Ma U Aqrisatey Suratul Yasin Muradkaaga Wax Makuu Tariweysay? Hada Samey Qabkan Ada Wax Arkaayee

  Рет қаралды 24,372

Sheekh Riimi Channel

Sheekh Riimi Channel

Күн бұрын

#sheekh #riimi #channel

Пікірлер: 91
@ikraanmohamed2136
@ikraanmohamed2136 10 ай бұрын
Ilahow awlaad baari cafimad qawo ku weydisanaa iso duceya 😭🥺🤲🏻
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 10 ай бұрын
Ilaah ha kukaso abayo
@ruqiyonuur573
@ruqiyonuur573 10 ай бұрын
Allow adoontada siiiiii amen
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 10 ай бұрын
Illahey haku siiyo baariyaal Yaa Rabi
@smallboywadani9484
@smallboywadani9484 10 ай бұрын
Alha kusahlo oolaad bariya yarabi
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 10 ай бұрын
Waa maalin jimce ah waan kuu duceeyay labo mataano caafimaad leh baariyiin ah inshaalh adna shanta salaadood waqtigoda ku tuko saliga nabiga badi inshlh
@ismaciilabduqaadirmaxamed8645
@ismaciilabduqaadirmaxamed8645 10 ай бұрын
Masha allah Shiikh riimi Ilaahey hakaqaado culeyska Inta xanunsa oo muslim ah allah caafiyo Inta dhiimatay allah unaxriisto Inta nool allah unasriisto aduun iyo aakhiro❤amiin yaarabi In
@aadanxassen4984
@aadanxassen4984 9 ай бұрын
Adigana allaha ha kuu naxaristo jannadana allaha ku geliyo io dhammnteen aammiin aammiin aammiin
@xariirxajiabdi9046
@xariirxajiabdi9046 10 ай бұрын
Sheekh markaad taariikhda aad sheegayso waxaad ku sheegtaa taariikhda islaamka oo ah hijrada rasuulkeena scw
@NajmoCwali
@NajmoCwali 10 ай бұрын
Alle haku barakeeyo❤️🥰
@aadanxassen4984
@aadanxassen4984 9 ай бұрын
Maashaa allah allah ku xafido
@umulmuminincaaisharc.9927
@umulmuminincaaisharc.9927 10 ай бұрын
Masha Allah
@cashafarax1344
@cashafarax1344 10 ай бұрын
ASC sheekh Allah Ku barkeeyo waaxan donayaa iinad ifasirto anigo akhrinyaaa surtuu yasiin .. biima qafriiley wa jacalnii miinan mukramiiin ISO fasiiir sheekh ❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 10 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh
@aliosman8874
@aliosman8874 10 ай бұрын
Wcs sheikh, Amin ya rabbi, Jazakallahu khaira
@maahir143
@maahir143 10 ай бұрын
Allow muraadkaygay iisahal adoon iska galab galabaan ahay yaarabi
@shaaficimaxamedaxmedshaafi9667
@shaaficimaxamedaxmedshaafi9667 9 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 9 ай бұрын
Allh lacag isii aan mssjiiidku.darsadp😢😢😢😢😢😢
@AliIssack-hc3up
@AliIssack-hc3up Ай бұрын
Mashaalah jazakalah qerulljaza jaza sheikh
@nimcaali8314
@nimcaali8314 10 ай бұрын
Masha allah ILLAH dibka hanaga dulqaado amen
@Neimadaher-q2g
@Neimadaher-q2g 10 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤
@user-xf8td8gj3b
@user-xf8td8gj3b 10 ай бұрын
Masha Allah suratu yasiin
@nimcomed7065
@nimcomed7065 10 ай бұрын
Ilaahay dhibka hakadulqaado islamka oodhan
@hassansalat7117
@hassansalat7117 10 ай бұрын
Amiin
@NaasirMajiid-or9ez
@NaasirMajiid-or9ez 9 ай бұрын
Alxamdulilaahi muraadka waan heley alle faraj ayuu noo furey Alxamdulilaahi
@amishmaawiye7477
@amishmaawiye7477 9 ай бұрын
Meqa jeer aa aqrisay surah yasin walal
@Ahmedyare7827
@Ahmedyare7827 10 ай бұрын
Shiikhow isoo fasir riyadaan oo ah gabar aan xiriir wada leenahay ayaan hooyadeed riyo ku arkay anagoo wada joogno oo isla sheekeysaneeno marka shiikhow isoo fasir ilaahay qeyr haku siiyee
@safaaahmedhusein8663
@safaaahmedhusein8663 10 ай бұрын
inee kula jeceshahy gabdheeda laga yabaa apowe❤
@Ahmedyare7827
@Ahmedyare7827 10 ай бұрын
@@safaaahmedhusein8663 ilaahaa og apyo ilaahay qeyr haku dhameeyo shiikhaa u dhaayeeyna asna soo ka yiraah
@Ahmedyare7827
@Ahmedyare7827 10 ай бұрын
@@safaaahmedhusein8663 Aadna aad ayaa u mahadsan tahay abyo
@munabihe4463
@munabihe4463 9 ай бұрын
Masha Allah tabarakallahu
@hassansalat7117
@hassansalat7117 10 ай бұрын
Sheak rimi iso ducey muraad keeyga Allah sahlu , Visa Aya igu daxeey duca asxaabta igu mara Fatah
@NajmoCwali
@NajmoCwali 10 ай бұрын
Alle haku barakeeyo
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 10 ай бұрын
I will pray for you wll , recite Saliga Nabiga salallahu caleyhi wasalam
@siyadmohamed7892
@siyadmohamed7892 10 ай бұрын
May it be easy for u
@Hamdi831
@Hamdi831 10 ай бұрын
Allaha ku sahlo wll
@Happ147
@Happ147 9 ай бұрын
Allaku siiyo
@khadarshukri2830
@khadarshukri2830 10 ай бұрын
Aamiin
@HiboSaalax-j9u
@HiboSaalax-j9u 9 ай бұрын
Wcs warxmtulhi wabarkatu
@cqaadiribrahim9405
@cqaadiribrahim9405 10 ай бұрын
Masha Allah shekh riimi aniga oo akhrinin bawaligey maseexinin kawaran hee shekh
@munashAmiin
@munashAmiin 10 ай бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ألله أكبر ماشا ء الله ❤❤❤❤ و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله ❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoGedow
@NimcoGedow 10 ай бұрын
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🙏
@NimcoGedow
@NimcoGedow 10 ай бұрын
🙏
@fahmobarud4888
@fahmobarud4888 10 ай бұрын
Asc shiikh riimi wllo wll riyo ayaan rabaa inlay fasire ma halkaan ayaan kugu so qoraa mise meel kale ayaad ii sheegi mahadsaid
@habibabdirahmanadam
@habibabdirahmanadam 8 ай бұрын
Iisoo dir aniga
@najmoali6045
@najmoali6045 3 ай бұрын
@@habibabdirahmanadam intee kugu so gudbiyaa aniga rabe
@sundabashir5461
@sundabashir5461 10 ай бұрын
Shiikh riimi riyo aan rabaa inaan kuu sheego inaad ii fasirto xagee kuugu soo diraa
@user-zh6jt4pg7f
@user-zh6jt4pg7f 10 ай бұрын
Jasaaka allaahukhayran
@NasraMohamud6484
@NasraMohamud6484 10 ай бұрын
Mashllah
@abdikariimabdi9486
@abdikariimabdi9486 10 ай бұрын
Sheekhow meqa Mar aqrinaa
@umaasmaa2444
@umaasmaa2444 10 ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته شيخ انا عايزه رقم حقك
@umaasmaa2444
@umaasmaa2444 10 ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته يا ريت لو اكتم برقم حقك
@mushtaaq8762
@mushtaaq8762 10 ай бұрын
Sheekh qofka aan garanayna
@layloxaaji2569
@layloxaaji2569 10 ай бұрын
Allaha kaa dul qaado dhibka
@hhh-vt3go
@hhh-vt3go 10 ай бұрын
Sheikh imisa jeeraa yaasiin la,aqrinayaa
@armyshelpy3231
@armyshelpy3231 10 ай бұрын
Asc sheekh halke kaala soo xidhiidhi karaa
@umulmuminincaaisharc.9927
@umulmuminincaaisharc.9927 10 ай бұрын
Sheikh hadi aan aqoon surata ma dhagesan kara😢😢
@macruf
@macruf 10 ай бұрын
Kitaabka ka aqri walal
@halimoab1221
@halimoab1221 10 ай бұрын
Wd dhegeysan karta kitab ka na farta la raac ila ad baratid sida lo akhristo ku dadaal InshAllah
@RahoAbdulkadir-od6pn
@RahoAbdulkadir-od6pn 10 ай бұрын
❤❤❤m.a❤❤❤❤❤
@MaandeeqMohamed
@MaandeeqMohamed 10 ай бұрын
100$ 😢ma heesto walhi hada han laha wan dhiibi laha
@AdamXuseen
@AdamXuseen 10 ай бұрын
Waajib kuguma ahan
@seytunosman6336
@seytunosman6336 9 ай бұрын
Kof wah yar hesto yudahay kan lacagta leh Maha lodida okan wahan hesanin lowedina kofkan wahba hesanin intu kakena oilmihi wahu Siya laa
@nashaadsaxane0222
@nashaadsaxane0222 10 ай бұрын
Sheikh asc hada kahor anigo maxkamad kabalansan ban kudhahay iso duce malinki wanso gulaystay alxmdulilaah midakle shanta saladod gadashoda ban yasin akhrin jiray shanta salad gadashoda intan kabixin salada waxan akhrin jiray xasbunalaha sayutinalaaah kadib wan gulaystay sheikh hadana waxan sugaya visa an inbadan bada socday iso duce adigo mahadsan
@seytunosman6336
@seytunosman6336 9 ай бұрын
Abaya ilahay Haku fududeya sheikh sed kulahadle Ani intaso jer ba comment usoqore. Mana ilahadlaya arima anrabe inaradsada. Qahoti yarabay inan daho isoduce ogala kasugaye okurafadsane. Mel an kabilawa aqonin. Hadalba kumaqura sheikh wakudale waiskadafe kof raba lahadla dadna lama hadlaya
@nashaadsaxane0222
@nashaadsaxane0222 9 ай бұрын
@@seytunosman6336 xabbty wakhtigas ani ilahay haku fududeyo bu iso qoray lakin adi ilahay bari Saliga nabiga scw badi inshallah ilahay haku yasiro
@ikrancismaanciil622
@ikrancismaanciil622 10 ай бұрын
Sheeqow waxan kuriyoday anoo wiil cad dhalay hadan oodheer hadan kufaraxsan isofasir
@barooaflax
@barooaflax 10 ай бұрын
riyada waxay sheegeysaa in murugtii ku haysay ay ku daysay, marka wixii ku hayay oo murug ama dhib ahaaba ku deynayo. wlh aclam.
@najmoali6045
@najmoali6045 3 ай бұрын
@@barooaflaxaniga ii fasir riyo intee kala so xariira wllo😢
@barooaflax
@barooaflax 3 ай бұрын
@@najmoali6045 waa fcbook ( sadaasha sahmisan) intaas kubqor ee ohubsoo darso .
@barooaflax
@barooaflax 3 ай бұрын
@@najmoali6045 halkaan ku soo qoro ama fcbook ( sadaasha sahmisan) kaas iga soo raadi
@barooaflax
@barooaflax 3 ай бұрын
@@najmoali6045 halkan ama fcbk igala soo xariir ( sadaasha sahmisan)
@SucaadacabdulkadirCabdulkadir
@SucaadacabdulkadirCabdulkadir 9 ай бұрын
Shiikh ma haayo😢
@kaaha1233
@kaaha1233 10 ай бұрын
Sheekhyadu ma meymeyba m.a hadalkooda lama fahmayo
@seytunosman6336
@seytunosman6336 9 ай бұрын
Asc sheikh duca yan ubahane in ilahay amureheda isaqira adi dadka malahadlesid wahle dadka usheg marar badan yakuwediste ducada okukadahay gala yawah kasugaye arinta waigu cuslate galadi sharcigi yey igu diben ilmahi wah an siya laahay ilinteda wadaesa marle galadan haday ihagagi lehed waqabobi lahaa isoduce
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 10 ай бұрын
Asc bisha (Hijr) ?
@mscchannel4707
@mscchannel4707 10 ай бұрын
Sheikh hada arkay
@NaasirMajiid-or9ez
@NaasirMajiid-or9ez 9 ай бұрын
Soomaalida qaar alle kama baqayaan dadkii masjid alle lagu caabudayo dadkii yaqaaney xaguu ka iliiwaanaa
@umaasmaa2444
@umaasmaa2444 10 ай бұрын
وينك رقم مسجد
@mscchannel4707
@mscchannel4707 10 ай бұрын
Numberka inte laga hela sheikh
@MM-pu3sf
@MM-pu3sf 10 ай бұрын
Sheq bal lambarka soo qor si aan kula Soo xiriiro
@asliabdi4520
@asliabdi4520 9 ай бұрын
Asc soo tuura kudheeh 5: santi sootuura dheeh
@akinginvetsmentinitiativeg6216
@akinginvetsmentinitiativeg6216 Ай бұрын
Mawduuca aad qoraalka kusooqortay ee ah qaabka suratu yasiin loo aqrisanayo waxad kagahadashay only the last minute of your video 30 ka minute ee kahoreeyana wax maduucan kabaxsan oo billaa macniya ayaad kahadashay runtii waxaad u egtahay nin diinta kuganacsanaya illahay kabaq oo u too bad keen
@umaasmaa2444
@umaasmaa2444 10 ай бұрын
السلام عليكم شيخ الرقم واتساب ما اشتغل ما اشتغل واتساب
@ismaciilabduqaadirmaxamed8645
@ismaciilabduqaadirmaxamed8645 10 ай бұрын
Masha allah Shiikh riimi Ilaahey hakaqaado culeyska Inta xanunsa oo muslim ah allah caafiyo Inta dhiimatay allah unaxriisto Inta nool allah unasriisto aduun iyo aakhiro❤amiin yaarabi In
@nasramohamed781
@nasramohamed781 10 ай бұрын
Masha Allah
@BarniSalah
@BarniSalah 10 ай бұрын
Amiin
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 19 МЛН
Faa'idada istiqfaarta
7:23
Mohamed Mufakir
Рет қаралды 9 М.