20 Talo 1- Argti yeelo 2-Masuuliyada Noloshaada Qaado 3-Isku dayo badan Sameey 4-Waxna Hasahashan Nolosha 5-Haqaadan Go'aamo Jilicsan ee Qaado Go'aamo Adag 6-Maskaxdaadu haka awood badnaato Dareenkaga 7-Kafiirso Saaxiibadada 8-Noloshu waa kala Doorasho 9-Yeelo cid aad Ku dayato 10-mentor yeelo 11-Wanaaji cilaqadka Adi Iyo rapi idinka dhexeeya 12-Yeelo taqasus iyo wax aad Ku fiicanahay 13-yeelo caadioyin wanagsan 14-Hormari naftada Wax badan Aqri Skills muhiim Ah 1-communication 2-xirfadaha Lacgta laxiriira 3- barashada Sid wax loo Barton 4-reletinships 5-time management Mubarak Hadi ❤🙏
@Abdifitah93 күн бұрын
Thanks Mohamed salaad
@FartuunTahliil-my9ou3 күн бұрын
Mahadsanid wallo ❤
@madaale54653 күн бұрын
thanks man
@shankaroonabdiraxman62773 күн бұрын
Mahadsanid walal sidad noogu so kooptay
@Mohameddayax123 күн бұрын
Thanks shp
@KALIDABDILAHI-fv6so3 күн бұрын
Uztaad sanado badan baan ku aqaanaa wax aan koriimo nafeed aheyna kamaan baran illaahey malinta la is xisaabindoono misaankaaga hakuu saaro ❤ walal barokow adiga iyo ubadkaaga iyo reerkaaguba
@MubarakHadi3 күн бұрын
Liibaan walaal labada daaroodba.
@updyrahmanmahat9813 күн бұрын
@@MubarakHadiqof lazy camala u hadlee energy hakaa muuqdi
@yiy-d1o2 күн бұрын
1 day ago 20 Talo 1- Argti yeelo 2-Masuuliyada Noloshaada Qaado 3-Isku dayo badan Sameey 4-Waxna Hasahashan Nolosha 5-Haqaadan Go'aamo Jilicsan ee Qaado Go'aamo Adag 6-Maskaxdaadu haka awood badnaato Dareenkaga 7-Kafiirso Saaxiibadada 8-Noloshu waa kala Doorasho 9-Yeelo cid aad Ku dayato 10-mentor yeelo 11-Wanaaji cilaqadka Adi Iyo rapi idinka dhexeeya 12-Yeelo taqasus iyo wax aad Ku fiicanahay 13-yeelo caadioyin wanagsan 14-Hormari naftada Wax badan Aqri
@habsamegraphics65087 сағат бұрын
Mahadsanid.❤
@HodanOmar-bq2sn3 күн бұрын
Mubaarakow wllo walhi maclin dhab ah ayaaan ka dhigtay xooooooooog aayaaan u jecelahy you tube kaaga allaaah haku barakeeeyo marka ay igu adkaato noloshu degdeg ayaan u imaaada you tube kaaga Shukran mclin 100/100
@MubarakHadi3 күн бұрын
Alle haku barakeeyo walaal. Liibaan labada daaroodba
@abdullahibulla13 сағат бұрын
Talooyin wax ku ool ah midba mida kale kasii faido bdn wye m.a aniga ahan qorshaha sanadka cusub 2025 waxa ku darsaday 7kamida ah. 20kas talo ama xirfad waxa iga anfacay intaan🔍 1.masuuliyadda noloshada qaado 2.isku dayo badan sameey 3.wanaaji xiriirka rabigaa 4.yeelo cadooyin wanagsan 5.baro xirfadaha lacag sameynta 6.baro sida wax loo barto 7.maareey waqtigaga
MnshaaAllah ustaad maskaxda iyo caqliga Allah kubarkeeyo 20 midba midkale ha muhimsn Allah nagu anfaco anagana 🤲🏼🤲🏼👏🏻👏🏻
@Ibraahim_567814 минут бұрын
jazakallahu khairan
@Axmedzarqawi21 сағат бұрын
وعليكم السلام. جزاك الله خيرا. Runtii waxaa is haleelay anigoo waayadaanba talo raadis ahaa iyo taladii mcln mubaarak haadi. Mahadsanid macalin.
@AddowAbdi3 күн бұрын
Mahadsanid Ustaad Mubaarak Cilmiga iyo Caqliga allaha kuu barakeeyo , Wax badan ayaa ku biirisay hab-fikirkayga iyo aduun-aragaygii Jazzaka Allaha KhairUstaad❤❤❤
Alle ha kaa abaal mariyo walaale ❤ walaahi aad iyo aad baad u mahadsantahay da' daydu waa 19 2 bilood ayaa iiga harsan 20 🎉 markaa walaal afkaaga caana lagu qabay😊
@AbdaleAbdiMohamoudКүн бұрын
M.asha allah keep going zhp
@zizi-d8c3 күн бұрын
macalin koritaankeena qayb baad katahay ilaa 2018 waan ku xidhanahay channelkaga waa meshan kabartay in book 📕 la akhristo,waxan bartay luqadaha hada waxan akhriya bugag badan nolol ahan aad ban isu badalay bar bilawga noloshayda ilahay kasikow adıga wye ❤alle haku barakeyo if iyo akhiraba ustaad 🙏
@MubarakHadi3 күн бұрын
Xayaakallaah walaal. Liibaan labada daaroodba.
@kalitismail1237Күн бұрын
Thanks big bro
@DryahyawiAbdiСағат бұрын
Scw
@dr.khyriabasheir5064Күн бұрын
Thx, mcllin murbrk.❤ Waqti badan baan kugu xidhnaa , akhriskana sababtadan u gartay bishanan waxba akhrin wax aamina inan ahay qof bilaa macno ah . Waqti ku habboon ayad clipkan soo daysay oo dada 20+ baan ku jiraa. جزاك الله ألف خير وحفظك الله
Maasha allaah Waa talooyin aad noo anfacaya ay mudan tahay inaan ka faa,iideysano illaahey cilmigaaga haku barakeeyo.
@Heyfahussien-117 сағат бұрын
Dhiirigelyaha ugu wanagsan video soo baxay mar aan aad ugu baahna aad umahadsanty i will be 20 after 6months if allah say i will be try ina dabaqo talooyinka❤
Casharadii aan noloshayda barto kuwii u mudnaa. Ustaad jasaakallaah.❤😊
@cabdicabdulaahijiis446720 сағат бұрын
19 ayan jira qurbo ayan joga hoyana wan ahay hal baby ujogto family aan udhawen marna school marna gym aado marna xirfad barato 😊
@YasminHassan-t9b18 сағат бұрын
Strong women ayaa tahay ilaahayna ku xidhnow cidna kaama fariidsananeyso qlbi❤
@UpdiDeeqomarКүн бұрын
Mnsha allaha ustaad ❤
@ilhaamilhaam88543 күн бұрын
Wllhi waxan ogahay oo anku dharanaya taloyinka qofka qata ee noloshisa ku saleya inu gulaystay waayo wa inta ka maqan dhalinyarada ama anay fahansanayn 100%. Qodobadan waxay i tabanayen erey erey wayo wa wax an garanayey qorshaysanayey lkn anan darensanayn micnaheda video gan bann ku fahmay runti ustad mahadsanid jazakalaahu alf khayr hadi an beri gul gadhona insha allah video gan ban qayb ka noqon dona
@hassanrama813 сағат бұрын
thank you very much Wllo ❤
@deeqosaacid40922 күн бұрын
Mahadznid ustaad runtii fikradahaga maskaxdey no koriyan 🙏🏾
@Osmauk3 күн бұрын
Thanks for your encouragement and your honesty, from the bottom of my heart.
@suhayb-m6r2 күн бұрын
Majadsanid, Macallin. Alla yardaa calayk, Ustaadii!
@hamdamuhumed25243 күн бұрын
masha allaah talo dahab ka qiimo badan illaahyow hamigeyga iirumee
@MunaAbdi-o3w3 күн бұрын
Mansha allah allahuma bareek jazakalah
@dalmartimayare4685Күн бұрын
Jasakallah ustaad.
@BigmanmaankaКүн бұрын
Thanks 😊
@hamdaaddow50733 күн бұрын
Mahadsanid ustad mubarak hadi Runtii waa talooyin wax ku ool ah allayacizak ustad🙏
@ANFACJAAMACMAXAMADКүн бұрын
Shukran wllo jazakallah anagana allaha nagu anfoco talaayinkan wngzn
@saabarinismacil18 сағат бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hafsa_tabliiq122 күн бұрын
Jasakalaah kheyran ustaad Aakhiro wixii I anfacaya wax ii ah
@rabsholeoffcial73293 күн бұрын
Waa talooyin , Mustaqbalkeena Dhalin yaro Ah badbaado badan inoo noqon doono talo Kasto aan Qortay Waan ku dhaqmi doono Ustaad Mubaarah Haadi . Sanado Kadib waxaan Samen Doonaa Mucjiso aad uwaawen ustaad Shukaran in badan .
@sawdayussuf17372 күн бұрын
Jazaakallaah Ustadiii
@AyaanleAhmed-rk7yr2 күн бұрын
Walaalo mubaarak soo dhawaw masha alaah da,daydu waa 18 waxaan rabaa inaan lambarkaaga hoo iigu reebto waan kula soo xidhiidhiye
@ugbadAbib2 күн бұрын
Shukran ustaad alleh yaxfidak
@ParkhadXasan3 күн бұрын
📚wax lafahmaayo fiicanaa mahadsanid coach
@KhalidJamac-j6j3 күн бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@ZakaryeDhagacade3 күн бұрын
Muuqaal aan sugaayey thanks Ustaade mubaarak Hadi🙏
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@CabdimahadDaahir-e1t3 күн бұрын
Wax ma aqri kai ustaad hadan bilaabo wanjoojin❤
@A.B0ss3 күн бұрын
Wll waxa waye cilada waa is qasabtaa oo wax badan baa aqrisa halki juhdi 100% galin lahed waxa galisaa juhdi 10% sababto ah muhimada wa jogteyn everyday 4 bog aqri 3 to2 months adigaa jeclanayo aqriska ,mowdiic aa jeceshayna ku bilaw Insha Allah. Good Luck bruv
@abdifatahdayibabdirahman49873 күн бұрын
Ustaad Mahadsanid ❤
@MohamedAbdi-d6d3 күн бұрын
Ustd muparic hadi runtii wxd thy shakhzi mudan in lgu daydo(role model) why wxd thy nin noloshiiza wx bdn ka beddeley, sharaf io karaamo ayaan ku hya indr qli. Thanks USTD, for this information about 20 old, Wxn ku darsanya hal xabo oo bonus ah"Taasi oo ah in aad yeelato "Descipline"