xaliimo khaliif magool Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree lyrisc

  Рет қаралды 1,299,621

faahiye lyrics

faahiye lyrics

Күн бұрын

Пікірлер: 329
@faahiye_lyrics
@faahiye_lyrics 8 ай бұрын
Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree way dhici lahaayeen Dhismahooda weeyee Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree way dhici lahaayeen Dhismahooda weeyee Kii dhaba jaceylkuna halkii kama dhaqaaqo dhidibaa u aasan Kii dhaba jaceylkuna halkii kama dhaqaaqo dhidibaa u aasan waa sida dhillowyahan intuu laan isaga degey dhexda loogu marayee, dhakhso uga baxaayee Kii dhaba jaceylkuna looma kala dhantaaloo lafahuu dhammeeyaa sida dhuda haween yaal isu dheeli tiranoo midba dhan u baxaysoo dhinaca isa saaree dhinaca isa saaree Kii dhaba jaceylkuna waaa dhaqan wadaagiyo isu dhalasho daacad ah sida dhalanka weeyaan dheehaa caleentuyo ubax wada dhalaaliyo dhimbishaa hareeysee dhimbishaa hareeyee kol hadulamaan yahay kala duuban meynee waagaa dharaar noqon Kii dhaba jaceylkuna looma kala dhantaaloo lafahuu dhammeeyaa Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beere - Halimo Khalif Magool saxid ma qaldame waa alle heesta qoraal keeda oo sax waa kaasa ❤️🙏
@socdalboy5846
@socdalboy5846 8 ай бұрын
Big man ❤❤️🙏
@abdurahmanhilowle7732
@abdurahmanhilowle7732 6 ай бұрын
Thank you for taking time to write it 👏🏽🥰
@faahiye_lyrics
@faahiye_lyrics 6 ай бұрын
✊️🩸🙏
@ShsacadDaud
@ShsacadDaud 2 ай бұрын
2:12 2:12 2:12 2:13 2:13 2:13 2:14 2:14 2:14 2:14 2:14 2:15 2:18 2:19 2:19 2:19 2:20 😅😊😊😊😊😊😅😅😊😊
@abdifatahmousegasle9818
@abdifatahmousegasle9818 2 ай бұрын
Wllo quranka ma sida u xafidid😢
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 8 ай бұрын
Waxan dhagaysayaa anoo Hargeisa Jooga cirku Wuu Tusanyhy oo Roob ayaa isa soo xidhxidhay saacadu Waa 4:30 galpnimo Waxan heestA Ila dhagayzanya zxp Kay fahad Apdï mawliid Wlee Waa xasuus 2022👋👋😍💔
@AbdiqaniAhmedsHire
@AbdiqaniAhmedsHire 7 ай бұрын
Dhilowyahan waa geed aan keligi bixi karin oo hadaba geed isku mara xalimo khalif magool queen of voice Alle ha ku naxaristo ❤
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 7 ай бұрын
Yes
@aasiyacabdi
@aasiyacabdi Ай бұрын
Ogow isna laac ayaa kasi baxa 😊 waligaa sakaro maku dabatay? 😂
@OkayOk-iz1rr
@OkayOk-iz1rr Жыл бұрын
Boqoradii fanka somaliyeed alaa yaraxma Xalimo khaliif magool fanaanad codkeedo kale leh wali ma dhalan alle ha kuu naxariisto ❤
@XukunMahad-q4j
@XukunMahad-q4j 8 ай бұрын
Aamiin 😢😢
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@ahmedmohamud1619
@ahmedmohamud1619 Жыл бұрын
Catoosh yare, socdaal, sharma boy qofka dhageysta iyo heestan qofkii dhageysto dambiga laga simanyahay balse xigmadbaa liis dheeryahay
@Shafici49
@Shafici49 8 ай бұрын
Heestan dhegaysigeeda dambi kuma jiro oo waa ereyo wanaag iyo wacyi gelin ah.
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 7 ай бұрын
Walal dinbi ma aha
@abdihakimmouhoumednour7972
@abdihakimmouhoumednour7972 4 ай бұрын
Haaa walahi higmadbay isdheeryihiin❤
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 Жыл бұрын
Allow u naxariiso maama Xaliima khaliif magool maqalkii heestan qaaliga ah 2004 aya igu horaysay dugsigi dhexe Hargeisa waxa noo qaaday wiil reer muqdisho ah qaws adduunyooy xaalka be waayo waayo
@miicadsiciidcabdulahi4143
@miicadsiciidcabdulahi4143 Жыл бұрын
Waa ereyadii AHUN Abwaan Xuseen Aw-Awfaarax Laxankii AHUN Xaliimo Khaliif Magool Luuqdii AHUN Xaliimo Khaliif Magool Kabankii AHUN Goobe
@Xamsemaxamed-zd5ur
@Xamsemaxamed-zd5ur Жыл бұрын
Wad heysaa sxb xusen ow farax laxankii cabdikariin jiir
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Waaryaadhaheen ka daaya adeer laxanka waxa saaray alla ha u naxariistee ismaaciil cabdi Gari(ismaaciil_yare)
@FaisalAddow
@FaisalAddow 9 ай бұрын
Laxanka ma Bashir xadi axmad baa mise akarin jiir?
@istahilhusein4476
@istahilhusein4476 2 ай бұрын
Ismaaciil yare weeye ​@@FaisalAddow
@elmijabane1247
@elmijabane1247 Ай бұрын
Erayada ma Maxamed cali kaariya mise xuseen ow faarax
@XamsemaxamedRaage
@XamsemaxamedRaage 11 ай бұрын
Heetan waxan ku dhagaysaty 2024 hargysa saacdu tahay 3;24 aniga iyo nin zxp nahay nuux apdi muxumed ❤
@FadumoIbrahim-b7x
@FadumoIbrahim-b7x 8 ай бұрын
Y do we listen songs like this 549am
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 Жыл бұрын
Waa xasuus aan ka guurayn qalbigayga codka magool ilaahow kuu naxariiso
@cabdiraxmaandhagacadde8969
@cabdiraxmaandhagacadde8969 2 жыл бұрын
Saaxiib heesta halka ugu dambaysa qoraalkeeda waad khaladay. Waxaad qortay "Kol hadduu ladanyahay Kol hadduu ladanyahay Kala dhuuman maaynee Waagaag dharaar noqon" Waxayse sax ku tahay "Kol hadduu dhab naga yahay Kol hadduu dhab naga yahay Kala dhuuman maynee Waaga dharaar noqon"
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
WAR HEEDHE MA AF SOMALIGAN LAGU SOO BARIN SIDA DHUDAHA WEEYAAN ISU DHEELI TIRANOO AYAAD LEEDAHAY SIDA DHUDA HAWEEN YAAL SOO SAX QORAALKAN QALDAN AAD SOO QORTAY AF SOMALIGANA SOO BARO CIYAAL QUB QAC 1991
@samrahassan396
@samrahassan396 11 ай бұрын
@@casalasal6466😂😂😂😂 Aniga ii micnee please hadalka soo qortey, Hadalada heesaha ma fahmo because waa Af Somali wa weyn
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 Жыл бұрын
كنا نستمع و نستمتع اغنياتها منذ زمن بعيد الي يومنا هذامن خلال صوتها العذب حليمة خليف مغول الله يرحمها ويدخلها في فسيح جناته الواسعة. وارجو ان تكون اسطورة خالدة للامة الصومالية على مرالتاريخ.
@faahiye_lyrics
@faahiye_lyrics Жыл бұрын
شكرًا لك❤️
@hudaomar1044
@hudaomar1044 Жыл бұрын
الله يرحمها ويغفرلها ويجعل قبرها روضة منّ رياض الجنه
@xusenclle9810
@xusenclle9810 11 ай бұрын
❤❤
@flipofiqey
@flipofiqey 2 ай бұрын
Niyahow caruurta hadda qalaadda ee dhaha waanu heesnay maysan marnaba dhagaysan casharradaan layaabka iyo ashqaraarka leh cuudka laxanka iyo codku suu iskugu sidkanyihiin 😢 dawladnimadu waa gobanimo wacadallr dal burburay xitaa fankii wuu burburay xaliimo khaliif eebe hakuu naxariisto ayeeyo
@ifrahabdi7256
@ifrahabdi7256 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto meel kamida ereyada heesta qalad baa ku jiraan filyaa Sida dhudaha weeyaan isu dheeli tiranoo Adna sida dhuda haween yaal baad ka dhigty markaa waa sidaa keep going brother or sister 🤗
@faahiye_lyrics
@faahiye_lyrics Жыл бұрын
Waad mahadsantahay wllshey ma' qaldame waa allah🙏❤️
@mohamedbashirahmed-r6d
@mohamedbashirahmed-r6d Ай бұрын
Dhudaha marka waaa maxay walale ii faaideyoo
@muktarali2311
@muktarali2311 10 ай бұрын
Kabanka macaan waa saalax qaasim durbaankana waa aweys goobe 👏🏼👏🏼👏🏼
@FaisalAddow
@FaisalAddow 9 ай бұрын
Walaahi waxaan halka usoo galay inaan sheego kabankan in uusan gobe aheyne saalax qaasim yahay
@Suldaan1-l4o
@Suldaan1-l4o 2 ай бұрын
Waa duhur cirku cusubyahay oo la sugaayo roobkii dayrta sanadku waa 2024 bishiisii 10aad maalintu waa khamiis bishuna waa 10 goobtu waa Dhahar Sanaag heestani waa heesaha raga khamiis layaasha ah, sallamulah. Alle haw naxariisto Magool❤
@duule77
@duule77 Жыл бұрын
Kol haduu dhab nagayahay Kala dhuuman maynee Waagaa dharaar noqon Waa sidaas baydadka qoraalka ee heesta ku jira. khaldan ayaa ku jira meeshaan qoraalka
@hasanalgatra734
@hasanalgatra734 2 жыл бұрын
الله يرحمك ياحليمه رحمه واسعه اخوكم من السودان الشقيق
@abdirahmanalteso3941
@abdirahmanalteso3941 Жыл бұрын
تحياتي لإخوني السودان
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 ай бұрын
تقبل الله منك يا أخي العزيز وانا كمان ارسل لك تحية من ارض الصومال
@AbdillahiNageyeh
@AbdillahiNageyeh Ай бұрын
السودان والصومال أمة واحدة تتشابه في كل شيء
@AbdihasanNuur
@AbdihasanNuur Ай бұрын
🎉​
@caydiidfaarax7317
@caydiidfaarax7317 Жыл бұрын
Allah ha u naxariista xaliimo khaliif magool. Waxay ka mid tahay shaqisyaadaka markaan heesahooda dhagaysto ilinta Aanan ceshan karin.😢😢😢
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 Жыл бұрын
Heesta heesa ugu jecelahay mana ilaawo ala maxan aroosyo la qaaday ❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
حليمه خليف مجول اسطورة لن يكررها الزمن ذات الحنجره الدهبيه رحمك الله يا مبدعه
@khadarade5061
@khadarade5061 Жыл бұрын
Å
@hasanalgatra734
@hasanalgatra734 Жыл бұрын
اللهم آمين يارب العالمين
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto xalima khaliif magool🤲
@faahiye_lyrics
@faahiye_lyrics Жыл бұрын
Amiin 🤲
@abdirahmanx2750
@abdirahmanx2750 Жыл бұрын
Aamiin
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
AUN Magool Waa hees ka mid Ah.5 ta hees. Ee Top 5 ka loo baxshay.berisamaadkii. Faahiye Mahadsanid Kol haduu dhab naga yahay. Kala dhuuman maynee.waagaa dharaar noqon. ;;:saxid kaliya
@faahiye_lyrics
@faahiye_lyrics Жыл бұрын
Waad mahadsantahay lph ma' qaldame waa allah🙏❤️
@abdirahmanx2750
@abdirahmanx2750 Жыл бұрын
@@faahiye_lyricsabsolutely
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 Жыл бұрын
Waa hees qaaliya ilaahoow u naxariiso fanaad horyaala magool
@MohamedAhmed-rl6pr
@MohamedAhmed-rl6pr 10 ай бұрын
Bisinka waar naag maxaya! Waa sida dhilowyahan, Intuu laan iskaga dhagay, meeshu weeyaan
@Gooshacas
@Gooshacas 6 ай бұрын
Qof yaro waxaba fahmeyn 8skaso qoray heesta naag cudur ladhaha lagaa helay laan iyo naag maxaa isku ereey ka dhigay😂😂😂
@iqruushbea5950
@iqruushbea5950 Жыл бұрын
23/9/2023 galabnimo sabti sii baxeyso axadna soo galeyso saacaduna kubeegantahay 17:49 pm ☺ Intii iga dambeysooy waa idin salaamey ❤😂
@dhimbildragon7
@dhimbildragon7 Жыл бұрын
Wanka qadan 😂😂😂❤❤
@iqruushbea5950
@iqruushbea5950 Жыл бұрын
​@@dhimbildragon7😂😂😂wawarey 2 bil kadib uso laabte heesta dartaaa
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Waaa Erayadii Abaeaaan Xuseeen Aw Faarax Codkii iyo laxankii Xaliima khaliif magoool.
@abdicasiismawlidcawl4998
@abdicasiismawlidcawl4998 Жыл бұрын
Habeen jimce ah weeye 29/12/2023 Aniga jawaase iyo maxamed jaamac waxaanu joognaa koonfurta magaalada hargaysa Allah ha u naxariisto magool
@NimcoDaahir-ez8nb
@NimcoDaahir-ez8nb 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Xalanechannel.
@Xalanechannel. Жыл бұрын
Allaah haw naxariisto Waxay ahayd bashar fanka wax badan uga tagtay Dhegaysiga heestan aad ban u jeclahay jawiyada deggan🥰
@Abdirahimofficialy
@Abdirahimofficialy 7 ай бұрын
Faahiye halku dhiga u danbeeya iska sax ereyada xaraf raaca heestu waa Dh'' Kol haduu dhab naga yahay Kala dhuuman meynee Waagaa dharaar noqon ❤
@ducaysane48
@ducaysane48 Жыл бұрын
Dhirta xididka hoosaa Dhulka loogu beeree waxaan dhagaysan jiray anigoo yar rag aan asxbnahy Ayaan wada dhagaysan jirnay Manta oo ay taarikhdu tahy 17-7-2023 goorsheegtadu tahy 11:10am ayaa anigoo KZbin iska wreegaayo iga soo horbaxday Agagaarka howlwadaag-Mogadishu-Somalia
@hodonalisheikhabdullahi4741
@hodonalisheikhabdullahi4741 5 ай бұрын
Magool is one of the singers I have had ever listened 🎶 😂 great Artist and talented 👏 she left great treasures for Somali people where ever they are.❤
@suldaana5316
@suldaana5316 Жыл бұрын
Kii dhaba jacalkuna, Halkii kama dhaqaaqoo, Dhidib baa u aasan. Heeskan waxaan isla dhagaysanaynaa ina Adeerkay Abdirahman Shubka, Haliima Khaliif Magool waxay safka hore uga jirtaa heesaha fanka Somalida, caawa dareen kayga lama qiyaasi karo waa Habeen ku wayn noloshayda, Saxiibkay Mustaf Mohamed Rogaaye oo waqtigaan i wehlin jiray ayaan tabayaa inuu i Hambalyeeyo wuxuu jiraa Aabihii oo xanuunsan anna hada ayaan usii socdaa insha Allah, Adeerkay Mohamed Omar Rogaaye Alle ha caafiyo, 31/5/2023 Maanabooliyo degmada Boondheere, ee Gobalka Benadir, Muqdishu, Somalia.
@khadarkornayleofficial521
@khadarkornayleofficial521 Жыл бұрын
1:44
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Gold voice The only queen sound of Somalia AUN mama Halimo Khalif magool❤
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 Жыл бұрын
Waa ehlu jano sha allah
@E-Desiner
@E-Desiner Жыл бұрын
WAA SIDS DHILOW YAHAN INTUU LAAN ISA DHEGAY saaseey sax ku thy
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 5 ай бұрын
Waa heesaha heestan ugu jecelahay kana qaadi jiraya arooosyada ama iskaba dhagaysto ila hadeer❤❤❤❤❤❤❤❤
@puntlandmediainc243
@puntlandmediainc243 Жыл бұрын
Waxaan dhegaysanaaya 23/07/2023 galab Axada anoo Carmo jooga ,Alle magool ha u naxariisto.Ammiin
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 Жыл бұрын
Carma wali ma joogtaa 😂
@CnajiibCnajiib
@CnajiibCnajiib 2 ай бұрын
Dad waa dadki hore somalida manta bilaa canal aa tamar iyo qab lavender
@raghedanan3959
@raghedanan3959 8 ай бұрын
Maamada Fanka The One and Only One !! We will always love you Mama Magool RIP.
@istahilhusein4476
@istahilhusein4476 2 ай бұрын
Ereyadii x ow farax dubad Laxankii ismacil yare Kabankii ismacil yare Codkii boqorada magool AUN All
@Shafici49
@Shafici49 8 ай бұрын
Waad mahadsantahay walaal, se lyric-ga iska feriisi.
@AhmedAli-om4bl
@AhmedAli-om4bl Жыл бұрын
Maalin sabti ah taariikhda 30.12.2023 aniga oo kujiro waqti qurux badan Dhamaantiina waxan idiin rajeenaa Sanad cusub oo wanaagsan ❤️ 2024❤️❤️❤️🙏
@idmanliban343
@idmanliban343 Жыл бұрын
Sanadka 2023 bisha december o cawa TahaY labo ayan dhageysanaaYo waliba anigo mar qaamaaYo illhi haku naxaristo magol hoyadi fanka 😢
@mohamedabdikadir755
@mohamedabdikadir755 6 ай бұрын
Boqorada❤ ALAAH ha u naxariisto ameen
@SurprisedDachshund-kj5wi
@SurprisedDachshund-kj5wi 7 ай бұрын
❤❤❤❤ waan jecelahay heesihii hore
@zakitoronto99
@zakitoronto99 Жыл бұрын
dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree way dhici lahaayeen dhismahooda weeyee kii dhaba jaceylkuna halkii kama dhaqaaqo dhidibada u aasan
@safiagassem5071
@safiagassem5071 Жыл бұрын
Well said
@BaashiCalisalaad
@BaashiCalisalaad 2 ай бұрын
mansha alah xalomo qalif cumar magol iyo abwaan cali diriye cali gaab
@AbdulkarimQoriyoow
@AbdulkarimQoriyoow 5 ай бұрын
waa sida dhilowyahan intuu laan iskaga dhago dhexda loogumarayee dhaqso iga baxaayee waa sidaas bro iska sax
@KHADARMaxamuud-xr4io
@KHADARMaxamuud-xr4io 7 ай бұрын
Ereyadii..xuseen aw faarax
@abdirahmanc.c.a9346
@abdirahmanc.c.a9346 Жыл бұрын
Alle naxariistii janno haka waraabiyo
@AbdulahiHussen-cr1gt
@AbdulahiHussen-cr1gt 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ yaa qof baan kuxasustaa
@alisaid2008
@alisaid2008 5 ай бұрын
Mirihii xuseen ow faarax laxankii ismaacil yare codka xaliimo khaliif magool
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Waa kabankii Goooobe
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
Ereyada heeeska waxaa leh Aun abwaan xusen aw faarax oo ah Qadro daahir abtigeed
@Xamsemaxamed-zd5ur
@Xamsemaxamed-zd5ur Жыл бұрын
Haa sxb xusen ow farax abihii fanka sxb Aya sameyay AHU
@maryanyuusufadan
@maryanyuusufadan 11 ай бұрын
hesuhu qalbiga ayey daweyan ax ahu abwaan xusen owfarax
@AbdiasisSaleban-f4p
@AbdiasisSaleban-f4p 4 ай бұрын
yeye heestaa sanadkan 2024 ka habeenkii 1/1/2024 ka baandhegaysanayey waahees qaaliya ❤❤❤
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Ай бұрын
Sacadu waa 4:52 galabnimo malin qamis anigo shaqo kaso baxay ayn dib umilicsaday qalbigeyga ne xanun iyo niya jab daran ka daremayo 😢 yaaa raabi qalbigeyag adiga dalacanayo qalbigeyga allow gacantada ku jiraaa ii qaboji 😭🤲best song magool alle yaraxma qabriga alle haku wasiciyo 😢🤲🤲🤲🤲
@XasanAxmed-j3l
@XasanAxmed-j3l Ай бұрын
❤asc 8days kadib ma noshahy
@MohamedJousuf
@MohamedJousuf 5 ай бұрын
Walee waa mucjiso saalax gacantiisa ilaahow cimriga kuu dheereey
@galadapple155
@galadapple155 Ай бұрын
wa Galabnimo Axad ah tarikhdu wa 17/11/2024 amintu wa 5.00 waxan ku sugnahay jamacadi waxan dhagaysanaya codki toolmona e alle hajaneye xalimo khalif iyo gacanti macanayd e aways abukar cali goobe ilahay hajaneye dhamantod dhaxal fcn bay noga tagen❤❤
@jamiilamaxamed4721
@jamiilamaxamed4721 3 ай бұрын
waan jecelahay heesaheeda
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 8 ай бұрын
Waa habeen axad ah 5/4/2024 00:55 waa habeen qaliya aniga iyo asxaab badan Mukhtaar Kalis, Cabdinasir Bucul, Cabdiwahab daahir, Maxamed ceelbaxay, ina Barbaraawi iyo Rashiid Madoobe Waxanu heestan ku dhagaysanaynaa mirqaan wacan iyo jawi dagan ilahay magool ha u naxariisto
@MahadIbrahim-e9o
@MahadIbrahim-e9o 7 ай бұрын
Xidigtii afrika xaliimo qaliif magol ilahey haunaxaristo
@abdiwalimacalin2035
@abdiwalimacalin2035 2 ай бұрын
Alaha unaxariisto xaliimo qaliif cumar shareeco
@abdirahmansalad7129
@abdirahmansalad7129 Жыл бұрын
War yaa Ani ila mida oo 2023 fiirsanaayo oo ticktock kaso arkay
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 Жыл бұрын
Manta 9 /6/2023 manyan dhagaysanaya hesta khlif magool Tunt ilaahy u ha u naxaristo
@siciidxasan4861
@siciidxasan4861 5 ай бұрын
Ilhy haw naxriisto maamo magoool❤❤❤
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 6 ай бұрын
Axyaa cod xaliimo khaliif alle cod ayuu ku manaystay alle how raxmado Asxaabta fariintaydan arkaysa ee iga danbaysa su aal baan waydiinayaa waliba su aasho wa afsomali, isku daya Waa sida dhilowyahan Dhexda oogu maranoo Dhakhso uga baxaaye Su aaashu waxay tahay waa maxay Dhilowyahanku? 19_ 06-2024 arbaca
@Ciyaartiimiyiga-yn6jm
@Ciyaartiimiyiga-yn6jm 3 ай бұрын
Waa geed aanan kaligiis bixi karin ilaa ow ka helo geed ka agbaxaya ama laan uu ku dhago si uu usii baxo
@istahilhusein4476
@istahilhusein4476 2 ай бұрын
Sxb waa geed geedaha ku hoos baxa oo dhaqso baxa
@abdirahmanismailmohamed5114
@abdirahmanismailmohamed5114 Жыл бұрын
Xaliima Allow Janneee oo janoouinkaaga kuwa u sareeya ku casuun.
@QueenJijo-tt1qv
@QueenJijo-tt1qv 7 ай бұрын
Hes lama oran karo ciyal Sharma boy ma fahmi Karan runtii dad waa dadkii hori hes waa hesihii hori yaaa igu racsam❤
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 3 ай бұрын
WAA SIDA DHILOWYAHAN HADBA LAAG ISAGA DHEGA MAAHA NAAG BELO KU NAAGAYSE QORAALKA NAGA SAX DHILOWYAHANKU WAA GEED AAN KALII BIXI KARINOO GEEDAHA ISKU MARMARA from Dhuusamareeb casimada Galmudug
@jacfarwadani2200
@jacfarwadani2200 2 ай бұрын
Illahay amarkii waxan ahay dhalinti dhalaty 200 iyo wixii ka danbeeyey Hadana waxan heeso qaraami ahayn ma dhagaysto 3 faa ido udhagaystaa 1: xikmad iyo sarbeebaha 2: ereyada somaliga ee cajiibka loo adeegsanayo 3: Vocation time alla HUN inti dhimatay anaga khaatumada khayr ha noogu khatumo aamin 🤲
@Bagagac
@Bagagac 9 ай бұрын
Sxb hestan qoraalkeda melaha dhehe iyo Halka ugu dambesa waa qalad Halka ugu dambesa waa lagu saxay ilkn Halka ay ku qoran tahay waa sida dhilooyahan intuu naag isaga dhigay ma aha ee waxey kusxan tahay waa sida dhilooyahan intuu laan isaga dhagay
@saidkarshe2929
@saidkarshe2929 4 ай бұрын
Fanka Magool magaranayo in Qof Somaliya oo Fankeeda leh dhaldoono Cod quruxbadnidu waa Mid, balse sida Ay ugu Luuqeyneyso ayaa Barasho Gooni Ah ubaahan. Ilahay Janada Haku Geeyo🙏🏻.
@cabdilahiibrahim763
@cabdilahiibrahim763 Жыл бұрын
Alha unaxariisto aamiin the
@XamdiXasan31
@XamdiXasan31 4 ай бұрын
Kii dhabaa jacaylkuna😪2024
@sharmaarkesaleban2467
@sharmaarkesaleban2467 12 күн бұрын
Kol haduu dhab naga yahay Kala dhuuman maynoo Waagaa dharaar noqon✅ Kol haduu ladanyahay❌
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 Жыл бұрын
المرحوم جوهرة الصومال حليمه خليف مغول الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
@fadumoabukar341
@fadumoabukar341 5 ай бұрын
امييين يارب العالمين
@elmijabane1247
@elmijabane1247 Ай бұрын
Waa Barqo kululu oo cirka caad baa saran qorax diirana wayjirta Cup Coffee ah baan katuuray erayada Muga iyo Misaanka leh iyo codka ashqararka leh ee Magool baan dhagaysanaya MUGDISHO 5/NOVEMBER/2024
@daahirisaaq642
@daahirisaaq642 12 күн бұрын
Waa xasustii south sudan 🇸🇸 sandkii 2019 anigaa oo wato mp3 3340 actors malin xasusmuda waa anigoo ah sxbkeen abdiqafar waxaa halkan ilaa jogo sxb yussuf also from mandera County 009
@ASMAJAAMACBERBERA
@ASMAJAAMACBERBERA 6 ай бұрын
Waa sida dhiloow yahan Intuu laan isaga dhegay Maaha naag😮
@Saraamustaf99
@Saraamustaf99 Ай бұрын
Sacada waa 2:08 duhurnimo manta qorax sooma bixin waa malin roobad waxa fadhiya guriga iridisa waxaa da aayo roob yar oo macn lkn qalbiga ka dhawacanahay xanuun aa daremaya kii aa jecaladay aa i dhahay iga har 😭 25/11/2024
@QulleJigre
@QulleJigre 8 ай бұрын
Kii dhabaa jaceylkun halakii kama dhaqaaqoo dhidibaa u aasaan xaliimo khalafiii mogaal ❤ 2024 hadad iga danbeyzo ❤
@sumayaosmaan8659
@sumayaosmaan8659 Жыл бұрын
Wxn dhageesanaya 27/10 /2023 habeen ssbti eh allow kuu naxariiso 😢
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 Жыл бұрын
Saalax waa mucjiso
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 Жыл бұрын
Sxb maad hubtaa kabanka inuu salax garaacayo
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 Жыл бұрын
​@@cabdicasiismaxamed7281 Haddaadanbo gacanta salax fahmin
@muktarali2311
@muktarali2311 10 ай бұрын
@@cabdicasiismaxamed7281haa bro waa saalax qaasim
@MohamedJousuf
@MohamedJousuf 5 ай бұрын
Wlh waaa asaga waa saalax qofkii gacantasiisa yaqaaano wuu garan karaa​@@cabdicasiismaxamed7281
@bazhiirrazta-vg1vp
@bazhiirrazta-vg1vp Жыл бұрын
Alle ha u naxariito iyadiyo wixii islaamee dhintaypaH
@faahiye_lyrics
@faahiye_lyrics Жыл бұрын
Amiin
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 2 ай бұрын
Addisaaba ayaan cawa keligay ku qayilayaa oo aan heestan ku dhegaysanaya❤ 01/11/2024 weye saacaduna waa 10:06pm oo habeenimo.
@siciidahmed2435
@siciidahmed2435 Жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@UsaameMnuur
@UsaameMnuur 6 ай бұрын
Heesta erayadeeda xaga beydka dambe iska sax yara khal-khal baa ku jire
@abdirahmaanmoalimmuqtaar5016
@abdirahmaanmoalimmuqtaar5016 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto waxaan dhageysanayaa habeen arbaco soo galeyso saacaduna tahay 1:05AM taariikhduna tahay 12julay 2023
@bossabdi1000
@bossabdi1000 2 ай бұрын
Kabankan macan salaax qaasim unbuu noqon karaa.❤️
@istahilhusein4476
@istahilhusein4476 2 ай бұрын
Ismaciil Yare weeye
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 Жыл бұрын
Erayadii AUN xuseen aw faarax dubad uu u tiriye islaantiisa
@xudeefiyarecumar3840
@xudeefiyarecumar3840 2 жыл бұрын
Waa heesihi heesaha ahay walaahi
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Xaliima Khaliif , magoool.. Alah raxma.
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 Жыл бұрын
الله يرحمها ويسكنها الفردوس الأعلى يارب العالمين
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 Жыл бұрын
علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 Жыл бұрын
اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها فسيح جناته يارب العالمين
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 Жыл бұрын
علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
@Khadarclrashiid-v5o
@Khadarclrashiid-v5o 6 ай бұрын
Dhirtu.waa.tuse.waxaa.warson....vvvvvvvvb..xididku..eeeg.waaabjan.ha.yeeesho. .
@mohamedali-m8m2b
@mohamedali-m8m2b Жыл бұрын
Alle ha kii naxaristo maamo magool😢
@Abdulrahman11212
@Abdulrahman11212 Жыл бұрын
أسطورة لن يكررها الزمن اااااااه علي فراقك 😭😭😭😭😭😭😭😭
@akramade6230
@akramade6230 Жыл бұрын
Cawanimo sabti ah tariiqduno ku begantahy 28/10/2023 sacaduna tahay 1:38 dhageysanaa Inta iga dambeesa waa idin salaamay 😂❤
@eidubaxle-BiomedicalEngineer
@eidubaxle-BiomedicalEngineer 5 ай бұрын
2024 /7/12 saacada 11:40 habeen sabti soo galayso roobna waa da,ayaa❤😊
@MUHAYADINABDIRAHMANMAHOM-wx9hx
@MUHAYADINABDIRAHMANMAHOM-wx9hx 3 ай бұрын
Jazza kallah
@abdirahmanahmedjamac4558
@abdirahmanahmedjamac4558 2 ай бұрын
Boqoradi Codka A.U.N Xaliimo Khaliif Magool iyo Boqorki Kabanka is Helay A.U.N Saalax Qaasim Habeenimo ay Dayrtii Dusha Naga Hayso Nugaal Habeen Bay doogsatay halkii ahayd weeye Garowe Rooban Bay igu baxaysaa ❤
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 244 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 179 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 104 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 301 М.
Belaayo Kaa
10:17
Maxamed Dhuule - Topic
Рет қаралды 186
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 163 М.
Heesta Webiyo Isu Ooman - Xaliimo Khaliif Magool
7:32
Suugaan Bile
Рет қаралды 220 М.
NABSI WAA BALAAYEE
8:17
DurBaan - Topic
Рет қаралды 24 М.
hassan aadan samatar & xaliimo khaliif magool Dalsan lyrisc 2023
13:45
faahiye lyrics
Рет қаралды 149 М.
AAN WADA DHAMEYNO
10:34
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 5 М.
Жандос Қаржаубай - Көзмоншағым
2:55
Emkal - Oublie-moi (Clip officiel)
3:00
EmkalVEVO
Рет қаралды 6 МЛН
INSTASAMKA - POPSTAR (prod. realmoneyken)
2:18
INSTASAMKA
Рет қаралды 6 МЛН
Stray Kids "CASE 143" M/V
3:41
JYP Entertainment
Рет қаралды 29 МЛН
Милана Хаметова & Milana Star - ЛП ( Премьера клипа 2022 )
2:19
Милана Хаметова
Рет қаралды 11 МЛН