Faaidada ee ledahay in kintirka laso ceshto

  Рет қаралды 25,323

Salma Hared

Salma Hared

Күн бұрын

blivande barnmorska.
informationka waxan bartaan kala soo baxay.

Пікірлер: 314
@Meymaqurux11Meyma
@Meymaqurux11Meyma Ай бұрын
Ani 🇸🇴 jooga Mogadishu gabadheyda 8jir ma guidin mana gudi dono ha iska raaxesato 😅
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n Ай бұрын
Xbbti gudniinka sax da ah gud
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw Ай бұрын
Allaha ka cabso ilmaha yar ha goodin e iskada jirkeda yaa Kubaneye inada jarjarto
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw Ай бұрын
​@@user-qp1mx3sz6n goodninka saxda ahi xago jooga jooji munafaqada
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n Ай бұрын
@@HodoAyan-is4fw saaxib wax baro gudniin oo DHAN xaaran maaha gudniinka siga ah wuxuu leeyahy xad ee maaha wa aad adi samaysanasid
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Ай бұрын
​@@user-qp1mx3sz6n gudniinka gavdhaha waajib maaha waa sunne waa laga dayn karaa waana lagudi karaa maaha wax khasab ah
@YaathayYaathay
@YaathayYaathay Ай бұрын
Gudniinka diinta qabto waa in dhiig yar laga keeno ee maaha kintirka la Jaro hadee dhacdana naagto jarte wa lagala xisaabtamaa❤❤❤
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Ай бұрын
Waxaas wax kama jiraan waa been abuur Shyuukhda ugu waaweyne ee Sucudiga ayaaba sheegay. Axaadiistaa waa been.
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw Ай бұрын
Waxasi waa been goodninka waa waxa qof jiirkisi la jarjari
@ruuncadaey5531
@ruuncadaey5531 Ай бұрын
Fircooni baa diin ah😂
@Amoeditor
@Amoeditor Ай бұрын
Gabar baa bari Waxay igu dhahday Hadal aan ka naxay Waxay I dhahday Sababta ugu ween Aan u guursan la'sanahay Waa guudninka la I guday Ilaahay inkaar ha ku rido jaahilinta waxaan samenayo
@sabiinaawil9507
@sabiinaawil9507 Ай бұрын
Abaayo barnaamijydan camal no so badi aniga ad ban uxiisanaya😢xaladaan🥲🥲
@khadrasuldaan6042
@khadrasuldaan6042 Ай бұрын
Subxanalahaa Alow soo hanuni umadan
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 Ай бұрын
@@khadrasuldaan6042hanuun mxa mesha kenay wllshy gabdho lasoo dulmiyey nahay sixun loosoo jarjaray marka barmishkan cml niyada ku dhisanayna
@truelife6820
@truelife6820 Ай бұрын
​@@khadrasuldaan6042 oo maxa lasubxanaleysatay bisinkee xubin lajaray adoo ilmo ah oo muhim KU eheyd hdii lasoceshto mxaa dambi ah o kujira walle warbaad heysaa
@zahraahmed6919
@zahraahmed6919 Ай бұрын
Balaayaa nokeentey guditaanka walhi illaahow naga suuli😢😢😢😢😢😢
@TuhaAbadir
@TuhaAbadir Ай бұрын
39 jira ahay hargisa ku dhashy ku gursady sidi aaan ku dhashyna wan ahay allhmdllh hooyaday wa 56 jir marksta wan u mahad naqa inay dhibka iga badbadisy gabdho wan dhalay mana taban ana sidi rabi u umay u dayay allhmdllh
@micrajyusuf-qm8fl
@micrajyusuf-qm8fl Ай бұрын
M.a wl zeme cunugtada ha gudin❤
@Nemo4499
@Nemo4499 Ай бұрын
M.a aniga waynagu dhacday balse ilmahyga kuma dhici doonto 😢😢
@HawaAmina-du7ry
@HawaAmina-du7ry Ай бұрын
Diinta qabta in gabadhu dhoorka laga dhiijiyo
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 25 күн бұрын
Haa dee gabdhahada raaxada aaadso aragtay ayagana haka qadinin ha raaxeystaan
@Maxamedeeq436
@Maxamedeeq436 20 күн бұрын
Baxayo mcn ale hakuxafidi
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 Ай бұрын
Horta fircoonka saidka ma badno lkn sidii hore waa laga ilbaxoyaa kistoo yar lkn wixii keenay qeyr makeenin in xubinteena la foolxumeeyo Lana naafeeyo 😢😢
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ ilaahey dumarka ha u dhib dhaamo 🙏 maanta wax walba waa la hagaajin karaa , hallaga faaiideysto fursadaha 😍👍
@monaluula7057
@monaluula7057 Ай бұрын
Anaga Leh Kacsi Waxan Ahayna Kuma Hayno Nin Ficana Ma Qabo Oo Qiimaha Raaxada Yaqaana
@cabdiazizosmanmudanesanka777mu
@cabdiazizosmanmudanesanka777mu Ай бұрын
Aad baan uga xumahay lakin waa loo sheegaaa
@FaadumoMohamud-eq3de
@FaadumoMohamud-eq3de Ай бұрын
Nasiib ayaad leedahay nin kaagana wax fahansii
@Sucad37
@Sucad37 Ай бұрын
Walahi afar hablod ayan dhalay mana rabo inaangudo
@nastehahassan2593
@nastehahassan2593 Ай бұрын
Walaaleey anba saas baan rabaa gudi maayo
@haniahmed7534
@haniahmed7534 Ай бұрын
Sc habo ila so xiriir fadlan weligey raxo ma arkin firconi xun ban u gudanahay dhibato yan daremaya❤❤❤
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Ай бұрын
Aniga sixun ayaa lay guday 😢markaan xasuustaba waa ooyaa raali Kama ihi wixii laygu sameeyay..waad mahadsanatahay ❤
@AmuuukAmuuk
@AmuuukAmuuk Ай бұрын
Abaayo nocee lagu guday
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Intay protecting Ayaayutahay Aya kadhaadhacsan Dareenkeda Inhooslodhigo Waa xaasidnimo Laynolakacay😢
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 Ай бұрын
Aniga still I have my feelings alx lkn siduu u ekyahay marka arka qalbiga I xanuunaa iyo markaa yaraa aniga oo gabaabiso la igu durin lay guday dhaawac way I gaysatay maskixiyan 😭 lkn gabartyda waligay matabanayo
@XLexiXsnowflakeX
@XLexiXsnowflakeX Ай бұрын
Nacnaceygi ayeeyadeey aa yaanyuur siisay qumayada eedadeed wastada😭😭
@Binthlm
@Binthlm Ай бұрын
Acuudka😂😂😂😂😂😂
@AmuuukAmuuk
@AmuuukAmuuk Ай бұрын
Ceep enader 😹😹
@Xantasocialmedia
@Xantasocialmedia Ай бұрын
Waxaan ahay ma aqaaano sawir ahaan nooso dhig teeda kale i.a waan soo ceshanayaa Germany baan joogaa waaana freee❤❤❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Ай бұрын
@@Xantasocialmedia salaam alaykuma Oo wll ma qaliin baa lagu samaynaya qofka haduu rabo inuu soo ceshado
@RayaanOsmanboor
@RayaanOsmanboor 27 күн бұрын
Abaayo germany intee ka joogtaa na
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p Ай бұрын
Sharmuutadan doqonta ah ayaa nacay nacalaa wajigaaga ku yaal
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 Ай бұрын
Aniga wuu igu yaalaa in yar laiga jaray suna waan ahay intii yareed masoo ceshankaraa afrikana waan jogaa
@dahirabdullahi5567
@dahirabdullahi5567 Ай бұрын
Wax kamaqan majiraan
@samiiryareabdi5565
@samiiryareabdi5565 Ай бұрын
Aaway bal soo sawir bal in lasoo celin karo iyo inii kale aan arkee markasa jawab kusiin karaa
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Ай бұрын
@@samiiryareabdi5565 duleyste fadare nijaas wisheeshi
@alicadaani1382
@alicadaani1382 Ай бұрын
​@@samiiryareabdi5565😂😂😂😂 yaaa sawir aaa
@nastehahassan2593
@nastehahassan2593 Ай бұрын
​@@samiiryareabdi5565😂😂😂😂
@deenahspace7754
@deenahspace7754 Ай бұрын
I’m glad you made KZbin you are my favourite ❤️
@user-vc6vo1ed3b
@user-vc6vo1ed3b Ай бұрын
Walhi ben ma shegayo sakin mesha ka arko 😢😢😢 wan oya wan anfarira runti wan oyaa ma egi kara im resarching my rose😂😭
@RuqiyosheegMusdhaf
@RuqiyosheegMusdhaf Ай бұрын
Cunuga yer maathy😢😅
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
That act is horrendous 😢
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Waxa lo guda mahan diin e waxa lo guda iney wax daremin wan cadab dumark logu talagalay fircon aya so dajiyay gudninka firconiga ah wa gabarta iney nin ubahan qofk dumarka ah aniga wax liy guday midka ugu adag o layiraho xayubis 😅 somali gudow dafi meso wa umada gabdaha udaran😢wa xaram
@nataasha6949
@nataasha6949 Ай бұрын
Salma xabibty part 2 awat video waan ku sugeynaa❤
@KawtherAhmed-je6rp
@KawtherAhmed-je6rp Ай бұрын
Aniga anigoo 21jira ban fircoonigi ugu xumaa la iguday o meesha dhan waaa xidhan tahayy kintirna. Maleh 4qodob baa igu taaagan ekfishan io caaddo lanba dhib ku qabaaaa
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n Ай бұрын
Waxay ka wadaa da adaydu waa 21 gudniinkayguna waa ficooni Marka fahan kama wado 21 ayaaa la iguday
@zeinablagentil4348
@zeinablagentil4348 Ай бұрын
Asc anigana sidokale wan lahibanahay😢
@Nora-lq2gt
@Nora-lq2gt Ай бұрын
Mashaallah❤❤ soo samee qayblabaad❤❤❤
@Hamdisalad194
@Hamdisalad194 Ай бұрын
Alxm maba lega jaron waxyar oo foda le layga jaran
@AbdiraahmanFace-vx4mj
@AbdiraahmanFace-vx4mj 6 күн бұрын
Reer xamarka Lagma jaaro waa afrikaan
@Mssl5n
@Mssl5n Ай бұрын
Nabar one ah lov
@nimosuleiman
@nimosuleiman Ай бұрын
Waa la baaboyaa gabdhaha waxay ka wadaan ma garanayno Allah gabadhayda igama tuso waxaanu soo arkay ee dhib ahayd
@qnsemuni1627
@qnsemuni1627 Ай бұрын
Wa sunne e maha wajib gudninka gbdhuhu wad ka dhaafi kartaa
@habibaali2400
@habibaali2400 Ай бұрын
Masha Allah my sister You do an amazing job Keep going encouraging Somali people 🤲🇸🇴💯👍👑🌹🫶♥️🫶
@munamahamed3024
@munamahamed3024 Ай бұрын
Abaayo aad ayaad u mahad santahay soo badi barnamijyada noocaan ah aad baa loogu baahan yahay gabdho badan ayey rajogeli naysaa dhiira gelina weey u tahay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 күн бұрын
Sweden waxa lagugu karayaa kintir naagkale
@AbdiraahmanFace-vx4mj
@AbdiraahmanFace-vx4mj 6 күн бұрын
Reer xamarka dhaqanka xuun yaqaana nacalaa siilka hooyadin ku yaal
@hawakiin6410
@hawakiin6410 Ай бұрын
😢😢😢 Somalia 🇸🇴 gabadha waalagu qasha
@sacdiyomaxamed3853
@sacdiyomaxamed3853 Ай бұрын
Ciwaanka inaa aqriye shaki iga galay mardanbaa fahmay salmay Eeda w*s😂😂
@AmuuukAmuuk
@AmuuukAmuuk Ай бұрын
Maba xishonaysa kinter kuteh 😂😂😅
@fihiimamohmet4948
@fihiimamohmet4948 Ай бұрын
Dhacdo xanuun badan oo ka dhacday somaaliya magalo ku tal oo aan ku noolahy Wax gudnin lagu sameeye gabadh yar oo 6 jir ah markii habartii guday dhiigii waa joogsan waaayeye wan qodobtay ka dib gabadhii
@hafsamaandeeq5375
@hafsamaandeeq5375 Ай бұрын
Hee siiwaad
@neeyruuscadey4248
@neeyruuscadey4248 Ай бұрын
Hhhhhhhh
@hafsamaandeeq5375
@hafsamaandeeq5375 Ай бұрын
@@neeyruuscadey4248 maxaa kuqosle wlaaley kkk
@aminamuse8983
@aminamuse8983 21 күн бұрын
Ka sameeh part two
@RayaanOsmanboor
@RayaanOsmanboor 27 күн бұрын
Salama intee lagaaga soo xariiraa
@user-hl3lt4pp8j
@user-hl3lt4pp8j Ай бұрын
Abayo salma ani waxa raba ina qiso kula wadago plz iso jawab😭😭😭
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Adiga Ma will Batahay Gar Qof Iskaxiiraad U Egtahay Wa In Lagu Baaro
@AbdiraahmanFace-vx4mj
@AbdiraahmanFace-vx4mj 6 күн бұрын
Adiga Malaga jaraay
@canabiinadia
@canabiinadia Ай бұрын
Alx maba leyga taaban gabadhaha kale hala ha u dhib yareeyo
@qnsemuni1627
@qnsemuni1627 Ай бұрын
Same 😂
@nastehahassan2593
@nastehahassan2593 Ай бұрын
Lydinmaba gudin miyaa iisoo jawaaba
@canabiinadia
@canabiinadia Ай бұрын
@@nastehahassan2593 Maya xbbti sarid waaye oo dhiiga Laga keenayo wax la jaray ma leh
@qnsemuni1627
@qnsemuni1627 Ай бұрын
@@nastehahassan2593 aniga wa layga dhijiyey uun wan qapaa wxeygi wxyr mahane
@baarcadbashiir8103
@baarcadbashiir8103 Ай бұрын
Wa lay guday 2 qodob ahy but still wan haystaa feeling kayga😢
@Naagnool124
@Naagnool124 Ай бұрын
Selma I love you wlo❤❤ fariidad
@kaifdahir539
@kaifdahir539 Ай бұрын
Qof dhintay miyaa laga soo jarayaa ileen kii laga jaray waa latuuree😂😂😂😂😂😂😂
@rianaskanal9364
@rianaskanal9364 Ай бұрын
Xubin dheer waaye. Inta muuqata la arkaa. Inta kale gudahee kujirtaa. Waa laguu soo jiidaya inta qarsan. ❤
@NafisaBashi
@NafisaBashi Ай бұрын
​@@rianaskanal9364ok Hada ma waxaa leedahy nac nac caadi ayaaa yeelanee qaliinka kadib dareemahaaga waa sidii loogu talagaly sax
@user-il8vf3ri2u
@user-il8vf3ri2u Ай бұрын
Edadaa lajanee wax fican ayad kahadashay wayo dhibatoyin layno gaystay waye
@HANTICHANNEL
@HANTICHANNEL Ай бұрын
Madaxa daboolo ilaahey kabaq casharka na noo wad
@maryammohamed2759
@maryammohamed2759 26 күн бұрын
hello
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Ай бұрын
Waa loobahanyahay
@user-qx8sg2ht8e
@user-qx8sg2ht8e Ай бұрын
Wll Mudo 8sano Ah Muqdisho gabdhaha Sidi hore looma gudo Alx
@Acc-j3i
@Acc-j3i Ай бұрын
Naa salmo xage kala so xiriraa 😂😂😂 ana raba in an so ceshtee
@hanniqueen7714
@hanniqueen7714 Ай бұрын
Female genital matulation is harmfultraditional bractice /98 precntege haa waa u jiraaa nin ayaaa lagga xidhayaaa nina waaa loooo xidhayaaaa !!!!!!!!
@MarianAbdikadir
@MarianAbdikadir Ай бұрын
Ali dheer miyaa aksal ladhahaa
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Ай бұрын
War xishoot seey wllhi dhaqanka mayaqanan
@user-oy8ue3bc5d
@user-oy8ue3bc5d Ай бұрын
Xaqa lagama xishoodo tana waa dhib nahaysta hadaan gabdhaha soomaliyeed nahay waana loobaahan yahay in laga hadlo Xishoodkaad qalad fahanteene
@NafisaBashi
@NafisaBashi Ай бұрын
Dadka wali dhaqan xumadaas wado ayee xishoodka wajib kuthy she talked about the reality reason 🎉
@NafisaBashi
@NafisaBashi Ай бұрын
Dadka wali dhaqan xumadaas wado ayee xishoodka wajib kuthy she talked about the reality reason 🎉
@NafisaBashi
@NafisaBashi Ай бұрын
Dadka wali dhaqan xumadaas wado ayee xishoodka wajib kuthy she talked about the reality reason 🎉
@MohamedOmarali-g7e
@MohamedOmarali-g7e Ай бұрын
War qoftaan qadaraas ayey so qaadatey waana gaalo
@NafisaBashi
@NafisaBashi Ай бұрын
Ceeb ma ahan inaa dhipkaaka ka hadasho waxaana waa dhibaato gabdha loo geysto hadane in lajoojiayay waa tageersanahy
@tufaaxbeauty7658
@tufaaxbeauty7658 Ай бұрын
Ha wali wa la gudaaa gabdhaha😢😢
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Ай бұрын
😭😭😭😭
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 Ай бұрын
Alla naagtii iguday maxan dhaha ma habaraa tollow 😢😢
@mohokovichmohoziano3965
@mohokovichmohoziano3965 25 күн бұрын
Adi guska gudaha ayu kuugala moye banaanka kama ciyarayo
@ruweydoyussuf6027
@ruweydoyussuf6027 Ай бұрын
Alx 😂 walidka qayr allaha siiyo anaga waxeena waanaloo dhaafay naa aduun maba aydnaan arkine soo samaysta balaayo qabooyin 😂
@LIFETURKEY-pt1je
@LIFETURKEY-pt1je Ай бұрын
Meel aan rabey roob meygu helay topic fiican baad kahadashey
@user-jc3re7yp3h
@user-jc3re7yp3h 29 күн бұрын
Kintirkeyga wuu igu yala😂😂😂😂😂
@NafisaBashi
@NafisaBashi Ай бұрын
Hooyadey ayaa dhihi jirtay dhipkaa soo maray gabadhayda uma rabo ilahay haii daayo hyomcn
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Ай бұрын
See lagu soo celin karaa...wixii la jarey wey dhumeen...
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Ай бұрын
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil
@IndhaHodan
@IndhaHodan Ай бұрын
Part two no sameey walaleey
@HANTICHANNEL
@HANTICHANNEL Ай бұрын
Waa kugu tageerdanahay arinkan
@naztehachanel9598
@naztehachanel9598 Ай бұрын
Part 2 please ❤❤
@baboyarow1128
@baboyarow1128 Ай бұрын
Adiga cali dheere somu cararin
@loogexussein4410
@loogexussein4410 Ай бұрын
Anigu waxa aad sheegayso iguma socdan adiga uuba ku dawadaa
@NajmaMaxamed-bg3fd
@NajmaMaxamed-bg3fd Ай бұрын
Anigu in aan nacnac leyahay waxaa ogaaday markii le guursaday ka hor waxaa isku maleen jiray in aan fircooni ahay xataa ninki I guursaday l firconi ahay ayaa dhi jiry lkn Marka is guursanay ee Malmo is qabnay ayuu igu dhahay maxaa igu tidhi firconi ayaa ahay Ani wayabay waxaa dhahay he maxaa ahay wuxuu igu dhahay sune ayaa tahay o nacnacada wuu kugu yaal anoo yaban ayaa hadana tiktorki igu yiri reekinu ma culumaa waxa ku dhay ha hoyadee wa sheikhad wuxuu dhahay sida lagu gudaa ku gartay waxa dhahay maxaa wuxu yiri suni aya tahay o nacnacada wa kugu yaal inkasto aa nacnac leyahay hadana waligeey gaf igama dhicin alxamdulilah gafka Kuma xerna in nacnac kugu yalo ama in laga jaray ee wa sidaa Allah ku xafido hooyo iyo aabo ka badbadi gabdhahaga Qatar caafimaad o mustaqbalka so wajihi karto Una weeydiiso caruurtada in Allah ku xafido isagaa ilaalo badan kuna dabaqa sunaha nabiga CSW
@loogexussein4410
@loogexussein4410 Ай бұрын
Walhi been ma ha sawirka timelinka aad ka dhigta piryanka oo 16 jir ayaa u egtahay
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 Ай бұрын
Wlle adigu miyaadan muslimad aheyn maxaa madaxaaga qaawiyey aakhiro markii lagu su aalo xijaabkii iyo asturnaantii maxaad ku jawaabeysaa illaahey kabaq akhri suuratu axzaab aayada 59
@hi-gn6my
@hi-gn6my Ай бұрын
Xaggee laga keena, mar horaa l tuuree ma mid gaala lagu dhajinaa.
@sheknimo1725
@sheknimo1725 Ай бұрын
xishoo xishoodkii ayaa kaatagay
@FaatmaaAlfaa
@FaatmaaAlfaa Ай бұрын
Salmoy Waxba rabaa inaan ku weydiyo
@user-fi5lz8hz2o
@user-fi5lz8hz2o Ай бұрын
Illhy cadabki ha geeyo islaanti i guday .wayo wxay ii guday sixun
@fardowsaguure621
@fardowsaguure621 Ай бұрын
Ka sameey baarti 2 xabiibti ❤
@ShaahidaMohamed
@ShaahidaMohamed Ай бұрын
Sacad ka hor Ayaan Ayaan balan le sameye anigane bajiye hadan radinaa
@suurobadan172
@suurobadan172 Ай бұрын
Haa walagudaa ee sidii hore maaha waa lagayara dhiijiya uun
@fardowsaahmed3520
@fardowsaahmed3520 Ай бұрын
Wlh beentaa mahan kala qurxan sandheer iyo san la aan ka qurxan hada ayeey soo baraarugyaan somalida naftaada qanciya gabdhow
@umumahado1766
@umumahado1766 Ай бұрын
Salamay laba gudununa kala jira mida firacooniy mida sooniya
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Ай бұрын
Abyo mareykan malaga sameya please isosheeg
@ahlukheermohamed7233
@ahlukheermohamed7233 Ай бұрын
Abaayo asmo Swedan joogaa inaa sameesto rabaa inaa iga caawiso pls
@dalfactv9356
@dalfactv9356 Ай бұрын
Adiga maleedahay kintirkaagii
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Doqontii aduunka
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 Ай бұрын
Salmo timaha ma jilcisa marisa masha allh ,?
@YaathayYaathay
@YaathayYaathay Ай бұрын
Salma riana aniga kintirka ma liiga jarin lakin baalshisa Liga jaray mala soo celin karaa naago Ugandes Igu ciciyaray 😢
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Wayooydey Cuz Nac Naceedibay Sooheshay😅
@mohametkingzame4874
@mohametkingzame4874 Ай бұрын
Wd wanag zan tay huno haplaha wd u dadaazha lkn mdxa mad wx zaaratid ciqaab alle kabaq
@monaahmed5045
@monaahmed5045 Ай бұрын
abayo ani kintirki dhan leyga goyayyy wana leyga tolay 😢
@hamidashequmar3772
@hamidashequmar3772 Ай бұрын
Abayo anarabo senkulasoxarira 😢
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Salma Xagaanu Maraa Wansoceshanayaaye???
@Miski-kw9gq
@Miski-kw9gq Ай бұрын
Barti2
@Janno66
@Janno66 Ай бұрын
🙄🙄What is kintir?
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Ай бұрын
Clitoris
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t Ай бұрын
Horta dadka nocana ya dawado so in aydo kle eh mhn o maran
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v Ай бұрын
Caadada dhib ban kasomary ax iyo marki an dhalay cunigeygi ugu hireyay
@adamosman9182
@adamosman9182 Ай бұрын
Walaguda zaid
@MowliidShaarub
@MowliidShaarub Ай бұрын
Haa
Waxan ku sigtay kansarka makanka kudhaco.
15:53
Salma Hared
Рет қаралды 109 М.
Jahligii walaalkay Mowliid curyaamiyey 😢
19:14
Asma
Рет қаралды 29 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН
Cali dheere baan ku dhahay wan kala tageyna. Prank .
5:59
Salma Hared
Рет қаралды 85 М.
Salma rutin part 6
8:51
Salma Hared
Рет қаралды 29 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 347 М.
OMG! Sidaan ku caatowbay ila daawo!
7:46
Salma Hared
Рет қаралды 18 М.
cunug somali oo loo geeyay waalideen qaniisin ah
11:51
Salma Hared
Рет қаралды 10 М.
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 220 М.
Salma rutin part 3
10:04
Salma Hared
Рет қаралды 112 М.
Qalbiga Qac Wiilkan Yer Nag Kawen Maraykan Ugu Imadu Tijabiyay
16:41
Ridhwan Issack
Рет қаралды 114 М.
QALBI JAB! WAR YA IKABARAY NAAG MIA KHALIFA EHEN MAJECLI KULAHA
28:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 136 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН