan Ka Mid Ahay Asxaabta Chanelkaga Ku Xiran Wax Badan Ayaan Ka Faaidaa Lkn Hal Talo Ayaan Ku Siin Lahaa Codkaaga Fasiix Ka Dhig Yacni Qolka Studio U Bedel Waayo Hadaa Markaad Hadasho Qolka Ayaa isla Yeer Yeeraya Bal Yuutubleyda Kale Cod Kooda Iyo Kaaga Is Ku Fiiri Ee Insha Allah Codka Wax Ka Bedel Oo Sida Uu Hada Yahay Fasiix Ka Sii Dhig Mahadsanid
@haweeyomaxamed45072 жыл бұрын
asc masha allh abaayo Naciimo❤❤❤🙏
@maryambishar19132 жыл бұрын
Alle dardii ban ku.jecelahay qosolkada ban jecelahay oo kaftanka kujira
@hareisonuur89272 жыл бұрын
Asc abayo mahad said aad baan u jeclahay barbaroniga
@hamdiabukarmuhudin1102 жыл бұрын
❤❤❤❤❤💯💯💯💯
@Abdi-YT-LG Жыл бұрын
👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️
@muniishmuniish89832 жыл бұрын
Thnks cuntada ugxanta lagu badiya noso gili sister
@monaahmed57002 жыл бұрын
Waxaan ku waydinayaa wallo lugahayga waxaan ku arkaa dhiig xidhxidhan markaa waxaa furfura waxaan rajayniyaa inaad ka so hadasho