Faarax Murtiile oo ku guuleystay Laptop 2500 dollar iyo Qaali Ladan oo wacdaro dhigtay tartanka

  Рет қаралды 76,836

Dahir Alasow

Dahir Alasow

Күн бұрын

Пікірлер: 178
@abdikadirali3589
@abdikadirali3589 4 жыл бұрын
Walahi weligey 1hr video maan dawanin.Waxaa igukalifey Farah Murtile.Masha Allah walaxi magaca Murtile waad uqalantaa
@farxiyofalsan
@farxiyofalsan 4 жыл бұрын
Waxaaan ahay cilmi doone faarax murtiile masha alllaaah wuu iga yaaabiyay alllow soo hanuuni diintaaa kuu baahan abti murtiile
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Faarax murtiile waa cajiib wlhi ilaahay baa maskax cajiib ah siiyay.
@nimconadar8114
@nimconadar8114 4 жыл бұрын
Masha allaha
@sharmaarkeibrahim7654
@sharmaarkeibrahim7654 4 жыл бұрын
Tartankaan Farah murtile fans badan buu kuhuley dad badane wuu isbaray mashaAllah.
@yusufhassanabdi3047
@yusufhassanabdi3047 4 жыл бұрын
Tnks dahir wax badn ayan kafa idny dhaman kaqybkalyasha wan unamahad celina qar ahaan farax waxan leyahy Allha ku xafido masha Allh
@anisaismail3980
@anisaismail3980 4 жыл бұрын
Masha allaah abwaan murtiile wan kaa faideysanay anagaa shukran adi iyo abwaan dahir alasoow
@towfiiqabdullahi9472
@towfiiqabdullahi9472 4 жыл бұрын
Farah murtiile xaga diinta aadbu uga dhisan yahay sow thanks bro
@Ayuush143
@Ayuush143 4 жыл бұрын
Masha allah magaca maskiin kama aha dhan diin iyo maadi iyo dhaqanka somalinimo wu kadhisanyahy Allah ha usiyaadiyo masxdiisa
@hibaaqyasiin995
@hibaaqyasiin995 4 жыл бұрын
Mansha alaaah faarax mutiile ilhy ha ku xafido magac bilshaash ma boxo
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 3 жыл бұрын
Daahir alasow legend barnaamijkan soo badi🙏🙏🙏
@cabdicaweeye5425
@cabdicaweeye5425 4 жыл бұрын
Masha Allah daahir oo su,aalaha Soo diyaariyay iyo abwaan murtiile oo ka jwby aad baad u mhdsntihiin wax bdn ayaa ka baranay su,aalaha waxaan jeclaan laheyn inaa Sii wadaan barnaamijkaan waa mhdsntihiin aqyaarta
@noonnono7959
@noonnono7959 4 жыл бұрын
ماشاالله تبارك الله ألف ألف مبروك أخي فارح
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 2 жыл бұрын
Murtiile waa lala helay cagaca masha allah waa barnaamij qiimo leh🍃🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹
@aarkamaantamedia2461
@aarkamaantamedia2461 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay faarax murtiile inuu magaca u qalmo like iisaara iyo subiscrib
@coltenwestin7457
@coltenwestin7457 3 жыл бұрын
You probably dont care but if you guys are bored like me atm you can stream pretty much all of the latest movies and series on Instaflixxer. I've been watching with my brother recently xD
@jamesterrance688
@jamesterrance688 3 жыл бұрын
@Colten Westin definitely, have been watching on InstaFlixxer for since december myself :)
@naimoabdalla1919
@naimoabdalla1919 4 жыл бұрын
Masha Allah farax murtile ilahey haku xafido
@nimconadar8114
@nimconadar8114 4 жыл бұрын
Guuuleestihii labo marlabaad guulestey allaha ku xafido
@farhiamusse2170
@farhiamusse2170 2 жыл бұрын
Mashaa allah Faarax murtile Allah hakuu barakeeyo maskaxda
@xilajanoloveyoumomzahra1213
@xilajanoloveyoumomzahra1213 4 жыл бұрын
Mashallah so aalo wax ku ola keep going Daahir Calasow
@adnaanaladala1597
@adnaanaladala1597 4 жыл бұрын
qaali ladan wll waan ku hayaa alaah ku barakeeyo
@suldanyareofficial6003
@suldanyareofficial6003 4 жыл бұрын
Farax murtiile Masha allah allah👌👌👌👌
@mohamedmjama3213
@mohamedmjama3213 4 жыл бұрын
Barnaamijki ugu fiicnaa uguna faaidada badnaa aan ka daawado chanalkan waye barnaamijkan thanks
@LastkingE
@LastkingE 3 жыл бұрын
Faarax murtiile soqawo marwalbo wllhi masha Allah waye wa nin aqoonle
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 3 жыл бұрын
Masha allah alle ha idin dhowro aabe faarax maskaxdaada alle haku deysto🥰🥰🙏🙏
@midnimoqaran9044
@midnimoqaran9044 4 жыл бұрын
mansha allh mucjiso waye abwan farax👍
@kaareburburiye
@kaareburburiye 4 жыл бұрын
Congrat,, to #murtiile,,, walaahi nin sahlan maaha,, hambalyo
@iftiinkanolosha1558
@iftiinkanolosha1558 4 жыл бұрын
1o xeywaan ojinada galay1 hashii nabi saalax 2 dibigii nabi ibraahin 3 wankii nabi ismaaciil 4 sicii nabi muuse 5 xuudkii nabi yoonis 6 dameerkii cuzeer 7 qureeshadii nabi suleeymaan 8 hud hudkii nabi suleymaan 9
@almaryare2949
@almaryare2949 4 жыл бұрын
سبحانك لا علم لنا الا ما علمتنا انك انت العليم الحكيم. Walahi faarax wan ka yabey subxana llah soomali ma ahan dad kuwoda cilmiga alle siyey ka fa,ideysta farax in laga fa,ideysoto ayu .mdan yhy
@ashashego3474
@ashashego3474 4 жыл бұрын
Viva Farah Murtile. Lakinse hadalkiisa lama fahmo. Next time waxuu sheego noogu soo cely hadalka wuu cunaa
@nimconadar8114
@nimconadar8114 4 жыл бұрын
Masha alllaha farax murtile
@qodobstudio
@qodobstudio 4 жыл бұрын
Faarax murtiile masha allh waa nin illh maskax siiyey
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 4 жыл бұрын
Murtiile waa macag xigmad wata waana yahay ninkaan waa.murti socota
@ifrahmohamedabdillahi6473
@ifrahmohamedabdillahi6473 4 жыл бұрын
Masha Allah Farah Murtiile
@abdallaallasow2659
@abdallaallasow2659 4 жыл бұрын
Mash allaah Faarax murtile waa nin wax badan og
@sadiaali2298
@sadiaali2298 4 жыл бұрын
Illahey maskaxdaada hakuudhaafo wll faarax
@abdullahikhalifmohamud9105
@abdullahikhalifmohamud9105 4 жыл бұрын
5hoos 7 kor farax maska murtiile masha Allah
@csmfilmsflogchannel7134
@csmfilmsflogchannel7134 4 жыл бұрын
Wlhi daahir dadka somaliyeed oo taalantiga leh dhiiri galin bay unoqonasaa wax fiican baa samaysay
@libinibrahim4880
@libinibrahim4880 4 жыл бұрын
masha allah dintana wa ka dhisanyahay murtilaba laku yiri
@abdullahikhalifmohamud9105
@abdullahikhalifmohamud9105 4 жыл бұрын
Asc dahirow wakusalamay abti wanakufaraxsanahay saad isiigusodubarideysid barnamijka suaalaha faaraxna wanumahad celinayaa
@hamiidamohammed7572
@hamiidamohammed7572 4 жыл бұрын
Magac bilaash uma baxo ninkani waa murtiile magaciisa way isleeyahiin maanshaalaah. Daahir calasaw waxaad keentay brogaram loo baahan yahay oo aqoon kororsi ah sii wada waanu ku faraxsanahay
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Maasha alaah daahir calasow wa nin qalbi fiiican
@hassanmaalin7437
@hassanmaalin7437 4 жыл бұрын
Lacagtaan sidaan aad ugu ciyaareyso masaakiimiin ayaa jiro oo ubaahan aakhiro iyo aduunyo kuugu duceynaayo
@sahraali3410
@sahraali3410 4 жыл бұрын
Hassan Maalin sxb. Ciyaaaaaal Maxaa ka dhicey. Waa maaweelo. Caadi iska dhig
@hassanmaalin7437
@hassanmaalin7437 4 жыл бұрын
@@sahraali3410 dhib malahan walashey waano Lee iga aheet
@mohamednoor9873
@mohamednoor9873 4 жыл бұрын
Bro waa lacag xarana dadbadanba god ugu jira qabil iyo propaganda laga sameyey
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 4 жыл бұрын
walaalaha meesha ku jiraan i saara aan idiin saaree SUBSCRIBE
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Mabruug ya inader farax murtiile
@omarmohamedahmed9737
@omarmohamedahmed9737 4 жыл бұрын
War ninkan farax ah wx kale waye allle maskax siiyay allah dhowro
@cabdimalik3895
@cabdimalik3895 4 жыл бұрын
FAARAX MURTIILE WAA NIN MASKAXDIISA FUULTAHAY kumajiro nikaan ninlamida somaaliya ilaahey aqoonta hakudaayo
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 жыл бұрын
M a qaali l diinta waa ay ku fiicantahay
@ibrahimabdulle3191
@ibrahimabdulle3191 4 жыл бұрын
masha allaah hada ayaa asabti waxyabihi loo bahnay waa u hanbalyaynaa abwan farax
@harisikarimi
@harisikarimi 4 жыл бұрын
Sxpaw marna adeerkay Lacagta wax igasii Ama sualaha kagajawabaya
@ayaanali-nb2kj
@ayaanali-nb2kj 4 жыл бұрын
Wan ka heley sualahan allah hanii xafido
@xilajanoloveyoumomzahra1213
@xilajanoloveyoumomzahra1213 4 жыл бұрын
Faarax murtile and Qaali ladan💯💯✅♥️👏👏
@shiinbeynentertainment925
@shiinbeynentertainment925 4 жыл бұрын
Thanks mr. Alasow
@maanocabdi5421
@maanocabdi5421 4 жыл бұрын
Lmbrkaada noosoo dir daahirow
@aminaxusen6460
@aminaxusen6460 4 жыл бұрын
Mansha Allah anugu waan ka faaiiday
@ibrahimhassan7823
@ibrahimhassan7823 4 жыл бұрын
Faarax murtile MashAllah xayakallahu brother inshaAllah
@adnaanaladala1597
@adnaanaladala1597 4 жыл бұрын
اللهم صل على محمد nin dhahaayo malaga gulesanayaa waa maya 💚💚💚
@maslahhalane1595
@maslahhalane1595 4 жыл бұрын
Faarax murtiile caadi maaha faanan kaliya maahe waa nin cilmiga diinta yaqaaaan wlhi100%%%%%%
@mohamedabdullahimoralimali612
@mohamedabdullahimoralimali612 4 жыл бұрын
sxb sare faarax murtile waa nin wayn
@kaareburburiye
@kaareburburiye 4 жыл бұрын
DAAHIR,, SHAQO FIICAN,, AYAAD QABATEY
@sahrocaliegaal2076
@sahrocaliegaal2076 4 жыл бұрын
Wow keep going farax
@farhaanahmed9081
@farhaanahmed9081 4 жыл бұрын
dahirow dadka caanka ah bis maad weydionee anaga mana weydinaysid miyaa?
@bulshobarashochanaal7261
@bulshobarashochanaal7261 3 жыл бұрын
Farax murtiille haley soo diro telkiisa suul aan waaye ayaan weydiiha inshaa Allaah baraamijka baro diintaada SUBCCREIB saar thanks gaar siiya sheer
@abdirahmaanahmed6098
@abdirahmaanahmed6098 3 жыл бұрын
تبارك
@dmm7903
@dmm7903 4 жыл бұрын
Adeer xeebtu meel gaar uma aha ee laba wadan baa markii hore isula yimi maantana qolo waliba inteedii bay haysata xaafadi xaafad waxay u shegta waa gardaro cad.
@abdirahmaanahmed6098
@abdirahmaanahmed6098 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@diiriyediiriye3996
@diiriyediiriye3996 4 жыл бұрын
War saxiib dahir waxa ihay sta wax fudud ma aha niman somaliah baa intay soo adeg sadan niman carbed iiga so gabyahaya youtube ka somali qar kod dulmigada baan meel aan kagalo la ahay xitaan ku xanun saday baryo dhex daa oo xitaa ku wa qaar kood waxay iigu kodiyen dil oo waa igu walah cid aan uugu dac woodona waan la ahay wax la igula dagalaayona waa qabiil ee maxan sameyaa
@ibrahimhassan7823
@ibrahimhassan7823 4 жыл бұрын
Farax, murtile MashAllah 100%
@sacdiyioxasan4062
@sacdiyioxasan4062 4 жыл бұрын
Kkkkk dahirow ninkaan Murtiila,he,,waxaan, horaad, ugu soqortay,nagadaaay heeee anaga, NASo,waydiii,
@moolois7760
@moolois7760 4 жыл бұрын
Dahir alasow wlo aniga haben walba wan la socodaa su aal ha ee haqal ciid isii wloyow👌♥️♥️🙏🙏
@muktaradanadan1725
@muktaradanadan1725 4 жыл бұрын
viva farax murtille
@abdikanibidixo14
@abdikanibidixo14 4 жыл бұрын
Ok daahir
@abdulrazackgacal6825
@abdulrazackgacal6825 4 жыл бұрын
Farah murtile nin weeyn waxbathan og
@waanowarsan1829
@waanowarsan1829 4 жыл бұрын
Hambalyo calasow naartii aadkujirtay tanaa kuu dhaanto iyo qabyaaladii hambalyo murtiile awalba Somali buu udhexeeyay
@midnimoqaran9044
@midnimoqaran9044 4 жыл бұрын
asxabta hala iso qabto subscribe hala igu caawiyo🙏❤
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 4 жыл бұрын
Dahir Alasow walaal i saar aan ku saaree SUBSCRIBE
@ahmedhassanmahammed7830
@ahmedhassanmahammed7830 Жыл бұрын
katabkii tawrat ayuu xafidsana ayaan jeclahay
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 4 жыл бұрын
Shimbirah korjooga waa 7 Kuwa hoosjoga waa 5
@samoreeb5772
@samoreeb5772 4 жыл бұрын
walee faaraxmurtiile waaba murti socota
@updirahmanpiipaaye4197
@updirahmanpiipaaye4197 4 жыл бұрын
Shine culay ala soqabto
@zakariyexaajiofficial8663
@zakariyexaajiofficial8663 4 жыл бұрын
Daahiro khadar keyow noso qabo damiinka😂
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 2 жыл бұрын
Qaali ladan shibirta way garatay ee waad kabood siisay daahiroow 3 iyo 3 haday midi dusha tagto 4 iyo 2 ayay kala noqonayaan
@maslahhalane1595
@maslahhalane1595 4 жыл бұрын
Faarax waa nin diyaarsan dhan walba
@ahmedhassanmahammed7830
@ahmedhassanmahammed7830 Жыл бұрын
takalee kudarsoo biyo iyo cunto ayuu waatey dhadan keduna ismabadaliin
@abdulwahabmohamed3256
@abdulwahabmohamed3256 4 жыл бұрын
Dahirow jawabaha sideen ogu faa iideesan karna program kaga waa only me.?
@sakariyemoha9557
@sakariyemoha9557 2 жыл бұрын
Asc.dari.qalilad.makafakanweysay.war.iskuxisho
@sacdiyioxasan4062
@sacdiyioxasan4062 4 жыл бұрын
Nagaday heeeee,nasoqabo ok
@abdihirsi4281
@abdihirsi4281 4 жыл бұрын
3333km2
@abdinajibmwalimu4387
@abdinajibmwalimu4387 4 жыл бұрын
Mr dahir wan kusalami sxb musuul sare
@WAASUGE-bj8kj
@WAASUGE-bj8kj 4 жыл бұрын
Barnaamij aan kahelo
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 4 жыл бұрын
Dahir I wonder3wn u pray
@ayaancabdidjibouti1892
@ayaancabdidjibouti1892 4 жыл бұрын
Dahar geesi
@AK-ww4ov
@AK-ww4ov 4 жыл бұрын
Inta iga danbeso please subscribe I saar wllkiina ahay inta Somalinimo ku jirto support me
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 жыл бұрын
Yes
@abdifatahdahir1509
@abdifatahdahir1509 4 жыл бұрын
Manshallh Dahir calasow saxib wadkumahsentahay Baramiishka ad watoo saxib isoqawoo tagarii kuahay, 0727283798
@ahmedmohamudahmedsomali5066
@ahmedmohamudahmedsomali5066 4 жыл бұрын
Faarax laga qayli
@anabomar9970
@anabomar9970 4 жыл бұрын
Masha allah hambalyo
@abdirahmanhussenmohamed696
@abdirahmanhussenmohamed696 4 жыл бұрын
Faxar viva
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 жыл бұрын
Good
@jamil55baasha99
@jamil55baasha99 3 жыл бұрын
💋💋💋
@youngwolf447-k3w
@youngwolf447-k3w 4 жыл бұрын
Farah murtiile👆🎸🎸🎸🎧🎧#£#139 @ahmednabiil7
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
MAXAD BARAYSA BERI HORE NALA BARAY DADKA SOMALILAND WAY YAQNAAN SOWTA MAR WALABA LA IS WAYDIIYO
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Dadka somaliland soo maahan kuwii la weydiiyey Nabi aan hooyo iyo aabo laheen soo kuwii ku jawaabay jaw oo kaa baa wacanaaye maxan sidaa u noqoni weynay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
Daris hore warya kaftanka iyo kala baro wax kama taqanid dadka somaliland walahay way idinka caqli iyo aqoonba badan yihin waxan walahay uu waydiinayo isagoo wayn umada walahay ban ku dhartee caruurnimo ayaa la isku waydiin jiray wayna yaqnaan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
Daris Hore dadka somaliland way kaftaman kaasa wacna dee wuxu og yahay inu yahay awoowgeeni hore wuuna wacna ma been baaa war wax kama taqanid dadka somaliland idinka caqli iyo cilmi badan hadba intii reer burco ka jawabay waadna arkaysay kuwiinana waxay yidhaahden waad maqlaysay marka walahay iyo bilahay caruuraha is waydiiya waxan u la shir yimi
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
Daris Hore haduu yidhi kaasa wacana ee wa nebi wana wacna wuuna kaftamayaay lkaiin weligin walaydan gadhyn reer somaliland caqli cilmi cibado toona
@aminali7491
@aminali7491 4 жыл бұрын
Daahiroow tiradaasi waa 5-7
@xxlillyxx6387
@xxlillyxx6387 4 жыл бұрын
3 iyo 5 xataa waa sax
@walalmankinho1778
@walalmankinho1778 2 жыл бұрын
anaa aqaan
@azadjangiz7892
@azadjangiz7892 4 жыл бұрын
Hoos 5. Kor 7
@muuminalmugadish3233
@muuminalmugadish3233 4 жыл бұрын
Kuwaas iga daah kulaha jaahilad
Qabyaaladda Qoor Qoor iyo Qeyladhaantii Mucaaradka
26:29
Dahir Alasow
Рет қаралды 8 М.
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 116 М.
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 38 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
TOOS: Barnaamijka Dooda Jimcaha
BBC Somali
Рет қаралды 385
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 38 МЛН