faaiidooyin Dhaxal Gal ah oo ku jira faazaliinka (Vaseline)

  Рет қаралды 120,699

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 177
@goldrichkcandlesnatural9159
@goldrichkcandlesnatural9159 6 жыл бұрын
I use it everyday and I love it been using it for 1year so far and love it 😍
@cllaahimaxamed7135
@cllaahimaxamed7135 4 жыл бұрын
Mahad sanid shiiq bad baado ilaaheey ha ku xafido maa shaa alaah sida quruxda badan ee aad dadkaaga ugu adeegto qeyr ilaaheey ha kuugu bedelo aamiin in shaa alaah
@naimahussein3911
@naimahussein3911 6 жыл бұрын
Masha Allah sheikh shukran ajir iyo xasanaad Allah kaa siiyo sheikh aamiin aamiin aamiin
@MohamedAli-tj4ly
@MohamedAli-tj4ly 6 жыл бұрын
Sheik Xayesin mababilowday JAzakallah sheik
@mushtaqyusuf2628
@mushtaqyusuf2628 6 жыл бұрын
mansha allah sheikha waa runtii anaa isticmaala faaiidooyin keedana lamasoo koobikaro waxay baabi isaa haaraha madmadowga dhamaan waxaa lasameeyaa lipistiga iyo intaa sheikh sheegey laakiin anigu ma ogeyn inlagu daaweeyo qabowga taana waa sameynayaa insha allah mahadsanid sheikh abdala faaruuq
@sucdilucky9785
@sucdilucky9785 6 жыл бұрын
Shukran wll qaaliya Waan tijaabin doona wana ku soo socodsiin doona natiiijada insha Allah 😍
@samihajji6915
@samihajji6915 6 жыл бұрын
Sheikh c/laahi sual ayan qabaa waxad dhahday cream kaan biyaha madhaqayaan marka xaga weysada kawaran madama aysan biyo kaliya dhaqenin weysadeydi ansax manoqonee mise waa inan asaga suuliyo marka hore fadlan iigaso jawab???
@maryanomar2947
@maryanomar2947 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bouYooVnepJ0Zsk
@generaltube9608
@generaltube9608 6 жыл бұрын
sax
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733 6 жыл бұрын
Samira Hassan j
@احمداحمد-ع9ط8ل
@احمداحمد-ع9ط8ل 6 жыл бұрын
Samira Hassan aitcrdzjoewznvclk
@fatimamohmet8579
@fatimamohmet8579 6 жыл бұрын
mnshallah sheekh jzkallah khyr intaad sheegtay iyo kabadanban ka faaidnayba
@fartuunpogba2269
@fartuunpogba2269 5 жыл бұрын
Wlhi anigaa marsaday wajiga fininka igaaga yaaleen kadibna wan Marsaday habeen kasta hadana waan bogsadey maashaa allh cafimaad baan kaheley wlhi aad baa mahasanthy sheikh
@fadhiyacaydiid6818
@fadhiyacaydiid6818 6 жыл бұрын
Timaha waa lamariyaa anaa marsada aad ay uguficanthy xataa way bixisaa timaha khayr alle hakusiyo shiikh
@anisoali4908
@anisoali4908 4 жыл бұрын
Abaayo timaha gogo'a ma u fiicnyhy shrfey iso jawaab
@umuabdirahmanibnmaxamedabd9820
@umuabdirahmanibnmaxamedabd9820 6 жыл бұрын
Masha Allah jasaakallah sheekh wallahi anigaa marsada face ka wn Ku ficnaday mudo bilaa ayn isticmalayay Mashallah Mahadsanid
@raxmoahmedsheikh7793
@raxmoahmedsheikh7793 6 жыл бұрын
Waad mahadsanthy sheikh jazakallaahu kheyr
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 жыл бұрын
Masha allah vasaline anaa marsaday waa fcn yahay luga xanunka ayuu u roon yahay farurta i qalali jirtay qolof yelan jirtay waa marsadaa qolof hada ma lihi awal qandho maa ku hesaa lee dhihi jiray qalelka faruurta
@fatimajama6995
@fatimajama6995 6 жыл бұрын
Mansha allaah sheekh allaha ki xafido
@afrahap4406
@afrahap4406 6 жыл бұрын
Alle haku barkeeyo sheekh sidaad waxwalba noola wadagayso
@sumayaabdirahman1877
@sumayaabdirahman1877 6 жыл бұрын
mnsha Allaha sh Allaha kuxif diyo sh fa idooyinkas ad shegeyso oodhan wan ku arkey vaselineta
@umukhalidbintiabdirahman7720
@umukhalidbintiabdirahman7720 6 жыл бұрын
mashaa aalh bishbha aaa iga dildilacan waa inan bilwaaa👍👍
@abdinurmahamed4524
@abdinurmahamed4524 6 жыл бұрын
Waa waxa ugu fiican walal marsa.
@lionaj8765
@lionaj8765 6 жыл бұрын
mansha Allah nin khataraa tahay caqliga Allah ha kuu saayidiyo Akhii
@libankhalif8063
@libankhalif8063 6 жыл бұрын
i like wlhi wananka faaidi insha allah alaha khayr ku siyaadiyo wll ani waban cuna kawrn
@salemaanmukhtarmacalin4595
@salemaanmukhtarmacalin4595 4 жыл бұрын
Masha allah allah haku barakeeyo badbaado chanal aad ayaan ugu xiranahay
@niciimaabdinasir5892
@niciimaabdinasir5892 6 жыл бұрын
maanshaalah jazaakallahu khayr waxaa ay eedadeey oo dhimatay hadeer alle ha unaxariistee ii sheegtay in ay vaseline tu dawo u thy fiixda hadii aad marasid meesha fiixdu kaaga taalana ay kaa baa ba,ayso adoon dawo kale qaadan
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733 6 жыл бұрын
Niciima Abdinasir t
@faadumocalinaasir471
@faadumocalinaasir471 6 жыл бұрын
Niciima Abdinasir asc abaayo fiixda wa maxee
@queenmoha4932
@queenmoha4932 6 жыл бұрын
Naciima abdinasir fiixadu waxay apayo
@nuuranuura7603
@nuuranuura7603 6 жыл бұрын
Maasha allaah qeyr fara badan sheeq
@goldrichkcandlesnatural9159
@goldrichkcandlesnatural9159 6 жыл бұрын
I believe him I have been using on my hair and its thicker it was thin a year ago and I also us it for my kids too it’s in my bathroom all the time
@goldrichkcandlesnatural9159
@goldrichkcandlesnatural9159 6 жыл бұрын
And also my feet and face I love it Stretchmarks works like magic believe him
@maxamedaamiinchannel7068
@maxamedaamiinchannel7068 5 жыл бұрын
You are fane?
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 6 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallah shehk
@nalkamankadaara1777
@nalkamankadaara1777 6 жыл бұрын
Masha Allah sheikh illahey haku hiftiyo inbadan wan istimala
@maryanomar2947
@maryanomar2947 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bouYooVnepJ0Zsk
@shuaibmohammad9750
@shuaibmohammad9750 6 жыл бұрын
wllshy samira hassan aad iyo aad bad u wacan thy waayo dadka ka fikiraan saalada adna waxad ka fikiraysa waysada ma ansaxaysa mise wlhy ilaahay darti ban ku jcldy
@husseinabdulle5173
@husseinabdulle5173 4 жыл бұрын
Faazalika maxo ufi can yahay dumurka
@mascuudabdimalik4940
@mascuudabdimalik4940 6 жыл бұрын
Sheekho hadee Ku xanuunso cirbaha mala mara sadaa mise jwb ayaa kaa raba qeeer ilaah haku siiyo eee iii soo jwb ee hooyo ayaa cirbaha xanuunya
@marwaanyare4002
@marwaanyare4002 6 жыл бұрын
Mascuud Abdimalik u mari zxb qaali anaa kaa hubee waa dawo
@ilhanmohamedahmed3137
@ilhanmohamedahmed3137 6 жыл бұрын
Waxad sheegtay oo dhan wan u isticmaalaa masha allah busaarad ayan dareema hadaanay oolin guriga
@ilwaadqurux9489
@ilwaadqurux9489 6 жыл бұрын
aniga suniyaha waxa iga jire qalin suniga aa marsa jire kadib we iga xiirnen kadib hbnkasta waxa mariya vaselin alx se u baten suniyaheyga marka wa iska qiyase tintana inu bixinaayo lkn yaka dhaqi karo adeeg iyo dufanka ku badan shiikh wa mahadsan thy
@aminmc1753
@aminmc1753 6 жыл бұрын
Runtaa sheekh faaiidooyinkisa halaga faaidaysto dadoow si wanagsan u daawo markuu dhagaha ka hadlayana
@laylaraxaab1104
@laylaraxaab1104 6 жыл бұрын
Sheikh adi wali ma tijaabiso ma cuntay jasakaalahu khayr
@farhiyajama3021
@farhiyajama3021 6 жыл бұрын
Masha alaah i cafi waan kugu qoslay waana la yaway ilaah kheyrku siyo gabdhah qudarta wajiga marsada dhahaya ka waran
@بتولالدارودي
@بتولالدارودي 6 жыл бұрын
mshaa alh shikhow runbad shegtay waa dawo mar khati ban kaga ahay waxa jidhay inan ilmo wajiga udhacay oo bararay aan mariyey kadib subixi ilmihii sokacay bararki ka ba ay hadan simarerna nabarkii waxa ka baba ay
@amuunmaxamed1656
@amuunmaxamed1656 6 жыл бұрын
Jazakallaah khayr sheikh
@habibaali9801
@habibaali9801 6 жыл бұрын
Masha Allah This is true💯✔👌👌👌👏👏👍👍🙏
@maryanomar2947
@maryanomar2947 6 жыл бұрын
Asc aqi faaruuq jzkq lakiin fidiyowgaan firso ee dhahaya vaselinta waa qatar ee hamarsanina
@SPharaoh
@SPharaoh 6 жыл бұрын
Maryan OMAR Walaalo waa runtaa waadna haagsan tahay. Ninkan waa ninkii ugu caqliga xumaa ee aan you tube ka fiirsado wallaahi. Petroleum Jelly baa Vaseline laga sameeyaa, xaydh baa laga sameeyaa kulahaa (bal xaydh meel u qaada) waa kiimiko laga sameeyo gaaska/shidaalka baabuurta wasaqda iskaga soo harta iyo wixii matoorka leh. Wuxuu yidhi cuna xitaa. Dadka kansar buu ku ridaa. Waa shaydaan dadka loo soo diray.
@balbalawi4740
@balbalawi4740 3 жыл бұрын
Asc Vaseline maa keeni kartaa oo kordhin kartaa kacsiga haddii aad duugto xubinta taranka raaga
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 6 жыл бұрын
masha allaah sheekh kheyr allaha ku siiyo waan arkay faa.iidada ay leedahay anigu wajiga jirkaba waan marsadaa
@maryanomar2947
@maryanomar2947 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bouYooVnepJ0Zsk
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 6 жыл бұрын
Jizakallaah,,,Maanta. Vazeline. Ayay Kashidantahay,,,,KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@khadra40
@khadra40 6 жыл бұрын
dayib selaban Bal walal ha isku cunin vaslinta yaa dan sikunoqonine
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 6 жыл бұрын
Qadra Qali,,,sis,,,Waan Dha Dhamin. Kaliya,,,kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@maryanomar2947
@maryanomar2947 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bouYooVnepJ0Zsk
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 6 жыл бұрын
Maryan,,,Wllo,,,,Vaseline. Kale. Ma Cuni Karo,,,,.HHHHHHHHHHHHH
@fardowsoahmed9666
@fardowsoahmed9666 6 жыл бұрын
Jazaaka allah shikh
@mohamudabdulahi3086
@mohamudabdulahi3086 6 жыл бұрын
masha Allah sheikh faaruuq adbaa umhdsntahy waa inaa hadda doontaa cream kaas waaba necbaaye
@maryanomar2947
@maryanomar2947 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bouYooVnepJ0Zsk
@rowdamusiyan8653
@rowdamusiyan8653 6 жыл бұрын
Kiki sheekhoow cajibatahay jazakallah
@sadiikali1213
@sadiikali1213 6 жыл бұрын
Masha Allah thanks alot
@yusrabile8324
@yusrabile8324 6 жыл бұрын
Very nice vaselin💁‍♀️❤️❤️
@fadma638
@fadma638 6 жыл бұрын
Sheekhoow wacdi ayaan kugu ogaa adiguna cosmatic maad u weecatay yaa rabi
@mohamedadam9967
@mohamedadam9967 6 жыл бұрын
m.a shekh ilahy ajir hakaasiiyo inbadan waan isticmaala
@midnimoqarankhaliil9340
@midnimoqarankhaliil9340 6 жыл бұрын
Waligey waxaan Vaseline aheyn ma isticmaalin
@mohamedolow5368
@mohamedolow5368 8 ай бұрын
Masha Allaah
@nabaddooncabdalla4666
@nabaddooncabdalla4666 6 жыл бұрын
Sheekhoow xayeesiin maabilaawday😍
@deleteabdi8073
@deleteabdi8073 6 жыл бұрын
Ilaahay balankii wa Runta qaarbadan jazakallaah wllkey
@naimaabdillaahi4294
@naimaabdillaahi4294 6 жыл бұрын
Anigu aad ayan u isticmaala lkn shaarbo ayey iga soo bixisay sh marka taas wan fahmi waayey runtii
@ahmedcige8675
@ahmedcige8675 6 жыл бұрын
Naima Abdillaahi suuniyahana marsk hakuu soo baxeene
@gurhancarraaabe611
@gurhancarraaabe611 5 жыл бұрын
@@ahmedcige8675 xijibaha iyo timaha ayaa lamariyaa huuno
@muqdishonews6810
@muqdishonews6810 6 жыл бұрын
Masha Allah biri ayaan soogadanaaya insha allah all thanks
@zakariahassannoor1680
@zakariahassannoor1680 6 жыл бұрын
Jazakallah sheikh
@ayanitoali9833
@ayanitoali9833 6 жыл бұрын
Masha Allah sheekh mpahadsanid
@naimamuztphe8787
@naimamuztphe8787 6 жыл бұрын
jazakkallah khyre sheekh
@sagalin555
@sagalin555 6 жыл бұрын
hhh hadaa rabtaan cuna kulahaa funny waye sheikhaan
@mascuudabdimalik4940
@mascuudabdimalik4940 6 жыл бұрын
Mash Allah wlhi waa istimaal MASH Allah
@munobashiir7717
@munobashiir7717 6 жыл бұрын
Wllhi wxn soxa sustay dabacasr iyo salid saytun 👏👏👏
@Ulfad44
@Ulfad44 Жыл бұрын
مشاءالله ايه والله صح 🥰🥰
@fiicanabdulahi7379
@fiicanabdulahi7379 6 жыл бұрын
Asc sheekh suaal bankuweydiinlahaa adoo raali ah telkaga ama meel lagaha hello igucaawi jwb please
@maryanomar2947
@maryanomar2947 6 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bouYooVnepJ0Zsk
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 6 жыл бұрын
hooyoyinka ilmaha naas nuujiya hadii ay naazkoda jileec kanoqdo ama uu Large noqdo mari dushooda sidi aad ahayd markad inanta ahyd kusoo laaban
@mohamedshire1006
@mohamedshire1006 6 жыл бұрын
Hhhhhh adimiyaaa tijabiyey maaamo
@sahrayusuf7468
@sahrayusuf7468 6 жыл бұрын
Dadka elerjiga qaba haka fogadan aniga habinki hada mariyo subixi nabrabo igaso baxa shiqow faruryaha wa uronyahay
@adnanmohamed2114
@adnanmohamed2114 6 жыл бұрын
Sheeqa dadaka Africa joga ilan wa ku Lela so Dhiba makenyo ilan cimilada waye iska kulushahay
@supermegafantasyland4262
@supermegafantasyland4262 6 жыл бұрын
Thanks 🙏 Shiekh
@caydarusmuuse8472
@caydarusmuuse8472 6 жыл бұрын
waxalagu socodsinayaa sherkeda baslinta
@Fatahhccf
@Fatahhccf 6 жыл бұрын
Sheikh vaslin
@Shaafisaleban
@Shaafisaleban 6 жыл бұрын
cabdla faruuq jasaaka ka alaah sxb
@farxiyafarxiyacabaas5557
@farxiyafarxiyacabaas5557 Жыл бұрын
Walsall wàxa ĺayìri fslliinka Melanie làbka ah Uma finally ayaa layiri ma rural
@marwobuni9872
@marwobuni9872 6 жыл бұрын
Masha Allah👏👏👏👏
@nasrinnalka1544
@nasrinnalka1544 6 жыл бұрын
willkeyga oo mar iga gubtan Aya ku dawestay alx wane igu ficnaday ano kala cabsanayo dhaqtar ina u qado oo dhib iga imado lkn malin ey ila kolantay dhaqtarka willka yar wey i disay maxase marisay wan u shegay ku wad le igu jawbtay marka dawada dabka wa asi iyo macjuon ama dawada ilkaha
@hooyojecel9674
@hooyojecel9674 6 жыл бұрын
Mahdsnid shiikhi ilhey haka ajarsiyo
@safiyashariff4515
@safiyashariff4515 5 жыл бұрын
👍👍👍😍
@ummajdi3913
@ummajdi3913 6 жыл бұрын
Maash allh walle
@najmodahir5777
@najmodahir5777 6 жыл бұрын
Maasha allaaha jazaakallaaha
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733 6 жыл бұрын
Najmo Dahir h
@asmalovely8420
@asmalovely8420 6 жыл бұрын
Mchallh
@willeminaabrahams3207
@willeminaabrahams3207 6 жыл бұрын
masha allah shiikh ilahey hakaa abal mariyo
@Anisouweys8286
@Anisouweys8286 2 жыл бұрын
M.allh
@abdulahiabdikaafi1758
@abdulahiabdikaafi1758 6 жыл бұрын
Hadaaan mar sady Mid eretariyaan Idhahay marso waa fcn yahee
@nastehanuura5386
@nastehanuura5386 6 жыл бұрын
👀👀laa'antiis abaar aad ayaa u jecelahay
@muuseawil2907
@muuseawil2907 4 жыл бұрын
..faasliintuguskama ad kaysaa
@dekaarte3769
@dekaarte3769 6 жыл бұрын
Sheekh timaha bidaarbay galinaysaaa Waan arkeee Maxaa xala
@cabdifataxjigjigawi1029
@cabdifataxjigjigawi1029 6 жыл бұрын
Sheekh ma bakhaar faazlinta baad furatay 😂😂 insha Allah wan isticmali
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 6 жыл бұрын
Cabdifatax Jigjigawi .maya 😂😂
@ahmedabdi2896
@ahmedabdi2896 5 жыл бұрын
Shiikh adi maad marsatid kaama muuqateee
@nasriyare2225
@nasriyare2225 5 жыл бұрын
M.a
@shaymaxasan3816
@shaymaxasan3816 6 жыл бұрын
Sheekhow ma hubtaa in timiha u dheeraysiiyo vaseliin
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 6 жыл бұрын
Jirka dufanka leh ama saliida wax mau dhimayaa sida nabro inu kasoo saaro wajiga
@ayaansiciidadan6699
@ayaansiciidadan6699 6 жыл бұрын
Masha allah
@jamaabdi5066
@jamaabdi5066 6 жыл бұрын
Sheekh yaa maalgaliyay clipkan
@iskafiiriwixikubilaayo5725
@iskafiiriwixikubilaayo5725 6 жыл бұрын
Hadii wax laguu faa'iideeyeyne dood maa qabtaa
@qurux.dumarwacn9481
@qurux.dumarwacn9481 6 жыл бұрын
kkkkkkkkk thnks wale sheekho run ayad sheegty wanan jeclahay timana wali man marsan lkn wajiga iyo afka ayan marsada wajiga buc buc ayuu iiga dhigy ala shekhan faridsana islantiisa kolba wuu uso gadaya intana kafta uqado bro kkkkk
@abdinurmahamed4524
@abdinurmahamed4524 6 жыл бұрын
Kkkk buc buc maxaa weeyo abaayo. Are you serious i never heard buc buc kkk you gotta tell me that okay. Buc Buc xaasgeeyga ayaan u sheegaya
@zumalife7681
@zumalife7681 6 жыл бұрын
Mahadsanid 🕋🕋🕋🕋🕋🕌📜👸🏽💝💝💝💝💝❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😜😩😩😩⏱
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 6 жыл бұрын
Asc Walaalaha VASaLINE Waa sun waa wax Petrol laga sameeyo oo khatar ee ha cunina hana isticmaalina meelaha indhaha u dhow shirkadaha Petrolkaa sameeya
@fomar2137
@fomar2137 6 жыл бұрын
Ma. Cunyno. 😀😀
@kaise3402
@kaise3402 6 жыл бұрын
Msha Alhh Alle hka abal mriyo sheeekh
@kowsarblack8010
@kowsarblack8010 6 жыл бұрын
✔👀👀👀✅👂👂👂👂✔
@hamdawrsme3776
@hamdawrsme3776 6 жыл бұрын
Shukran shiikh
@muqdishonews6810
@muqdishonews6810 6 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@abdisalaammohamed6763
@abdisalaammohamed6763 6 жыл бұрын
جزاك الله خير
@darwiishboy8684
@darwiishboy8684 6 жыл бұрын
Beenta mahan shekhow fasiliinta waa dawo fiican aniga bishimahayga mar walba qolof ka kacdaa hal habeen hadaan mariyo bishimahaygu waxay noqdaan sida ilmo hada dhashay qurux habeen kasta ku sexda waa dawo fiican
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 жыл бұрын
Hh waaa isticmala badbaado
@hamdimohanmed4589
@hamdimohanmed4589 6 жыл бұрын
Walal Calamada toobitanka maybihisaa
@mohamoudhussein6829
@mohamoudhussein6829 6 жыл бұрын
wajiga saliida leh wax miyuu yeelayaa walaalo
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 6 жыл бұрын
Mohamoud Hussein haah wllky qof walpa wu marsan karaa faidoyin badannah wuu leeyay
@leyloabdinuur6160
@leyloabdinuur6160 6 жыл бұрын
mar walib waa mar sana
@alisaciid6129
@alisaciid6129 6 жыл бұрын
Mash Allah
@ugbaad30ibraahim39
@ugbaad30ibraahim39 6 жыл бұрын
Xiliga qabowga caruurta wa lo mariya inta karem ka nivea in yar iyo in yar gacanta lagu shubo ba lo mariya body ga dhan kuleel bay bixisa xata hooyohinka ilmaha ka shaqo tagaya xata subaxina skolka aadayaan habeen ki marka aad u maydho timaha aad inta inyar uun tuwaalka ku qabato inyar karem tinta iyo vaselin isku dar tinta u mari subaxi wa dhalaalayaan wax badan oo saliid ah na ma yaalanayaan wiilasha waliba
Islamic Ruqyah for Healing and Peace | Play While Sleeping
1:59:06
Everyday Ruqya كل يوم رقية
Рет қаралды 12 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 110 МЛН
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Listen While Sleeping to Banish All Signs of Jinn, Magic, Envy, and Bad Dreams
2:09:56
Everyday Ruqya كل يوم رقية
Рет қаралды 4,9 МЛН
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:15