Xasan Aadan Samatar & Xaliimo Khaliif Magool l Caashaqa ha baayicin lyrisc 2023

  Рет қаралды 646,723

faahiye lyrics

faahiye lyrics

Күн бұрын

Пікірлер: 94
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 4 ай бұрын
Dumistii Aqalkayga iyo Arooskii Inankayga ,National thaiture 1977 Long time❤❤❤❤
@SAPERDX
@SAPERDX 4 ай бұрын
Adiga oon cuud dhaqan Caashaqan ku taabtaan Cudur daar u yeelee Ceeb kale miyaan dhigay❤
@AbdirahmanIid-n8q
@AbdirahmanIid-n8q 14 күн бұрын
Hal abwaan oo imika heestan samayan kara majiro
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
Caashadu ilaahay Cirka taagay udubli Ciidana ka dhigay Gogol Webiyada cardamiyo cidhafyada bad kaga Cidhay iyo buuraaaha Culus Cimrigeed aduunyadaa Waxaa jiraa col iyo nabadee caydhiyo Nin xoola leh iyo laba is caashaqay Caawana kmay tagin Caynkaynu ku ogeyn Adna calafka ku Qoran cuuna saage maayee Caashaqa ha baayicin Caashadu ilaahay Caradeena joojee Aadan ciida ka alkumay Xaawana codkiisiyo Faadh calaanta lagu Dhigay cishadaa ma Uuneyd Caawana ma nooshahay Caqliga sidaa hadalkuye Carab dalab la sheegee Ceeryaamo iyo boodh Ciiro ha isku qarinine Noloshayda caydh iyo Cilmi guraan ku fadhiyin Ku caar caari maayee Caashaqa iska ilow Xalaytaba caweeskii Canabay daruuruuhu Cimidh bay ahaayeen Caawana lagu ma oga Wakhtigii ku ciiliyo cisigiyo Wanaaguna Way is daba caraabaan Waxaana kuu cadayn Kara caamiyaha indhaha liyoo Ma ogtahay curyaankaba Cago loo ma weeyine cayn ka wax loo yidhi Ku wa cararayee ladan Inay ku cibro qataan Caashaqa ha baayicin Bada caarid maalmaha Cawa daranta fiidkiyo Caddadaa walaala cadcedii timaadaan Dadka ruux cadibano Waayhuu ku ciiriyo Mid caruusa yaa jiroo Caad iga ma saarnee Ee cilmiyada ilaahay Anigoon aan casiyin Cabsi ha igu galine Adigoon cuud dhaqan Caashaqan ku taabtaan Cudurdaar u
@munawarahmedMaxamed
@munawarahmedMaxamed Жыл бұрын
Cimrigeed aduunyadaa Waxaa jiraa col iyo nabadee caydhiyo Nin xoola leh 😢❤
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 8 ай бұрын
Baddaa caarid maalmo ah, Cawo-daranta fiidkiyo cadadaa walaalo ah, Cadceedii timaadana dadka ruux cadibanoo waayuhu ku ciiriyo, Mid caruus ah baa jira. Esh calaa hees, waxaasoo kale ayaa la curiyaa ama waa la is ka daayaa
@najiibalfa5571
@najiibalfa5571 Жыл бұрын
Dan hees ma ahan magac kale halo baxsho
@deeqomaxamed2342
@deeqomaxamed2342 Жыл бұрын
Dan hees ma ahan magac kale halo baxsho❤
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
@@deeqomaxamed2342 Waa xigmadiyoo socoto
@Bahdoninaabdi
@Bahdoninaabdi 2 ай бұрын
Bahdon abdi
@maxamedabukarjilacow9823
@maxamedabukarjilacow9823 10 күн бұрын
Waa cilmi( diineed) heestaan
@AxmedYasin-hg9lz
@AxmedYasin-hg9lz 4 ай бұрын
Badda caaarid maalmo cawo na ma nooshay sahranaxmed iyo xasan aadan samatar 😅
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Cimrigeed aduunyada Waxaa jira col iyo nabad Caydh iyo nin xoola leh💯
@maxamedciise4756
@maxamedciise4756 Жыл бұрын
Keep going sxp
@faahiye_lyrics
@faahiye_lyrics Жыл бұрын
Mahadsanid taliyow
@mohammedabdulahiahmedgeelq3449
@mohammedabdulahiahmedgeelq3449 2 ай бұрын
​😂 1:10 🎉 1:12 🎉🎉 1:16 😂🎉🎉😂❤😂 1:26 🎉😂 1:32 😂❤😂🎉😂🎉😂😂🎉😂😂😂❤🎉🎉🎉❤😂❤❤🎉🎉❤😂🎉 2:00 ❤🎉🎉🎉@@faahiye_lyrics❤😂❤😂😂😂❤😂😂❤😂❤😂🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉 2:11 🎉❤😂🎉🎉❤🎉😂 2:19 🎉😂🎉❤😂😂🎉🎉😂🎉😂🎉❤🎉 2:28 ❤🎉😂😂 2:30 😂❤🎉🎉 2:36 2:37 2:38 🎉❤🎉😂❤😂 2:49 🎉😂❤😂🎉😂😂😂❤😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂🎉😂 3:04 🎉❤😂😂😂🎉😂😢😂😂😂🎉❤😂
@nimcoxasan6881
@nimcoxasan6881 11 ай бұрын
Dhamadka Sanadka 2023 ..😊
@alibuku9951
@alibuku9951 10 ай бұрын
Rer ayooyo
@khadarnani8569
@khadarnani8569 7 ай бұрын
Kabanka in uu hadlo wax yar uga harey
@cabdikhayrbashiir1697
@cabdikhayrbashiir1697 Жыл бұрын
Hees aad iyo aad u macaan oo murti kujidho
@deeqomaxamed2342
@deeqomaxamed2342 Жыл бұрын
Hees aad iyo aad u macaan oo murti kujidho❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukriyoqanciye3793
@shukriyoqanciye3793 4 ай бұрын
Caqlaa Diiday Hadalkuu sax eraygaa walaal .......Xassan Ganey
@efatsunibraahim354
@efatsunibraahim354 10 ай бұрын
Hees waa Qaraami ❤
@AbdullahiHashi-v4s
@AbdullahiHashi-v4s 29 күн бұрын
dhagaysigeed maahin mid laga xiisa dhacaayo
@AhmedibrahimAli-u3h
@AhmedibrahimAli-u3h 18 күн бұрын
Macalinka heesaha
@MustafeCmadoobe
@MustafeCmadoobe 5 ай бұрын
Cilmiyada ilaahay anigoon an caasiyin cabsi haygu galinine
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 Жыл бұрын
Taloow cuudkan cajiibka a' maa Da'uud baa mise Jiim Sheekh Muumin ?
@AhmadmaxMuudWacdi
@AhmadmaxMuudWacdi 7 ай бұрын
😮❤❤❤❤❤❤
@KaaficiiseCali
@KaaficiiseCali Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KaaficiiseCali
@KaaficiiseCali Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@MowlidArab
@MowlidArab 4 ай бұрын
𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐡𝐞𝐞𝐬 𝐰𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐟𝐭𝐚𝐲 ❤❤❤
@AbwaanMaanka
@AbwaanMaanka 3 ай бұрын
Waf caleeg
@gardaasemedia9712
@gardaasemedia9712 4 ай бұрын
Cimrigeed Aduunyada waxa jira col iyo nabad caydh iyo nin xoolale
@mahdinuurdaahir-i9g
@mahdinuurdaahir-i9g 3 ай бұрын
mahdi 0:43 0:44
@alibuku9951
@alibuku9951 10 ай бұрын
Viva cayr
@guuledguuled1153
@guuledguuled1153 11 ай бұрын
Waaw
@dhashadhalinta-ph7cl
@dhashadhalinta-ph7cl 4 ай бұрын
dhigay laga fercalafta cadkiisiyoo xawanaa maha sida heestu deeFaahiye
@SAPERDX
@SAPERDX 4 ай бұрын
Xaawana cadkiisiyo feedh calaanta laga dhigay cishadaa ma uunayd weye somaha
@thegangsterfreefire1616
@thegangsterfreefire1616 Жыл бұрын
My ❤❤❤❤❤❤
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Jabaan maxay amin saan yihin
@IbrahimAli-d6r
@IbrahimAli-d6r 4 ай бұрын
Good music
@alibuku9951
@alibuku9951 10 ай бұрын
Hee erer ayo
@xawocalixoosh-mf2ti
@xawocalixoosh-mf2ti Жыл бұрын
Wax kale
@faaraxmaxamed6857
@faaraxmaxamed6857 6 ай бұрын
Asc wàa hees aan horay lo qadin iyado kale
@AhmadmaxMuudWacdi
@AhmadmaxMuudWacdi 7 ай бұрын
😮❤❤❤❤❤❤ 0:27
@HanadIsmaaciil-ek2zc
@HanadIsmaaciil-ek2zc 7 ай бұрын
Maadsanid
@ishqiahmed5441
@ishqiahmed5441 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@ManuurMacalin-cd5rn
@ManuurMacalin-cd5rn 9 ай бұрын
Massively
@ismailabdirahman526
@ismailabdirahman526 6 ай бұрын
Maxamed mooge heeta sheekh cilmiga dhiga
@MohamudHassanBolay
@MohamudHassanBolay 3 ай бұрын
Wabiyadaa cartama iyo cirifyada bad kaga xiran iyo buuraha culus.
@AbdirahmanAli-f9u
@AbdirahmanAli-f9u 3 ай бұрын
3:16
@NastexocabdimohaNasteexocabdim
@NastexocabdimohaNasteexocabdim Жыл бұрын
Wsts
@NastexocabdimohaNasteexocabdim
@NastexocabdimohaNasteexocabdim Жыл бұрын
❤❤❤❤
@DahirNuur-s3h
@DahirNuur-s3h 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedSaki-fy4wf
@AxmedSaki-fy4wf 7 ай бұрын
Xasan adan samatar
@AxmedSaki-fy4wf
@AxmedSaki-fy4wf 7 ай бұрын
@Mohamedali-wc8cl
@Mohamedali-wc8cl 4 ай бұрын
@ZakiCk-k8s
@ZakiCk-k8s 7 ай бұрын
𝐌.𝐚🎉🎉🎉
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@WaliidShuceeb-xk6tt
@WaliidShuceeb-xk6tt 4 ай бұрын
@SharmakeKhlif
@SharmakeKhlif 7 ай бұрын
ciyaarta 2 iyo 1 bey ku dhamatay😂
@sundusmohamutt
@sundusmohamutt 10 ай бұрын
5/2/2024❤
@2pacshaku908
@2pacshaku908 10 ай бұрын
17/2/2024 in fitness stodio Germany
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 Ай бұрын
Iyo laba iscahaqay cawana kamatagin ceynkeyna kuogen ,adna calafka kuqoro cidna segi meyse
@AhmadmaxMuudWacdi
@AhmadmaxMuudWacdi 5 ай бұрын
😢samatar
@user-hl1ko3gv3i
@user-hl1ko3gv3i 7 ай бұрын
Iajan🎉
@waqalshorts1075
@waqalshorts1075 Жыл бұрын
Heestan waa cimaamada ku tuur❤
@alibuku9951
@alibuku9951 10 ай бұрын
Galuuud
@khalidyakhi
@khalidyakhi Жыл бұрын
❤❤❤
@alibuku9951
@alibuku9951 10 ай бұрын
Mom
@MaxamuudCabdullaahijaamac
@MaxamuudCabdullaahijaamac 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😢😢
@abdifitah3942
@abdifitah3942 Жыл бұрын
3:4❤ 3:52 2
@AnuushInamohamed
@AnuushInamohamed 4 ай бұрын
❤❤❤😂😂😂
@AbdirahmanAli-f9u
@AbdirahmanAli-f9u 3 ай бұрын
9 😂🎉😢😮😅😊
@KingArizona-yd6ue
@KingArizona-yd6ue 5 ай бұрын
😢❤❤❤❤😅😅😅
@AliYare-pi5wt
@AliYare-pi5wt 4 ай бұрын
SamsungA10s
@maqdismaxamed8714
@maqdismaxamed8714 6 ай бұрын
Kkkkkk
@CabdulahiXusennuur
@CabdulahiXusennuur 4 ай бұрын
Sharma boy
@UbaxCabdilahy-jt7dn
@UbaxCabdilahy-jt7dn Жыл бұрын
🥳❤️
@siciidcadde6870
@siciidcadde6870 8 ай бұрын
2024/3/25
@ismailabdirahman526
@ismailabdirahman526 6 ай бұрын
.
@AhmedBebyad
@AhmedBebyad 2 ай бұрын
😂
@CabdulahiSheeqibraahim
@CabdulahiSheeqibraahim Жыл бұрын
HUSHHJJ
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Жыл бұрын
(Wcb)2 viking ppe23/24elite eagle-eyed).
@AbshirGaab-dq6wr
@AbshirGaab-dq6wr 10 ай бұрын
❤❤❤
@MaxamedAbdiwali-zd5kp
@MaxamedAbdiwali-zd5kp 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudSalaad-u7x
@MaxamuudSalaad-u7x Ай бұрын
@KingArizona-yd6ue
@KingArizona-yd6ue 5 ай бұрын
😢❤❤❤❤😅😅😅
@MohamedAbdulkadir-t2x
@MohamedAbdulkadir-t2x 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@KingArizona-yd6ue
@KingArizona-yd6ue 5 ай бұрын
😢❤❤❤❤😅😅😅
@HanadIsmaaciil-ek2zc
@HanadIsmaaciil-ek2zc 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AxmedCismaan-i5g
@AxmedCismaan-i5g 5 ай бұрын
❤❤❤
@MunaAxmedfaarax
@MunaAxmedfaarax 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 223 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 431 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 27 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 16 МЛН
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 78 МЛН
hassan aadan samatar & xaliimo khaliif magool Dalsan lyrisc 2023
13:45
faahiye lyrics
Рет қаралды 136 М.
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,5 МЛН
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 502 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 27 МЛН