Fadeexada Maxkamadda Ciidanka, Saraakiisha la xiray iyo Taliye Fanax oo kiiska lagu helay

  Рет қаралды 26,929

Dahir Alasow

Dahir Alasow

28 күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @dahir.alasow

Пікірлер: 62
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 27 күн бұрын
Waa wax iska cade infanax masuul kayahay dilkaase isegaa amray inlasooxiro ama ladilo markasta waa korkiisa isagoo og inuu wato dhar polis ayuu amray inxiro markuu diidayna waala dilay
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 22 күн бұрын
Lawyer Cabdi Waxid wa asiibay arinta xabada
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
MAXKAMAD EYSAN KU JIRIN MADARKICIS IN LA ADO MABA AHA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
TALIYAHA HALA SO QABTO WA IN TIIRKA LA GEYO
@abobasement346
@abobasement346 25 күн бұрын
shalay maxad u dumisen dowladih 1991 ilahay dulmigah mah jeclah moryan to moryan ilahay bah isku diray kuwih shalay xarantah ku heshiyay qayb waa Argagixisoh qayb waa moryan mafiyoh from madaxweyneh to kan ugu hoseyah waa tugoh
@engburco1437
@engburco1437 27 күн бұрын
Waa khiyaamo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
TALIYAHA CIIDANKA WA AL SHABAAB WA IN TIIRKA LA GEYO
@mrazizi583
@mrazizi583 27 күн бұрын
ASKARIGA AMAR BU QATAAH EE AWAY KI SO AMRE SIDA WAZIIR KI MADAX DI KLE TALIYA YASHI,
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
WA RUN KULIGOOD HALA XIR XIRO TALIYAHA WA IN TIIRKA LA GEYO
@user-zd2yy2ej7c
@user-zd2yy2ej7c 24 күн бұрын
Weel🆎️ hg hayelin waidin garab taganahay😂😂😂
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 25 күн бұрын
gacan kastaa waxaay gaaysato iyadaa qabtadee takiyuhu ma isagaa dilay adeer fanaxba waa la amray ee hadii amar arabo xasan baa ah taliyaha ugu sareeya ciidankee isaga sooxidha oo dila dee
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 26 күн бұрын
TALIYAHA AYA DILEY WIILKA
@princessnasriina2857
@princessnasriina2857 27 күн бұрын
Daahiroow ninkaas cadaalad ayuu helaa hadii musuq jiro waa la xukunkii lahaa lkn in dhamaan lawada eedeeyo waxay keenee in ay isku marqaati furaan iyaga dhex dooda marka ha hor dhicin
@user-qz4qr4zk1k
@user-qz4qr4zk1k 21 күн бұрын
Candhameedle aa loo raray mowliid wallaahi Teeda kale 18jirka galmudug ee marqaatiga ahi wuu iga gadan yahay
@user-ln6kj9rt4m
@user-ln6kj9rt4m 27 күн бұрын
Ciidankan Hala keno taliyihii watey
@afraxyare2097
@afraxyare2097 27 күн бұрын
Fanax waa Ku jiraa shabaqaan
@nasroali8220
@nasroali8220 27 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e 16 күн бұрын
Cid aan mudulood aheeyn maseerka soomaaliya laguma aamini karro balfiirsha saddax maa maamul gobleed ayaa ithoobiya u heelisay halganka mudulood ayaa bilaaway gobanima u dirirkii dulkaan banaadir la.isku dhihi jiray soomali land inteeyna soomaaliya ku.soo dar soomin in.aay u tageen heela salaase mahubo in aay in.aay runtahay iyo inkale oo yirri ethoopia.ku soo darsada asaga badda ayuu xiiseeynayay ayagana waan ka soo fiirsaneeynaa ayee yiraahdeen markaas ayuu ugu daray.dowlada banaadir haraacina sidaas ayeena banaadir ku yimideen hadana waxeey u egtahay banaadir haraacina badi aay ethoopiya rabtay saas ayee ku heshay ku waan kale ee hada raacaya sadaxdaas doowlad goboleed waxaan dhihi lahaa halaga tashado banaadir baraawe ilaa jowhar iyo wala weeyn ayee aheed iyada soomaali ku filan ninkale yaa lagu aaminin mazeerka soomaliyeed banaadir iyadaa magaca soomaali keentay ha.xijiso waxa amxaarada daba socdo.danyaa laga galin wax nooga maqan majiraan bay bay banaadir ha jirto
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 27 күн бұрын
😊
@user-qb9wz7xc7y
@user-qb9wz7xc7y 26 күн бұрын
Qofki comat Greg’s arko please icawiya allah darti hooyo dhiwatesan ahay ciyalkeda iskulka bil iyo imtixan darti logasoburiyay aabahodna kala tagnay nolol iyo gerina xita naga warhen
@MomSaciido
@MomSaciido 24 күн бұрын
Habar gidirta lashegayo horta ma naaga maxaa laga jeclaana candhooy meel kasto waxaa la tagantihiin habargidir wala neceb yahay 😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
WIILKAN WA LA NABEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
WIILKA WAXA DILEY TALIYAHA CIIDANKA WA IN LOGU DHACO MESHU JOGO O TIIRKA LA GEYO
@wilsanyasserwilsan370
@wilsanyasserwilsan370 27 күн бұрын
In my opinion not all angels are in heaven
@nasroali8220
@nasroali8220 27 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@abraQolkisa
@abraQolkisa 27 күн бұрын
Candho Nacaw Taliye Fanax wey kaga Dhegtay ma ishaad waxkaga qaban taliya inagumedyow inagudku dhalay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 27 күн бұрын
LACAG WAXA KA WEYN WALALKA
@Hajijeybarton
@Hajijeybarton 27 күн бұрын
Daahir calasow wakujeclahy sxp Ee Abgaal ka lexo Xasan shiiq iyo madaale sireyso u karbaash waku saxanthy taas kuma balamin habargidir in lagumaado
@anabahmed6092
@anabahmed6092 26 күн бұрын
Dhageyso odey habardigir oo cetyamaya dhahaya hanbadeyda cuna abgl dhahaya weli ma aragtay halka idinka odeyashiina na naceynayan wax aano rebates mahalahan nacalad baku tala abgl iyo waxii sheegaba inta idin ceyno aa hadana idinku bashalena idinka na dalbaten
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 25 күн бұрын
Habargidir cidna magumadi karto e abgaal dowladnimada ayey ugu arsaneysa ma ogen iney dagalki 4bilodka aha waxyeleyen o uqudadeysan yihin up to know lakin ilehey hg idinkumasojediyo kabahina abgalow afkuqadaneysan walahi bahahinayohow
@omarw5124
@omarw5124 25 күн бұрын
miyuu ku guursanaa marka kkkkk waaku jeclahay maxaytaha.. ma naagbaad tahay wtf.... Abgal kafogaw iyo madaxda dalka markaad nuucaas tahay.. okay
@user-ln6kj9rt4m
@user-ln6kj9rt4m 27 күн бұрын
Wax olwgal danbe ma jiro hadan la Soo xirin taliyihii amaray oo watey danta garkaaa
@hassanosman5686
@hassanosman5686 27 күн бұрын
Filinkaan waxaa loo wadaa noo Kala tuuro Sayid Cali iyo fanax ha Isla noolaadaan
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 26 күн бұрын
Waa fahantay lakin sayid cali sina laguma cafinaayo ilaa ee ehelka diyo qataan
@user-qz4qr4zk1k
@user-qz4qr4zk1k 21 күн бұрын
Oo kaalay midkaan raxaweenka yaa u booteeyay😂
@user-rp6zo7zi2h
@user-rp6zo7zi2h 26 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-ck8vv6bd6q
@user-ck8vv6bd6q 27 күн бұрын
inlasoo eedeyo xeer ilaalinay Soo eedeya dulmi kawayn majiro waa in laguqabsado kalmadaas
@califarhan8120
@califarhan8120 25 күн бұрын
😂😂
@user-ln6kj9rt4m
@user-ln6kj9rt4m 27 күн бұрын
Haaaa
@califarhan8120
@califarhan8120 25 күн бұрын
Wtf
@CabdullaahiAadamcabdi
@CabdullaahiAadamcabdi 27 күн бұрын
Haye kwr Dowland jarmalka
@aliabdi3493
@aliabdi3493 27 күн бұрын
Teen abdi wahab
@aliabdi3493
@aliabdi3493 27 күн бұрын
Teen Bdieahab
@user-hm5nh9yd1p
@user-hm5nh9yd1p 27 күн бұрын
Ha biqlayso
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 27 күн бұрын
Habar Gidir iyo Gaaljecel nacaybka ka jira waa u jeednaa. 😂😂😂😂😂😂
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 27 күн бұрын
Sii da askarta
@rahoroble3224
@rahoroble3224 27 күн бұрын
Habargidir hadanahay tuugo aya nahay
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 24 күн бұрын
Mmmm MA fahmin. Sxbeey.
@Mom-tg8yb
@Mom-tg8yb 27 күн бұрын
👍🏻 habar gidir waqtigeedi waa dhamaadey
@Maria28832
@Maria28832 27 күн бұрын
Naaya qumayo maansha allahe hg ha cunin allaah siyey heybad iyo kartide nacas
@idil_onlion
@idil_onlion 27 күн бұрын
Laamgabyo hg cileenba naxkamada fadhiyo
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 25 күн бұрын
kuwaalo taliye fanax adeer inaadeerkii baa dilay adeer dameer baatahaye
@AbdifataaxAbdi-nm3yn
@AbdifataaxAbdi-nm3yn 20 күн бұрын
War been ta jooji fatabaqle
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 27 күн бұрын
War ninka wax dilay waa beekee amlaha markhaatigii ayaa qiraya sow ilma adeertiis maa kuwa kale kulli mashiikhaabaa daahir war qurunka iyo qabyaalada aad lawareegisid nagadaaye wax naga gadmi karo nosodaa hadiikale nadaa
@user-fp2gj5qh5r
@user-fp2gj5qh5r 27 күн бұрын
DAAHIR CALASOW OO LASOO QABAN AMA CAREMINAL LAGA DHIGIN WANTED AH SOOMAALI ISRAACI MEYSO WAA SHEYDAAN DIJAALA HALASO QABTO QABYALADU KU SHQEEYSTAA WELIGIISBA
@Maria28832
@Maria28832 27 күн бұрын
WARYA QANIIS FUTE DHIIBTE MUJAAHID DAHIR DAHAB DADKIISA DIFAACA MAAD PUNTALAND SACIID DANI XIRTAAN OO YIRI XASAN IMA XUKUMAYE CALANKA BULUGA QASHINKA KU DAREY OO SI CAD U SHEEGAY MARKA XASAN MUQDISHO MADAXWEYNE U YAHAY
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 25 күн бұрын
Viva boqor dahir alasow
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 24 күн бұрын
Kkkkkkkk. Daahir waa jounaliste. Jooji sheekada jiiska ah ood waddo sxb
@yuusufsheekhabdisulub4342
@yuusufsheekhabdisulub4342 27 күн бұрын
Dhuusa weyne kaalay garsoore noqo beenaalaa tahay
@noorabdi45
@noorabdi45 26 күн бұрын
Wa runta waye
Warka gabadhaan haddii uu run noqdo guur maleh gabdhaha Habargidir
4:00
UFC Vegas 93 : Алмабаев VS Джонсон
02:01
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 224 М.
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 19 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 6 МЛН
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 50 МЛН
Gummy Bears Are Chasing Me 😱 #ai #aiart #chatgpt
0:11
KobasAiDen
Рет қаралды 7 МЛН