Salam Naz walalo I love you and respect you,You are the only one I give my time and listen to thank you may allha grant you and your family al jana
@NazAxmedАй бұрын
Many many thanks wllo. Your comment goes straight to my heart 😘😘😘
@AaminaAfcaruusleАй бұрын
Aniga xita mansha allah weye inanta ❤
@SuaadNuur-q4f23 күн бұрын
Maansha Allah illaahay swt ha ku xafido cilmiga iyo caqligaba Alle ha kuu barakeeyo.
@M-KHALIF24 күн бұрын
wxaa diyaarinayya ACCA its like CPA but your words really were motivated me, thanks really i have cuttii to be like u.
@KadraHussen23 күн бұрын
Thanks my sister
@ikranroobleali451Ай бұрын
Naz ahmed mahadsanid abaayo. Rabbi haku barakeeyo adiga iyo rerkaga.❤😊
@Ifa-Aden34Ай бұрын
Nazey waxa aad tahay qofta video ay leedahay I dhaafin wan ku jeclahy Muxtawahaagu waa mid hadaf leh oo dhiirin leh qofka ku qasbaya in uu kaco isbdal la yimado وسبحان الله qof maqbuul ah oo positive miidhan ayaa tahay anigu sidaan channel kaga u bartey anigo xamilo bishii 8aad ah ilaa maanta oo 3 bilow ii tahy video ad leedahay ima dhaafo daaqat ijaabiya ayaad bixisa Alle ubadkaaga iyo zawjkaaga io noloshaadaba haku xafido hana kaa abaaL mariyo sidaad nooLa dadaaLeyso mar kasta ❤ channelkaga wuu ka duwanyahy channelada somaliyed ee micno darada ku saleysan badankood 😊
@NazAxmedАй бұрын
Allahuma Barik walaashey 🥹🥹❤️❤️❤️❤️ Commentkaaga aad iyo aad ayu ii taabsadey! Love you 😘😘😘
@hodoali5714Ай бұрын
Jazak allhu khayr wlo qali ❤
@theironlady6009Ай бұрын
Thank you for advice mommy ilaaahey haka abaal mariyo ❤🎉
@umuabdirahman961Ай бұрын
Masha allah illah qeyr haku siiyo wax badan ayan ka faiday
@XamseMaxamed-p8s22 сағат бұрын
Mashalah
@fartunabdullahi351Ай бұрын
Masha Allah Abyo thank you for the advice
@AmiiraSaidOmar-rc6ozАй бұрын
Wooow habo aad bad ugu mahad san tahay sida Mar walba noo dhiri galisid sidoo kalena aad nooga talisid ina noqono dad guulaysta🩷
@ayaankamal9633Ай бұрын
I love this girl Mansha Allah.She’s so amazing and so sweet🎉 🎉❤❤❤❤
ناز احترم محتواك جدا راقي و هادف جدا و مفيد الف شكر على نصائحك الرائعة تستاهلين التميز اتمنى لكي كل التوفيق و النجآح و تحقيق كل احلامك و طموحاتك ❤👸🏻❤❤❤❤❤❤❤
@mubarikmedia6471Ай бұрын
Thank you
@nurhawa646Ай бұрын
Maanshallah. Waxaad tahey taqaano.danaheeda.waad ku mahadsan tahey taladaada hooyo
@RamlaAliAbdiАй бұрын
Maasha allaah shukran
@RuqiaTowfiqАй бұрын
My dear sissy keep going ManshaAllah ❤
@NastexoNuurCaliАй бұрын
Thank you ❤❤ hn Allah ku xafido
@azliazli3004Ай бұрын
fav youtuber thanks ❤❤❤❤
@ifrahege8954Ай бұрын
Maashaa allah khayr oodhan allah ha ku waafajiyo
@mariasalad6393Ай бұрын
In love with this KZbin channel ❤allahuma barik sis ❤
@scholarpoy7108Ай бұрын
Thanks
@hodandiriye4480Ай бұрын
Thank you so much for the advice, and I listen to your advice because I need a little bush.❤ for your bigs fund 😊
@rahmaabdi5366Ай бұрын
MashaAllah très chère,tu nous fais des bons sujets vraiment ❤
@AaminoYasiin-h2hАй бұрын
Masha allah allah wax kasta ha kuu fududeeyo
@remindme28Ай бұрын
Thanks qaali❤
@ifrahwais6568Ай бұрын
Masha Allah huuno mahadsanid
@fathiamoussa6125Ай бұрын
Ilahay ha idin barakeeyo
@Xasno-wn6mjАй бұрын
Masha Allah
@Hirsi25Ай бұрын
Asc beautiful sister and beautiful advice Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoabdilaahi1246Ай бұрын
Wcs masha Allah aadbaan uga helay habka aa uhadashay waamahadsantahay❤
@sadiyaali9508Ай бұрын
MaashaAlaah jisaakaAlaah kheer
@hamdushmoАй бұрын
wcs walashay qaali mahadsanid jazaakallaha❤
@asmakhadar6666Ай бұрын
Exactly 💯
@ahmedkhadarmohamed414Ай бұрын
Thanks alot Please ka soohadal personal development
@SimanCabdirasheedАй бұрын
I love it ❤️
@affio6916Ай бұрын
C'est vrai wallahi ❤
@RoumanAhmed-d3qАй бұрын
Merci beaucoup hno macan
@amuunjama126Ай бұрын
Alla anaa iga hadlaysaa abayo 24jir jamacad dhamaysay lkn ma ogi han baa lahaa noloshaan purpose badan ka lahaa lkn hadama ogi I can't nothing waa iska jifaa xita jirkayga ma hagaajiyo am always tired social anxiety igu batay ma ogi waxan meshay iga imaadeen now I'm give up😢
@theironlady6009Ай бұрын
Abyo haniyad jabin suuratul baqra Akhriso marar badan ku celceli sooona walaahi wax walbe wey kuu hagagyaan ilaahey bari habeen kii soo kac xiliga danbe ducada waaa la aqbalaaa ilaaheyna wax kaste oo aad jeceshahy hakuu Fudeydiyo ❤
@hanahussein-j6hАй бұрын
Wcs nasteexo mahadsanid❤
@GusharAbdullahiАй бұрын
Thanks abaayo
@YoolskillsАй бұрын
Nasteexo Guuleyso walal.
@FaadumoYuusuf-bv4lsАй бұрын
Maansha allh nas guulayso wllo❤
@SmilingBanjo-zz2pdАй бұрын
Maashalaah ❤❤❤❤❤
@Amalhirad320Ай бұрын
WCS Manshallah true anshaah wanagsan
@user009-y8tАй бұрын
Mashallah abyo hore usoco ❤❤❤
@MunaQurux-ln7beАй бұрын
Mahad sanid wax badan baan ka faaiday ❤
@MagoolMatootoАй бұрын
Insha allah waad noqon waxa doneso
@asma8470Ай бұрын
MashAllah 🥰
@rouki9529Ай бұрын
wcs nastexo wn ka helay videga n so bdi dhiri galinta
@fathiamoussa6125Ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@WardaMama-u6hАй бұрын
Machallah bravo tu viens de me réveiller mais je suis une maman de 6 enfants mère au foyer qui vie à Djibouti J'ai une diplôme bac pas de job pas de main d'oeuvre j'aime faire du commerce inchallah je patiente merci soeur !
@kawsaryacab556Ай бұрын
Hadaf waan leyahay lkn caajis iyo dib udhegis babah iga dhigtay ina isbadala rajenaya insha,alah❤
@zahraabdikarimАй бұрын
Asc huuno nasteexo anigu ilmo yar ba laygu qalay marka calol weyn ba iga soo baxday maxan sameeya shukran huuno 🙏❤❤❤
@rahmaanwarisse3197Ай бұрын
Waanu ku jeclhy wllo from xamar cadey malin un jewelry waan kaa gadan doonaa aad ban ogahay alabtaada ❤❤❤
@haniahmed7534Ай бұрын
Wcs how come your skin is so glowy mashallah ❤
@AsmaMed-i3eАй бұрын
Personne ne like mes commentaires alors je suis fan de naz
@SoodhawowsamiaАй бұрын
Always feel fired up after your uplifting sessions! 🔥 I appreciate you🤍
@AsmaAhlam-x6tАй бұрын
Asc sister, I support you always please progress your somali language
@aminajama160Ай бұрын
AsmaAhlam-x6t Her Somali is perfect 💯 Mansha Allah, we speak like this in Somaliland and Djibouti 🥰
@maryamaozman4-pm6vnАй бұрын
Wcs 🎉
@haniofficial5155Ай бұрын
Masha allh gabadhan wa gabr an jeclahay wan ku faiday canada mardhow imaday hal bil joga ayada le dawada 2 carur hesta ninkeyga ikenay bahasha guryaha lago tirtirto kuli waxa ka arko wan gatay hhhh markas xajiga I dhahay adiga qof meshan canada joge jirtay ayaba u egtahy ya ku shego caml wan kugu faiday abayo kher alle haku siyo e abayo waxa ku weydinaya gabar shan bil jirto hesta cano fican I sheg wilkeyga curadkeyga xata 4 sano jira cano fican u rabay kuwa fur gadod cag ku jiro li soo gada le kuwa kale I sheg abayo
@munamaxamud8032Ай бұрын
Go aan qaadashada fulintaa igu adag
@sahrailtrihe9389Ай бұрын
Naz machaallah wa dirigalin👍
@qoranqaali7618Ай бұрын
❤❤❤
@sahraa8499Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamma93Ай бұрын
asc qaali naz jazakahalah kheir sida aad ino dirigiliso runti waxa aan kula socda sins your englisch channel back in the days sis then 1 video aad ledahay ima dhaafo subxanalah waxwalba ooh niyedeyda so galo ama igu dhacoyo ayaad ka hadasha my whole mood change marka ba alhamdulih ilahay haku barakeyo adiga iyo familkaga sis device kasto guriga jaalo subscribe iyo like kaso dhahay 😃hada awooday kuwa kalo badan kusiin laha jazakalah kheir sis
@NazAxmedАй бұрын
😘😘😘😘😘😘😘😘🥹🥹🥹 جَزَاكَ ٱللَّٰهُ خَيْرًا wllo
@nimcobulbul9931Ай бұрын
Abaayo 29 jir ayaan ahay waxbarasho waan dhameeyay wax shaqo ah ma hayo waanan xanuusanahay labada lugood ayaa i bararay wax igaga dhacayna maleh dhowr dhakhtar waan tagay Waxba igumay sheegin dhowr sheekhna waan u tagay midba wax igu sheeg mid iyidhaa waa il mid waa sixir mid waa mid iga yidhaa jin abaayo ma shaqaysto sideen noloshayda ku badali karaa
@SafiaMohamed-w3uАй бұрын
Marka hore allah ku caafiyo abyo mid xigta saliga nabiga badi 1000 labo kun intaad aqrinkarto maalintii iyo habeenkiii laaxowla walaa qubata ilaa bilaah ku celceli
Nasteexo wl sidaad ogtahay baryahan canada somaali badan basogalaya bal waxaad kaso hadasha hoyoyinka wadan kucub ilme wata nina lasocon cid caawinta ama wadanka fahansisana haysan bal qaabka ugu fudud an isku maaryn karno day care ka ilmaha shaqoyinka bal macaw talo no hysa wan rajaynaya inaad atension siso kaso hadasho tagerahaaga ayan a ahay
@umumohamedumumohamed4167Ай бұрын
Nastexa 3bilod ban so waday clorie deficit bishi udanbeysay imina 1kilo kaliya iga dhacday wan niyad jabay maxan ku dhaqajiya
@sumeyaabdi9176Ай бұрын
cuntada iska sax bayo
@Notyourperson123Ай бұрын
Wcs
@nimcoqaniqani855717 күн бұрын
Anshax weye kalmadii ku goysay
@QuenMunahАй бұрын
Wxz❤
@MoustaphaAdenelmiАй бұрын
Naz gabadh qaaliya ayaa tahay ee maxaa qabana afrika nolosheeda waa adayg