FAAHFAAHIN WEERARKA SIR-AA'IIL EE IIRAAN - XAGGEE LA DUQEEYAY SIDEESE WAX U DHACEEN?

  Рет қаралды 42,138

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 3 сағат бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@ClaahiBare
@ClaahiBare Сағат бұрын
Maraykankamamaqna
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 3 сағат бұрын
DHAMAADKI YAHUUDA AYA SO DHAWAADEY ALLOW ADUUNKA OODHAN KAWADA TIR TIR QAARAD WALIBA AYBA JOOGAN ALLAH KA TIR TIRO
@Muhyadin-n2k
@Muhyadin-n2k 3 сағат бұрын
Ilaahay ha jabiyo yuhuud iyo reer galbeed
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam 36 минут бұрын
Alxamdilaah AlxamdilaahA hadii aan wax dhibaato lagu sameen iiraan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤😊
@ruumiali5495
@ruumiali5495 3 сағат бұрын
Alaahu akbar ❤❤❤❤ inshaa alaa dhamaadkii yahuuda a soo dhaw
@Baananews
@Baananews Сағат бұрын
Mahadsanid wa war ad logu kalsonankaro HBN war sugan
@MahamedAli-c3f
@MahamedAli-c3f 3 сағат бұрын
Haanku wada salino nabigeena scw scw scw scw scw
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 сағат бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 Сағат бұрын
Dhulgariir iyo cadho ALLE idinku dhac yuhuud iyo reer galbeedka aamiin aamiin aamiin
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 сағат бұрын
HBN WARIYE CAJIIBA OO WAR SUGAN NOO KEENA I GIVE HIM 5 STARS 🌟 🌟 ⭐️ ⭐️ 🌟
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 48 минут бұрын
Duhur wangsan HBN online mawliid xaaji cabdi wllo waad salmtihin bryahan wan ika maqna guul wayn musliminta ❤
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 сағат бұрын
Iran 🇮🇷 haday aysan ka jawaabin oo khasaare kle weyn u geysan yuhuuda waxba lama joogte wlle
@rayanaahmed6639
@rayanaahmed6639 Сағат бұрын
Waa wariyahakaliya EE aan warkiisa ka bogto mahadsanid mowliid
@axmedcali9128
@axmedcali9128 3 сағат бұрын
Wararka raga sooqaata ka yuhuuda iska dhaafa wa nacdal ragu waa iiran xamas iyo xisbullah guul carabeey marya wayn
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Сағат бұрын
Thank HBN online tv.
@salmaosman474
@salmaosman474 11 минут бұрын
Mahadsanid wariye,
@halimaaliabdullahi1262
@halimaaliabdullahi1262 3 сағат бұрын
Naclatulaah mareeykan iyo yahuud
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 3 сағат бұрын
Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan,ilaahey masiibo deg deg ah haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin
@AbdirahmanHassan-f2q
@AbdirahmanHassan-f2q Сағат бұрын
Ilaahoow dhulgariir u keen yahuuda. Yaa rabi
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 2 сағат бұрын
Hadad jeceshahay jabka yuhuuda like saar
@ilyasAli-yn9vh
@ilyasAli-yn9vh 2 сағат бұрын
Waxa layidhi doqoni xadhkaha lagu xidhayo ayay gacmeheeda kusidata Yuhuudeey burburkinu waa farxadayda wanad burburi goor dhaw 😂😂😂
@ahmedmuse327
@ahmedmuse327 Сағат бұрын
Asc Mowliid Malagabaqay Xaruma muhiimka ah
@husseinnoorhillow
@husseinnoorhillow Сағат бұрын
Guul Allahu Akbar
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 3 сағат бұрын
Guul iraan Allah haguuleeyo iraan ,Allah hajabiyo cadawga iyo xulufadiisaba😂😂😂😂aamiim
@AbdulaahiAli-w1n
@AbdulaahiAli-w1n 3 минут бұрын
Bismillaah.arraxmaani.arraxiim.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.rabbi
@abdikadirgaagaale6820
@abdikadirgaagaale6820 2 сағат бұрын
too late baad tihiin team HBN mar hore ayaan idin sugaynay sxbayaal
@abdirizaqcali6646
@abdirizaqcali6646 2 сағат бұрын
Asc walaalkeey Arintii Ruushka Mahimaantay Mise War asugan Kama Heysid Miyaa
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 Сағат бұрын
Dantaa u runsheegtay shacabdile masheexine waa la shiiqiyey wuuna shuuqay shibna waa ku xigtaa ??
@saafi1302
@saafi1302 2 сағат бұрын
Maraykanku wuu lashaqeynayaa yuhuudu ninka reysalwasaare u ah waa nin dhimirka looga jiro dhiigvinuu arkuu ku caafimaadi karaa maraykan hadaaweeyaan nitinyaaho marka hore markaas latashi waa ayvlasameyn karaan
@aminina100
@aminina100 43 минут бұрын
Been badanaa marekanka ayakaba number one ka ah dagaalkan waa rufiyaanka weyn. Aniga waxaan oran lahaa hadda yey jwaab bixinin Iran waa in ee sugaa mudo marka ee ilaawaan yahuuda in la weraraayo ha ku qabtaano Bom 💣 Allahu akbar Iran 🇮🇷 guul baan u rajeynaa
@YoussoufMohamed-kz2gm
@YoussoufMohamed-kz2gm 2 сағат бұрын
Mowliidaw waxan u malayn in jabkii yahuudu soo dhawaaday
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 2 сағат бұрын
Aniga ilama aha in Iran ay jawaabayso maadaama oo weerarkii Israel uu fashil ku dhamaaday.
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 2 сағат бұрын
Guuul insha alh iiraan
@YoussoufMohamed-o7v
@YoussoufMohamed-o7v 3 сағат бұрын
Asc
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 2 сағат бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo dhibta haysata ka dulqaad yarabi oo yahuud bur,buri
@aftinkabishar7576
@aftinkabishar7576 2 сағат бұрын
Allah akbar llayhow reer falastlin inshallah
@daahirhasan
@daahirhasan 2 сағат бұрын
Allahu akbar
@yusufnuur7550
@yusufnuur7550 12 минут бұрын
❤❤❤❤guul Iran 🇮🇷
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 2 сағат бұрын
Waad seexatay Saaka HBN.
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 2 сағат бұрын
Yahuudu wXba lama hadhin waxii ay awood lahyiid oo dhann ayay sameeysay difaaca iiraan oo aad u sareeya ayaa ka hortagay guuul
@jamaabdi8108
@jamaabdi8108 3 сағат бұрын
xalay waad seexatay ❤
@AshoAbdi-h7s
@AshoAbdi-h7s 3 сағат бұрын
Mowliid maxaad yahuudu warkooda usooqaadaa
@Khadramaxamuud-m3y
@Khadramaxamuud-m3y 3 сағат бұрын
Qudhunkeenii baadrabtaa miyaa
@Farh940
@Farh940 3 сағат бұрын
Hbn
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 сағат бұрын
Maraykanka iyo reer galbeedka oo dhan baa ku duulay iran is dabaalinta waa lagu yaqiinay
@RaxmaHadija
@RaxmaHadija Сағат бұрын
Iraaaaan guuuuuul gushu was xaggena
@Muhyadin-n2k
@Muhyadin-n2k 3 сағат бұрын
❤❤❤IRAN❤❤❤ GUUl❤❤
@ahmedmuse327
@ahmedmuse327 51 минут бұрын
Asc Mowliid waxaa noo dhiman Warkii Ruushka muxu kacaawiyay Iran?
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 сағат бұрын
Wa in Iran sitoos dhulka ulasintaa baxrayn lacnatullah munaafiqiinta
@halimaaliabdullahi1262
@halimaaliabdullahi1262 3 сағат бұрын
Habalyo iiraan hadii hawadoowda ay difaacdeen
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 16 минут бұрын
Iran yaanay waxba sugin lkn si degdeg ah ha ugu jawaabto sahyuuniyada oo la edbiyo.
@CabguCada
@CabguCada 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdirisaaqabukar1158
@abdirisaaqabukar1158 3 сағат бұрын
Lakin mowlid warka waa lasi tahday
@MudalibMaxamed-y2g
@MudalibMaxamed-y2g 2 сағат бұрын
alahu agbar
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 24 минут бұрын
Maraykan khaniis waxa la joogaa waqtihii reer luud la iska xorayn lahaa
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 3 сағат бұрын
Oo ,miyuu ka maqanyahay hadda?
@SaladMaxamed-x9e
@SaladMaxamed-x9e 2 сағат бұрын
Always ruushkii
@CabdullahiMaxamed-pt4sx
@CabdullahiMaxamed-pt4sx 2 сағат бұрын
HBN.asc❤❤❤❤
@AbdiIsman-m1h
@AbdiIsman-m1h 14 минут бұрын
Yuhuda allaha kusaludo doulkarir
@farduusmaxamed1780
@farduusmaxamed1780 2 сағат бұрын
Too late walaal, sida kale aadbaad fiicantihiin
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 3 сағат бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 13 минут бұрын
Maraykan waa ayga yuhuuda kamana maqna lkn waa in abaalkiisa la mariyo lagana sifeeyo bariga dhexe waayo waa cancer
@salmaosman474
@salmaosman474 8 минут бұрын
Waxan u maleynayaa xirsi-faruur xag alle kasocda inuu yahuuda ku soo fool-leeyahay
@saafi1302
@saafi1302 2 сағат бұрын
Jawaab habixina ee xuuti iyo xisbullaah ku hubeeya hub ay eedaan
@mohaciidey8032
@mohaciidey8032 18 минут бұрын
Ustaad hal qodob oo warka eh aa kataktay ruushka maxuu ka cawiyay iiraan
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 сағат бұрын
Mawlidow imika ma waxaad sheegaysaa wargaysyada saxaafada sahuuniyada iyo maraykanka oo dhamaantoodba ah cadawga islaamka adigu ayaa tahay nosheeg oo iscadee
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 11 минут бұрын
Israel waxa jabiyey xisbulah iyo xamaas markaa ceebtooda ayey rabaaan in ay ka jeediyaan indhaha aduunka
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 22 минут бұрын
Maraykan iyo yuhuudu waa labada ugu xun aadamaha waxa la joogaa waqtigii la iska dhicin lahaa argagixisada fulayda ah
@Baashi96
@Baashi96 Сағат бұрын
taariikhda hijriyada marnaba kama taktik legend baa thu sidaas lee ku wad mowliidoow
@rayanaahmed6639
@rayanaahmed6639 Сағат бұрын
Muslimiinay ducadabadiya
@salmaosman474
@salmaosman474 10 минут бұрын
Hada qasaare badan looma geysan waana la arkay fulaynimadooda
@Engineer-l1l
@Engineer-l1l 2 сағат бұрын
Iiraan ciyaar mood
@saafi1302
@saafi1302 2 сағат бұрын
Weerar tijaabo aj buu ahaa ha is ilaaliyaan nidaamka difaaca iraan baa latijaabinayey
@kaasimhashi4202
@kaasimhashi4202 Сағат бұрын
Mudane mawlid. Nidamka difaaca ee israil waadna bartaye kan xoogggga badan ee Iran magacmale miyaaa????????
@AbdifataxAli-k2k
@AbdifataxAli-k2k Сағат бұрын
🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷
@saafi1302
@saafi1302 2 сағат бұрын
Ciraaq iyo suuriyey duqeeyeen diyaaradaha
@TalyeMoboro
@TalyeMoboro Сағат бұрын
Waxa.dhulgariirka.lagubeegay.salaadiì.subax😊
@sharmakeshyonshasan341
@sharmakeshyonshasan341 3 сағат бұрын
Nuclear bay tku ijabisay dhulka hostisa Israel tasi aya keenta dhulgariirka koban
@IssackAdanAbdirahman
@IssackAdanAbdirahman 2 сағат бұрын
Wad lasodahdeen warka saka very late
@cabdiimaantaani-zw6cv
@cabdiimaantaani-zw6cv 2 сағат бұрын
Habsan batihiin maanta
@MacruufMacruuf-im9dz
@MacruufMacruuf-im9dz 2 сағат бұрын
Ma ada yiri
@WaailAnwar
@WaailAnwar 2 сағат бұрын
Alaah Ayaan ka Megan galley in iiraan wax yellow ay gaarsiiyaan gaalada is bahay satey
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 9 минут бұрын
Warkii Russia 🇷🇺 ma ilowday
@hawabulhan4149
@hawabulhan4149 2 сағат бұрын
Yuhuud balaayo ha ku dhacdo
@mahamoudbarreh3467
@mahamoudbarreh3467 3 сағат бұрын
Muxuu kacaawiyay ruush iiraan weerar kii israa il kusaaday
@AhmedIsaac-l1s
@AhmedIsaac-l1s Сағат бұрын
🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@abdirahmanadandahir4919
@abdirahmanadandahir4919 3 сағат бұрын
Weerar culus ma dhicin xayeysiiska ka daa
@Hansotraveller
@Hansotraveller 3 сағат бұрын
Ilhayow dagaalka sii faafi oo bariga dhex
@Ahmed-c6z7b
@Ahmed-c6z7b 2 сағат бұрын
Aan kuwada salina nabigeena scw scw
@farduus_
@farduus_ 56 минут бұрын
Waxan maqli jiray dulmi samee ooyin ku dar cakuya yahuuda iyo ooyinteda 😂😂😂
@Khadijo60
@Khadijo60 25 минут бұрын
Yuhuud waa beenaalayaal lama aminayo Iran wexey sheegtaan maqleynaa iyagaa runta ku dhow
@MohamedTahliilmohamed
@MohamedTahliilmohamed 2 сағат бұрын
masee xateen xalay maxaa idin helay horta aaway deg deg idinkama hayee maxaa aaway mohamed cadde
@saafi1302
@saafi1302 2 сағат бұрын
Waa been hubkisa dhan bariga dhexuu isugu keenay
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 сағат бұрын
Dadoow nimankan soomaaliga halabaro iyo sidawax loosheego mayaqaanaan cida cadawga ah ' makala yaqaanaan xaq iyo baadulka sidoo kale hadaladoodu waa sida dameera haaa haaa haaa dhabanaaya waayu fiiriya markay hadlayaan waa hadal iskabaxaaya oo damiir iyodamqasho la'aan socda oo aan lahayn dareen la'aan
@cakuuleyare7730
@cakuuleyare7730 2 сағат бұрын
Dhulgariiir udhamaada gaalooy
@hanafarxaan4309
@hanafarxaan4309 33 минут бұрын
Way garanayaan danahooda
@IbraahinAbdiibraahin
@IbraahinAbdiibraahin 2 сағат бұрын
Ibtaahin
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 сағат бұрын
Dhulgariirka kubilaawaday inshAllah kan kuxiga waa kii eey ciida ka hoosmari doonan Nacaladi ha kudhacde yahuuh iyo waxa lajira iyo munaafaqiinta sheegtay ” Muslinka” guul iyo gobanimo waarata dadka muslinka odhan
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 сағат бұрын
HBN WARIYE CAJIIBA OO WAR SUGAN NOO KEENA I GIVE HIM 5 STARS 🌟 🌟 ⭐️ ⭐️ 🌟
@AlialiIsaak-n9x
@AlialiIsaak-n9x 3 сағат бұрын
Asc
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 сағат бұрын
HBN WARIYE CAJIIBA OO WAR SUGAN NOO KEENA I GIVE HIM 5 STARS 🌟 🌟 ⭐️ ⭐️ 🌟
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 81 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 49 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 11 МЛН
IRAN OO SOO BANDHIGTAY SIDAY ISKAGA DIFAACDAY WEERARKII ISRA
11:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 76 М.
DEG DEG TAKSIILE HASHIM QABIILKISA & QAABKU U DILAY HOOYO WARIS & CARUURTEDA
42:31
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 81 МЛН