Foosiya waa gabadhii Jaamacadda Hargwysa dhistay cid walba iyadaa ka taariikh badnayd. Sahrana cay nagama mudna, foosiyana waa lagu gefay.
@ahmedgaileh7 ай бұрын
Foosiya waxay NOQOTAY KHAAINUL WADDAN OO FAQASH BAY U ADEEGTAY !!!
@hassan-mp1pk7 ай бұрын
@@ahmedgaileh hooydaa waa hambo buule
@hodanibrahin15697 ай бұрын
@@hassan-mp1pkwaar Adiga waxa kugu dhacay cudur Aan daawo lmaxaa Super Awal kugu diray qucadadaad u haysaa Wayne Ilaahayoow ishaada naga du ilaa ramadaantii baad caytamaysayee Aamus Afku ku go'yee😂😂😂 xaaramiyahaw 😂😂😂👎👊🤬😡
@hassan-mp1pk7 ай бұрын
@@hodanibrahin1569 maa tihiid qof fair horta Maa is waydiis waxa dadka uu cayay maya igaa dadkaa cayay aniguna waa uu jawaab
@AbdirahmanMohamed-hm8nd7 ай бұрын
@@hassan-mp1pkwar waakan kiihi fuutada laga waseyee
@casalasal64667 ай бұрын
ASC WERIYE IYO MAMO FADUMO IBRAHIM WAA MAMO QAALIYA QIBRAD IYO AQOON LEH MAASHA ALLAAH CAQLI IYO GARASHADA ALLAHA U BARAKEEYO
@marikafarah7617 ай бұрын
Asc. Wankugu. Raacsaney. In. Fadumo. Somaliland. Asaal ah. In aytey
@@FaadumoArdoSahra Halgan wayba u hiilisay markay Fosiya Yusuf Haji Adan meel la dhigtay. Dhaqan xumida ayayba ku garab siisay waayo hayb ayay la wadaagtaa
Sahra wax halgan Anna malaha naag xaafad joogta fowsiyana ma qaado karo masuuliyad somaliyed ee rag baa kaga wanagsan wuuna ku guuleystay ❤go somaliya❤
@maxamedthanks37883 ай бұрын
Cid ehela oo Dhabi haday qofkan dumar unooshahay oo dalka somaliland ku nooli ha ugurmadaan oo Caruurtan maad iyo ciyaarta wax uga duubta haka qabsadaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@HujaaleOfficial7 ай бұрын
good
@munahussein96877 ай бұрын
Fadumo wa fariid 🎉🎉🎉🎉🎉
@KhadarWarsame-i4e7 ай бұрын
Naa hakumereysan faqashey
@fardowkosh7 ай бұрын
maxaad u caayi mamadan, fikradeeda xor ayey u tahey.
@zeinabomar-mc5jf7 ай бұрын
Feedem speech fadumo 🎉
@abdirahmanmohamud16357 ай бұрын
😮😮👉islaantan iyo kuwa waraystaba (BBC da) laanteeda afka soomaliga ayaa laga maal geliyaa waa hubaal taasi
@hassan-mp1pk7 ай бұрын
Hooydaa laa maal galiyaa
@FjTi-wn3qm7 ай бұрын
@hassan-mp1pk. Ceeb Ceeb
@hassan-mp1pk7 ай бұрын
@@FjTi-wn3qm uu sheegtaa dadka caydaa bilabaay
@اليمناليمن-س6ظ7 ай бұрын
فرحنا لك و للعلم الذي بيدك Habo❤❤❤❤❤
@ahmedismail2017 ай бұрын
Calanka Djabouti ayey xidhatey.
@TogdheerBurco-x3p7 ай бұрын
calanka jabuuti waa caadi haday xidhato
@charkokhadar25587 ай бұрын
Maxa ka galay garac yahow
@mounahersi22547 ай бұрын
Walalo waa qolaam islataan😂😂😂😂
@Faisa-f8c7 ай бұрын
Cimri weeye, bal maxaa laga waraysanaya, Habartan waalan ee Qabyaalad meel la’fadhidda, waa qof waalan mahay faalayn, Subxanalla
San baa lagu soo canbaxaa islaantan waa fariid dadka wey isbartay😅😅😅😅😅
@maryamdirie68427 ай бұрын
Allah Fadumo ma af wax cunay xisho baa warkaga Jabuuti
@ibrahimmouhoumed90337 ай бұрын
Meel ad leedahay maahaa dalkuu ee iska ubsoo sidig sidigtaadaa horee dhul uu dhacaagaa ubsoo
@hassandarar7 ай бұрын
Islaanta assaaqa ah et calanka jabuuti sidata xaasidad somaliland ka xun weeyaan
@hassanmeraneh12367 ай бұрын
Nolow faduma ibrahim.walal xalal ah
@NimoOmar-p3h7 ай бұрын
Jabuuti masba fadhiya mamasanku wamas 😂😂😂😂😂😂😂😂
@HamzeFuaad7 ай бұрын
Dumarow hays qabqabsanine ilaahay ka baqa oo ka fadhiista umada
@hiboosman67057 ай бұрын
Viva mama Fadouma she is better than MP with big belly doing nothing and talking no sense. I hope she will gets in shaa Allah everything she desires. I wish her joy and happiness 😊 🙂 ☺️ ❤❤❤❤.
@SaynabKhadar-ki6np7 ай бұрын
😂😂😂😂
@ZahraIbrahim-vp2ez7 ай бұрын
Dekada jabuti maxaad katakhaan dadkaa dhexjogaa maad wareysatid intanaad hadlin jabuti miyaad kunoshahay hubso rer jabuti way kugukhosleen😂
@MmiMmi-ih7hh7 ай бұрын
Dadka jabuti kalabadhba u shaqo taga dekada bl adigu mxd ogthyod sheegi mida kle dekada jabuti no:1 iny thy dekadaha qaarada afrika ma beenba 😢
@ZahraIbrahim-vp2ez7 ай бұрын
@@MmiMmi-ih7hh waa dod jaban adoo hortaa dadkaad shegeyso ee u shakhatatga waxkaogaada ayaa ficneyd
@charkokhadar25587 ай бұрын
Oo kalay wll ma benba ana réer jabuti oo jooga portka ee wlhi wan runteed mamada ila jumca wan shaqayna 7sur 7 wn shaqayna
@ZahraIbrahim-vp2ez7 ай бұрын
@@charkokhadar2558 maya beenmaha inay rer jabuti dakada ay shakhalaho u badanyihin ee waa hosudhaca kuyimi waxa dooda keney
KKKK maama fadumo ibraahim Xigmad bay ku hadashaa hadaladeeduna waa wax isu sheeg iyo wacyi galin aqooni ku dheehantahay
@BilanYousuf7 ай бұрын
Hada faadumo jago ay dagtaba ma haysatoo miyaa
@daimondumuanas86227 ай бұрын
Berbera hadey horumarto djabouti way horumartay deked kasto soomaalia ku taal ama djabouti ee horumarta waa guul umada soomaliyed gaadhay marka yaana gaaladu isku kiin urin oo dhexdiina marin ay marto ka doondoonin
Waxay is barbar dhigaysa hoosta ka halgan iyo Maro Fowzia Yussuf oo madax ah Cajiib
@samatarismail32157 ай бұрын
Islaantani calankii jabuutina way xidhatee waa ciise iska dhaadhicis
@qaayiboibraahim66727 ай бұрын
Dalisacgibril. Qofku wuxuu yahay aqalka uu ku soo koray buu kala yimaada marka umalayn maayo uma eegid qof laba waalid soo barbaariyeen. adiga marka laguma dhalin ee waalagu xaaray waayo edeb malihid oo hadii hooyo iyo aabe ama guri akhlaaqi taalo aad ka soo toostay waxan kumaad hadasheen oo sahra oo hooyada kuula mida mabaad caydeen. Ee xishoo
Fadumo suaashii la weydiiyey way ka muquuratay tan kale ragga mucaaradka caaya dawladdu mujaahid ayayba u taqaan markaa Muse haddii la caayo kama duwana kuwa kale
@sahraahmed-fv6rj7 ай бұрын
Maanta waa no filter kkkkkkkkk
@MmiMmi-ih7hh7 ай бұрын
Midh midhka caqligu kujiree reer somaliland ayey faadumo'kuli ka mid thy
@shukriali57707 ай бұрын
Doqonbaad tahay hablaha. Ha ka dirin dalkooda foosiyi waxay u tagtay ubadkeedii laakiin sahri caruurteedi ayaa joogta laakiin goormaa dumarkii ay ka caqli. Ateen Ragii faadumo in badan is xakamee
Waar habartan Faqashta Ah Hargaysa Soomala Soomalia daa ka haysa Asaasaqa ah maxaad noo hor keentaan Tv gan horyaalow Habartan nacnacdeeda iyo Arageedu ba waa na dhibaaye hana hor keenina Oo dhegaa nooga baxa nagamay daan iibsane