faaiidada aqrinta suurat yaasiin

  Рет қаралды 11,799

Caaliya Shuceyb  Channel

Caaliya Shuceyb Channel

Күн бұрын

#quraanka oo idil aqrintiisa waa faaiido # maalinta qiyaame waa kuu shafeeco qof ahlu quraan ah weligiis aduun kuma duloobo xataa haduusan qani aheyn maqaamkiisu waa meel sare

Пікірлер: 52
@MowlidAbdiqadir
@MowlidAbdiqadir Ай бұрын
Mahadsanid wlashey anigaa u aqristay safar wana ku guulestay
@MohamedNoor-w7o
@MohamedNoor-w7o 3 ай бұрын
Mchllah aniga abaayo akhriye 41 jeer walahi aniga oo meeshi an kubtukade ka kicin ayan murad keygi hele
@amishmaawiye7477
@amishmaawiye7477 2 ай бұрын
Meqa sacadot ay kugu qadhatay abayo
@Beingme541
@Beingme541 2 ай бұрын
​@@amishmaawiye74772sac iyo bar waue
@wllsahim6692
@wllsahim6692 8 ай бұрын
Masha allah shukran Hooyo My favorite surrah suurada ugu jeclahay ❤😊
@ahsuufi6365
@ahsuufi6365 7 ай бұрын
Maasha Allaah Xaqiiq waaye Taas Shaki Ku Ma jiro Sida aad naagu faaideesay Waa kaaga mahad celinaynaa Shukran wll
@munosiicow2685
@munosiicow2685 3 ай бұрын
Qeyr Allaha ku siiyo wlashey
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
Haben walbo salatu leyl ka hadan ka aqriyo 7 jeer kwrn wll qali
@shukrigalbeed6072
@shukrigalbeed6072 Жыл бұрын
Mashaa Allaah ❤
@faisoabdinasir9663
@faisoabdinasir9663 9 ай бұрын
Thank you ❤
@umumumtaz3518
@umumumtaz3518 2 жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@gabadhiguushagabadhiguusha2498
@gabadhiguushagabadhiguusha2498 Жыл бұрын
💗💖💕💗💖الله اكبر
@funnyprank3098
@funnyprank3098 7 ай бұрын
Allahu Akbar
@abdirezakkelif7602
@abdirezakkelif7602 11 ай бұрын
Thank you sister
@shaaficimaxamedaxmedshaafi9667
@shaaficimaxamedaxmedshaafi9667 10 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@gabadhiguushagabadhiguusha2498
@gabadhiguushagabadhiguusha2498 Жыл бұрын
jisaakalah khayr qali
@gabadhiguushagabadhiguusha2498
@gabadhiguushagabadhiguusha2498 Жыл бұрын
ilaahay waana jecelyahay
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 2 жыл бұрын
MaashAALLAH aad iyo aad Horu soco.
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 жыл бұрын
Mahadsanid aabe qaali
@zamzamyoussef2194
@zamzamyoussef2194 Жыл бұрын
Qof intuu suratul yasiin cashar kutufay ku maydhay oo wax madow ka maydhmeen maydinkujiraa😢
@farxiyoawukar8572
@farxiyoawukar8572 Жыл бұрын
Abyo ifahansii
@mohamedabdiraman7969
@mohamedabdiraman7969 11 ай бұрын
Adiga miya arkay
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 5 ай бұрын
Abyo noo sharax
@mohamudabshir7481
@mohamudabshir7481 2 жыл бұрын
Mash Allah sheikhad caaliya Allah haku xifdiyo walaalo
@abshirc
@abshirc Жыл бұрын
Abshir..c./le.. Quraxey...wanag.. Jacel...wa..jira. Jacel..waxa..ka..xanun..badhan Qalbiga..ma..ugtahay.. Quraxey
@yaasminsaciid6365
@yaasminsaciid6365 Жыл бұрын
Wlshyey waankuu baahanayeh halkee baa kaala soo xiriiiraa
@iqraabdirisak664
@iqraabdirisak664 2 жыл бұрын
Asc maasha allaaah
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 жыл бұрын
Wcs mahadsanid abaayo
@rihaanmaxameddaahir3064
@rihaanmaxameddaahir3064 2 жыл бұрын
wcs masha allh ilah qerka hana wada wafajiyo mahadsanid
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi mahadsanid xabiibti
@Zmm4168
@Zmm4168 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Lucky-m8i6g
@Lucky-m8i6g Жыл бұрын
Masha allah abayo KZbin hadaan arkay waa ku farxay ilahey dartii kiu jeclahay
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Ilaahey Haku jeclaado qaali ❤️ sidoo kale ♥️
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 2 жыл бұрын
Mansha allah
@ismahancumar470
@ismahancumar470 Жыл бұрын
Asc abaayo waxi kuso maray wey tagen waxna maka badli kartid hore usoco allah ku brakeyo
@ducaysanaddoontiiallaah5920
@ducaysanaddoontiiallaah5920 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah abaayo jizaakumullaahu khayr horay u soco❤️❤️🌺
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 жыл бұрын
Mahadsanid dhiirigelintaada
@farxaancabdalaahi3703
@farxaancabdalaahi3703 Жыл бұрын
Ssc wll halka kala soo xiriira wkl
@abdulaziizraanpe4091
@abdulaziizraanpe4091 2 жыл бұрын
Sis' MashaAllah go ahead and BarakaAllah fiika. 👍🌡
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 жыл бұрын
Mahadsanid aboowe qaali ilaahey haku xafido
@shushu2370
@shushu2370 Жыл бұрын
Maqaan ka kharinooyaa abayo dhibata aduun baa iheeystee ilaa marar ka qar an isdhaho ma isdiyaasheye isosbeeg wallshey 😢
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Ilaahey hakaa qaado dhibka abaayo aqri salliga nabiga c.s.w iyo istiqfaarta Ilaahey ubari si niyad ah waaka baxeysaa
@shushu2370
@shushu2370 Жыл бұрын
@@caaliyashuceybchannel inslllh abayo amin amiin adni kheyer alle ha kusiiyo abayo suurada meqa jeer baan akhriistaa? ma habeen mise maliin ban akhriistaa jasakllh❤️
@honey-sl8xm
@honey-sl8xm Жыл бұрын
A.c qaali niyada waxas ha u sheegin sheydan aya ku waswaasinaya ee xooga saar in ad badsato aqrinta suratul falaq,suratul naas,ayatulkursi. Hadaad aqrin karto suratul baqara ad ay u fiican tahay. Ugu danbeyn sheydaan yuu ku shekayn qalbigaga bir ka dhig saliga nabigana xooga saar.
@mom.iit-
@mom.iit- 8 ай бұрын
Hda qali ma cafimadey warwarki maka ba ay
@jeneralrommunigge
@jeneralrommunigge Жыл бұрын
Masha allah jazza kumu allaha
@sacdiyosaidwarsame8362
@sacdiyosaidwarsame8362 9 ай бұрын
Misa jeer ku aqrisay surada hal mar mise kabadn hbeenki
@ilhan6838
@ilhan6838 8 ай бұрын
7 jeer ficana maqlay
@ducaysanaddoontiiallaah5920
@ducaysanaddoontiiallaah5920 2 жыл бұрын
caaliya abaayo khisooyinka waalla jecelyahay noosoo tabi
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 жыл бұрын
Insha Allah abaayo
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 Жыл бұрын
Asc caaliya.. Inaan kula hadlo rabay snap chat kaaga iso qor... mahadsanid
@amalmohamed928
@amalmohamed928 Жыл бұрын
❤❤❤
sir kashifeysa qofka kaa maseera!!
13:18
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 520
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
qiso kusaabsan salliga nabiga c.s.w faa,iidadiisa❤️✨️✨️✨️
10:01
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 269
Tafsiirka Darsiga 225aad YAASIIN 13 ilaa...
1:04:36
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 49 М.
JOOGTEENTA ISTIQFAARTA IYO FAAIDOOYINKEEDA
12:45
Diintu Waa Nasteexo
Рет қаралды 75 М.
Surah Yasin (Yaseen) سورة يس كاملة Full with Arabic Text & Translations
23:54
faa'iidooyinka iyo fadliga Suuratul baqara
10:09
Kalsoor Media
Рет қаралды 35 М.
dikri iyo duco looga hortago shar soo socoto!!!
8:19
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 202
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН