Habdhaca heestu wa inay xarafka tahay ee maaha wxay ka bilabanto sa u fahan kabtan manta ka dib
@yaxyeturki271817 күн бұрын
Ankusallino xabbkeyna muxamad scw❤
@habonmusse789317 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@NasteexoCabdicasiis-c1x9 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@DHAANTO25017 күн бұрын
Heeska Labaad Ee Q da Ah waa qalad kabtan waayo Xarafka u horeeya Ha eegin ee heestu Godka ay ku aroorayso Eeg Waa H heestaasi Kabtan Soo warayso Abwaanada Kabtan
@zaynabmaxamed998917 күн бұрын
Kabtan guuleyso Team dumalnd idin wata from sacuudi arabi❤
@ahmeddaacad60817 күн бұрын
Soo celi barnaamijkan wa qurxoon yahay wlhi❤
@nayramahmed768217 күн бұрын
Team gabdhaha walee waku bashaashen wiilasha wixii helan la yabay 😂
@AsmaAhmed-q6u17 күн бұрын
Dumarland marna haka shakin kabtan team Dumarland guuleysta 💪🫶😊
@Bare-z3l17 күн бұрын
Hal gabar ayaa wiilasha oo dhan cuntay kuwa kalana waqtiga siin waayay inay codkooda soo ban dhigin doorka kale happy soo geli kulligiin mahadsanidiin cod fasiix ayaa la rabaa
@gudonfarahcabdi190017 күн бұрын
Lkn xarafaha ay ka heesaysaba lama weydin
@mahdimohamed705617 күн бұрын
Xarfaha ay Ku socoto heysta ma qaadin
@HamzeDjama-m8q17 күн бұрын
The best KZbin papa captan wan ku salamay from Djibouti 🇩🇯 sxb marna abtiyo
@xamsecumar265517 күн бұрын
Heesta ugu Horaysa Dumarku way idinku Gaaden S kama bilaabanto Xarafka Y bay ku socota heestu
@SaladDaqane16 күн бұрын
Haa dee heeska wa y
@yahyemohamed552517 күн бұрын
captain bara keep going sxb barnaamijyo aad u qiimo badan ayaa daawaanaa thanks❤
Annaga codka Raaxada ayaan ku Wadannaa lakin wiilasha miraha keliya ayay soo xafideen oo keliya Codka iyo tembada gabdhaha ayaa ku sita mahadsanidiin
@MaariyoMaxamed-ep9do17 күн бұрын
Kaftan dhiga ugu sharf badnow ❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamadCabdulahi-l7v17 күн бұрын
Captan qalad ayad samaysay walhi ❤🎉
@DHAANTO25017 күн бұрын
Heesta ugu horaysa ee ay habluhu qaadayaan S maaha Waa Y Qalad baad ku saxday Kabtan Waayo Xaraf Raaca ugu Horeeya Ha eegin Ee Xaga Danbe Ayay ka xidhiidhsamaysaa Waa Xaraf Suugaan ta ku yar Y du markaa S maaha Heestu Waa Y Kabtan
@gudonfarahcabdi190017 күн бұрын
Ha sidas wayeh ma fahansana waxa lo bahanyhy xarafka so noqnoqda ama qafiyada
@HOM196717 күн бұрын
Xaraf bilow waaye xaraf raac mahn
@cabdidahirmaxamuudfarax37217 күн бұрын
Sida saxda ah waa heesta xarafku ku socdo ama qaafiyada heesto muhiim ma ahan bilowga heesta meeshaan hadii abwaan joogi lahaa wax badan qaban lahaa
@gudonfarahcabdi190017 күн бұрын
Xarafraca ma fahansana
@cabdidahirmaxamuudfarax37217 күн бұрын
@@gudonfarahcabdi1900 Haa hees Q ah. H laga dhigaa
Hambalaha heesihiibay ku ciyaareen dhamaan xarfaha ay qaadayaan maaaha xarafka heesaha
@mohamedRamadan-eg2qk16 күн бұрын
Najax is beautiful wlhii❤❤❤ from djibouti
@mdfilmsdama309817 күн бұрын
Xarfaha A,E,I,O,U dhamaan xarfahaa waa hal xaraf marka maansada soomalida la joogo sida Waxaan u ordayaa In aan hooyo iyo Aabo dadaalkoodii Gudee Markaa ka daa xarfaha aad kala saaraso
@Bare-z3l17 күн бұрын
Carabta waxay yiraahdaan laa ya six ilal saxiix fanka ciyaat maaha iska ansixi maaha fananin waweyn iyo Abwaano ayaa dunida ku nool inta lagu dhihi lahaa sowtul xamiir adiga is sax
@mohameddictionary197117 күн бұрын
Kabtanku xaraf raac heesaha ma garanaayo, gabdhaha kuweey u qaadeen faar badanaa ku jira
@MaxamedCabduqadir-r5l10 күн бұрын
Waa wataan barnaamishkaan❤❤❤❤
@DHAANTO25017 күн бұрын
Heesta sadexaad ee habluhu waa qalad Kabtan Barnaamijkan ku noqo waayo H baad u dirtay lkn waa B heestu Haduu Beerku qayb samo Badh baan adi ku siin lahaa Wadnahayga Bidixdana Waan Kuu Badali Lahaa Kaagana Waan La Bixi lahaa
@abdullahimohamudabdishakur980917 күн бұрын
Kaptan sxb sare barnaamij codkaaga kala saar dheh soo badi
@galeyrfafale443817 күн бұрын
Kabtan waxaa u baahan tahay arbiitare heer caalami ah oo heesaha ku xeel dheer. Kuwaan waa iska kaa waabsanooyaane.
@naimacadey135617 күн бұрын
Part 2 please soo sameya😊
@yassinahmed177016 күн бұрын
Sxb where do you bring this girl from
@MaslahNor-v2w16 күн бұрын
Ragga heesti Sh ka bilaabaneysay Nagu ceebeyseen aaway heesti caanka eheed shankaroon
Reer xamar fankii waa kufsadeen Hal qof oo xarafka lawaydiiyay Sisax ah uqaaday majiro qofwalba erayga uhoreeya bes buu fiirsanaya
@mahdimohamed705617 күн бұрын
Waala yaabay
@AbdinasirYusuf-x8h17 күн бұрын
Ob 🫡 Kantan 🎉guusha waa guusheena keep going brother's 🙌🎉
@malikadam9516 күн бұрын
Unkad robku madayo wa qalad xarafka ay ku socoto waa (M)
@mohayare-z2b17 күн бұрын
600k inshalah ❤
@abdilahicabi17 күн бұрын
Xaraf raac mise wa in xarafku mesha ku dhex jira un barnamijku waa noocee?
@mohamuudabdirizak-m6g17 күн бұрын
Kabtan xarfka ayku socoto heesto waa xarafka ugu badan oo soo laalabta
@naadirKiiyow17 күн бұрын
Kabtan hore usocod sxb
@MarwanCawil17 күн бұрын
Kabtaan waxan doonya in temkga igu darti waxa ka soo salmy ogii fanka ee hargysa😂😮
@gudonfarahcabdi190017 күн бұрын
Meeshu abwaanby ubahantahy xaraf raaca heesaha fahansiiya kabtanka so celi markale lkn xarfraca ka sax ama qadiyada heesta
@AxmedmaxamedcaliCalisalalaad17 күн бұрын
Captn hory usoco ❤
@Bare-z3l17 күн бұрын
Sababta dal nuurshe loo jecel yahay codkiisa waa fasiix xarfaha mugdi kaama gelaayaan waana cod dheer yahay cod furan ayuu leeyahay nimcaanna waa sidaasoo kale mahadsanidiin
@aaminaSaleban-hx4pz17 күн бұрын
Kaptan xaq u shaqeee nio❤
@diishitaar923517 күн бұрын
Heeskaas kisi aya leh s ma aha ee waa y
@mataanyare758217 күн бұрын
Heesta 1aad e gbdha qaaday waa Y ley kabtan S ley ahan ayeyna uga jwbtay
@Bare-z3l17 күн бұрын
Masraxa inteysan soo korin dangawiis ama Abu faas hal dhibic shaah kula soo cabbaan si aan u helno kor joogtadeenna cod na farxad geliyo mahadsanidiin
@DHAANTO25017 күн бұрын
Kkkkk Kabtan taasina waa qalad SH ee waa D
@deeqaahmed18417 күн бұрын
Gabadhaha maxey wiilasha caasha la wada sarayaan booskooda bey ka hesayaan wiilasha gabdho qiimo isku yeela ee is xajiya 😢
@cpdilahiizmail121916 күн бұрын
Xaraf raaca zi qaldn py ufhmen 😮
@suhuurcumar542313 күн бұрын
S kama bilaabato heesta y ayey ka bilaabata gabadhu qadayso
@Shaam-mc17 күн бұрын
Kabtan waa lagu khyaamaya xitaa adi ma garanysd xaraf raaca wuxu yahy heesta mursal waaa DH xarar raacedu heesta kalay qaadaya waa Y inantu ee maha S oky
@Bare-z3l17 күн бұрын
Fanaaninta Som heesahooda badanaa xagga dambe bay ka huuriyaan ma fahmeysid xarfaha cub ayaa ku jiro sidaa awgeed sixitaan badan ayaan u baahan nahay mahad