FAAISO JEYTE-VS-JEEGO-Maxaa kala qabsaday labada Xildhibaan?

  Рет қаралды 13,465

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@rahmarage3207
@rahmarage3207 2 ай бұрын
Walee walaashey nin raga karoon guuleyso, kaas sidaas uhadlay ma umaduu matali karaa war muqdishana gabadhaan ayadaa leh oo dhibteeda ka hadlee canshuurtana umada ay dhibayso uhadashay
@canabhassan2354
@canabhassan2354 2 ай бұрын
MASHA Allaah QUEEN Faisa Jeyte waxay istahishaa iney wadanka Madaxweyne logadhiga. 💖💖💖💝💝💝💝
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg 2 ай бұрын
FAISO JEEYTE WAA HADAL YAQAAN WEEY DURTAY WIXII LOO SOO MEERIYAY WAA WAX ASIGA SHARAF DHAC KU NOQDAY
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Nacas kaan ma wuxuu rabaa inuu la tartamo Faisa Jeyte Masha Allah waa Muqdisho qofka kaliya ee matali karo
@najibmaow4755
@najibmaow4755 2 ай бұрын
Well done Faisa Jeyte❤ kunkaroon , Raga qaar lama xifaaltami karaan Gabadhaan M.a🫡
@obimaan6269
@obimaan6269 2 ай бұрын
Karbaash xalaal ah kan mardanbo wax looso meershey maqaadan doono 😢😊
@najibmaow4755
@najibmaow4755 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@AdenMohamed-zj5hr
@AdenMohamed-zj5hr 2 ай бұрын
Man shaa allh feyzaa
@Qoraga
@Qoraga 2 ай бұрын
Runtii gabartan naag waa dhhaftay waa halyay qaran rag ka roon waaye kuwa badan oo rag ah ayeey dhaanta libaxad guuleeyso geerida been
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 2 ай бұрын
Degaankaga malaga qadaa canshuur waa run wasirka degaankaga lamaga qaado canshuurta
@guleedciise4497
@guleedciise4497 2 ай бұрын
Waa sax wasiirku shaqadiisa buusan aqoon
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 2 ай бұрын
Attatataa waku dhacday kan Jah 😂😂😂😂😂
@mohamedmohamud-i3s
@mohamedmohamud-i3s 2 ай бұрын
Hadaanahy shacabka mugdisho waxa,namatasho xildhibaan fooziya
@neecaawm8583
@neecaawm8583 2 ай бұрын
Musasalka Qaac isku qarin weey dhamaatay doowlad nimo ayaa socon isbaaro adiga ayeey kaa bilaabatay rabtana hada ee shacabka muqdisho Anaga ayaa ah Tageersan doowlad nimada
@neecaawm8583
@neecaawm8583 2 ай бұрын
Sheekda degaan Ma ahan ee waa aan soo ceshano isbaaro nagtan horey ayeey u cadeysatay in aay rabto in dukaan canshuur bixiyo hortiisa xoog loogu ganacsado
@najibmaow4755
@najibmaow4755 2 ай бұрын
Qac xoogan baa ku dhacday Midkaa😅 jiida
@AdansheikhaliTeacher
@AdansheikhaliTeacher 2 ай бұрын
Maamo fa'iso jeyte waa wataa walhi.madaxa ayay ii saaran tahay
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 2 ай бұрын
Magefaha kowaad ee soomaali haytaa waa " Baarlamaanka"
@SiciidHosen
@SiciidHosen 2 ай бұрын
Jeego waa nin jiran
@Somali12222
@Somali12222 2 ай бұрын
Wlhi bilhi talhi kan xoolo caadi waaye laxdaaan ma saan xildhibaan ku ah 😂😂😂 ka carar meesha baac baad thye 😂😂😂
@LuulMaxamuud-u1n
@LuulMaxamuud-u1n 2 ай бұрын
Jeego nacas umaqalmo in loo jawaabo
@AhmedAbdullahiSulub-ef3ne
@AhmedAbdullahiSulub-ef3ne 2 ай бұрын
waligaa laguma ciilo
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 2 ай бұрын
They are getting paid $5000 month😅😅😅😅😅for this
@מוחמד45
@מוחמד45 2 ай бұрын
Waa sax ❤
@rahmarage3207
@rahmarage3207 2 ай бұрын
Nin xishoowaaye xaal malahan
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Kan waa doqon nocas bah umad matalayah kk gabadhah bah kah wadanisan damerkah wadadah lagah so qortay bah barlaman ku shegah u hogaminayoh Adan moryan nocas bah umad matalayah
@halbowla
@halbowla 2 ай бұрын
Vivo Jeego
@ZakariyeMohamed-i8z
@ZakariyeMohamed-i8z 2 ай бұрын
Daba dhilif
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 ай бұрын
😂😂😂😂 xilibano ciyaal suuqa oo TikTok ley meshan fadhiyan wadan kan waxaan miyaa ka dowlada adunka dawa nayan aqas uff ilmahena inee arkan mahan xitaa waxan
@Somali12222
@Somali12222 2 ай бұрын
Meeedkaaan hala jiiido 😂😂😂😂😂
@HawasMohamed
@HawasMohamed 2 ай бұрын
Qayeey inawsan soo istagina loo qaatey
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg 2 ай бұрын
KANI WAA ISKU DHUUSAY
@abdulfatahmohamoud1146
@abdulfatahmohamoud1146 2 ай бұрын
What !😂
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 qac iyo qararac
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 ай бұрын
Naagta faysa ladhahaayo Cali dheere ayeey af hayeen u tahay
@ZakariyeMohamed-i8z
@ZakariyeMohamed-i8z 2 ай бұрын
Adi ya waxas kuu dirsade
@ZakariyeMohamed-i8z
@ZakariyeMohamed-i8z 2 ай бұрын
Adi yaa ku ogeysiiye adaba shabab ah
@rahmarage3207
@rahmarage3207 2 ай бұрын
Huuuui
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y 2 ай бұрын
Naagtan ilaahay umadda haka qabta waa dowlad diid kuwa u sacab tumaya waa kuwa wax ma garad ah oo aan dooneyn dib u dhiska dalka kuwaana ilaahay hay naga qabta
@maryanmahamed937
@maryanmahamed937 2 ай бұрын
Aamiin allaha Inga qabto
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 17 МЛН
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 3,7 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,1 МЛН
Hooyo" Hadilin anoo dhahaayo ayuu Toogtay".
18:45
Somali National Television
Рет қаралды 50 М.
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 179 М.
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 17 МЛН